Ugbaad Aragsan 2019 | Mar Uun Qanac | Music Video

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Artist: Ugbaad Aragsan
    Song: Mar Uun Qanac
    Erayada: Cabdi QARAMI
    Laxanka: Mohamed Bakal Cirro
    Music: Furinle
    Video: Mustafe Saleeban
    Editing: Nuuradiin Dugsiye
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 5 лет назад +1239

    Qofkastoo qoralkayga arka alaha hasiiyo waxkastoo uu jecelyahay😍😍

  • @malikmohpub9765
    @malikmohpub9765 5 лет назад +569

    Nabiga Ku Sali (Scw)❤

  • @sharmaarkedahirshukri5085
    @sharmaarkedahirshukri5085 5 лет назад +2753

    Horta aniga waxaaan layaabay miyaanan somali aheeen waligey like mahelin farta xataa iguma dhacdo😭😭😭

  • @qaaliabdi6798
    @qaaliabdi6798 5 лет назад +248

    Walala yalow shiikh kenyawi ma dhagesatan miyaa hal malin xitaa like leyma sarin 🤔🤔 shiikh kenyawi dhagesta o_O halis cafiyo🤣😂😂

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +1

      Wall sheekh kenyawi hadalkisa cafisla ah waa wax kuu dan ah ee wax lagu qoslo oo dadka like lagu weydiistay miyay noqotay
      Ya aalh na cafi 😊

  • @mubarikvlogs8226
    @mubarikvlogs8226 5 лет назад +376

    Wan idin wada sarray waa mrkaygi gacanntu idinma godo Somali weyney😍😍😍

  • @wllakofficial5414
    @wllakofficial5414 4 года назад +134

    Hdii aa u zoo gashy meshan massage aqris sideedoo kleH like dhac igu ziiH😁😁

  • @allizaosman2958
    @allizaosman2958 5 лет назад +1885

    Inta nabiga jcl ku saliya scw 😍😍👉

  • @nasteehohenna9082
    @nasteehohenna9082 4 года назад +284

    Weligeeya like ma heli manta 100 Lee hadii igu deeqlahedeen alxmdulilah ayaan dhihi lahaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @mustafagarbo5046
    @mustafagarbo5046 5 лет назад +1924

    Intee quranka jcl far taaga

    • @deeqosomaali2886
      @deeqosomaali2886 5 лет назад +13

      Wll qof quranka neceb maa jira sidee u hdlee waba naga xanaajinesaaye waa mxay dee

    • @xamdamaxmudcabdi6855
      @xamdamaxmudcabdi6855 5 лет назад +5

      Anigah hno qali❤♥️

    • @najmomaxamuud9984
      @najmomaxamuud9984 5 лет назад +3

      Waan wada jacel nahay❤❤❤

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 лет назад +2

      Mustafa garbo Nacas Gafuur Wayn Quraanka ha Ku Tuugsan Dhilaa Ku Dhashee

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 лет назад +6

      Deeqo Somaali Cay Wllo Caqliga Dameeraha Ku Jiree Quraanka Hadaad jecshay, Ma Cid Neceb Baad Argtay

  • @Wanag_faafiye
    @Wanag_faafiye 4 года назад +42

    Intii Qoraalkeygan Aragta ilahay ha siiyo Cimri dheeri iyo farxad saaida💖

  • @ranidebosslady1170
    @ranidebosslady1170 5 лет назад +37

    Subha NALLAH meshaan meshi nabiga SCW lago shegaa maxaan intaa like radhee isdiheysin dintaa haa oo gafeenaa Somali hadaan naxni xadka wa dafnii

  • @ahmedapduismail
    @ahmedapduismail 2 года назад +31

    Ax heestani waxay igu leedahay xusuus 😘😘🥰
    Mar aan safar ku joogay madheera iyo wakhtigii aan🥰 kusoo qaatay weligay ilaabi maayo😥

  • @amalhassan3066
    @amalhassan3066 4 года назад +39

    2020 yaaa ila dawanya🤔😁😴

  • @inakassim7919
    @inakassim7919 4 года назад +35

    Ciyaaala 2020ka iz muujiya aabihiiiin la janaye😜

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 лет назад +196

    Qureyshtii Duriyada ❤❤❤❤Woooooow waxasaaa gabadh Shidan iyo Hees Shidan lagaa Dhahaa ❤❤❤ Qureyshta Duriyada ifka Gobanimo Ku Noolada Intii Duriyadaa Igu Qabo Hayla dhaafine ❤❤❤❤💚💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘❤❤❤waar hayla dhaafina arsaaqada 😉😉

  • @maestrohanad4454
    @maestrohanad4454 5 лет назад +230

    Quruxda Hablaha Reeer Hargaysa haddaad Qirsantahay Like ii Saar😂

  • @dheemanmaxamed9673
    @dheemanmaxamed9673 4 года назад +20

    quraanka ha keenina mesha heesaha walaalayaal salaad walpa wakhtigeeda ayaala tukadaaa

  • @SOMALi_SLOWED
    @SOMALi_SLOWED 4 месяца назад +19

    9/5/2024 Are you watching 😢😢

  • @xamdicabdiwali1472
    @xamdicabdiwali1472 5 лет назад +552

    Waligey 100 makaarin niyada iidhisa #like

  • @husenabdimohammed860
    @husenabdimohammed860 5 лет назад +156

    Hablaha waqoyi qurux qaayo ilka casaan iyo style isku wada qaateyn allow idin xifdi dhamaantiinba I love you hablaha waqooyi

    • @manaljama9891
      @manaljama9891 5 лет назад +2

      Anaguna sido kale hno

    • @asmaadan3538
      @asmaadan3538 5 лет назад +23

      hablaheena somaliyeed oo dhan baa wada qurxoon wll hayna kala qaadin waxaan nahay somali

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 лет назад +2

      mahad saniid wllky sidoo kale

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 5 лет назад +3

      You mean hablaha Somaliland.

    • @husenabdimohammed860
      @husenabdimohammed860 5 лет назад +12

      @@asmaadan3538 aniga ahaan hablaha somaliland ayaan kuheysta anoon inan ka helin alow dunida ha iga kaxeynin hal unbaa iga badan from mudug

  • @MOHMOH-le1lv
    @MOHMOH-le1lv 5 лет назад +105

    Dadku intay luuqada kale baranayeen anigu afsomaligan baraneyey!! Haddii aad la yaabtay like saar 😄😄

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 года назад +6

    Adiga qorshihii dilay
    Qaraarka mar soo dhadhami
    Wixii kula qurux badnaa
    Inbadan soo qooma mee
    💔😭🤦‍♀️

  • @mykinghanad6049
    @mykinghanad6049 5 лет назад +41

    Ugbaad Qurx 🌹🌹👌🏻
    Waqal studio keep going huno wllo xushmad gara 👈👌🏻💯💯
    Dadkeygi like you

  • @zeynabahmed3161
    @zeynabahmed3161 4 года назад +17

    Intee.nabiga jecel scw scw scw

  • @asmasabanofficial4141
    @asmasabanofficial4141 5 лет назад +97

    Wlhi weligey like leyma sarin
    Manta isara bal wlal😭😭😭😭

  • @goodlady5357
    @goodlady5357 4 года назад +118

    Who is watching after markay qamar suugani kalatageen 😥😥😥😥 qamarow inbadan sooqoomamee 😎😎😎

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 5 лет назад +279

    Naagtan fankaa u baahan waayo waa jux jux iyo dabacsanaan waa dadkii bk markay masraxyada iska helaan fadhiga looga kici jiray🤣🤣🤣 hadaad reer burco tahay liketa isaar waa indrkiine 🙏🙏🙏

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 4 года назад +22

    yaa Daawanaya Maanta Oo ay TaHay sanadki Cuspa 1/1/2020😍

    • @amiiraapdikani1198
      @amiiraapdikani1198 4 года назад +1

      2020/10 April Friday Ayan dawanya😊😢

    • @yuusufdaauud6359
      @yuusufdaauud6359 4 года назад

      Anig waxan dawanay 2020 8/7/August malin jmc 8:18 am

    • @asima9161
      @asima9161 4 года назад

      29/ 8/202) maalin jmco ah

    • @nadiirahassan710
      @nadiirahassan710 3 года назад

      Wxn dawanaya 1/1/2021 sanadka cusub

    • @nadiirahassan710
      @nadiirahassan710 3 года назад

      @Azuu Abdullhi 2021 ban ku jira dadka wan ka horeya

  • @aksheymubarig2439
    @aksheymubarig2439 5 лет назад +33

    Ugbad walle waa fariid yar oo faraxsan horu mar fiican ayaan Ku leyahay iyo zido kle studio

  • @ishwaqahmed7232
    @ishwaqahmed7232 2 года назад +11

    Dhuubnida waa qurux iyo style masha allah

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 5 лет назад +407

    *haplaha duriyada hdaad ku faanto like ii saar wllo*

  • @abdi622
    @abdi622 5 лет назад +14

    UGBAAD araGsaN HaDaaD jeCeSHaHay Like Ta ii Saar 👍👍

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 5 лет назад +8

    Boqorada fanka Ugbaad Aragzan hore uzoco😘😍😘😍

  • @salmaanxuseen1735
    @salmaanxuseen1735 5 лет назад +6

    Ugbaad araagsan tageero ku ahay adi iyo waqal 😍😍😍😍

  • @mohamethjojo1595
    @mohamethjojo1595 5 лет назад +376

    🖒

  • @mariamaddeyali2635
    @mariamaddeyali2635 5 лет назад +5

    Wlh I like it heestan wxdba moodaa aniga inay iga hadleeso💯big respect fananada ugbaad aragsan

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад +32

    Duriyada Waaa dahab iyo dheeman dhar loo xiray inta duriyada ah like 👍👍

  • @omarabdinasir3509
    @omarabdinasir3509 5 лет назад +6

    Woow ciyaarteda cidi ka heshay 😍👉

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +13

    Waaaaaw amazing video 😱👏 keep going waqal studio

  • @muwahibabdi4953
    @muwahibabdi4953 4 года назад +14

    Wooow qali dumar hees shidan💞😍

  • @rohindeek7910
    @rohindeek7910 5 лет назад +63

    Manta An uku horey like isara dadkaygo💯 ugbaad aragsan 💯

  • @ridwanqalanjo5144
    @ridwanqalanjo5144 5 лет назад +38

    Hhhhhhhh ani ma aqano waxa u taro like ta ee aan arkee wexey dadkaa ugu oyaan ma oyaa mise wala isiina 😭😭😭Allah hooyo somalidu xasisanaa War like isaraaay😂

  • @ikranmohamed7879
    @ikranmohamed7879 4 года назад +6

    Ugbaad Aragsan boqorada fanka guulayso my queen ❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimcofarmaajo7875
    @nimcofarmaajo7875 2 года назад +1

    Heestan Yaa ila fiirsanaya 2021😃😃

  • @somaliqn3107
    @somaliqn3107 5 лет назад +49

    Ugbaad cod iyo ciyaarba u daa aad baan uga helay stylkaa iyo meesha lagu duubay 0:47
    #Waqal keep going bro😍

  • @maameyoung197
    @maameyoung197 5 лет назад +10

    Codka 100%
    Ciyaarta 100%
    Erayada 70%
    Video 100%

    • @E_Y_A13
      @E_Y_A13 2 года назад

      meesha iska bax shiikhow

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 лет назад +135

    Ala yacizaK fankii Durayadu
    HoyGii Fanka #HARGEISA
    Xowli buu Ku socdaa waynka
    Somalillander #UGBAD#ARAGSAN

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 4 года назад +6

    Hees wakhtigeedii ka soo horu martay !!!!

  • @dgram6313
    @dgram6313 5 лет назад +11

    Mostafe saleebaan 💯🙏
    Waqal studio 💯🙏

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +2

    Qoftaaan hindi maa laga rabay jir quruxbadanaaa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💖💖💖

  • @naimaali3151
    @naimaali3151 5 лет назад +3

    Qoftaan ayaanba ka helay Masha Allah 😍

  • @faynusfilkeedkaroon8967
    @faynusfilkeedkaroon8967 3 года назад +2

    Wallahi Qamar wuu kaa raystay heestii waxay noqotay mid adiga kugusoo noqotay ood qoomamaysay tagastad ka tagtay walahi qof qaaliyaad waydAy Waad waalatay kabacdi viva nasmiim soran

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 года назад +27

    2019 November Yaa ila DawaNayo🤣😆😆😃

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 лет назад +1

    Mashallah wata duriyadu ma niikiso isaman qawiso fankun wa haybad alle hii iga dhaliyey ayaa mahad leh viva dadkayga iyo fananitayd aanu jeclanay 😘😘😍😍😘😘😘

  • @hamdabalcade1875
    @hamdabalcade1875 5 лет назад +112

    Horta like maxaa laga Helga bal isaaara ileen gabdh duriyadaan ahye😍😍

  • @maryanmohamed1804
    @maryanmohamed1804 5 лет назад +1

    Ish cala ciyarta inaba caadi mahan hore u soco ugbaad Aragsan wixi kula qurux badanado inbdan so qoomamey 😍

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal3428 5 лет назад +5

    Quruxsan hormar wcn XytoH❤❤❤

  • @mascud3079
    @mascud3079 Год назад +1

    Heestan Xasuus Gaara bay igu leedahy Mrkaan maqlo xasuuus. Bn gaalaa Cajiiib😢

  • @4ktmakaveli130
    @4ktmakaveli130 2 года назад +3

    Dhabtii hestan waxaan daawanaya mar keygii afarad umaleena oo taarikhdu tahay 22 October 2021 waxeyna ka hadleysaa ugbad waxa caloosheda ku jira fanaanad cod iyo qurux iyo jir illaahey isku siiyey tahay horey u soco siz waxa laga yaaba generation soo socda mis sanadaha danbe inad aragtid hadaa aragtid plz iducee inuu ilaahey ihanuuniyo🥰💯

    • @ahmedfiiraan3383
      @ahmedfiiraan3383 Год назад +1

      Amiin Zhp Alle Haku hanuuniyo

    • @4ktmakaveli130
      @4ktmakaveli130 Год назад +1

      Caawa oo ah 22october 2022 hal sano ka hor qorey qoraalkan ilaahow cimri dheer iyo caafimad taam ah iyo cibaado suban ha siiyo ani iyo waalidkeen iyo dhamaan wixii Muslim ah allow jannatul fardawso gee wixii Muslim ah oo dhintey oo aan wax uduceyn heysan allow muraad baan leeyahee isahal🤲🤲

  • @somalindsomalilnd2404
    @somalindsomalilnd2404 5 лет назад +67

    Dayax mxa lagu maganyahy
    Dadkuba waa wada diyaanee
    Yaa xuquqda dayax udodaya like
    Isaara

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 5 лет назад +7

    Ugbaad maxamed
    Waqal
    Mustafe salepan
    Furinle
    Shaqo wacan shp Runti Haysaan

  • @khadirahassan6262
    @khadirahassan6262 4 года назад +7

    Anoo Qudha
    Kuu Huraad Daraad Is Qaloocisee💔
    Imika qamar Sidaa Ku Dheh Ugbaadeey😂😂

  • @naphamouze3998
    @naphamouze3998 4 года назад +4

    Ugpaad aragzan boqorada codka
    Keep going Zizter ❤❤❤👑👑👑💋💋💋

  • @munomoha4955
    @munomoha4955 5 лет назад +1

    Qoftan kaliya iyo yurub geenyo ban ka dhagesta dumarka xidigaha geeska cod lama dhihi karo MashAllah

  • @bulshawicade4281
    @bulshawicade4281 5 лет назад +5

    Ugbaad markan shadiyo sharaf u egataybee cidba garan mayseeeh 😁

  • @6ix9inepizoozsomaali24
    @6ix9inepizoozsomaali24 3 года назад +1

    Hestani waxay so baxday anigoo libiya jooga imikana from Austria 🇦🇹✌✌

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 5 лет назад +5

    Waqal top vedio wan ku taagnahay haataf cabdi cidla dirtay

  • @cumarjaboutiofficial2383
    @cumarjaboutiofficial2383 5 лет назад +2

    Ugbad aragsan VIP da hargysa kugu fana wllshaey

  • @ahmedjama1132
    @ahmedjama1132 5 лет назад +9

    Waqal studio hormar wacan

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 5 лет назад +1

    waqal ada uhoreya muqaalada nin adag iga dheh
    soooo beautiful

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 лет назад +11

    Dumaazhi ugbaadey Xoolaha noo asturdee ileen kharashbaa naga kaa galee

    • @mohamudabdirashiid4097
      @mohamudabdirashiid4097 5 лет назад

      Iyagoo markii horeba banaanka yaala ayaad xoolaha bixiseen😄😄

    • @hamze5225
      @hamze5225 5 лет назад

      @@mohamudabdirashiid4097 xoolaha zxb mArkii hore manan lahayne imakaanu danbaabna

  • @som-techmobilesolution4258
    @som-techmobilesolution4258 5 лет назад +1

    Walhi anigoo midh garn intah daawnysa heestn walhi anigoo midhi ery qudhsneen waxy igh hadlysaaa aniga walhi anigy igh hadlysaa walho umda muslimiintah isoo duceeya walhi walaalyaal jecl ayaan layaabaana iyo taginta aan kal tagny markaan heestnbaaba soo baxy markaa umdeey isaar leeg wllyaal isoo duceeya inuu ilhy isiiyo qofkan jeclhy amiin iyo iskgoo ijecl ilhy haytuso wllyl amiin

  • @hanadmusa7390
    @hanadmusa7390 5 лет назад +4

    She is beautifull God bless our somali girls they are beautifull girls of the world ( ugabaad abaayo wad qurux badantahey inkastoo lagu qabo

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 5 лет назад +1

    Waan ku haystaa UGbaad aragsan

  • @faadumoaadan5723
    @faadumoaadan5723 3 года назад +7

    Yaaa iladaawan 2021

  • @nuurohuda4342
    @nuurohuda4342 5 лет назад

    Ugbaad aad baan ku jlchy xbbti walhi nolow argtidid ayaan radanye waaayo walhi wll waaa ka heliye Mansha allah ugbaad iyo maxmed khry ayaan idin rajanyee xbbti qurux

  • @aymanhadsan9751
    @aymanhadsan9751 5 лет назад +10

    Absolutely she is lyk a dimound de way she is dancing 💃🏼 🌸❤️

  • @zahraabdirahman767
    @zahraabdirahman767 5 лет назад +10

    inta stelka ugbad ka heshay like isara😄😄

  • @hassangurxan1658
    @hassangurxan1658 5 лет назад +4

    Taageero number 1 like iisaara intii taagero.u ah ugbaad aragsan❤✔

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 лет назад +1

    Ugaab deydq caashaqa wle waadka baxstey heestan wooow 😍😍

  • @oscarlyrics6767
    @oscarlyrics6767 5 лет назад +7

    Hollywood waqal#
    Hargeisa # keep going

  • @ailaafnanhassan3801
    @ailaafnanhassan3801 5 лет назад +4

    Ugbaad Aragsan qurux eesh calA hees iyo style waaaw ah hore usoco ❤️❤️

  • @AxmedG
    @AxmedG 5 лет назад +3

    *صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم*

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 5 лет назад

    Mar un ku qanac qurxda hargeisa ee iska daaya wxa is dul saareysaan bilcdi asalka eheed ee waqooyiga amin

  • @Abdihakem
    @Abdihakem 5 лет назад +5

    AragzaN dhalad aH RunTii😍😍😍❤

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 4 года назад

    Adaa qorshi diile Qaraark mar soo dha dhamii wuxii kula qurux badan yarko soo qoma mee

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 лет назад +5

    UgbaaD iyo waqal ba wlhi waysoo baxeen

  • @abwanahmedbelguim5208
    @abwanahmedbelguim5208 5 лет назад +2

    Boqorad Iga dheh wan Ku aminsanhy Wllshay qliya ugbad
    Waqalka iyo mustafe Saleeban baa kuu dubay oo hawada man galin wale waa been tagero khasa sxbo yaal Maxay dhihi jireen like ii Sara miyey ahyd

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 лет назад +6

    Codka 100%
    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Vedio100%
    Ciyaarata 100%
    Tagtay wax lagaaama qaban karo
    Ugbaaad 🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 5 лет назад +20

    *UgbaaaD aragsan waxan ka baqaya inan ka qaado Qamar sugani bal ka qariya comentiga Qamar Yaan lay xidhine*
    Halkan tabo Blue noqonaysa walhi
    👇

    • @SaalaxYare-vx8ht
      @SaalaxYare-vx8ht 6 месяцев назад

      Qamar oo ti afraad marayaan comentigaga aqrinayaya sorry 😔 jaceyldii saqiiray

  • @samiraziman2310
    @samiraziman2310 5 лет назад +7

    Intii somalinimada jecel like isara

  • @runlawinahaji7398
    @runlawinahaji7398 5 лет назад

    Hesehedo dhami milion bay xaq u leyin waa fananad iyo badh ugbaada

  • @absomalimediapro1010
    @absomalimediapro1010 5 лет назад +3

    Boqorada stylka iyo qurux iyo cood mcn oo xabeeb leg❤

  • @feyzalbedani655
    @feyzalbedani655 5 лет назад

    eesh calaa Video.. I This is COOL VIDEO.. nICE woRK miss UGBAAD ARAGSAN

  • @cirisaaq____gacmo7989
    @cirisaaq____gacmo7989 5 лет назад +7

    Nice songs👌
    Ugbaad aragsan Voice💯
    Team waqal studio Halkan👇

  • @samiaisse7070
    @samiaisse7070 5 лет назад +2

    Queen of queens ugbaad aragsan top😍🔥🔥🙏👏👏

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 5 лет назад +26

    😠 waliga dad wax haka baryin xata like alle haka yeele

  • @milannuurabdi4417
    @milannuurabdi4417 2 года назад +1

    Laxanka Mohammed bakol ciro
    Another level 💯👌 wlhi

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 лет назад +6

    Muuqal cajiiba waqal Hore usocda

  • @abdinormohamedmohamud3429
    @abdinormohamedmohamud3429 5 лет назад

    Waqal studio waa kaaa hayaa asxby liketa dee