Dagaalkii Bariga Dhexe Oo Fiday iyo Israaiil oo Weerartay Bayruut

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 44

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Месяц назад +9

    Frist one waxaan tacsi udiraya dhamaan caalamul islaami geerida ku timiday All mujaahid ismail haniya Allaha unaxariisto shidiifka badal khayr qaba ayaan urajaynaya walalaheen Palestine 🇵🇸 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @SaadiaHussan
    @SaadiaHussan Месяц назад +3

    Ilahay hunaxariito janafardowa alaha geeyo aamiin yarabi

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад +3

    WAYBA KUFARAXSANYIHIIN GEERIDA ISMAACIIL HANIYA LKN INSHA ALLAH FALASTIIN WAY GUULEYSANEYSAA

  • @abdihakenofficial2561
    @abdihakenofficial2561 Месяц назад +1

    Alle ha unaxariisto qaaidkii, geesigii Ismael Haniyah

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Месяц назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @mohahmed1976
    @mohahmed1976 Месяц назад +1

    Iiraan waa dhamaanayaa insha alh shirqoolkoogu waad la socondoontaa

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Месяц назад +3

    Asc mudane ❤❤❤

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Месяц назад +2

    INSHAALLAHA yahuud marki bariga dhexe laga sifeen laha weyo oo reer galbeed ki ay ka imaatay lagu ceelin laha lana xasuuqi laha weyo

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc Месяц назад +3

    Eebe ha unaxariisto ismail haniya

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Месяц назад +1

    Ilaahey masiibo haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Месяц назад +2

    Hadey kabaqan dalalka carabtu ineytalabo kaqadan israai'il midmid ayey israai'il ugu imandonto dalwalba carabta waxagumeyay madaxda sida somaaliyada maanta guul falastiin insha alaah

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Месяц назад

    waadmahadsantahay walal xashi jazaakumullahu kheyran walal qaali

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 Месяц назад +2

    Bariga dhexe madegayo inta yahuuda xagjirka ah ku noolyihiin

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад

    illahaya ha uu naxariista isamacil haniya inshallaha kuwa Qasaraya waa Yuhud nacalada ha ku dhacade inshallaha gush waa walaalah reer Hamas

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Месяц назад +1

    Nin walaalkii agtiisa lagu cunay isagunabwuu ku xigaa
    Bak waan sugayaa sida ay sameeyaan carabtu

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble3691 Месяц назад +2

    Asc maraykanka halaga saaro gobolka bariga dhexa ciidamadiisa iyo safaaradihiisa markaasaa israiil laga adkaandoonaa cida waxan wadaa maraykan ingiriis reer galbeed oo dhan

  • @YussufTapac-tx7db
    @YussufTapac-tx7db Месяц назад +2

    Alow amuraha sahal😢😢😢

  • @Cnasser14omaarELmi
    @Cnasser14omaarELmi Месяц назад +2

    Marka hore AZC SHACABKA MUSLIMS ☪️ AHA DAGAALKA BERIGA DHEXE FARAHA AYU KASII BAXAYA EE ILAAHAYA DADKA MUSLIMS ☪️ GUUSHA HA SIIYO AAMIN

  • @Ciideyste
    @Ciideyste Месяц назад +3

    Warka fuad shukri so hubi wu ka badbaday duqeynta daqiiqado ka hor uu mesha ka tagay

  • @muhyadinali4470
    @muhyadinali4470 Месяц назад +1

    Bartii lalarabey bay mareysaa

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Месяц назад +1

    IGA GAARSII

  • @user-Eng.Jafarmuhumed
    @user-Eng.Jafarmuhumed Месяц назад

    Waxan kahelaa gaan ka gaan iyo waxa kasoo jiijii. Leh.... aad baan kusalaamay xaashi, wariye sare

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад +2

    Way jabin yahuudi

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Месяц назад

    Carabi.waa.bakhti.ina.cabdule.xasan.ayaa.shee

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Месяц назад

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha u naxariisto waa geeri naxdin leh.
    Ajasha waqtiyee le'dahay Allaana oofsaday geesiga, Falastiin, Xamaas iyo Muslimiinta ka baxay. Shahiidka Allaha Jannatul Firdowsal Aclaa ugu bishaareeyo.
    Waxaase ayaan daro Muslimiinta awooda dhaqaale, hub iyo ciidan leh hadana kala daadsan oo walaalahood Uslimiinta ku fiirsanaayo dhibaatada iyo xasuuqa, dulmiga iyo cadaalad darada bal ay qaar badan gumaystaha cadowga ilaahay iyo cadowga Muslimiinta u adeego.
    Wallee guri walbo iyo wadan walbo wuu gaaraa dulmiga hadaan laga hortagin.
    Iran ayaan ka shakisanahay waayo maxaa ku dhacay awoodooda amaanka hogaamiyaha qaaliga ah qadarta Rabbi ka sokow iyo difaaca cirkooda?

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 Месяц назад

      Technologyga ay haysato iran kuma filna inay iska difaacdo israel waayo awoodooda iskuma dhigmaan

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Месяц назад

    Bariga dhexedagaalki 3aad baa ka qarxi doona wlle

  • @mohahmed1976
    @mohahmed1976 Месяц назад +1

    Sxb soo tabi warbixin ku saabsan wakhti intee le'eg ayay israaiil ay sii dagaalami doontaa maadaama ay awood badan aanay haynini

  • @Yuyeeproduction88
    @Yuyeeproduction88 Месяц назад +1

    Hadiiba esmail haniya lugu dilay tihran, maxaa diidaay in ladila masuulinta Iran?🙆🙆

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Месяц назад +1

    Sahyuuniyiintù ayaamihii udambaysay oo gabagabadeeda ahaa Bay kujirtaa,,,rafasho fulaynimo

  • @user-Eng.Jafarmuhumed
    @user-Eng.Jafarmuhumed Месяц назад

    Waxay aniga ila tahay wax istaaga daaye in Qiyaamuhu dhici iyafoo bariga dhexe ay xabada iyo seefta qacda hayso

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 Месяц назад

    Israil awood mahan umafaan beentavkadaaya.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад +1

    KKKKKKK CARAB BERI HORE DHIMATAY AYAAD KAHADLAYSAA KUWAA ILAAHAY UMA NAXARIISAN ADDUUNKA IYO AAKHIROBA WAY SEEGEEN ALLA UMA NAXARIISTOOYIN

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Месяц назад

      Afaaraha Ilaahay lama galo waxa dhacayo suno Rabbi wayna dhici kartaa in Kuwa badan dhabarkooda kasoo bixiyo oo geesiyaal ah cadowgana baabi'iyo.

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c Месяц назад

    Carabi waa masaakiin 40.000 baa lagu hor layey iyagaba iiyo iran waa isku mid iran imisaa laga diley oo suuriya lagu laayey miyaad maqashay wax ay steal ka dileen waxba dhici mayaan waa iska sideedi uun

  • @NimcaanMukhtar
    @NimcaanMukhtar Месяц назад +1

    Wlloasc

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx Месяц назад +1

    Asc dagaalkan ha sugin inuu istssgo

  • @shafijama6572
    @shafijama6572 Месяц назад

    Alle ha rogo israil way ku joogo doontaa irail

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor Месяц назад

    Israil iyo iran waxey donaya in eya isku dhaca balse lawad dhinac waxey is wedinayan aya aha dalalka carabata dhankey la safan donan Israil iyo iran tani waxey utahay mohima wana sawabta ismacil haniya logu bega sadi isar waa farin ku sovoto dalalka Carabed hadab bariga dhaxey dagal waa lama huran balse hada mahan hhhh

  • @KanadidMed
    @KanadidMed Месяц назад +1

    Allahou yaramoux aux martyrs hezbollahs et Palestinians