KIISKA AABO DAHIR IYO MARWO KHADIJA OO FURIIN GAARAY CAAWA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 381

  • @IMShrma.A
    @IMShrma.A 3 месяца назад +40

    Ku saliya nabiga scw

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 3 месяца назад +13

    Naagtaan ixtiraamka ninkeedana mataqaano mana xishooto ninkaana nabsi baa haya oo naagtaan ukeenay xataa markay kareemadeeda xayeysiinayso waxyaalahay kuhadlayso bilaa xishoodka ah asagaa xishooda nin walbow gabar diin leh guurso markuu rasuulku scw yiri tanoo kaluu diidayay naagaan diin lahayn ninkeeda ma ixtiraamto mana xishooto

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 месяца назад +14

    Maxamed maskiiin dhaqan Somali ma yaqaano Ilahayow qof tan ka khayr badan oo ka diin badan ha u sahlo.

  • @omarabdulahi4414
    @omarabdulahi4414 3 месяца назад +25

    carabta waa ceeb naag nin qabo nin kale ay nambarkiisa hayso

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 месяца назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @HaniAden-jp3fz
    @HaniAden-jp3fz 9 дней назад

    Asc abti daahir calasow teemka drama waa salaamanyihiin Ala qosol badanaa filimkaan magacabeelogubawaalaheshayabtidaahirkkkkkklkl😂😂😂😂😂😂

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi8206 3 месяца назад +15

    Naagtaan afka weeyn waa kibirtey wlaahi abo daahir anaa aroosaya❤😅

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 3 месяца назад +2

      Walahi wad iga qoslisay😂

    • @fardowsa55
      @fardowsa55 3 месяца назад

      😂😂😂😂 ku yaac

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ssimanumumustaq7148
      @ssimanumumustaq7148 3 месяца назад

      😂😂😂😂 istaqfurllaah
      Hada meesha dhaaf iso Hambalyo ayaa kuugu dari lahayn/ Ninkaan Waxaan xira ku hayaana ciyaarta meesha haka daayo

  • @abdiroble9644
    @abdiroble9644 3 месяца назад +1

    Masha alh

  • @khadraibrahim6263
    @khadraibrahim6263 3 месяца назад

    salama caleykum dhamantiin qofka sita magaca xubi Mansha alah wa qof aqlibadan sida ay su alo macquula uwaydinayso xubi kuso sidasi weriye an ad ugahelay thank you

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 месяца назад +5

    Allaahu akbar ❤❤❤❤ cfmdku wa muhiim

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 месяца назад +3

    Uuf maskin awey rer shikh isaq war ninkan u gurmada wa dhibanyahye

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 месяца назад +2

    Ubax gabadhey ugu qorantahay aabaheed baa garta goyn jiray 😊

  • @HaniAden-jp3fz
    @HaniAden-jp3fz 14 дней назад

    Walaahi waa qosol kuwaan daraama ayey markasta noo wadaan😂😂😂😂😂😢😢😢

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 3 месяца назад +5

    Dadkaan Isqaba Maba Xishoodaan Dahir Alasowna Kama Daalo Dhageysigooda Cajaaib😂

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад +2

    Wallah. Film waa jiliyaqaaniin.

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 3 месяца назад +2

    Ninku hadii maseero marka danbe qofka wuu dilaa 😢 Allow ha kala badbaadiyo labda qof

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 3 месяца назад +2

    Masha alaah kala wad bil ha ka maqnaato war dadkaan kala wad.

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 3 месяца назад +5

    Maanshaa.allah

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 месяца назад +8

    Ninkaan quraan saar ayuu rabaa hana lagu daro gabar carabta ku dhashatey oo dhaqakaas yaqaan

    • @manaomar212
      @manaomar212 3 месяца назад

      Quraan uma baahno ee waa daweecad mana isbadalayo waligiis

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 3 месяца назад

      Adi ukeen.kkkkkkk

  • @nimcokuukaayofficial563
    @nimcokuukaayofficial563 2 месяца назад

    Daahir gabadha xasad ayaa haleelay sheeq rusheeye haloogeeyo quraan halasaaro

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc 3 месяца назад +6

    this woman is evil. i feel sorry for that man and dahir diin is evil they are all bully him because his is not hawiye

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 месяца назад +2

      Cudurka hawiyaha dawo malaha

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Nin isaq ah oo naag u ooynayo waligey ma arrag wa ragg laga cabsado oo burji leh ninkan bahdilan maxaa heley dadkisii awey meey qabsadasn xageyse joogasn ninkan wa silcaye

    • @xabiibafaarax8820
      @xabiibafaarax8820 3 месяца назад

      Gabdhaan waa carab hawiye maaha

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      @@xabiibafaarax8820
      Carab ma ahan wa rerbarawe

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 месяца назад

      @MaleykaGabane adu ma raga isaqo dhanba ohinta ka ilalisa mase isqu wa 1hl qof hhhhh ki calacali jere cilmi bodhari la laha so isaq mu aheyn🤣

  • @randomin8390
    @randomin8390 3 месяца назад +1

    subxaanallaah mardaaban hacuni hilib qeedhin magac haxumaan iyo ninmaad
    noolshin ka daayah sooshal miidhaya😢😢😢😢😢😢😢😢😅

  • @mohamedabdi4280
    @mohamedabdi4280 2 месяца назад

    Daahirow Qufka u dhaw oo ah Hooyada ah joogto wareeso inta go aan gaarin

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 3 месяца назад +1

    Aamiin caleeg caalamiin cadiim

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +6

    GURIGAAN LAGAMA JIIFTO MIYA WAYEELKA XATA LAGAMA XISHONAYO😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iftin2024
    @iftin2024 3 месяца назад +1

    Naagtu way waalantahay social media ayay 4pm ku dhex jirtaa waar ninka badbaadi daahir calasow, shaydaamada halaga furo. Naa raac dhashiikahaad sheegayso, naagtu inay reer dhaqato ma rabto. Hada waxay sheegatay ma jirto gumaysina kuma jirto. Ninka cidiisii aaway

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 месяца назад +1

    Subxaana allaah meeshan wax xishoodo majoogo naagtan ixtiraam malahan ninkeeda ma ixtiraanto wiilka waa wiil fiican😢

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 3 месяца назад +1

    Bismilahi war familigaan ookale ma arag maxey tahey soshalmidiya waa shey dahir waa maxey waxa aad dhageysaneyso masiibo maxuu dad waalen.

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 3 месяца назад +4

    Kkkkkk daahir wiil baariya ayuuhellay aabo aabo

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 3 месяца назад

    Waa qaldan 😢

  • @LibanabdiAhmed
    @LibanabdiAhmed 3 месяца назад

    Scm masha alh

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 3 месяца назад

    Asc waxaa hubaal ah ninkan si fcn ufiirsha dhiig Ethiopian ayuu leyahay somaliga wuu bartay luuqada waa sirdoon dhiig Somali malaha muqdisho waxu ujoga waa baare wadanka hala dhaafiyo adinka qosola modan wuu is dabaalina

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 3 месяца назад +2

    Ninka haddii uu ku qabo mise shukaansi haddii uu ku qabo way wanaagsanthy in uu ku ilaashado lkn shukaaansi tacadi weeye marka wuuba ku qabaaye adeec oo samir wax dhiba ma aragneee

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 3 месяца назад

    War gabdhaheena ciilka kadaaya wadankaaga halaguuguciilo dhib waaye wallaahi and gabadhaha somaalidaana ayagaa cadowga iskaaga daran allaahu akbar 🤔

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 3 месяца назад

    this women true

  • @ummuzakriyamayow
    @ummuzakriyamayow 3 месяца назад

    Masha allah nin kan aladha ha

  • @adanahmed6656
    @adanahmed6656 3 месяца назад

    Walaalow Dahir ha kala furin qoyskaas gabadhaas haddii aad ka furto waxay halis u tahay in ay guursato ajanabi oo nin dambe ee soomali guursanin ee si soomaalinimo u xali dhibaatadooda

  • @CabdiCarab-z5d
    @CabdiCarab-z5d 3 месяца назад +8

    Ninkan guumaysii buu ku jiraa naag aanu maamuli karayn buu qaba oo rag kale aanu ka qaban karin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +2

    AABO DAHIR WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 3 месяца назад +7

    Sariirta cidlada ah buu diidayaa.

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 3 месяца назад +2

    Doqonkan habaar waalidbu qabaa isaaqna ceebe naag dawarsataana ilahay qoortu u galiyay 😢 walasoo xidhayaa kulaha daahir wa gungun dhashay usoo dira hargaysa nacala hooyada kuyaale gunyahy dawar sanaysa

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      WiiLka caadiyey uguciyarayan walahi😢

  • @LiibanSugule
    @LiibanSugule 2 месяца назад

    Meesha dhan ayuu snfici quraanku

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 месяца назад +3

    Asc wrwb Hadaada ninka Ada maqleeyn yaa maqleeyn Subxaana Allaah Guurka ciyaalciyaal maaha Sabur Ayaa loo baahanyahay.

  • @hanna-vl1ch
    @hanna-vl1ch 3 месяца назад +1

    I feel sorry for this brother dadkiisi aaway?? Ilaahow wiilashayda ayna naagi SaaS ugumeysan qaanuunka ixtiraamka nafta Waxa weeye qofkii kunaca nac kiikujeclaada jeclaw

  • @HaniAden-jp3fz
    @HaniAden-jp3fz 14 дней назад

    Funny waa dhaafeen labadaan

  • @WardoShuceyb
    @WardoShuceyb 3 месяца назад

    Wiilkaan wiil fiican waaye magac maxamed maxumaado

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 месяца назад +1

    WAR NINKAAN MA WACALSA MAANTOO DHAN AABO DAAHIR KUHAAYO WAA NINKII SHALAY LA LAHAA ANIGAA XUKUMO INUU HOOYADIIS DILO WAA AWOODAA KII LA LAHAA MAAH

  • @amranjama3656
    @amranjama3656 3 месяца назад +1

    You see her she was beating on him Subxana Allah wuu aamusay

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅
    Shifaa meeshii ka dhacdey salaamad

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 3 месяца назад

    Dahir Calasow great showman.

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi8206 3 месяца назад +9

    Sory ❤aabo dahir

    • @leymoenahmedhashi8616
      @leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад +2

      SubxanaAllaah wat illahey ka cabdada
      Ninkan daahir diini la dhaho iska daa dulmiga naagaha la qabo ka daa

    • @leymoenahmedhashi8616
      @leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад +1

      Naagtaan wey gardaran tahay ee edeb darada ka daaya

    • @awm221
      @awm221 3 месяца назад +1

      Subxanallaah gabadhi maxa ku dhacay waxan xal ma aha Subxanallaah

  • @LibanabdiAhmed
    @LibanabdiAhmed 3 месяца назад

    Aacm dahir cabdule calasoow ninkasi marti ayuu kuyahay gacalna wuukulayahy alha kuxifdiyo ilaali

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 3 месяца назад

    Qaladka kadhaaf qur'aanka subxanallah

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 месяца назад

      Daahiroow kuwii urursamaale isku ahaydeen ee isaaqa ahaa xamar qaraxeeda way kufarxeen. Adiga maxaa damiirkii kaaqaaday utaageertaa ilaahay intii xamar kudhimatay unaxariiso😢😢

  • @SafiaSheikh-oy2xf
    @SafiaSheikh-oy2xf 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 месяца назад

    Subxanllaah Ilahay ceebta ha u asturo. Saan maxeey aheed.

  • @leymoenahmedhashi8616
    @leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад +1

    Waxey ku doodee nin aan 10saac oo habeenimo aan wax u sheergareynee

  • @HalimoIbrahim-p5r
    @HalimoIbrahim-p5r 3 месяца назад +2

    free aabo daahir

  • @randomin8390
    @randomin8390 3 месяца назад +1

    subxaanallaah subxaanallaah waa maxay max’kad duminaysa heer haa😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 3 месяца назад +1

    Wallaahi waa ilmeeye sida ay u gumesaneyso darbiga ha seexdo buuq la an waa naag waalan

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 3 месяца назад +1

    Aboo Daahir Calasoow Salaan Sare kkkkkkkkkkkkkkk

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 месяца назад

    Diinta islamka ma ogolo in uu qofku aabo ku yiraahdo qof aan dhalin . Ninkaan waa qaldan yahay in uu markasta aabo ku dhaho ama ku yirahdo Dahir calasow .Subxaan Allah.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад +3

    Naagtan iyo ninkan shooshiyaalka way kuwaasheen waxaana daahirbaa ugu wacan waayo lacagbuu baray taa waxa kadaran ninku anaguu nagu abtirsadaa dhibay nagu tahay 2qof oo 24saac daaqad saaran

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 месяца назад +1

      Ninku hadii u reerkiina yahay dee meel gooni ah dejiya bal inuu sidaa xaalku dhaamo

  • @safiaahmed3923
    @safiaahmed3923 3 месяца назад +1

    ileen Ninku Reerkeeduu dulsaar kuyahay 😢😢😢😢😢😢

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 месяца назад

      Meeshu waa xamar aqalka gabdh hooyaded baa degan iyo aabahed

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад

    War Mohamed & Khadiija Ajirkiina hasiinina ee ka dhax baxa oo caayda joojiya ee film kaa fiirsada.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +2

    NINKAN WA SIXIROOW QORIS MARIS MA SHAQEYSTE TUUG DAD DHACEY XUMEYEY XASKISI IYO ILMIHISI ISKA BURI

    • @Username11249
      @Username11249 3 месяца назад +1

      Xamar caadi maaha sixir baa lagugu haysanayaa waaban ka baqaa meeshaas

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад +1

    Kalmada Aabo hala yaabina waayo nin kaa weeyn xushmad buu leeyahay taasi Somalia oo dhan baa ku dhaqanta.islaan kaa weeyn waa Hooyo ama Habo.Nika kaa weeynna waa Aabo,Abti.Adeer

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 месяца назад +5

    AABO AABO WA DHAMATEY DADKAN HALA KALA FURO

  • @AhmedMohamed-b9m6u
    @AhmedMohamed-b9m6u 3 месяца назад

    Ninkaan balaayo gacanta ugu jiraa ee waa nin din leh

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 3 месяца назад

    Kani waa maran. Aabo daahir ma hadlaa naa iska eri oo naftada ilaali😎😎😎

  • @CariTruth
    @CariTruth 3 месяца назад +1

    War gabadha caawiya ninka kafura homeless ka dadkisii neceen gabadhas quruxda badan waxan nooga fura caruurtiisi buu dayacay crocodile tears 😭 benlow waxasu ku qarabtaa waa Siduu free ugu nolaado

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 3 месяца назад

    So sorry walaahi😢😢

  • @amranjama3656
    @amranjama3656 3 месяца назад +2

    Naagtan adoo cawiyay ayay ku xamatay
    Dahir😂

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 3 месяца назад

    Iam isaq what she say this women true isaq dingerous

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 3 месяца назад

    Saxmad Reerkan ma fahmin ,
    Sheekada iyo maxkamada cinwanka ,
    Khadijo jooji qasqaska wajiga aad marsaneysid wa chemical jirka dhawac ugeystan .wbt

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 3 месяца назад

    Walaahi daahir uu calool waramay telfoonka dadka uudhibay kulahaa 😊nolasha smd waxa fiican maha😊

  • @amranjama3656
    @amranjama3656 3 месяца назад +5

    Daahir Gabadh fiican oo habargidir uraadi wiil kaaga

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂 xir Ninka

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 3 месяца назад

    Walahi nagtan waa calaf lay naa ninka sigiican uhayso

  • @jamilamohamud4432
    @jamilamohamud4432 3 месяца назад

    Maseer ayaa haya walaahi

  • @maryammohamed4692
    @maryammohamed4692 3 месяца назад

    Waa gumeese wa sax

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 3 месяца назад +2

    Ninkan dhaqankii carabtu watas carabta xaaskooda nin talkisa lama xidhiidhi karto

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 3 месяца назад

    Daahir baare ayaa iska dhigta lkn waxba kama taqanid waayo ninkan xata ufiirso marku hadlayo codka saas uyar qafiifka ah waa sida Ethiopian Ka u hadlan waaye fiiri saasu ucod yar yihin war wiilka 10jirka somaliga Ka codweyn ninkan Isha halugu haayo waa igatalo

  • @MaxmuudAxmedshareec
    @MaxmuudAxmedshareec 3 месяца назад

    Asc

  • @ummuzakriyamayow
    @ummuzakriyamayow 3 месяца назад

    May haladyo

  • @hamdidahir3246
    @hamdidahir3246 3 месяца назад +3

    Daahir calasow reer masakintaa shaydam hakunoqon dhexdoda kabax wiil miskin gabadhas nabsi kagalin oo hakudigan reerka dhaqo wiilkas miskin weeye

  • @ummuzakriyamayow
    @ummuzakriyamayow 3 месяца назад

    Abayo iskada

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 3 месяца назад

    Week aan kuso xiranaynaa waa meel VIP ah ar daahir calasoow kkkkk

  • @amranjama3656
    @amranjama3656 3 месяца назад

    Ayadaa siisay😂😂😂

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi8206 3 месяца назад

    Free aabo daahir❤❤❤❤

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkj Dahir calasow odayayn ayaad noqotay

  • @ummuzakriyamayow
    @ummuzakriyamayow 3 месяца назад

    Cafi abayo

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 3 месяца назад

    Waar iskaga tag gabadh khayr qabta alle haku siiyo gumaysi ma fiicne

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 месяца назад

      Xaas hore iyo laba ciyaal ayuu dhalay lkn hada gabadhan markuu guursaday tiktok ayaa waalay reerkan

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 3 месяца назад

    Ninja hakumaysan

  • @CashaadanCashaadan
    @CashaadanCashaadan 3 месяца назад

    Coooc cooc

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 месяца назад

    War xaq maaha 04:30 am inay ninkeda oo hurda TikTok ka dhex qaylido wa danbi

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 3 месяца назад

    Maya

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 3 месяца назад

    Axmed feel mina

  • @yasminali74
    @yasminali74 3 месяца назад +2

    Indho sheydaan ilin kama dhamato

  • @KowtharquruxInamaxamuud
    @KowtharquruxInamaxamuud 3 месяца назад

    Nagtan iney balwad ledahay ban uga shakiyay xaqiiqadi wayo ruuxa balwada leh buuq kama dhamado

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 месяца назад +1

    Ragga meesha ku jiro gabadhaa ka garyaqaansan