Waxuu rabaa in uu dumiyo ciidanki lagu dhisay siduu alle ogaa wuxuu ogyahay in uu soo labaneenin waxa is leeyahay ninka waa dambeeyo oo farmaajo ku xume lkn alle waxaa lagu mahdiyaa in dambiga uu galàyo ka abaal marinayo😢
Conspiracy Theory cidna ma qirato Ama ma Tiraahdo anigaa sameeyey Dambigaas Ama falkaas. Sidaas awgeed Xasan Sheikh miyaad ka sugeysaan inuu yiraahdo anigaa ka masuul ahaa wixii ka dhacay RAASKAAMBOONI.
Haa ka joogo gurguurte,Jubaland in uu dagaal ku qaado, dagaalkaas reer Gedo ayaa soo Gali doona.balaayo ayaa dhici doonta.Axmed madoowe Maa jeclin,laakiin xaaladdaan haddii ay sidaa ku socoto,waa taageeraynaa,waa walaalkeen.
War xasanoow ka joog war kuwuu lashiraayoow waxasn xoolaha ah ma ceebkalaad rabtaan haka yeelina gacanbir ah ku qabta war diida hala shirina xitaa tacsi ma dirin oo kuwa ka yeelayo ka xun kajoog
Brother siyaasiga somaaliyeed ee maanta waa isku mid imaan lawe yaal weeye aan ilaahay ka baqayn kuligood waxaa layiri Nimaaan talin jirin haduu taliyo Niman tagi jirin baa taga Shame on them all of them
dagaalka jubilant waa dagaal qabiil oo ina cumar geese. udiray oo sh idinka ayaale caasmada dayroom sidee ayuu idiinkj taking karaoke soomaaliya dawlad ka fog in qabiilka ay caaabudayso
Sulaiman xashi. Mahadsanid wll lkn somaliya maxa u Dan ah farmajo argnay kuwi ka horeyay aragnay ma xasan Aya qaldan mise kuwi coodka siyay shalay bal ogow umadaha adunka kolba waxay ixtiraman madaxdoda iyo cidankoda qaranka Xasan miyuna ka darnayn ninka qooriga afki kulayey wilal somaliyed xata hadu xasan qaldanyahay in lagu cil baxo wilal somaliyed ma saxba
Sharaf dhac bay kutahay somali wayn Marka la eego gor gor waxa kudhcay is dhiibi taanka ay udku dhiibeen keny.ìt is truelly embarrassment to our nation.!!!!
Dadka caqliga ma la,an waan u wada jeednaa waxa ka dhacaya aduunka qaatumada Alaaha noo suubiyo amiin yaa Alaah
Iska dheb Mr Hassan sheikh.
Xasan shiiq waxuu yiri daarood anaa isku jabinaa oo mariixaan ayaan kushaqeysaa oo axmad kuweerara
Xasan shakh madaxweyne maha waa moryan
Waxaa ku dhici Doona ayaan la yaabay hasan sheeg bal markale weerar haku qaado jubalan wlhi midkii la qabtaa xaataa waala biraynayaa
Lagaqaad doqonka dadkiisa iyo dadkisa ku duulaya,jecliyaa jabkaa doqonka alle naga beerey in afka ciida loodaro,magaran meeshuu ciirsan doonee.
axmed madobe saw nin soomaali ah ma.ahan kenyaday wiilasha isudhiben wan kaxumahahy
Wariye run badan guud
Allow badbaadi Somalia
Thnk U Mr Hashi
Subxaanallaah Illaahoow Noo Miciin Yaa Allaah 🙏🇸🇴😭
Xasan sheeq wuxuu wadaa burburinta ciidamada sida adag lagu soo dhisayay
Qadaad wayn maan laawayaal
Xasan maxamuud wuxuu rabaa in uu kuduulo qabiilo qasa
Wuxuu rabaa in uu amarba qabiil kuuduulo markuu midjabiyo inuu midkale kuduulo
War noo sheg ee caayda birmadaha kala yaree 😂😂😂
Xasan sheekh waa in xilka dalka laga qaado maaha madax wayne somaaliyeed ee waa shi sheeye kal kaal shilimaadka la caqli ah
Waxuu rabaa in uu dumiyo ciidanki lagu dhisay siduu alle ogaa wuxuu ogyahay in uu soo labaneenin waxa is leeyahay ninka waa dambeeyo oo farmaajo ku xume lkn alle waxaa lagu mahdiyaa in dambiga uu galàyo ka abaal marinayo😢
Horfadhi ha cantaabine xamsa cabdi bara markii horaba musan mudneen inuu reysal wazaara lageeya because mareexanka ayaa mudnaa in lageeyo hadana weey mudan yihiin
Xasan-baahane ciidanka soomaaliyeed inuu burburiyo,
Kadibna Imaraadka calooshooda u shaqaystayaal u qoro ayuu rabaa !
Hadhowna sida Suudaan, liibiya iyo Yeman laynooku burburiyo.
Ilaahay waddanka ha ka qabto
Xasan-baahane
Taas Hadii. KashaQeeyo. Waa. Kaarkale. Oomidayn kara
Kkk markale miyuu rabaa in uu kenya kushubo inta uhadhey😂😂😂
XASAN SH WALIGIIS MAGUULAYSAN DOONO
Waa Madter Dhigrii ee ma aha bii eh dhii
Conspiracy Theory cidna ma qirato Ama ma Tiraahdo anigaa sameeyey Dambigaas Ama falkaas.
Sidaas awgeed Xasan Sheikh miyaad ka sugeysaan inuu yiraahdo anigaa ka masuul ahaa wixii ka dhacay RAASKAAMBOONI.
❤amana alla
arainkan aderkay marxuum xamse ayad kadambeyay
.......... MAXAAD .... LA CABSANEYSAA...... WAR BADANIDAA ..OO WAX TAR YARIDAA...HALKAAN WAA SOOMAALIA....MASAAJIDKA CAYAARTA KA DAA...
Waali xasan shiiq baa ku dhacday xaashi😂
HEER XASAN way wada #qalinjabiyeen waa #doctoro ma ninka caruurtiisa shirarka kaga hadlaya ayaa dal hogaamin !!!!
CIIDANKII WAA GUMADAY DALKII WAA GUMADAY DHULKII WAA GUMADAY BADII WAA GUMADAY SHACABKII WAA GUMADAY XASSAN IMARAD YAHUUD ETHOPIA KENYA 🇰🇪 WAJIIS BASHIR SALAD ROOBOW KARATAY XISBU SHEYDAN ALSHABAB WAHABI QAWARIJ AYAA DALKII HSLAGAY
Haa ka joogo gurguurte,Jubaland in uu dagaal ku qaado, dagaalkaas reer Gedo ayaa soo Gali doona.balaayo ayaa dhici doonta.Axmed madoowe Maa jeclin,laakiin xaaladdaan haddii ay sidaa ku socoto,waa taageeraynaa,waa walaalkeen.
Xasan darood i inu babinkaro bumoda. Dgulkana uqbsado tasi dhicimeysi gurgurte Haley halomidobo
Sooosoco saxiib sidad doonto wad. heliye😂😂😂😂😂😂😂😂
Aad oo weyn
Soosocosiraady😂😂😂😂😂😂😂😂
🎉❤
kuwa ciidanka xooga dalka xasuuqay iyagu danbi magalin miyaa,
waxaa dabiilayaala kuwa jubalaand
❤❤ Samedi 😂
Aqoon yahay is nacay oo tadhahay 😂😂😂
War wax usheega
Cidanka mesha tagay waxa ay ahayen cidan dhibo kuso qadanay ee ma aheyn XDS oo sax ah ama Hal nin oo horay dagal USO galay Waa run midasi
Cunsirigaan aan sharafta laheeyn baal eega cayda iyo cabaadka kadhacaaya waxaas duliga ah ayaa wariyayaasha kubattay. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
War xasanoow ka joog war kuwuu lashiraayoow waxasn xoolaha ah ma ceebkalaad rabtaan haka yeelina gacanbir ah ku qabta war diida hala shirina xitaa tacsi ma dirin oo kuwa ka yeelayo ka xun kajoog
Aniga waxay ilatahay kutagal
Arima dibudhigid awooda qaranka .??
JAAJUUS AHMED MADOOBE MAA KA HADASHAAN
😂😂😂😂😂😂😂
Sosoco.siraday
Everyday you say are wise man and educated man but what education do you have
Brother siyaasiga somaaliyeed ee maanta waa isku mid imaan lawe yaal weeye aan ilaahay ka baqayn kuligood waxaa layiri Nimaaan talin jirin haduu taliyo Niman tagi jirin baa taga Shame on them all of them
waa marag ma doonto inuu xasan ka tagi doono meel dawlad la burburiyay ciidan la burburiyay waa dhaxal xun oo dadka soomaliyeed looga tagayo qof NGO ah waxad ka sugtaa waa in laguu isticmaalo waana shaqayste dhaqaale uun radsada ah mashruuc shisheeeye ah waxbarashado waxba ma tarto hadadan damiir iyo wadaniyad lahayn qof madhanbad thay oo wax ku dhama qof aan waligii wax baranin oo jahil ah oo loo dhibo wadanka Kas baa boqolkiiba boqol ku dhama oo leh wadaniyad iyo damiir leh kasba la qatay
Hassan kajog dimirka yalagaliin waa huubal daqancilin ayad galii
Dadka somaaliyeed waxaa ugu liita kuwa aqoonta iyo PHD sheegta waa kuwo aan mug badan lahayn oo immaanka la?
dagaalka jubilant waa dagaal qabiil oo ina cumar geese. udiray oo sh idinka ayaale caasmada dayroom sidee ayuu idiinkj taking karaoke soomaaliya dawlad ka fog in qabiilka ay caaabudayso
Kan dadka dhagaysta ban layaabanhy😂 wuxu isku darsaday reer baadiyenimo iyo qabyaalad iyo warxumo😂
wa horgalada reer gedo
Allow naga qabo,odeygaan ilmaha dhameeynaayo,magaca qaranka lumi maxaa kayaala kismanyo waa yaabee.Alle umada muslimka kaa qabey.
Sulaiman xashi. Mahadsanid wll lkn somaliya maxa u Dan ah farmajo argnay kuwi ka horeyay aragnay ma xasan Aya qaldan mise kuwi coodka siyay shalay bal ogow umadaha adunka kolba waxay ixtiraman madaxdoda iyo cidankoda qaranka
Xasan miyuna ka darnayn ninka qooriga afki kulayey wilal
somaliyed xata hadu xasan qaldanyahay in lagu cil baxo wilal somaliyed ma saxba
Sharaf dhac bay kutahay somali wayn
Marka la eego gor gor waxa kudhcay is dhiibi taanka ay udku dhiibeen keny.ìt is truelly embarrassment to our nation.!!!!
Eygaan wuxuu rabaa inuu dadka mashquuliyo ninkaan waxaa loo soo diray soomalia in la burburiyo si badooda io shidaalkooda cidla looga qaato
Ninkani wuxuu usoo guntaday soomaaliya sidii uu bur burin lahaa war fadhiga halaga qabto ninkan dalka qabyaalad cidna hadhaw musiibada uu samayn doono soomaali oo dhan bay saamaynaysaa diktaatoorkani reerkiisii buu kabilaabay cid kalena khayr uma soowado somaalay kaca dal iyo dibadba dalkeena aan bad baadino oo xasan iska qabano wuxuu soo wado ayaa kawyn wuxuu sameeyay
Xasan shiikh dalka dagaal buu u jaheryry si uu isaga mashquuliyo dadka somasliyerd
Don't discriminate against the somali army because that is our country and stop using the somali army pictures.
Xasan xaraash itobiyanka dalka ku soo qulqulayo muu la dagalo aabo ninka wryn iga celi buu wadaa
Qabiileyste beenlow ah
Daaroodow xasan taariiq waad udhigteen hadana wuu soo dhaaranayaayee haloo diyaar garoowo cidanka uu soo dirayo halalaayo yaan loo celinin waa daalim somaliya inuu burburiyo ayuu rabaa
Wariye matihid ee chokora uqdaysan ayad tahay iyo fidnale xun
Nacalaa jaajuuski ku dhalay ku yaal doofaar ciilan ayaa tahay nacalaa ku dhalay