DAAWASHADA AFLAAMTA XUN-XUN ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil (Ep.10)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 94

  • @Sheikh21-i8j
    @Sheikh21-i8j Час назад

    ILhow Naga madoobe Dhamaanteen 🤲

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 7 месяцев назад +44

    Sheeq mustafe macalinkeyga aan dhagaysto markey murugada ihayso
    Aad baan kuugu dhiiri galinayaa inaad khayrka kufaafiso youtubka cusub 👍💯

  • @MaxamedMukhtaar-d4h
    @MaxamedMukhtaar-d4h 7 месяцев назад +58

    Ilahaayow Kamadoobe dhalinyarada Ladhiban 😢

  • @axmadmaxamuudbarre1235
    @axmadmaxamuudbarre1235 6 месяцев назад +10

    Ilaahow naga madoobe🙏💔

  • @maan8746
    @maan8746 7 месяцев назад +18

    Sheekhaan umada wax badan ayuu uqabtay allaha ka jazeeyo

  • @CrashiidXuseen-nb7ot
    @CrashiidXuseen-nb7ot 6 месяцев назад +3

    dar ilahay Ayan kujeclahay shl alle Haku barakeeyo khayrka iyo wanaga dartii

  • @lacasomaxamed
    @lacasomaxamed 6 месяцев назад +12

    Ilaahayoow iga maduube

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 6 месяцев назад +5

    Subxaanalaah ilaahoow na hanuuni dhalinyarada ilaahoow nootoosi

  • @0776-s7u
    @0776-s7u 7 месяцев назад +23

    Xasbunallah wa nicmalwakiil I llahayow na hanuuni o nahagaji shaydan iyo sharkisaba nagaxijab

  • @JaabirCismaan
    @JaabirCismaan 6 месяцев назад +4

    Allaw naga madoobe dhamaanteen 😢😢🤲🤲🤲

  • @maan8746
    @maan8746 7 месяцев назад +11

    Youtuoer ado kale oo kheer soo gudbiyo umada aadey ugu baahantahay wada fiican heeysaa hore usoco

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 7 месяцев назад +4

    Alle ha barakeeyo sheekha mahadsanid.

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 7 месяцев назад +3

    maansha allah shekh mustafe ismaciil haaruun jazaakumullahu kheyran sheekh insha allah

  • @MeymaAhmed123
    @MeymaAhmed123 7 месяцев назад +10

    Welcome i.a saa diinteda nogu sogudbise allah kaga abaal mariyo❤🎉

  • @popular7493
    @popular7493 7 месяцев назад +14

    Walaal musiga gaabi adoo mahadsan

  • @AbdirizakmohamedMohamud
    @AbdirizakmohamedMohamud 6 месяцев назад +1

    M.a Allh swt haino barakeyo sheickena❤

  • @Qeizar_Noor
    @Qeizar_Noor 6 месяцев назад +1

    الحمدلله على كل حال ❤

  • @MuhsinBile
    @MuhsinBile 7 месяцев назад +3

    Allah ku barakeeyo sheekhanaa

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 6 месяцев назад +1

    Ilahayow na so hanuuni 🤲🤲

  • @MedKamilali
    @MedKamilali 7 месяцев назад +3

    Machallah sheik Moustapha

  • @husseinadan2544
    @husseinadan2544 6 месяцев назад +1

    Kheerka hore usii wad wllky

  • @IsmaaciilCqaadir-th5pm
    @IsmaaciilCqaadir-th5pm 7 месяцев назад +3

    Mashallah Shaikh Allah no barakeeyo

  • @AyuubAaliAhmet
    @AyuubAaliAhmet 6 месяцев назад +2

    Ilaahow naga madoobe

  • @HassanGabow
    @HassanGabow 7 месяцев назад +13

    Youtubka cusub waan bogaadinaa
    Horey usoco wall kheyrka faafi haka caajisin

    • @fatwomedia
      @fatwomedia  7 месяцев назад +5

      Mahadsanid walal

  • @FadumoXaaji-h6i
    @FadumoXaaji-h6i 6 месяцев назад +2

    Keep going lipaax

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi 7 месяцев назад +4

    Waa RuNtti WllHy 😢😢

  • @HassanAbdi-m7v
    @HassanAbdi-m7v 6 месяцев назад +3

    subxaana laah

  • @KhaalidAbdi-t2y
    @KhaalidAbdi-t2y 7 месяцев назад +1

    Soo badi wll❤

  • @shukrimohamed9071
    @shukrimohamed9071 Месяц назад

    Walalyal iducey inas illehey ihanuuni oo salada illehey ijecleysiyo

  • @ApdilaahiAxmed-h8l
    @ApdilaahiAxmed-h8l 3 месяца назад

    Ilahay haynonaxariisto 1:32

  • @MahammedAbditahir
    @MahammedAbditahir 5 дней назад

    Ilahaw iga DulQaaD wan la dhibanahaY

  • @nuunekhan7691
    @nuunekhan7691 7 месяцев назад +3

    Mazha Allah well come wll mcn aad baan kugu taagiri doonaa qeyrka i.a😊

  • @maxamedaliqawaare6358
    @maxamedaliqawaare6358 4 месяца назад

    Mashalh

  • @abdilahiahmed3295
    @abdilahiahmed3295 7 месяцев назад +3

    Mashallah

  • @yacoubkalif5255
    @yacoubkalif5255 7 месяцев назад +5

    Soubhanallah Alleh aa ku dhanbi dafo ee please wll ayado quranah oo badan buu shekhi sheegayh ee musiqu oo shukul shedan ee kaa bii

  • @ShiduJunior-s9g
    @ShiduJunior-s9g 6 месяцев назад +4

    ❤️❤️‍🔥

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 6 месяцев назад +2

    Absolutely

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 7 месяцев назад +1

    from waaberi media❤

  • @CrashiidXuseen-nb7ot
    @CrashiidXuseen-nb7ot 6 месяцев назад +1

    Ilahaow Naga ilaali xumaanta

  • @Khalidabdirashidbade
    @Khalidabdirashidbade 7 месяцев назад +61

    Mar walipa cod kan so saar ad bu uqurxiyaa shekha zxb

    • @Englishelementarylevel
      @Englishelementarylevel 6 месяцев назад +6

      Wll shekha Allah ayaa hore u qurxiyey balse , qurxin kale ma u baahno 😔😔

  • @daariqisse143
    @daariqisse143 7 месяцев назад +3

    Musica gaabi wll Waa saa id

  • @King55555-x
    @King55555-x 7 месяцев назад +8

    Ilhow iga madowey xumantas😢

    • @Motiva647
      @Motiva647 7 месяцев назад

      Wallalo taju dhikrika akreso fadlika RUclips ka bar

  • @MohammedCiise-f9k
    @MohammedCiise-f9k 3 месяца назад

    Allow iga madoobey 😢

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 7 месяцев назад +8

    Codkan aad muxadarada saartay sharciyan waa xaaraam wllo ee sideeda kuso gudbi muxadarada khayr allaha ku siiye

  • @AbdikanibinHaji
    @AbdikanibinHaji 2 месяца назад +2

    1/12/2024

  • @AbdiAbdi-n3k
    @AbdiAbdi-n3k Месяц назад

    😭

  • @abdullahiahmed281
    @abdullahiahmed281 6 месяцев назад +1

    Jazaka allaah. Lakin ka dhaaf music. Aso wax ladulsaarin ayu macan badan yahay wacdiga mahadsanid

  • @hirakoshinji-e8k
    @hirakoshinji-e8k 7 дней назад

    1 day

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 7 месяцев назад +6

    أعزذ بالله من الشيظان الرجيم
    Allah Sw Ayaan Ka Magan Galnay Nolol Hoosaysa iyo Dulinimaba
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك يا رحمان الرحيم 😢😢😢

  • @LIBANCABDI-g8w
    @LIBANCABDI-g8w 4 месяца назад

    𝘐𝘭𝘭𝘩𝘺 𝘪𝘪𝘨𝘢 𝘮𝘢 𝘥𝘰𝘸𝘦𝘺

  • @youtubeSports.Channel
    @youtubeSports.Channel 6 месяцев назад

    Subxanallah💔😢

  • @mahamuudsahal2440
    @mahamuudsahal2440 Месяц назад +1

    Allow iga mado bey waxas

  • @fatwomedia
    @fatwomedia  7 месяцев назад +3

    Codka Muuqaalka Oo Nadiif ah Halkan ka Daawo Link-ga ku Dhufo 👇
    ruclips.net/video/kX1Ow41VMxc/видео.htmlsi=75BE-I8voQxhRlt_

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan 6 месяцев назад +1

    Sxb Background"ka musiga ah kadaa sheekhu quraan ayuu kusoo daray maxaadarada

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed 6 месяцев назад

    😢😢😢🤲🤲🤲👍

  • @HassanAbdi-m7v
    @HassanAbdi-m7v 6 месяцев назад +1

    alahayow shaydanka naga qaboos adan kama ashtakoneyna adunba naga abandoned kara

  • @wiilhoog10
    @wiilhoog10 7 месяцев назад +3

    Sxp musica gaabi plz

  • @KhadarOsman-iy7pc
    @KhadarOsman-iy7pc 6 месяцев назад +1

    Muxaadaraa codka kajara

  • @mohamedalmaftuux8852
    @mohamedalmaftuux8852 6 месяцев назад +1

    Codkaan kaqaad wll

  • @Abdimahad10
    @Abdimahad10 6 месяцев назад +1

    Musica gaabi Wll

  • @ABDI.Madoowe
    @ABDI.Madoowe 7 месяцев назад +2

    Janno GaLe Music gaN Naga Daa Ama Naga Gaabi Sheekh Codkiisu bilaa music buu ku fican yahaybe

  • @RaaaDisow
    @RaaaDisow 7 месяцев назад +2

    Music-da inaga gaabiya

  • @osmanshorts7443
    @osmanshorts7443 7 месяцев назад +1

    ma music ban dhagaysaa mise muxaadarada????

  • @mustafemaxamed8363
    @mustafemaxamed8363 7 месяцев назад +1

    Muxadirada sideeda kusoo gali. Background dhan ka reeb wllo. Hala daawado ama yaan la daawane

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 7 месяцев назад +1

    Wll sound effect ka reeb

  • @Husni_l
    @Husni_l 7 месяцев назад +3

    Ka gaabi background ka wll

  • @abdi7932
    @abdi7932 7 месяцев назад +2

    Codka Backgroundka gaabi waxba lagama maqalayabee

    • @fatwomedia
      @fatwomedia  7 месяцев назад +1

      @@abdi7932 waakan isagoo nadiif ah ruclips.net/video/kX1Ow41VMxc/видео.htmlsi=ukOl9KBGBSAZpwyb

  • @catishabdi877
    @catishabdi877 6 месяцев назад +1

    Codkan kadaa sxb

    • @fatwomedia
      @fatwomedia  6 месяцев назад

      Waan ka daayey sxp.

  • @hooyomcn458
    @hooyomcn458 7 месяцев назад +3

    Dhalin yaro waa iga talo filimaanta xun dawashadooda iska dhaafa

  • @King_Abdirahiim
    @King_Abdirahiim 6 месяцев назад +3

    Wll Codkaan background saaran magiciis? Wa u baahanahay!

    • @fatwomedia
      @fatwomedia  6 месяцев назад

      @@King_Abdirahiim Islamic background sound ku qor website ka (pexels sound)

    • @zakariyemohamed143
      @zakariyemohamed143 6 месяцев назад +2

      Music Low Ka dhig Pro Hadaad iska Dhaaftana Kasii Fcn✅️🤝

  • @Ali_Moh2023
    @Ali_Moh2023 6 месяцев назад +2

    Why you putting these sounds it’s annoying I can’t hear it clearly

    • @fatwomedia
      @fatwomedia  6 месяцев назад

      @@Ali_Moh2023 waakan isagoo clear ah sxp Link-gan ku Dhufo 👇ruclips.net/video/kX1Ow41VMxc/видео.htmlsi=RpS7p6ZI9bq6XG8G

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 7 месяцев назад +2

    Xoga musiga ka gabi sxp melhose ka dhig asiga ka dher

  • @KhadarAdan-gl7wn
    @KhadarAdan-gl7wn 6 месяцев назад +1

    War gurka fududeya shekada wey iska fududahy san caqli maahn

  • @Motiva647
    @Motiva647 7 месяцев назад +1

    Wallalo kherka iyo music o haram ah maiskalan 😢 nasixa music marka dakeysan wa danbi Marka dadka dakaysin wa danbi kale maraka lawa danbi hasomayn Allah na dadka Dan wuudanbi dafa kuwa Moye bananka usu bexeya yacni dadka tostosa .

  • @thewariah
    @thewariah 7 месяцев назад +2

    Codka lasocdo kasaaraa. Waxba lagama maqlo