Wiilkas Kuma Rabo 7.Arimood Hada Ku Aragto Kuma Jecla Ee Iska Fasax!| Xaqiijimo Lagu Kalsoonaan Karo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2022
  • Wiilkas Kuma Rabo 7.Arimood Hada Ku Aragto Kuma Jecla Ee Iska Fasax!| Xaqiijimo Lagu Kalsoonaan Karo.
    AbdiRahiim Ali
    Subscribe For More Videos
    Like It
    Thanks And Welcome
    #subscribe #like #abdirahiimali
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 96

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Год назад +17

    Wlhi beenta mahan aniga arkay dawecadaha aad shegtay oo idil qof xiriir naga dhaxeeye aan ku arkay intaba kadib goan ayaan ka qaatay wana ka tagay xiriir ka💔🚶‍♀️👋

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 4 месяца назад

      😂😂😂ok iminkna

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Год назад +3

    Beeenta maaha wlahi intaas odhan wanku arkay go.aan ayan ka qadanaya👯‍♀️🙌

  • @fadxiyacusman-og3tj
    @fadxiyacusman-og3tj 3 месяца назад

    Waa sax weyan walhi

  • @bashiirnur
    @bashiirnur Год назад +8

    Xalimo in the house
    Waa isku habar wacateen. Dumarka somaliyeed balwad aan aheyn in shukansi iyo hadal micno dara ay ku jira moye waxkale ma jirto miya??!
    Qofna aduunkan farxadna kama qadi karo kumana siin karo midas ogada. Xirfad hala yeeshto

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 3 месяца назад

    Thanks wllo

  • @leilamoha9500
    @leilamoha9500 11 месяцев назад +1

    Thanks brother keep going❤❤😇😇

  • @kaamil.khadarismaaciil5769
    @kaamil.khadarismaaciil5769 Год назад +2

    M.a wll allaha ku xafido waxad tahay qof wanagsan💯.💯

  • @queenruwesh3130
    @queenruwesh3130 Год назад +7

    Wa xaladan hada kujuro wlh😥😭🙏🥺

    • @iqroabuukar6552
      @iqroabuukar6552 Год назад +3

      Kula mid ahay😭😭💔💔 qalpiga ale hano qabojiyo💔😭

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam Год назад +2

    Keep going brother 👍

  • @dekosaeddiirie9127
    @dekosaeddiirie9127 11 месяцев назад +2

    Good 👍

  • @amiiramaxamed8212
    @amiiramaxamed8212 Год назад +1

    Masha allah

  • @nimcobintmaxamed3491
    @nimcobintmaxamed3491 Год назад +2

    Qofkaan jeclaa wuu xanaaq badnaa waxanuu ii jeclaa si xad dhafa qaldkasa oo uu galana aniguu dhakada iga saari jiray wuxu marwlba ku celcelinjiry wanku baryya hyga fogaan plz isagoo ilmynaya mana aqaano sabbbta😢

  • @XusnoQurux-gm1il
    @XusnoQurux-gm1il Год назад

    Mahadsanid wll

  • @maandeeqmire8254
    @maandeeqmire8254 Год назад

    Mahadsanid wll 😳

  • @manaomar1889
    @manaomar1889 9 месяцев назад +1

    Mashaallh 💞 warunta

  • @user-yd7it9pe2i
    @user-yd7it9pe2i 8 месяцев назад +1

    Really🎉

  • @amalhassan2378
    @amalhassan2378 Год назад

    Mahadsanid abwe

  • @user-nt1gv5dp2x
    @user-nt1gv5dp2x 4 месяца назад

    Wa run tsa aboowe mcn ❤

  • @asmayonis1892
    @asmayonis1892 7 месяцев назад

    Walaal horay usoco inchallah ❤❤

  • @user-ix2ti8vn6j
    @user-ix2ti8vn6j 7 месяцев назад

    Walaal horay usoco ❤❤

  • @abdurahmanhaji2858
    @abdurahmanhaji2858 Год назад +1

    Waa mid sax ah oo jirta sida aan aragno wakhti kasta

  • @iqrocabdulemaxamuud6200
    @iqrocabdulemaxamuud6200 Год назад

    Wllhi waa sax oo waan arqaa wllhi sidas dhan🤔🤔🖐mahadsanud wll

  • @idrisfaraxdhere7677
    @idrisfaraxdhere7677 Год назад

    Mahdsanit wllkey

  • @YurubYurub-zk8rq
    @YurubYurub-zk8rq Месяц назад

    Waa yaab dabecadaha aad sheegtay oo dhan waa u leyahay

  • @user-pf9nj7ur1t
    @user-pf9nj7ur1t 7 месяцев назад

    thankz😮😮😮😮

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Год назад

    Waaa erayo xaqiq😢

  • @user-rr7lz5fb2c
    @user-rr7lz5fb2c Год назад

    Tnks wlll😊😊😊

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 7 месяцев назад

    Warun qisada. dhab,ax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanaJamac-np5sx
    @HanaJamac-np5sx Год назад

    That is really

  • @maria-ej7pk
    @maria-ej7pk Год назад +1

    Thankz

  • @cosobdayib9125
    @cosobdayib9125 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @sahrokiin3333
    @sahrokiin3333 Год назад +4

    𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐳

  • @user-gr9gv5fc3j
    @user-gr9gv5fc3j Год назад

  • @user-ko9bi5wu4b
    @user-ko9bi5wu4b 7 месяцев назад

    Waa sax Wallhi da ba cade haasa na ar kay waana la gu ka le tagay

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 Год назад +12

    Waan ku arkay Xaqiiqdi midaas hadana mid kale baa bartay si aan u ilaawo Midkaas aan jclaa😥

    • @ubaxaxmed9427
      @ubaxaxmed9427 Год назад +6

      Marnaba qof ha u istcmalin si ad Qofkii kle u ilowdo sis😳

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Год назад +3

      Marnaba ha baran qof kale si Aad exki hore u ilawdo, markaad ilawdo qofkaas kadib samee xidhiidh daacad ah

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 Год назад

      @@amalismail7772 qiyaano kuma jirto waxaan ahay qof dacad ah mar xalad walba wax lamida ayaa lagu ilaawa

    • @bashiirnur
      @bashiirnur Год назад +1

      @@sadiriyaaally2539 sister waad qaldantahay sababto ah qof ayad isticmaleysa is aad qof kale u hilmamto

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 Год назад

      @@bashiirnur ma qaldame waa alle lkn ilama aha qof iga fogna maaha marka mawaxaa udulqaata intay hortayda ila mar maraan ana aan u waxaysan waayo dad waynahu i ogaaday oo iska ooyo hadaaba oonayo aan allihii i uumay aan u ooyo asagaa mudan qushuuc maahane hada wan qaldanahay

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Год назад +2

    Asc wllo anigu wiilka jeclahy habeenki bu isoo garaaca laakiin 1saac buu ila sheegaysta maxay tahay waxas isoo sheeg inshallah wll

  • @faadumo3603
    @faadumo3603 Год назад

    Wll waad mahadsantahay

  • @NajmaBile
    @NajmaBile Год назад

    Waa xaald aad had ku jiro

  • @muztaliphahassan1046
    @muztaliphahassan1046 Год назад

    😢

  • @SahraMss-rp3kt
    @SahraMss-rp3kt 8 месяцев назад

    M.a

  • @amiiramaxamed8212
    @amiiramaxamed8212 Год назад

    Asc wall

  • @tasniimtasniiim7153
    @tasniimtasniiim7153 Год назад

    M.a mhdsanid abowe intaso dhan wan ku arky wana katagy katagitankan katagy kuman qasaarin

  • @user-jc7wf3oo4x
    @user-jc7wf3oo4x Год назад +1

    hort been ayaan ku arkay wilka an is jeclhy sidii hore maha 😢wale wax badan iska badalay imika😮ma aqano wax is badalay

  • @iqroabuukar6552
    @iqroabuukar6552 Год назад

    Alx😭 nacalaa jecel kutal💔💔

  • @idiriskeynaan1216
    @idiriskeynaan1216 Год назад

    M.a lkn intaas dhan kuma arkin keliya maalintii ayuu busy yhy maalintiina wuu shaqeeya lkn hwnkii waa ok ma intaaza la dhaha indha tir waana run m.a wll

  • @Mubarakchannel459
    @Mubarakchannel459 11 месяцев назад

    Wllhi dhaman wan arkay benlowga😮😏

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 месяца назад

    🤧

  • @natashaadhayib4216
    @natashaadhayib4216 6 месяцев назад

    Ani kibir lee i dilayo wlhi dabecad xumo mey iga thy ma ogi wa yabanahay😂

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  5 месяцев назад

      Adne waa ku dad weynee lee saas...🤣

  • @user-he6zu7tp8g
    @user-he6zu7tp8g 6 месяцев назад

    Ano wax jecel aya hadana kibir igu jira😢

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 7 месяцев назад

    Waadku mahadsan tahay sheekadaada

  • @user-he9jw5cv2f
    @user-he9jw5cv2f Год назад

    Jecelka sidaan miyaa

  • @user-tu6pm6xm5w
    @user-tu6pm6xm5w 7 месяцев назад

    ❤❤😂😢🎉🎉😊❤😢😂😂

  • @user-ju2dg5uj9k
    @user-ju2dg5uj9k 6 месяцев назад

    Ilaa intas inuu qofka ila garo Anba rabin

  • @nimcomohamed2259
    @nimcomohamed2259 Год назад

    Manuscript

  • @zamzamsaalax6639
    @zamzamsaalax6639 Год назад +1

    Aboowe waxaana Ku weeydiina will ayaa jaceyl lkn ugu sheegtakaro maxa sameeysan

  • @user-ql3xh9oj2p
    @user-ql3xh9oj2p 7 месяцев назад

    M
    A

  • @nimconuura8969
    @nimconuura8969 Год назад

    Xirirna kala dhexeyo

  • @asmamomin998
    @asmamomin998 Год назад

    Wll Mhdzanid😳🤦‍♀️🥺

  • @hanimaxamed4904
    @hanimaxamed4904 Год назад

    Wllhi waarunta zxp

  • @kowsar39
    @kowsar39 Год назад +1

    Waa runtaa 🤦‍♀️

  • @sabrinsayidsacid685
    @sabrinsayidsacid685 Год назад

    vdeogan wxd modapa inu hda mrxalad an ku tganhy illa io 2 arimod moyane midka sacidada io call dheer ann ku arg 🥺

  • @nimconuura8969
    @nimconuura8969 Год назад +4

    Wll qof online ah habenki o dhan on adigana kula hadlenin mxa ku qiyasi karta🤚

    • @caishacuud9910
      @caishacuud9910 Год назад +4

      Abyo noloshaada kumashqul kuma rabee sidoo kle isku day inaad iska joojisid inaad onlinekisa fiiriso🤞

    • @queenruwesh3130
      @queenruwesh3130 Год назад

      Abayo ana sidas aya iheysato wlh 😥😭🥺

    • @ifraxifraxmohamed7419
      @ifraxifraxmohamed7419 Год назад

      Abyo go,aan kaqado kumarabo kaah
      iskana jooji in aad fiiri onlinekiisa

    • @sucaadmaxamed2465
      @sucaadmaxamed2465 Год назад

      Go'an kaqado kaas naftada kumashqul qof ana ku rabin mxaa kufale ado heli karo ama arkayo qof ku rabo

    • @israibrahimadan3647
      @israibrahimadan3647 Год назад

      Jacayl iska daayee xitaa qiimo oomalihid qofkaas sorry waayo dad aana dan kalahayd haday caawa dhan isoo wacaan kama qabto oo gamana jawaabo fariima hooda mahadsanid

  • @IsraYar-wj3xg
    @IsraYar-wj3xg Год назад

    Mansha alllh

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад +2

    Intaasba waan arkey lkn anigan ayaanba isku waalin,mahadsanid

  • @nasriina11c72
    @nasriina11c72 Год назад

    Firi pro codkaga zaa id hos uyahay ee kor uqad 😌

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  Год назад +1

      Haaa Wn Ogahey Xoga Editin Ga Wax Iga Qaldamey Balse Dhibato Malahn Next Video Ayan Sidas Sameynaa Insha allah.
      Waa mhadsan tahy

  • @ayanabdinasir3436
    @ayanabdinasir3436 Год назад

    Asc

  • @shamsamohamed6078
    @shamsamohamed6078 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @user-lz7yp7gp8e
    @user-lz7yp7gp8e 5 месяцев назад