War Cusub Ayaan idin Hayaaaa…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии • 158

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z Месяц назад +16

    Amay kuficantay inaad amusto abayo

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 Месяц назад +13

    Istaqfurulah dheh aduunkay sugayso ilaahay baa u haya 60 jira baa dhali kara waaba inantaa yare gafka ma fiicno afkaaga gafka iyo isla waynida waligaa ka ilaali ilaahay adigana awlaadaada hakusoo celiyo dhaxdiinana khayr ha dhigo

    • @indadeeqmahmud5916
      @indadeeqmahmud5916 Месяц назад

      Inteey ilahay ugeftaay ayeey carurteda kaso carartay.
      Naya Fadumo. Don’t calacaal kharbashaka ilahay adiga u yertaay. Iska celi ilahay.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад +8

    FADUMOY ABWAN BADAL AUN WUXUU AHAA NIN SHIIKHAL AH WAANA MAGAC SOMALI SHAKIRA SOMALINIMO ADIGA KAMA SAARI KARTIDE NABAD HADAAN CIDNA KU QABAN KARIN ALLAAH AYAA KU QABAN KARA EE ALLAHA KAA QABTO

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Месяц назад

      @@casalasal6466 abaayo anigaa aqaan ugu yaraan 10 qofoo badal la dhaho subhaanalah waxay sheegto ayay weyday

  • @anababdi7563
    @anababdi7563 Месяц назад +11

    Maladhaysnimadu cay mahan waa Sifo Quran Kaana lagu sheegay

    • @indadeeqmahmud5916
      @indadeeqmahmud5916 Месяц назад

      Dee laguma fano. Ilahay walagu shukriya laguna xamdiya hallooo!!

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs Месяц назад +5

    Hada naagtan wayn maxey sheegtay Bismilah

  • @siradm
    @siradm Месяц назад +14

    Ilamahaaaga Ilaahay swt waxan ka baryayaa inuu kuu soo celsho abayo laakiin sixir iyadu masheegine ha ku dambaabin, qof in sixir lagu sheego waa dambi wayne iska dambi yarayso walaashay, iska dhaaf

  • @how9125
    @how9125 Месяц назад +3

    Waxaa ilaawde iney 90 sano ku dhashey xaskii nabi suleban ilmo kuma xerna cimrika Hada mar Labad danbi kale 🥺

  • @aishadegan6438
    @aishadegan6438 Месяц назад +9

    Qof madhalays qof ku caayey waa bilaa diin

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane Месяц назад +3

    Faadumo waxaatihiin dad waaweyn nagama aydaan xishoonin hadaad cayday waaqalad laakiin waxaan ka xumaaday caruur soomaaliyeed oo gaaaaal gacantakuhayo dadaka ku faraxsan taas waxkastoo idiin horeyay damiirkeygu waadiiday sidan hada aad wax uwadaan idinka ayaa ku sharaf beelaayo naaguhuna waxay u arkaan xaraabo eee ALLAH ka baqa dhamaantiin habloow

  • @Minalove5529
    @Minalove5529 Месяц назад +3

    Subxaana Allah maad ka roonaatid hadayba kugu gaftay oromadana iyo soomaaliba Allahbaa Abuuray Allah ka cabsada

  • @FatumaHassan-m7n
    @FatumaHassan-m7n Месяц назад +5

    Waa ku salaamay nin aan shanta kaa reebin sharci kaama reeb ku soco

  • @Aisha_lifes
    @Aisha_lifes Месяц назад +7

    Badal waa magac somali mida kale gabadhan waa gabar yar weydhalee hadii alle uqoree ka dhamoow qqbka u hadleyso waa qalada wax jid kugu furmiwayey waye midakale adi in hadasho ma aheeeen ceeeb!

  • @hanamulah2591
    @hanamulah2591 Месяц назад +4

    Waa naag xasid wallahi ilmaha laga qaday ayay kufataxsantahay

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Месяц назад +1

    Xaqiiq naagtan xaasidad waaye fadumoy iska quraan saar sixirkeeda

  • @canab-t8j
    @canab-t8j Месяц назад +10

    berigii horey waan kuu ducayn jirey kuu danqanjirey laakiin marka xaalkaagii isrux iyo faan kusoo dhamaaday waan joojiyey in aan ku daawado. hadana wax macno ah kamaad hadal aan ahayn faan iyo qabiil cay

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Месяц назад +2

      sawdigan hada dawanaya 😂😂😂istaaqfurullah

    • @canab-t8j
      @canab-t8j Месяц назад +4

      @UmaAhmedMacan hada waa iga soo horbaxday waan isidhiy bal waxay kaga jawaabtay eeg eedayntii loosoo jeediye saa waa uun iska aflagaado iyo faan.

    • @IsmahanIsmhn
      @IsmahanIsmhn Месяц назад

      Akhas gabadha ha caayin uff

    • @canab-t8j
      @canab-t8j Месяц назад

      @IsmahanIsmhn qabti qabyaaladaa KY dhaqaaqday miyaa

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Месяц назад

      @@canab-t8jwllo ma ogin inagu kolay xaqiiqda lkn gabdhan wa dhibantay o nabaradeedu way muqdaan o beekeediba ka maqan gandhasna iyado raali gallinaysa xata wan arkay tiktoka lkn kama hadho wana gabdh wali da.a yar qurbana joogta may raadaato isku beeris iyo xal kale maxay walashan kaga digan mar walba kolay ani gandhasa ila gardaran wlhi midna qabiiladooda ma aqan 😢

  • @faadumocabdi852
    @faadumocabdi852 Месяц назад +1

    Faadumo ilaahay ilmahaaga hakuusooceliyo shar walba ilaahay ha kaaxijaabo aamiin aamiin

  • @zalmaanmahamed6358
    @zalmaanmahamed6358 Месяц назад +2

    Qabiil Dhan ama qowmiyad ha caayin ILAAHEY ka baq Naagtaa is ka celi aflagaadada Qabiilka jooji Anagaa udhalaney dhulkaa ceynesid caruurtaada ALAHA ku so celiyo Oroma Ka har Naagta iska celi

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w Месяц назад +1

    Ilaaheey ilmahaaga hakuu soo celiyo faadumooy hadaan fiiriyey dad badan oo kaa maseersan aan ujeedaa kartida iyo geesinimada waa loo dhashaa

  • @shuali2740
    @shuali2740 Месяц назад +2

    Oo hada somali tahay iyaduba waa somali adigu dhalasho ma bxisid awladana in la qaato allah aya qadaray dumar aya tihin kala xishooda

  • @beeloshow5691
    @beeloshow5691 Месяц назад +2

    Waa naag in eey muslimka dulmiso u soo jeesatay Ilahey la cabso ee muslimka dhaaf

  • @FadumoYusuf-w3f
    @FadumoYusuf-w3f Месяц назад +1

    Naa gabadha ka xishoo way ku dhaantaaye

  • @Aflaxo
    @Aflaxo Месяц назад +2

    Soogal tiktok please naagtan an dhulka ka taagnee?

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 Месяц назад

    Naa xishoo oo umada iska daa oo ilaahey bari in ilmahaaga kuu soo nabad aruuriyo

  • @bahjoali8526
    @bahjoali8526 Месяц назад

    Naagahan abaayo haku mashquulin horay usoco

  • @Aflaxo
    @Aflaxo Месяц назад +3

    Ineey somali dhalad aheyn waan dareemay. Somali dhiigoo ka da'aaya ayaan nabbada qaataan

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 Месяц назад +3

    Ilaan qofta kahari weyse wa oromo subhana Allah wallahi qalubta ixanunte illahey guul hakusiyo Fathumo 🤲🤲🤲❤️❤️🌷💐🌹🫶

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 Месяц назад

    Hasugin waxaan raadineeyso cibaadeyso,macnahee ka wadaa hee subhaanalaah fatma wali Suaad gabadha ku Socotra walal

  • @umuabdirahman4620
    @umuabdirahman4620 Месяц назад +2

    waa xasidad nolash waay ku quuri la dahay waxey rab tey in aada wax qabsan qurux daa iyo kartidaa beey ku nax santahay waa cadow qumayada alle ha kaa qabto

  • @Niceone_love
    @Niceone_love Месяц назад

    Aduun iyo xaalkii Alkibriyaa u llillaah

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 Месяц назад +2

    Dadka dhintay haka shekeyn naxariistii islanimo xagey aday subxanalaah fadumo ilaahay ka cabso RUclips wax lala imado mahan bisinka

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi Месяц назад +3

    hadal mataqaanid meel fariiso oo gabdha ka har

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Месяц назад +2

    Allaha kuu sosahlo umuurahaago dhan iyo umuuraha muslimiinta odhan

  • @luulnuurcali-gk2vs
    @luulnuurcali-gk2vs Месяц назад +1

    Walaalay allekacabso aamusnaataakuu kheyr badan

  • @sunnisunni5767
    @sunnisunni5767 Месяц назад +4

    Baabili waxaa daga Hawiye dhul mataqaaniin lkn waxaa qaatay oromada dhul balaaris ayay wadaa ilaa hada Bas soomali sorry wan kaxumahay inaa maalin kasta dhu laqaato intaan madaxa isgula jirnay 🇸🇴😱👋

  • @hanna-vl1ch
    @hanna-vl1ch Месяц назад

    dulmiga jooji that's why ilaahay kuu ciqaabay dulmiley gabadhar kahar waad dhali kartaaye

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 Месяц назад +1

    Fadumo alle ilmahaaga hakuu soo cesho lkn qofna iin rabi laguma caayo inader haday run tahay rabigaa utoobad keen

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Месяц назад +1

    Ilahay Ha idin xafido

  • @marwasadiamohamedomardagan8284
    @marwasadiamohamedomardagan8284 Месяц назад +1

    Ina adeer allaha cadawga haka qabto❤

  • @xaawocabdi187
    @xaawocabdi187 Месяц назад +1

    Ilahay hakafarxiyo abooyo

  • @aragsan
    @aragsan Месяц назад +2

    Babiilii wa oromo somali maha shakiira oromo wa

  • @faizaelmi1158
    @faizaelmi1158 День назад

    Nayaa edeb yeelo adeerkeey badal afkaaga kala bax adaa ilaahey masiibo ku tusey

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w Месяц назад +1

    Kkkk waxaan ku qosley ileen wuxu somali maahan

  • @HamiltonHamza-l3m
    @HamiltonHamza-l3m Месяц назад +1

    Kibirka iska daa abayo ma ficneer

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 Месяц назад +1

    Naagtaas wa qumayo allah kaa qabto wlhi

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Месяц назад +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @Aisha_lifes
    @Aisha_lifes Месяц назад +1

    Ma iloowday ayantiii sharmoboy qabiil ku duqeysay naaa tariiqda dib uraaac

  • @nasromuuse6578
    @nasromuuse6578 Месяц назад +1

    Saxaxiix habo walaahi qof qalbi fiican aaatahay

  • @AbdiRahmo
    @AbdiRahmo Месяц назад +1

    Malin uun baad heli ilmahaaga insha alah

  • @nimco7355
    @nimco7355 Месяц назад

    Faadumow wey dhaartey halal aaminow dumerka soomaaliyeed. Alleh ka baqa

  • @susua1895
    @susua1895 Месяц назад +2

    Diir iyo oromo sawa sawa waye orood ilmahaga so firso

  • @leylahassan7835
    @leylahassan7835 Месяц назад +2

    Walahi oromo weey u egtheey

  • @RowdaSheikh
    @RowdaSheikh Месяц назад

    Asc abaayo meel saar qumayad balaayo ha qaadee

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 Месяц назад +3

    hada qof yad iska celinaysa hadan dad dhan ku gafaysa oromo qoomiyad shekh iyo sharif baleh

    • @dheemandegan4603
      @dheemandegan4603 Месяц назад

      Naa ma adaa oromo ah oromo waan neceb nahay anaga muslimkooda kuma aynaan waydiine

    • @munaqalbidhaya6312
      @munaqalbidhaya6312 18 дней назад

      hhhhhhhh adi xitaa wax kuma waydiin​@@dheemandegan4603

  • @AfraaxXasan
    @AfraaxXasan Месяц назад +2

    Naagtaan horta xaasud waaye waxa dabadhigay horta xasidkaweykamuuqataa ilaah hakareebo

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Месяц назад

    Ilaahau xaqa ha idiin tuso gbdho caysh wadaagay inay is caayaan waa foolxumo maamo faadumo adna ilaahay ubadkaagii cadowga hakasoo qaado

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +5

    shakiira soomaali dhiigeeda malaha waa xaasid

  • @Jihan-h8w
    @Jihan-h8w Месяц назад

    Ileeen qabiiilkba mar naagta sheegeneysay😸😸

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 Месяц назад +1

    Beryahan qof walboy qof is gafaan Somali ma tihid iyo oromaa tahay aa suuqa loo gelinaa 😂😂😂😂😂😂😂 Shaakira ciday somalinima ka baryeysaa maleh Ilaahaa somali ka dhigay codkarnimana naag ku gaarta maleh ubadna laba jiray u tahay oo Ilaahaa u haya. Lacag walboo ku baxeysa kulahaa oo lacagtaas hadaad haysa maad caruurtaada ku keensatid. Sheekoy ku nacay

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 Месяц назад

    Youbute ki a uso ordeyse san miya 1 day ago 8 kun😂😂ado live tiktok iska so gasha ku dhante 😂😂

  • @nasteexogalaalshe8539
    @nasteexogalaalshe8539 Месяц назад +10

    Baabili waa dhul soomaaliyeed walaale annagaana ka imaanay waanuna kaa sinji iyo nasabiyad fiicanahay kaana laandhereysan nahay intaas markii lagayimaado waxaa ladhahay nin daad qaaday xumbo cuskay gabadhaad ismaagteen iska dhici balse qabiila cayga jooji
    umaleyn maayo qof soomaali ah oo aad ka qabiil fiicantahay inuu jiro
    annagoon ku aqoonin baanu habeen iyo maalin kuusoo duceyn jirray adna baabili baad rabtaa in aad qof ku caydo dameer sinjibiil muxuu kayaqaanaa madaxda ugu sarsarreysa ee xamar katalisaa inay baabili ku dhasheen yaa kubara

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

      Walaal anigaa arkay naago oromo ah oo soomaaliga nagabadya siday u hadlayaan ogaadeen ayaad moodaa waxay dhaheen waxaan isladagnaa soomaali walee waanaga badiyaanba luuqada soomaaliga marka soomaali waala sheegtaa markaan ogaada taas soomaaliyeey

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Месяц назад

    Sister dadka kaa maseersan ha u soo jawaabin
    Bini aadam lama qanci karo .
    Allah ka magangal haba u soo jawaabin.
    Waxaa dareemi karo qoftii wax
    Fahmeeyso . Labo qof waay is dagaali karaan laakiin maxaa keenay in lagu daba socdo sanado 😂😂😂😂
    Soomaali OO dhan ayaa kuu soo duceeyneeso allah awlaadaa ha kuu soo celiyo ayagoo caafimaad qabaan allah kuu xifdiyo .

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Месяц назад

    Sual ayaa is waydinaa hadii fadumo ay madhaleys ku cayday kaba soo qabo in ay ku cayday oo ay ahed qof xanaqay meshay ay ilmaha ka habarayso may ka ducaysato ilen waxay tiri habar kayga ayaa la aqbalee ducada lama aqbalayo miyaa habar basaa la aqbalaa

  • @susua1895
    @susua1895 Месяц назад +2

    Naa gabdhadha ka leex bila dhaqan baad tahaye waxo isma dhantan aduba sura tahaye langabadyahey isha gabadhas waa tan meshas ku dhigtay dukanka yusan kula guban habara qabtaye uff waxanan xishoneen waye kwrn waxan jahilaad uf dheh

    • @sahrakayfsahrakayf56
      @sahrakayfsahrakayf56 Месяц назад

      Ada muna faqad naya ah gabadhan ilma ka maqan danayso dirna langaab maha ee dhamad yelo

    • @MowlidBashir-o3b
      @MowlidBashir-o3b Месяц назад

      Surre waa dad nasab ah oosinji iyo sowrac leh naayaa langaab haduujiro waa adiga intee kuxanuuntay yaahuu

  • @LindaPro-d5u
    @LindaPro-d5u Месяц назад

    Ilhay ba kachray xaqed

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Месяц назад +2

    Xasid nimadeda ayaanba ka arkay ineey ethopiyan tahay

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 Месяц назад

    AMUSNAANTA ILA WANAGSAN😢

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi Месяц назад +2

    Kkkkkkkkkkkk

  • @sacdiyohayan9230
    @sacdiyohayan9230 Месяц назад +2

    Rer Xamarku hadal mayaqanan Qodob ay kahadasho naah maaleh naac naac

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w Месяц назад

    Fadumo Gabadha oroma taahay waa musilin waa madhasho kucayado mahan alle biyah ubadaka

    • @qali8884
      @qali8884 Месяц назад

      Masah alle ❤❤❤

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Месяц назад +1

    Bismilah, walaalo maxaa maanta dhan oromo oromo la haysa who cares about qabiil?

  • @nimco7355
    @nimco7355 Месяц назад

    2:26

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan4603 Месяц назад

    Ilayn Ethiopian soomaali bartay baa nalagu soo daayey comments kaan waxa difaacaya oromo waa wada Ethiopian war soomaaliyey hurdada katoosa

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 Месяц назад

    Hooyo ka xun somali kuma jirto Caruurtaadii lagama qaateen hadad tahay hooyo fcn

  • @FaatumaAbdi
    @FaatumaAbdi Месяц назад

    Hawar asaasaqday

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 Месяц назад

    Alle ka cabso qabri ayaa kaa danbeeyo

  • @ummu3116
    @ummu3116 Месяц назад +6

    Dulmiga jooji intixan kugu filan waa haysa ilaah bari

  • @Freepalestine30041
    @Freepalestine30041 Месяц назад +1

    Hoorta qabil ina casiit ceebey kugutah walallo oromo wa qabill tedakale qof hadu kucayay loma jawawo hadiikale qofkii balamedtahy adiguna qabiil iyo gawdha waxii dhaley ina wax ka shektit dabiiba ku tahay labadiin un iscaya hadarbtiin la kiin walidka halaskadayo wa iga talo qofa wax kashegoo ama kucayo looma jawawoo hatt ujawawiin nasb nasb dhale ba tahy hadiiklen!

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Месяц назад

    Ethiopian🇪🇹 miyaad ishaysan baday nagu haysataan kkkk gabadha kaliya iska ceeli

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Месяц назад

    Oromado dad qaaliya naagaha reer kibirkan kunaaca

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs Месяц назад

    Naag wareersan ayaa tahay walhi😂😂😂 shakiiro waa naag shiqal iyo ogaden iska dhaleen ayeeyana u ah Reer sheekh isaaq ah, marka inaad iska aamustid wax kaga fican malahan.

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi Месяц назад

    Naa fadumo wan qosle shukulataduna maxay ahyd😂😂😂

  • @BilanAbdullahi-jj1ok
    @BilanAbdullahi-jj1ok Месяц назад

    Qof ku taqano ma jirto😂😂

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Месяц назад

    Guuleso abaayo ❤❤❤

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 Месяц назад

    Naaya. Illaaha ka cabso fatuma. caayada dhaafa. reer dhaan baada. Caayasa.

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs Месяц назад

    Maxaa lagaa sixiraa uquba ayaa kugu dhacde gabar Adiga boqol jeer kaa yar ayaa madhalees ku caysay illahay ayaa kaga aaray wax sixir ladhahyo majirto dhasha alla bixiye

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Месяц назад

    😂😂😂😂😂 Somali dream

  • @AmiinaMaxamed-l1s
    @AmiinaMaxamed-l1s Месяц назад +1

    Doqonay shugi waa naag laandhere ogadeena adigan lagu aqoon takale ada caruurtaada dayacay cidna kuna sixrin beenalay baa tahay

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 Месяц назад

    Naa gabadha ka har waxba mahayside

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w Месяц назад +1

    Faadumo walaahi dambi baare ayaa noqotey wax kastoo ka heysid keen acuudu bilaah dadka waa la isku dhacaa waana laga hishiiyaa somali lee taqaano dagaal iyo nabad waa meeqo sano madhaleesey I dhahdey hadii la dhoho ee weeba tehee ceeb miyaa owlaada ilaahey ayaa bixiya

  • @BilanAbdullahi-jj1ok
    @BilanAbdullahi-jj1ok Месяц назад

    Nin ayaa ku walatay uf

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 Месяц назад

    Yaa waaye taas

  • @beerlulabusur9534
    @beerlulabusur9534 Месяц назад +1

    😮

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Месяц назад

    Habertaan ha laga Dhicoyo Gabadha yer . Wali Dhalmo la aan bey ku Caayeysa . Uf uf Ureyso

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Месяц назад +1

    Iska celi doofarta waaka xishoon weysay haba cafin sixiroleyda

    • @aishadegan6438
      @aishadegan6438 Месяц назад

      Dir ogaden oromo ku cayeysa afuunyo gadoon

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b Месяц назад

    Sixir waxba kaaqadimaayo ado rer fiqimaxamed ah ooculimo ka.ab ka.ab ah qur.aan aqriso

  • @hawaahmedaden3396
    @hawaahmedaden3396 Месяц назад

    Waxaas cay miyaa mise amaan adiga wixii idinka dhexeeya ka hadal

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 Месяц назад +1

    Wadada aad mareyso ilaahey ayaa kaa joojinaayo oo umada kaa qaban inshalah

  • @canab-t8j
    @canab-t8j Месяц назад +1

    gabdhan faan baa baabiyey iyo islaweyni faaiido lagama qaado. hooy isjijiy cidna wax madheerid xoogaagaa youtube aad kaheshay ee soomali aad kuheshay baad intaas faan raaxada nagaga qaaday.

  • @Aflaxo
    @Aflaxo Месяц назад

    Tiktok soo gal walaleey meel aan saarna dadkaase

  • @AmiinaMaxamed-l1s
    @AmiinaMaxamed-l1s Месяц назад +1

    Hadanad aamisin shuri maxad ka qaadi ceebna male cayna male adigaa taariikhdaadivqoran tahay