Djibouti Somalia Summit (1987)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Muqdisho (february 1987)

Комментарии • 150

  • @waberihoussein2891
    @waberihoussein2891 5 лет назад +20

    Daad wa daadki horee...😭🇩🇯 vive la république de djibouti et nos frères Somalia.

  • @idalahow
    @idalahow 4 года назад +15

    Reer Djibouti markay rabaan Somalia hasoo galaan markay rabaan haka baxaaan shuruud laan....ileen waa wadama Soomaliyeed

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 4 года назад +16

    love you somalia . from djibouti

  • @Hw15243
    @Hw15243 4 года назад +10

    Labbo walaalaa haddeey jirto waa jabuuti iyo somalia 🇸🇴 💕dijabuuti 🇸🇴💕we love you Walalsheyn reer jabuuti

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 6 лет назад +15

    viva my home djibouti and i also really love somalia.

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 4 года назад +9

    Hajirto oo hajoogto jabuutie weligiid ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @shaaficiabshirmohamed501
    @shaaficiabshirmohamed501 5 лет назад +19

    insha allah shanta oo xoog badan way soo noqonayaan dhakhso insha allah

  • @ibrahimalidideh6391
    @ibrahimalidideh6391 Месяц назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto Guleed iyo Siyaad Bare ba.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 месяцев назад +1

    Ilaahay ha uwada naxariisto labada madaxweyne inta intii naga baxday oo soomalia ah

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 4 года назад +5

    Walee malintaan malin Qiimo leh ayay ii ahayd booqashadii madaxwaynaha Djibouti ilaah ha u naxariisto in uu nagu soo booqdan Degmada Afgooye Qofka 5 naad ayan ahaa anigo 12 ah ayu ahaa Sawirkas xasuus Wacana ilaah ha u naxariisto 2bada aabe❤️❤️😭😭😭

  • @user-mf5to8pu4v
    @user-mf5to8pu4v 4 года назад +3

    Somali ay dijbouti waaa da Somali ouu walaha🇩🇯❤🇸🇴

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 3 года назад +5

    Geesiyada geeska Africa bari 🇸🇴🇩🇯

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 3 месяца назад

    Allah ha unaxariisto aabe siyaad

  • @abukarmurudimumin253
    @abukarmurudimumin253 3 года назад +8

    Moi Djoubouti, je pense que nous saurons intégrées un jour,mais je contemple Ogadenia et NFD!
    Pas de problème, nous combattons avec la Kenya et l'etopie dans le futur, inshallah.
    Le gouvernement de Djoubouti ne sera pas provoqué par elitrea !

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 9 лет назад +12

    Soomaaliya iyo Djibouti waa laba walaalo oo an waligod kala maarmiin Allah haa xoojiyo jiritaankooda

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 8 лет назад +9

    Laba nin oo aftahan ah eey ahaayeen oo wadaniyiin ah alaha u naxariisto. Waxaan la dhacay sida geesinimada leh oo aan ganbashada laheey ee uu siyaad bare uga hadlay arinta viisada ama dal ku galka

  • @momindekk1
    @momindekk1 7 лет назад +5

    ilaahy haydiin naxariisto

  • @abdirashiidsudanimohamedom4482
    @abdirashiidsudanimohamedom4482 5 лет назад +2

    allow unaxariiso jaalle siyaad wuxuu qof ay Ku dheee han buu ahaa wadani nimo iyo dalkiisa hooyo jecel buu ahaa allaha ha unaxariisto

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 лет назад +3

    Woo djibouti the 10 years independent to come mogadicho was very nice siyad barrel as well is very good

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 4 года назад +2

    Long Live Djibouti and Somalia.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 лет назад +10

    siyaadbare nin wanaagsan buu ahaa runtii
    xasan guuleed hadalkiisu wuxuu umuuqdey nin difaacanayey dalkiisa curdunkaa in dhibaatadii waqooyiga somaliya kajirtay aysan wanaag ula muuqan
    shakina uu kaga muuqdey dawladii siyaadbare

    • @halloyeelo6480
      @halloyeelo6480 6 лет назад

      GH boy wan kugu hambalyenaya inan isku fikir nahay jabouti iyo somali oo dhan makala maaranto lkn jabouti sababta ay u doorbiday gooni u goosadka waxay ahed ayago Ka baqanayey awoodii militariga

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 6 лет назад

      ma'ahan danta somalia ayaa kuu jirtee ineey iskeed uu istagto waayo anaka hanti wadag beynu aheeyn ayaaka fransiska ayaa heyste oo garbaka america ahaa

    • @nuur3272
      @nuur3272 4 года назад

      Politics aside, Djibouti wax Dana oo muqdushu ka dhaxeeyaa waligeed ma jirin. Dad, dal, iyo dhaqaalaba waxay wax dhexeeyeen waa hargeisa. Waayo xasan guuleed isagaa ku dhashay somaliland dadkiisuna way dagaan. In la dhibaateeyana runtii muu ogolyn.

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 Год назад +1

    It was really beautiful dags

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 5 месяцев назад

    Regarder la philosophie de notre président père de la nation mais avec une éloquence et une sagesse "le délinquant""ou l obstructeur du Droit"faut lutter avec lui

  • @hairaadsan716
    @hairaadsan716 9 лет назад +3

    ilaahow Hassan guleed abtidoon u naxariiso madaxweyne wacan ayuu ahaa

    • @mustafibra3275
      @mustafibra3275 8 лет назад

      +Ha i raadsan amiin ilahay janadisii kawarabiyo

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 9 лет назад +3

    nabaddeennii dhanka somalia wey bur-burtay alle hanoo soo celiyo insha allaah itoobiya iyo kenya ayaa dhulka nala galay iyo siyaasiyiin xumeyaal,,,

    • @bashakingali4965
      @bashakingali4965 6 лет назад

      Bashiir Dheere dhiladii siyad bare iyo aygii hassan guoled

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 3 года назад

      @@bashakingali4965 shit up xabashiyahow af somaliga bartay

  • @AhmedMohammed-xm7vl
    @AhmedMohammed-xm7vl 5 лет назад +2

    Saado Cali Allah haa unaxariisto
    Waxay eheyd legend

    • @mohamedabdulle156
      @mohamedabdulle156 4 года назад

      Saado cali maa meesha uga jeedaa sxb itus hadaa ujeedo

  • @1985naninuune
    @1985naninuune 2 года назад

    Alle ha uwda naxariisto labda masuulba waxey dareensanaayeen in hooyadii umdda afka soomaaliga ku hadleysaa ay geeridii usoo dhawdahy sidaa darteed ayey rabeen in ay is garabsadaan

  • @hamzemoumin3242
    @hamzemoumin3242 3 года назад +2

    Wan jeclahay somali from Djibouti

  • @mohosm2210
    @mohosm2210 8 лет назад +7

    Runtii Siyaad wuxuu ahaa Umad, nolashiisa oo dhan wuxuu ku qaatay soomaali jecayl iyo midnimadeeda taasna waxaana u cadayn ah sida uu uga hadlay arinta visaha (daqiiqadda 22:40) oo uu mabda'iyan kasoo horjeedo in viso la waydiiyo qof Soomaali ah. walee noociisa horey u yaraayeen hadana waxaan is leeyahay waaba dabar go'een. Allow u naxariiso labada odayba.

  • @gacan_janoilji8115
    @gacan_janoilji8115 8 лет назад +17

    allow ku naxaariso abbe siyaad

  • @haddihassan5940
    @haddihassan5940 4 года назад +5

    SOMALIA AIRLINE 100 MALYAN AYAY ISHEGEN INAY INAGA QASARAYAN LKN HADI JABUTI WX KA FAIDE QAZAB WAYE HALA SOMARO 2= VIZAHA DALKUGAL GAL AH QOFKA JABUTIGA SI FREEE AH AYU KUSO GALI KARAAA SOMALIA SI FREE AH AYUU UGA BIXI KARAAAN MAANTA DAYARADA JABUTI XMAR MATTIMADA? VIZAHA JABUTI WA 100$? 1987 AL.SHBAAAB WAJIRAN LKN TURKIGA AYA IMATO MALIN WALBO VIZAHA MAXA LO QAFIIFI LA YAHY

  • @fdama
    @fdama 6 лет назад +4

    1987. You can already see signs that Somalia is in a period of decline. Very shabby.

  • @osmanmedelabehosmanmed1441
    @osmanmedelabehosmanmed1441 8 лет назад

    Asc marka hoore waxaan aad iyo aad uga xumaaday ama aan ka qirooday marxaaladii ay taagneey iyo imiika halka ay joogto waxaan illaahay uga baryaaya inu kusoo celiiyo nabadeedi amiin inshaallah

  • @abdullahiahmed9222
    @abdullahiahmed9222 Год назад

    ❤❤❤"waalihi jabutaay, maanta waxa la jogtan dadki idin jecla ee ka dhalateen la dhalateen ka dhalateen,..." wooow Allahow somalia so celi ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

    Dadka jabuuti usheega saaan oogu lisnay hasha noooguma hambeen..maanta jabuuti waad aragtaan say soomali uburburinayaaaa .siyaasiinta jabuuti waaa buunsho iyo wax an waxtarlahayn maanta😢

    • @deeqasiciid7464
      @deeqasiciid7464 4 месяца назад

      Afkaga wax ula hadh waxbay burnurine

    • @abdilleahmed-sn8ei
      @abdilleahmed-sn8ei 4 месяца назад

      @@deeqasiciid7464 deeqo wwxa ay jabuuto madaxdeeda calooshood ushaqaystayaashansameyey waa kii lahaaa madaxwayne ismaaciil cuma geele.somalia waa wadandhintay

    • @deeqasiciid7464
      @deeqasiciid7464 4 месяца назад

      Ismaciil waa gar ma matalo reer dhan abaayo ta agaw teda kle jabuuti mxy somalia ku sameysay iyada heshiintii soomali ka qayb qadatay

    • @abdilleahmed-sn8ei
      @abdilleahmed-sn8ei 4 месяца назад

      @@deeqasiciid7464 somalia waxii dhaqaalo iyo hanti ay haysay ayey kuladagaadhay guumaysigii fransiuska.si ay dadka jabuuto u helaan xornimo iyo dowladnimo .soomaaliya waxay geed dheer iyo geed gaaban ubistaaagtay sidiiii shacabka jabuuti oo ah dad soomaaliyeed ah in ay noqdaaan jamuuriyad xor ah oo mqdax banaan.jabuuuti maanta waa xor.waa rubtaaa shirkii carte waa lagu qabtay jabuuti dhaqaalahane waxaa fhiibaayey aduunka.lkn cumar maanta waxa uu wado waad ogtahay asaga iyo madaxwayne xasan sheeq maxamuud.soomalia waxa uu kafhigay ismaaciil cumar geelo meel aduunka ka reeban jabuutine dowladndhaqaalo leh oo somalia iskudirayso lkn aniga shacabka jabuuti Kama hadlaayo ❤❤❤

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 5 месяцев назад

    Le stratège de notre pere de nation il avait a ces cotes des hommes irructibles

  • @socdaaliyodamaashad6669
    @socdaaliyodamaashad6669 4 года назад +1

    Bal qiyaas sanadkii 1987 aya la joga madaxweyne barre waxaa uga dhiman mudo 4 sanno ah in magalo madaxda lesla soo galo. Bal qiyaas hadii caqligu shaqeyn lahaa asna ma faaidin kuwii la dagalamayna ma faaidin. Qasaaro la kordhebay la hoosdhebay oo la goday subhanallah 🥺🥺

    • @xasandheere3294
      @xasandheere3294 2 года назад

      Waa duli oo aduunyada laga raystay umadana u horseeday burbur iyo baaba a duli

  • @HirabHo
    @HirabHo 4 месяца назад

    Il nous avait sauver

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 года назад +2

    Aabe siyaad Barre hadan arko wn qiroda wlhi dawladisa Mugdishu bilicdeda iyo sida manta thy

  • @djiboutian1794
    @djiboutian1794 8 лет назад +4

    Djibouti my baby

  • @HirabHo
    @HirabHo 4 месяца назад

    1987 somalia iyo djibouti

  • @osmaanmoha6603
    @osmaanmoha6603 7 лет назад +7

    wuxuu ahaa hogaan daacad ah oo jecel dalka dadka uma malynaayo meeshuu soomaaliya gaarsiiyey inay xitaa hindisidooonto iskaba daa inay gaadhee allow u raxmo jaale maxamed siyaad baren niman wax aqaan baan aqqon marxuunka ilaahow u dembi dhaaf

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 5 месяцев назад

    Il faut archiver sa farha

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 5 месяцев назад

    Hassan gouled était un infime administrateur

  • @NuurxuseNuurxusee
    @NuurxuseNuurxusee 9 месяцев назад +1

    Walalehen ethiopia walalkay megiste hhhhh walahi kan mengiste wuucilay

  • @abdijabaromar1979
    @abdijabaromar1979 2 года назад

    🇩🇯🇸🇴❤️

  • @ZIZIBOY123
    @ZIZIBOY123 Год назад

    Ddkeni hore❤

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 2 года назад

    soomaaliya guud ahaan waa dad wanaagsan lkn kalitalitaal arxan daran ayaa ku habsaday waa taas jabuuti koobiyeysay kalitaliye siyaad barre xukun kalitalis ahna uu ka hana qaaday waana waxyaabaha ubaahan in laga ilbaxo xukunka oo qoys gaar ah gacanta ugu jiro aakhirkiinaa loo wado boqortooyo iyo inta kale oo la aduunsado .

    • @abdelabdelinho9667
      @abdelabdelinho9667 2 года назад

      Shareecada islaamka oo kaliya ayaa badbaadin karta Soomaaliya iyo Jabuuti.

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 2 года назад

    @29:08 Is that Faysal Ali warabe?

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 года назад

    Ismail omar geele nin Dhalinyaro baa fadhiyan meesha

    • @ahmedwadani4524
      @ahmedwadani4524 4 года назад

      Waqti maanta ah Djabouti Ma gali kartida visa la,aan taas waa Ayaan daro weyn Allaha naxariisto mohamed siyaad Barre dowladdnimo asaga ugu danbeysay

  • @YacinAden-w2g
    @YacinAden-w2g 7 дней назад

    Allah 🙏 Allah 🙏 Allah 🙏 Allah 🙏 Allah 🙏 Allah 🙏 Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 3 года назад

    Jabuuti Bilaa Visa ayay wadanka ku imaan jireen
    Wax qabadkii somalia uqabatey dawlada iyo shacaka jabuuti ma ahan waxay gudi karaan
    Wayse dedaaleen intii karaadkood ah waana dad iyo dal iyo yar! Oo weli maskax iyo fikrad Maxmiyad ku shaqeeya! Inayse ka baxaan baan rajaynayaa hadu alle idmo

    • @NuurxuseNuurxusee
      @NuurxuseNuurxusee 9 месяцев назад

      Hhhh maxad uqabaten benbad isku mawelisen jabuti abalkay idingashay dalkina hadad kuwarejisan magudaysan

  • @HirabHo
    @HirabHo 4 месяца назад

    Ziad barré voulait faire kelke chose mais le président hassan gouled etait plus malin

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed2019 2 года назад

    Good

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад

    Siyaad 1986 buu bilaabay inuu itobiya laheshiiyay iyo jibuuti isagoo doonaya inuu marhadii snm gudoomiye hargaysa iyo burco iyo berbera bandito xukun gaara 1988 taasaa San unoqotay dagaalkii waqooyi

  • @fadumomuhumedjimale4222
    @fadumomuhumedjimale4222 4 года назад +1

    Djibouti

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 лет назад +2

    soomaali laguma sheegi karo

    • @ciidlakaqoq6567
      @ciidlakaqoq6567 7 лет назад

      AWAYS GEEDOOW LAMADEY somali adunka O dhaan ba yaasta caadi iska dhiik no' kkkkk

    • @sagalcaday9789
      @sagalcaday9789 6 лет назад +1

      djibouti is the land of somalia

    • @bahdonismael5012
      @bahdonismael5012 4 года назад

      sagal caday lol

  • @aminrobleh5793
    @aminrobleh5793 4 года назад +1

    Dawlaada somalia waxa la odhaan kara wa Abahaa iyo Hoyada dhashaay Djibouti

    • @NuurxuseNuurxusee
      @NuurxuseNuurxusee 9 месяцев назад

      Adeer waxaasi waanac

    • @reeddempter6079
      @reeddempter6079 6 месяцев назад

      @@NuurxuseNuurxuseewa run without them we would have been still a French colony or French outre-mer

  • @cabdiraxiinawcabdi4611
    @cabdiraxiinawcabdi4611 2 года назад +1

    Wajigaaa gubeey ziyad barae

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад

    Somaaliya ilaa 1980 reer waqooyi siday ugodoomiso stay dawlado ulaheshiinaysay siyaad 1986 itopiya ayuulaheshiiye iyo jabuti oo rabay in xuduudaha naleexidh taasasabab unoqotay dagaalkii waqooyi eegalaaftay dawladii siyaad bare

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 3 года назад

    Waa malinta Afweyan iyo migista laa soo heeshisaya laa Tashaday SNM lkn tii ilhay baa maqnayad.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад

    genius sates man

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 8 лет назад +5

    Laba dictator oo aan dadkooda dhaxal uga tegin ayay ahaayeen....nothing to remember

    • @mustafibra3275
      @mustafibra3275 8 лет назад

      +Mo Amin waar xolayahaw madaxwaynahagii djibouty abo hassan gulled ilahay haa unaxaristee anaga sharaf iyo cizii bu kulaha dalkisa iyo daadkisuba ee duli xuun oo nucago kale aah afka hakusotaginee qabyalist yahaw horta marka hore idinku dad noqda

    • @mrmalow9690
      @mrmalow9690 8 лет назад

      +John Wayne yaa refugee ah cadee warkaaga

    • @flykidddd1235
      @flykidddd1235 Год назад

      What did you say, Mo Amin?

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад

    Waamarkii gobolada somaliland uu cadawga saaray ee uu xabashida noola hashiiyey we sadexda daalo kuheshiiyeen in xuduudaha nalooxidho 1988 uu bilawday dagaalkii waqooyi ee burburkii bilaabmay

  • @adoonilaahay3300
    @adoonilaahay3300 4 года назад

    Ismail omer geele ayan halka ka arkaa oo miskiinyar lamoodo

  • @fdama
    @fdama 6 лет назад +5

    Alhamdulilah that the Faqash regime was crushed and destroyed.

    • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
      @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 лет назад

      fdama nacaladi Alle kugudacday

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 5 лет назад

      What did you get? You became orphans.

    • @fdama
      @fdama 3 года назад

      @@ccc-uk2nu better to be an orphan than a slave.

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 3 года назад +1

      @@fdama Yeah, foreigners are now enjoying your land. How free are you? Thousands of foreign soldiers in your country. If you are from the north, you have become a satellite state for Ethiopia, UAE, UK, they run you behind the scenes. Again, you have gained nothing but humiliation upon humiliation.

    • @fdama
      @fdama 3 года назад

      @@ccc-uk2nu Alhamdulilah we are free from dictatorship and oppression. Alhamdulilah.

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 4 года назад

    ninkii ogolado in walaalki sixaqdaro inlagu dilo isna waa ladili maxaa yeelay waxan wadanay warqado iskul sacudi oo xukumo waxan nolaga bilabay meeshan joognay hadana dib ayaan unaqonay waaba nagu quslen ooy yiren soomali waa yaabay oo mana aqan warkod hadi aan weydiyay sabab soomali makuleh safarad sacudi sabab oo maba aqoonsano waxay yirahden jabuuti sabab inagaa lahaan jirnay maintii dagalkey yeeshen oo xisab laanta timid mase faransey hishis layeshen oo jabuuti baa lasii kala saaray siloga dhigo calooshod ushaqeste yaal ween soomali sacudi baasabor soomali saba sidas udhacday adunka oo dhan haogado inta udhalan ee baasabora dalakale jiran iney lamid noqonayan abahod kama fiicno aabayasha wadamadod ladumiya soomali waxay dhahda qeer wax makuu dhimo shar utoog hay idikuna sharta sameysen idiin sugeysaa

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 5 лет назад

    abaal male rer jubuti anago uu xoreyney jubuti ayey manta her maraysa iney tidha somali ma ahi waxaan ahay jubuti 😕

  • @fathiyahashi807
    @fathiyahashi807 4 года назад

    Dadki masakinta aha E so yacayay somaliland E qarkod babur todi ay waten ayay Xasan ka hadlayay

  • @cabdixaafidaxmedhurre1172
    @cabdixaafidaxmedhurre1172 5 лет назад +4

    waa markii Isaaq iyo snm loo heshiiyay lkn guushi snm ayay raacday

    • @fathiyahashi807
      @fathiyahashi807 4 года назад

      Xamar ba la tusay Hargeisa na bando by ku jirtay

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 лет назад +4

    Afwayne Barre Cadaabta Rabi
    ( s c w ) kugu fogee!

  • @bashakingali4965
    @bashakingali4965 6 лет назад +2

    viva hargeisa

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 3 года назад

      where is hargeysa?

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 года назад

    Madaxweynihi ugu Doqonsana ee Africa oo Djibouti ka telinaayey bal ya fahmaya kaa saa wadan dhan xukumayey..

  • @fathiyahashi807
    @fathiyahashi807 4 года назад

    Reer somaliland bu Xasan tuug u sheqay mantaba lowyacado dadki laha ba ka taliya

  • @abdirahmanroble2413
    @abdirahmanroble2413 9 лет назад

    HA I RAADSAN MA WAXBUU TABANAYAA SOOMAALI WAA ISLEEYSAY HADDII WALAALKAA MUSLIM AH WAA LAYSKA CAFIYAA ALLAHA U WADA NAXARIISTO LABADA HOGGAAMIYE HAKALA BAKHAYLIN SII DAA BAHASHA HA GUNTINE SSSSERIOUS NOT HHHHH ADAY KUU ROONTAHAYE

  • @bashakingali4965
    @bashakingali4965 6 лет назад +3

    faqashta aabeheed viva snm

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 лет назад +5

    jabuuti 80% waa canfar

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 7 лет назад +5

      AWAYS GEEDOOW LAMADEY canfartu waa 30% somalidu waa 60%

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 7 лет назад +1

      anigaa canfara 80% waa canfar danaakila mapka fiiri

    • @Yousg27
      @Yousg27 7 лет назад +3

      Canfar ya somali wa walalu Islam!!!!
      Naqadaya Qabyalada

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 7 лет назад

      hh waayahay hadaan qaldamay brothers

    • @sulemanabdi3191
      @sulemanabdi3191 7 лет назад

      Yousg27 horta maad waalantahay?

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 4 года назад

    Useless leader, defence minister, foreign minister vice president, chief of defence.

    • @abukarmurudimumin253
      @abukarmurudimumin253 3 года назад

      I realized that you mean General Mohamed Ali Samatar, vice president, defence Minister, foreign minister and commander- in - chief of the supreme revolutionary govt,but you didn't know how he defended his country from the enemies!
      Really, no one can speculate how patriotic person he was!
      How he presided over his country even he jeopardized his life to liberate Ogadenia from Ethiopia while he was fighting with Ethiopian troops being in the frontline!
      Back to history if you are not an intellectual person!

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 3 месяца назад

    Allah ha unaxariisto aabe siyaad

  • @abdirashiidsudanimohamedom4482
    @abdirashiidsudanimohamedom4482 5 лет назад +5

    allow unaxariiso jaalle siyaad wuxuu qof ay Ku dheee han buu ahaa wadani nimo iyo dalkiisa hooyo jecel buu ahaa allaha ha unaxariisto