Professor Axmed Ismaciil Samatar oo ka Hadlay mawqifkiisa ku aadan Doorashadda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 99

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Месяц назад +14

    Prof. Waanu soo saaraynaa sanadkan, Soomaliland na taas ayay ku qurux badan tahay.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Месяц назад +19

    Pro.Axmed ha loo codeeyo. Gadabuursi Xisbi ha loo soo saaro Sanadkan .Meeday Gobtii qabiilka necbayed.

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Месяц назад

      Hhhh na samaroon waa AWDAL STATE 🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Месяц назад +1

      Waa nakan samaroon waa somalilander pure

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Samaroon uu dana fadhsan mayaan hawiye iyo darood kurasta ugu sareeya

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад +1

      Waynu soosaarayna sxb Profka maanta majiro nin isaga uga mudan

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Месяц назад

      @@user-fx2sr6oo9u hhhh nayaa pure somalia .ah dheh 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mo_hakiimidaadar
    @Mo_hakiimidaadar Месяц назад +8

    Guuul Axmed ismail ❤ guuul hilaac

  • @MaaxNur
    @MaaxNur Месяц назад +13

    Wuu soo baxayaa axmed ismaaciil samatar

  • @hamzaaar80
    @hamzaaar80 Месяц назад +7

    Prof, Guul Hilaac Guul waanu kugarabtaaganahay prof,❤

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman Месяц назад +7

    Hore u soco profesr 🎉

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад +5

    Prof, Axmed ismail samatar majirto maanta cid kaaga mudan o la doorto from Burco❤

    • @yasinsalah6538
      @yasinsalah6538 29 дней назад

      Kulmiye kaalay usheeg warkass🤣🤣🤣

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Месяц назад +6

    Maashaa allaah allhawdhawro aqoon yahanka somaliland dalka iyo dadkaba wuu utudhay

  • @MohamedAwowo
    @MohamedAwowo Месяц назад +2

    manshaa.allah waan ku soo dhawaynanaa taageero badan

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад +2

    Pro axmed ismaaciil samatar Reer s/laand dhamaan tood inta horomarka jecel way ku dooranayaan❤❤

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Месяц назад +2

    Axmed ismacil samatar waa prof wadankiisa jecel badbaada Dalka ❤❤❤To

  • @mohammedahmed6569
    @mohammedahmed6569 Месяц назад +1

    Smart move from Pr, and I'm glad inaad ka tanaasushay inaanad doorashada ka qayb ahayn sidaad hore uga dhawaajisay. Waan ku garab taagan nahay anigoo ku hadlaya magaca dhalinyaro badan oo beesha dhexe ah.

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Месяц назад +1

    Maansha Allaah, Alle haku xafido prof, ahmed

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 Месяц назад +5

    Weligay hal mar codeeyey, to pr Axmed

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Месяц назад +7

    Waan u codaynayaa hilaac.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад +6

    Dadka u ducee gacantana fur

  • @M_IzzoMAME
    @M_IzzoMAME Месяц назад +2

    Prof, haka labalabayn inaad gasho horana usoco shacabkaaguba waa kugarabtaaganyihine

  • @Roomiomaande
    @Roomiomaande Месяц назад +3

    Guul prof, wanu kutaageersanahay wananu kusosaari idam ale

  • @M_IzzoMAME
    @M_IzzoMAME Месяц назад +3

    Guul hilaac guul hiillaac

  • @JirehRxl
    @JirehRxl Месяц назад +1

    Runtii aad ayay u Qurux badantay in sanadkan xisbiga professor Samatar ee hilaac ka mid noqdo 3 xisbi qaran ee soo baxaya insha’allah
    RXL

  • @Sparta112
    @Sparta112 Месяц назад +1

    Masha Allah guul baanu kuurajeynaynaa pro. Sanadkan wa Hilaac rerSln kafa iidaysta aqoonyahankan hadii aydinu rabtaan hogaamiye dhaba❤

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад +5

    Guul Hilaac guul hilaac

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam Месяц назад +2

    Kan yar ee ina xaamud jibril haduu odayga ka hadhiwaayo walaahi xadhkaha aloog ayaa umaqan

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Месяц назад +1

    Qodobada laga rabaa waa intaas in ay ka jawaaban
    1. Amaanka iyo nabad kalyada Awdal iyo salal iyo ka kud haan jamuriyada siduu usamaynaya?
    2. Dhaqalaha gobol ka ahaan iyo jamuriyada muxuu kusoo kordhinayaa ?
    3. Aqoonsiga SL Gorma lugu dhawaqayaa, halkee lagaga dhawaqyaa, sidee lugu dhawaaqaya?
    4. Dadka dagan meshaas iyo dadka SL ma loo micneeyay khayirka ama faaidada ugu jirta?
    Hadii intas suaal ay ka jawabilahaa muse iyo dawladisu dadna makeceen somalia na masoo afara ka shaten

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 Месяц назад

    Ano musa bixi u codenaya ayaan xisbiga hilacna u codenaya sii u soo baxo inshallah .
    Wuxuna noqon madaxwaynaha mustaqbalka inshallah

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Месяц назад

    masha allah
    waa sharaf
    professor

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Месяц назад +2

    Dhabarka ayaa laga taabtay waxaan maqlayey kulmiye ayuu la midoobayaa haaa iyo mayaa meel kaga wada yeedhay

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Месяц назад +1

      Waxan badowga eega mafaraxal badcabtay Qofku fikirkiisu Manu isbadali karin? Mise wa danbi? Adeer wad xanusanaysaye pharmacy ga gaadh☺️❤

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад +1

    Reer s/laand dhamaan tood inta horomarka jecel way ku dooranayaan

  • @ZeesoIpo
    @ZeesoIpo Месяц назад +1

    Guulayso pro hilaac na waysoo bixi

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Месяц назад +1

    Ilaahoow HAA & MAYA meel hanagaga wada yeedhsiin! Aqoontana waa la bartaa, caqliguna waa u dhalasho

    • @maxamedaxmed3683
      @maxamedaxmed3683 Месяц назад

      Waxaas dameer ka ahaw, jooji la tirsiga Fardaha

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад

    Reer s/laand dhamaan tood inta horomarka jecel way ku dooranayaan❤❤

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Месяц назад +1

    Walhi hadii sidaas uu sheegayo loo fahan sinlahaa ilaa somalidaa kale ee kasoo horjeda ayaa ku qancilahiyid

  • @_faatax
    @_faatax Месяц назад

    Cayda soo socotaa waynaa reer Somaliland

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Odayga waa retire from Maraykan.
    Hada kadib Jaamacadaha gudoomiye uga dhiga ama wasarada waxbarashada u dhiiba

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Месяц назад

    Xisbinimadiisu waa banaanka professorka.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Месяц назад

    Waxa uukadigayaa,nacssnimada siyaasadeed ee xukuumada juudaan ee garan wayday jahadii dalka laguhagilahaa.

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Месяц назад

    Mar hadduu fashil ku yimid hoggaaminta Brof. Samatar, waxaan soo jeedinayaa in uu dhallinyarada uga hadho hoggaaminta ururka Hillaac. Hadalkiisa waxa ka muuqda in uu dacwad dhigtay xafiistada xukuumadda, tani ceeb kale umbay u soo jiidi doontaa Brof. Samatar. Waxaan kula talinayaa in uu faraha kala baxo ururka Hillaac oo uu shaqdiisii ku noqdo.

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад

    Guulayso aqooyahanka kaliya ee somaaliland dadka reer somaaliland adigaa horumar gaadh siinkara

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад +1

    Rer hilaac way ku maqlaan

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад +1

    War ma hayside waqooyi hilaac halku dhag bu ahaa 82

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад +1

      Asqooy Hilaac usobaxayaa anagaana soo saarayna e kafadhiiso arooska😊❤

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam Месяц назад

    Professor maxaa keenay adigoo lagaa yaqaano maraykan iyo yurub in aad xil sidan u raadiso aqoontaada meel ayaad kaga dhacday walaahi iska waynaysii saarkhaamiintan aadku dhex milan tay somali mataqaano aqoon waxay taqaanaa qabyaalad

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Месяц назад

    Waax Snmland ka badalaya &. Waax u xisbiga u so Jodi doono ma jirto
    Snmland hore xeerki qaxo ee iskugu toshodeen
    DAANKA GADABURCI WAXAY KU JIRTA INEY MAMUL U GAAR AH SAMEYSTAN OO KA MADAXBANAN ISSAK OO GUMEYSTA GADABURCI
    WELCOME AWDALSTATE
    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
    GOODBYE SNMLAND

  • @user-yo9fm6ro8e
    @user-yo9fm6ro8e Месяц назад

    Nolahan ani waa iga yabaiyay meel an u raaco wan wayy

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Месяц назад

    Axmed ismacil kulmiye ayaan ku ogayn ma is qaybiyeen si ay ugu sahdaan samaroon waa la idinku fahmay.

  • @abdiabukar379
    @abdiabukar379 Месяц назад +2

    Jir jiroole

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад +1

      Us us nayaa qadaadwayn ka ahow waxaas

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад

    Axmedow aboow kaluun iyo kuruska geel

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Месяц назад

    Xaar xaar dhalay, aqlimaleh odaygu hayska nasto, macaa soo celiyey odayga, " doqoniimo waa cudur dawadeed lawaye dulldaad ku nooshey kaad dooratey weeye"

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад

      Heego waydhamaatay wakhtigeedib prof,Anagaa soo saarayna

  • @Keysek
    @Keysek Месяц назад

    Adwrow Ethiopian doni mayno . Oromda ka buuxda somaliland ha la saaro . Dalka culays , nadafad xumi, iyo HIV way ku hayan . Waxa kale oo jira another secret mission.

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk Месяц назад

    Aqooonyahankan hala soo saaro. Reer horseedow ururkan la midooba

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Месяц назад

    bloodless coup, afgambi aanu dhiig ku daadan ayaa ka dhacay xaruntii ururka. Haa, iyo Maya ayaana ka dambaysay. Allow sahal ummuuraha.

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 Месяц назад

    😂pro Ahmed madaxa ayaad noo saarantahay laakiin the way you are approaching tech policy aad ugu fiirso waad garanaysaa macaamilkooda dadkeena qaarba xoog wax ku doonaysa qaarba qabyaalad naf biday qaar baa cadawgeena lagu nesbaynayo iyo.....roadku yuusan kaa lumin shacabku ilaa imin ka ucid baa daacad ah so dalka siyaasada hadal iyo leadership xamaasad firfircooni keen aamus waxba laguma helo

  • @suugaan
    @suugaan 27 дней назад

    Kan iyo Gaboose waa fashil. faysal baa dhaama

  • @MadinoAli-r2m
    @MadinoAli-r2m Месяц назад

    Pro Samatar wayka bahday iska wax lataliya u bahan shalay luqad buu nogu shageynayay mantana luqad kale miskin

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад

    Miskiiin adeerkay! Samatar!! waxaa layidhi ninka madhibaan sidii loo bahdilayay oo xaqiisa loo duudsiyayay ayuu sidaas ku dambeeyay waxaan kabaqayaa in aan halkaa ku dambayno Sorry Samataroow maalina haku eryaan maalina hakuu yeedhaan Xisbigii aad lacagtaada ku soo saartay ayay wiilal yar yari kaasaareen cajiib Waar waxaad ogaataa in Somaliland ama isaaq adiga la aantaa in uuna waxba ahayn Sool iyo hartina iskaga tagay adeer waxaad tahay Daimond and Gold laakiin isma ogid please wake up waad arkaysay jamaahiirtii MOHAMED ABIIB soo dhawaysay Nina ninkiisa madhalo ninkaan awawgiis wuxuu ahaa ((Samatar Dheere)) aas aasihii GABILAY libaaxii SAMAROON isna waakaas lagu yidhi shalay ayaad hargaysa wax kasheegtee maanta amaan!! I am sorry from BORAMA AWDAL ❤

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Waar orod ka tag iidoorka waashay adna ha sii waaline waxba kaa maqli maayaane iyagii baa Isla waashay meeshu waa reero adigaa waashay

  • @DuurstaCilmigaEeMasjidHarawa
    @DuurstaCilmigaEeMasjidHarawa Месяц назад

    Waad.dhacaysaa.waayo.go.aan.malihid..dadkan.maad.diyaarsan.siyaasadaadu.mafadhido

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад +1

      Heego waydhamaatay wakhtigeedib prof,Anagaa soo saarayna waxna kabadali karimaysid

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 Месяц назад

    Prof Axmed ha noqdo foreign minister

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Месяц назад

      FUDAYD IYO DHIRIF BADAN OO LAGU YAQAAN BAA HOOS U DHIGAY QIIMIHIISII !!!!!!!

    • @Roomiomaande
      @Roomiomaande Месяц назад

      Heego waydhamaatay wakhtigeedib prof,Anagaa soo saarayna

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 Месяц назад

    Maanshaa Allaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    adoon inu iskudhereeriyo sayidkisa wa khalad

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Месяц назад

      MAXAAD U JEEDDAA????

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Месяц назад

      @@ahmedgaileh
      Tan anaa aqaan waa khaatumo naasdheer kor uga bax

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Месяц назад

    Hilaac kwrn Muuse ayaa niqaam kuu xidhay adigoo lguuu hanwaynaa markaasaad xidhan kariwayday oo ay ciyaal kaa xaraabaysteen kkk kkk walee muuse waa raga kiisa adag waa ninka isaga iyo riyaaleba u niqaamay kkkkkkkk urur ahaan kusoo biira is badal doonka hadaanay sidaa ahayn ood siyaasi tahay

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Месяц назад

    Profeser caaq ah baa thy intad aqontada kashan laheyd oo somali baa kaa badane ayad iidoor oo qabyalad socoto ah doorbidey waad arki waxad ka yaabto mustaqbalka samaliland aad dabada haysto,aqontada manta waxad dhama mid dibjir ah oo gidarada jiifto!!! ???

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 Месяц назад +1

      Caaqyahow maxad tidhi somali? Somalidaad sheegayso maanay ahayn kuwaad kujirtay e soo eriyay shalay ! Maanta Waka somaliland kaso iftiimay cuqdad isaqba kuhayse orod oromka ku ilaaliya iska saar qadhmuunyahow

    • @NaleyShire
      @NaleyShire 29 дней назад

      @@hamzaaar80 Somaliland maxad ka thy gudibirsi baa ka thy la gumeyey,ma dad baa ka tihiin Somaliland wa la idin yasaa,ninka iidoorka ah dad kuuma arki Naag yahow

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 14 дней назад

      @@NaleyShire yeelkad adigu mxd lagubanaysa ma ninkagan ahay mise wlsha ban qabaa?

    • @NaleyShire
      @NaleyShire 13 дней назад

      @@hamzaaar80 waxna ma qabi karid oo naftas baa thy barta yar oo iidoorku bahdilo dadkisana la bahdilo oo aad ogeyd safiyo tusmo ninkii Ciido gale waxu ku sameyay, marka nin Ninkale u nacamleyo baa thy oo dumarka waxna dhamin ee sidee u qabi kartaa walashey odey 80 jiran baa thy dhusada casho karine

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 11 дней назад

      @@NaleyShire yakuyidhi 80jirku waxba ma qabi karo?😂 wali curdin badtahay o mad korin

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Месяц назад

    Ninkan statehouze ka iyo daami lagama jecla. Markaa afarta qof ee Ambasador iyo Maansoor fadhiistaa inay dooranayaan mooyaan.
    Wuu salaaman yahay.

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 Месяц назад

    Isaga iyo wllkiiba waa qaasaro dorkiii ay soomli ayaku leehed ayay gabeeen f

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Kursi buu u waashay meel aan waxba ka jirin buu rabaa inuu waalo iidoor waa hore cudur ku dhacay oo buka buu sii walayaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Месяц назад

    Waar wadani ku biir neefyahaw

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 Месяц назад

    Waxba muusheegin. Wuxuu cadeeyey uun inuu noqday awr kiraale

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Месяц назад

    profku wuu is dhiibay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад

    Hhhh kani waa dayuus bilaa mooral.ah waa caadeqate horgale.ah war AWDAL STATE ka shekee hoonayah la.adoonsado🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Месяц назад

      Harti Qac kayeedhay Uma xumid ninkan waa lander saabuun iyo tayd ku liq.

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Месяц назад

    Ninkani waa nin aad u jilicsan wax uu ku fiicanyahay wallaahay ma jirto.Samaroon waxaan kula talinayaa waxani waa naanaab sharaf ma leh yaanu magaca idinka dilin.wallaahay baan ku dhaartay ninkani waa naanaab xoolaha ayaa dhaama.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Месяц назад +1

    Pro.Axmed ha loo codeeyo. Gadabuursi Xisbi ha loo soo saaro Sanadkan .Meeday Gobtii qabiilka necbayed.

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад

    Pro axmed ismaaciil samatar Reer s/laand dhamaan tood inta horomarka jecel way ku dooranayaan❤❤

  • @AxmedCabdi-o7j
    @AxmedCabdi-o7j Месяц назад

    Reer s/laand dhamaan tood inta horomarka jecel way ku dooranayaan

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад

    Miskiiin adeerkay! Samatar!! waxaa layidhi ninka madhibaan sidii loo bahdilayay oo xaqiisa loo duudsiyayay ayuu sidaas ku dambeeyay waxaan kabaqayaa in aan halkaa ku dambayno Sorry Samataroow maalina haku eryaan maalina hakuu yeedhaan disbigii aad lacagtaada ku soo saartay ayay wuu lal yar yari kaasaareen cajiib Waar waxaad ogaataa in Somaliland ama isaaq adiga la aantaa in uuna waxba ahayn Sool iyo hartina iskaga tagay adeer waxaad tahay Daimond and Gold laakiin isma ogid please wake up waad arkaysay jamaahiirtii MOHAMED ABIIB soo dhawaysay Nina ninkiisa madhalo ninkaan awawgiis wuxuu ahaa ((Samatar Dheere)) aas aasihii GABILAY libaaxii SAMAROON isna waakaas lagu yidhi shalay ayaad hargaysa wax kasheegtee maanta amaan!! I am sorry from BORAMA AWDAL ❤