LABO ERAY IGU QEEX ASAD CEYDA CUMEER SUNDUS SAAMIYA OO…?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 804

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 месяца назад +105

    Ani Amiira Qurux waxan kugu qeexa waxa tahay
    1-gabadh kalsooni badan isku kalsoon
    2-gabadh wangsan
    3-gabadh diin iyo dhaqan leh
    4-gabadh wiilkeda jacel in ay hor mar gaarsiso
    5-gabadh waalidkeed baari u eh waalidkeed jacel
    6-gabadh naxariis leh ilaahay naxariis iyo galkceyil ku abuuray ba tahay
    7-gabadh daacad ah
    8-gabadh faraxd iyo qosol badan
    9-gabadh qurux iyo dharar wangsan alleh siiyay baa tahay masha allah tabrakallah
    10-gabadh uqalanta in la gaarsiyo 1M insha allah come soon Amiira qurux❤❤👏

    • @Umumahir-uu6nd
      @Umumahir-uu6nd 4 месяца назад +6

      Amira waxan kudihilahaa oo Dan m.a gabhadan waxan noqonay is ku fakir Allah haku deystooo abayo mcn❤❤❤❤❤❤ilove you so much walhi😢😢😢😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 месяца назад +375

    Team Amira hadaa kamid tahy like faqiired xita isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahy 😂❤👍

    • @LadanAxmed-ix9rj
      @LadanAxmed-ix9rj 4 месяца назад +15

      OK waan kuu sarey adne dhaxalkii aan kuugu lahaa isii 😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 месяца назад +4

      Wan kusaray quruxey wad iga heysa dhaxalkii😂😂😂

    • @HipakHassan-d2o
      @HipakHassan-d2o 4 месяца назад +4

      Kooko in th house love you more ❤

    • @ALIOTHMANGele
      @ALIOTHMANGele 4 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @FarxiyeIbraahim-it5jv
      @FarxiyeIbraahim-it5jv 4 месяца назад +2

      Ok WaA u qalantaa xapptih ❤️

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803 4 месяца назад +93

    Labo ma u qalantid waxaa isku darsatay qurux steyl dacadnimo xishood maskiinimo samir iyo dadka guushooda gushadada oo kale tahay naxariis masha alaah anigoo kula joogin ayaan wajigaaga kadareema dadka agtaada kula jooga nasiib leeyihiin Mar uun waa kalu kulmi Doona insha alaah ❤❤❤❤❤masha alaah my role model of social media❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucdiQurux-fi7oc
    @SucdiQurux-fi7oc 4 месяца назад +74

    Amiira aan gaarsiino 1M sedee ugu dabaal dagno

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 4 месяца назад +71

    Aniga waxa kugu qeexi karaa amiira inta ka aqaano
    1: Qof dhowrsan oo an dadka ku dhac dhicin oo edab badan
    2: Qof aan is bad badalin oo sidaa ku baraty shalay mantaneh ugu imaneeso ayaa tahy
    Intaas kaa barty inta ku aqaanay

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 4 месяца назад +64

    ❤amiira qurux qof dulqaad bdn baa tahey taas wn ku raacey sundus 💯✌

  • @Simaneyy
    @Simaneyy 4 месяца назад +43

    Laba eray bas umaqalantid wlhi Amiirateena intan kaa arkay wxaa tahy qof aad uqiima badan oo naxriis badan m.a🥰🥺😇

  • @Zuzubella-l2g
    @Zuzubella-l2g 4 месяца назад +35

    1:Waxaa Tahay Qof Dabeecad Wanagsan
    2:Waxaa tahay qof Naxriis badan
    3:Waxa tahay qof qurux badan
    4:Waxaa tahay qof la jecel yahay
    5:Waxa Tahay qof aan Aad U Jecelhay
    Abyo mcn illah ha ika kulmiyo sida aan ku jeclhe wlhi anigoo weli anan kulmin aya sida ila tahe hadda kulano kwrn allah qlpie cadowgaga u nolow geerida haku ilowdo ilove You Amiirayyyy❤ abyo mcn

    • @MariyaGabo
      @MariyaGabo 4 месяца назад +2

      Ayyy m.a❤😭👸

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад +1

      Masha"Allah 😘😘😘 Right 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

  • @Faatimaofficial
    @Faatimaofficial 4 месяца назад +7

    Amiira wa gabar qurux badan oo asturan oo sharaf leh oo naxariis badan oo Dabeecad wanaagsan teamka qofka ugu funny San dulqaad badan,karti badan naag ad adag oo mantay xaalad walba oo soo wajahda u adkaysan karta Amiira Labo eray waa ka dhantahay ano social media kaa arkaa saas ku leh qof kale iskaba daaye amiira riyo walba oo aad leedahay alle haku rumeeyo facaa usaray nolosha inta kaga dhiman farxad ku nooloow this is role model amiira Love you so much Aqwaantey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 4 месяца назад +24

    Naxaris dulqad dacadnimo qof farxad badan o qurux badan amira waxatahay inta Laguma so kobi karo❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 месяца назад +21

    Amiira meesha aad channelka ku furtay Qurux waaye waa ka helay masha Allah ❤

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 4 месяца назад +13

    Cumeer wuu iga qosliyay intaa iyo in ka badanba waa tahay quruxeey alle hakuu siyaadiyo wllshy

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 4 месяца назад +98

    Ani 2 ka badaan aa kugu qeexi lahaa 1 gabar asturin sidii hooyadeed 2 gabar akhlaaq leh Oo diin le Oo aqoon leh oo cod kar ah oo qurux badan oo maskiin ah oo naxariis badan Oo qof kasta fahmaayo Oo xishood badan oo xushmad badan oo deggan Oo funny ah Oo markasta happy ah m.a gabdhaha soomaaliyeed gabadha looga jecel yahayna aa thy Allah kuxifdiyo cimri dheer oo caafimaad leh kuu rajaynaa adi iyo familkaaga 🫶🏻😫👸🏻🔥💗

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 4 месяца назад +62

    ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck 4 месяца назад +7

    Lama soo koobi karo amiirada wanaagaga abyo 2hadaan ka sheego daacad iyo naxariis wlhi intabadn waalisku raacay inaathy gabar daacad ah oo maskiin ah allah ku xifdiyo mcnto ilove you ❤❤❤❤❤

  • @queenzuhuur1025
    @queenzuhuur1025 4 месяца назад +15

    Amiiro labo erey uma qalantid walhi naxariis io ixtiraam qurux daacad😢❤ayy Mashalah

  • @imc9270
    @imc9270 4 месяца назад +17

    Woow dharkaa iga gadn m.a🧡Amiira qurx

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 4 месяца назад +8

    Amiira wxa wangsn ayad ka wangsn thy dulqaad daacadnimo strong woman qof raxriis bdn❤
    Coming soon 1M I.a🎉❤

  • @niciimaMustafe-by7fp
    @niciimaMustafe-by7fp 4 месяца назад +4

    Qurux iyo wanag inkastoo aan ku aqoon hdna wa laga garanya qofka wngzn iyo qof xun marka mcha allh ku odhan laaha wlzhy amiira Big tagero ku ahy ❤❤❤😊

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 4 месяца назад +8

    Tobon erey hadaa kugu qeexo
    1. Gabadh karti badan
    2. Gabadh daacad ah
    3. Gabadh qurux badan
    4. Gabadh wanaagsan
    5. Gabadh miskiin ah
    6. Gabadh danteeda taqaan
    7. Gabadh ilmaheeda ufeedha jabtay
    8. Gabadh dadka dhan jecelyiin
    9. Gabadh azxaabteeda jecel
    10. Gabadh naxariis badan❤

  • @fatimadheeman3248
    @fatimadheeman3248 4 месяца назад +16

    Woow maanta ana ugu horeeya waan ku salamay amiiro qurux saan ku tageero malayn maysid

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 4 месяца назад +18

    Queen ❤️ of Amiira 1M insha Allah

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 месяца назад +12

    hada ka horne mar ay Amiira asxaabta dhahday maxad iga qaadan lahayd ceyda wuxu dhahay ixtiraam Asad ne caqliga iyo mid aan hada hilmaamay buu dhahay ❤
    Lkn ani ahaan 2 erey ma ahane 10 erey baan kugu qeexayaa Amiira
    waana sidan 1 ixtiraam 2 daacadnimo 3 sabar 4 Qurux 5 xishood 6 dulqaad 7 Qalbi wanaag 8 shactiro 9 daganaan 10 adkaysi ama dhabar adayg ama hawl karnimo qofba sidu u fahmaayo so masha Allah laga yaabe inay jiraan intaa ka badan o aan hilmaamay

  • @FahmaMohamedHassan
    @FahmaMohamedHassan 4 месяца назад +4

    Walshey mcn anigo ku arakin Ayan darensanahy inaa naxariis iyo dulqad badan tahay wlhi ilahey haku xifdiyo mcn badn walshey boskeda Aya ii tagan tahy wlhi nolaw amiira cadey apayo❤❤

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 4 месяца назад +15

    Qurux iyo dacadnimo mashallh illah ku burtay wuku dhamestiray ❤❤❤

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww 4 месяца назад +11

    Amiira come soon 1m l.a aan gaarsino ❤❤❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 4 месяца назад +13

    Amiro aaway anoo qalbiga ka leh markaan arkay video kor IGA so dhacaayo wadnaha nay nay nay🫀🫀 karti badan iyo quruxsan amiiradeena ❤️❤️

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 4 месяца назад +4

    Waxan Yar Qurux badanaa M.a❤ ilahayoow isha cadowga ka Hay❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад +52

    Sundus , Sundus, Sundus, La'aanteed Abaar 👍👍Amiira : Allaha Noo Deystto Sundusteena Masha"Allah ❤❤❤😂😂😂😂😂😂🤲🤲🤲🤲🍓🍓🍓🍓🍓🍓🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Faatima-m3i
      @Faatima-m3i 4 месяца назад +5

      Waxaaso emoji ah xgee uwada😍😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 4 месяца назад +2

      Ha nagu so dhisin ree gobolka😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад

      ​​@@Faatima-m3i🤲 Dabecadeeyda Waaye igu Qaado ! Hadii Interdit Yahayne I Soo Sheeg Waan Iska Deynayayeee😂😂😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад

      ​@@king______diini2777 ---- Saas Ayaanba ku Raacay🤲 Reer Goboll Oo Dhan Allaha Noo Wada Xafido Ya'rabb 🤲

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 4 месяца назад +9

    Awww Amiira boqorad wye labaduu ceyda kugu doorty wa uxtiraam iyo dacadnimo nimo waligaa sas ahoow Amiira ❤❤❤

  • @SABRNAbdifatah
    @SABRNAbdifatah 4 месяца назад +7

    Amiro ahan hadan lawo eray kugu qexo inkasto safin ku baran ooh soshal mediyaha lee aan kaa tagero waligeyna wax xumn ah aan kugu Arkın runtii qof waxaa tahy qof wanaga usaxibka ah tan lawad qof naxris badan ❤love you sweet 🫶🏻💋💋💋

  • @kaltunbootaan
    @kaltunbootaan 4 месяца назад +12

    Deeqsinimo, duulqaad ixtiraam naxariis daacad wanaagoo dhan ❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 4 месяца назад +3

    Amiirn qurux
    2ixtiram
    3aqii
    4daacad
    5 Naxars
    6 karti
    7xishood
    8wanagsan 9depsnimo
    10 qof qaibi wanagsan ❤❤

  • @MaryanAbdull
    @MaryanAbdull 4 месяца назад +8

    Qof Qalbi wanaagsan iyo qof naxaris badan❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 месяца назад +21

    Amiira qurux ❤
    1 ixtiram
    2 aqli
    3 daacad
    4 naxaris
    5daganan
    6 karti
    7 dulqad
    8 xishood
    9 wanaag
    10 Deqsnimo
    waxkasta o wangsan ayad mudantahay ❤❤❤

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 4 месяца назад +27

    2 erey ku qeex amiro hadi la idhihi laha waxa ku qeexi lha
    1.Naxariis
    2. Qalbi wanaag

  • @Taehyunggirl-iu3uy
    @Taehyunggirl-iu3uy 4 месяца назад +8

    Waxaad tahay gabadha dabeecad wanaagsan oo naxariis badan ❤😊

  • @FaisoIbraahim-xn7ri
    @FaisoIbraahim-xn7ri 4 месяца назад +3

    Amaridayda Waxa tahy Qof Qalbi wanagsan iyo Qof Naxaris Badan ❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 месяца назад +9

    Asxaabta kuli waxay dhaheen laba erey leeyaa yacni waxay rabilahaayen ine saf ka maraan lkn Amira dhahday kuli isku so dar 2 erey basan rabnaa masha Allah waa asxaab qalbi wanaagsan
    Amira asxaabta inta kalena prat 2 kasoo dhig iamk Arimaheena Aamina ugbaad cumar intas soo qabo

  • @abdi7104
    @abdi7104 4 месяца назад +2

    Abayo kabadan ayaa uqalantaa 1 qof qurux badan mashallah 2 qof daweecad wanaagsan mashaallah abaayo❤❤❤

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 4 месяца назад +6

    Amiira qof aad uka fakirto jirkeyda oo labis qurxoon naxariistiii oo qof eh amiiro qurux ❤

  • @Xurmo73
    @Xurmo73 4 месяца назад +8

    Waxad tahay gabadh qurux badan oo wanaag akhlaaq dulqaad daacadnimo naxariis isku darsatay♾❤👸

  • @NimcosayidNimco
    @NimcosayidNimco 4 месяца назад +6

    Amira in the building waxathy 1 )qof farxadbadan mansh Allah your smile so beautiful 2) Waxathy qof dabeecad leh mansha Allah ilove ❤️ you wllo

  • @jddih3134
    @jddih3134 4 месяца назад +10

    Aniga ahan wAxan kugo qexalaha ina Qufwanag sanhy m.a Queen❤❤

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 4 месяца назад +5

    Amiiradeena 1m coming soon ❤

  • @MssFarxiyo-e8x
    @MssFarxiyo-e8x 4 месяца назад +44

    Team samia on like 👍

  • @LuziaJanno
    @LuziaJanno 4 месяца назад +5

    Amira wxad tahay
    1: qof danteeda taqana oon dadka isku mashquulin
    2:qof qurux badan oo akhlaaq wnaagsn❤❤😊👸🏻

  • @ROODOXasancawil
    @ROODOXasancawil 4 месяца назад +6

    Waxa ---tahay__qof_qurux bdn_ iyo qof qalbi wanagsan😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 4 месяца назад +9

    1Qof qalbi wnag leh
    2dacad ah
    3 dhameystiran m.a qurux bdn ❤❤

  • @HamdaHashi-e5u
    @HamdaHashi-e5u 4 месяца назад +16

    Waxad tahay qof qalbi wanagsan next gabadh Qurux badan❤

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 4 месяца назад +14

    2 ery waad ka dhantahay miraay mcnto wax kasta oo wangzn oo qurux badan ayaa tahay wlhi qofkii ku hela nasiibadn🥺🥺🥺❤️

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 4 месяца назад +4

    Aniga ahaan amiira waa qurux iyo xishood👑

  • @RuweydoCfitaax
    @RuweydoCfitaax 4 месяца назад +7

    Amira qurux dacadnimo wallahi kuqexi hada aragto amiro fidiyowkaa wakutagera

  • @Mariyamohamed2023
    @Mariyamohamed2023 4 месяца назад +11

    1)qof qurux badan 2)farxad bdan /madama wan ku dawadaa wan ku tageraa ✊🏻🥰👸

  • @ZalmoApdy
    @ZalmoApdy 4 месяца назад +6

    Qurux badan 🫶🦋
    Naxariis badan ❤😢

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 4 месяца назад +4

    Amiira qurux+naxariis +dacadnimo+qalbi wanaag+best momo❤❤❤❤❤❤

  • @IftinRooble-kz7rh
    @IftinRooble-kz7rh 4 месяца назад +6

    Masha allha abyo amira qurux ❤❤❤❤❤❤

  • @nasrabashe4848
    @nasrabashe4848 4 месяца назад +5

    mansha allh wax badan baan kugu qeexi laha dulqaad ,qurux,daacadnimo,dabecad wanag ,style, naxariis iyo qaar kalo badan hada so koobo
    1qurux
    2naxariis😢❤

  • @NasteexomahamedIsaaq
    @NasteexomahamedIsaaq 4 месяца назад +13

    Wan ku salamay Amiiro Qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadxaAbdi-bg5jh
    @FadxaAbdi-bg5jh 4 месяца назад +12

    amiira adi ahaan laba erey laguma qeexikaro lkn laba wrey hadan kugu qeexo
    1:qurux👸♥️
    2:naxariisti ooqofa😢

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 4 месяца назад +4

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @saara.0
    @saara.0 4 месяца назад +2

    Inkastoo lagu soo koobi karin labo kliya hdaneh wxaa saaid kuu Eh Qurux io naxariis MashaAllah we love you miira❤

  • @HannanJmc8-qm9pw
    @HannanJmc8-qm9pw 4 месяца назад +3

    Mnsha allah qof walba wax gooni ah bu dhahay ❤

  • @hamza4real275
    @hamza4real275 4 месяца назад +90

    Team 27 One like ❤️

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 4 месяца назад

    Mansha allah baarakalah macanto sharaf baa leedah xishood iyo aqlaaq❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 месяца назад +3

    Adi sualaha waad yarey say ❤❤walaalka asad jwp macquul ah qof qurux badan oo man sha alaaah oo sxp tinimo ku fcn qalpi xaaran😂😂

  • @IlhanAden-y9h
    @IlhanAden-y9h 4 месяца назад +1

    2 ka badana kugu qeexi lahay wlhi duuulqad sharaf karaama ixiitaaram qof waliba so dhaweysato oo wnga jcl wlhi qof qalbi wngsn deeqsi ah fuuny aah hooyo quraan isaar dhahe masha allaha ❤ 1m come soon 🎉❤

  • @IlhaanIsmail-u4c
    @IlhaanIsmail-u4c 4 месяца назад +5

    Furfurnaan dabecad wngsani qurux naxaris maskiinimo ❤anything

  • @QAlpiyeyyyyyyyyyy
    @QAlpiyeyyyyyyyyyy 4 месяца назад +1

    Amiira qurux labo erey hdaan kugu qeexo
    1: Qurux m.a wllshei illahay isha bani'aadam hkaa dhowro
    2: Daacadnimada wllhi isku dabeeycad aa nhnei lkn quruxdaada oo kle ma lihi
    3: Naxariis
    4: Ixtiraam
    5: Wxaa thy qof kalsooni badan dadka aaminta iyadana la aamini kara
    6: Qof wngsn dadka wanaajisa
    Abaayo amaan waa ka dhan thy
    Hore usoco guulo badan kuu rajeynaa ❤❤🫶🤍👸🦋

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz 4 месяца назад +11

    Maanta laa biiska waax kale Mash Allah 😍😍🤌🏾🤌🏾🤌🏾

  • @MakoMaxamuud-zx3zz
    @MakoMaxamuud-zx3zz 4 месяца назад +7

    CumeeR big fun legend kaa haayaa Pro XIKMAD LALA YABIYO BIDHAAN QURUX BADAN M.A

  • @raxmocabdulahi8498
    @raxmocabdulahi8498 4 месяца назад +4

    Aniahaan waxaa kuqexilaha 1: qof ixtiraam badan m.a 2:gabar qurux badan m.a queen 👑 ❤️🥰🥰🥰❤️🥰🥰🥰🥰🥰❤️🥰🥰

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 месяца назад +1

    Amiira qurux 1M plss hala gaarsiyo way uqalanta❤❤❤❤❤

  • @zeinababdisamad2986
    @zeinababdisamad2986 4 месяца назад +6

    Aniga oogu horeeyo Amiira qurux

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 месяца назад +27

    Kusaliya nabigena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @zahraomar9359
    @zahraomar9359 4 месяца назад +3

    Amira wxa thy qof nxris iyo dulqad bdn m.a❤❤

  • @AnizaAdan
    @AnizaAdan 4 месяца назад +2

    Qurux iyo naxariis iyo strong ayathy abaayo ❤❤😢

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 4 месяца назад

    Amiira qurux labo erey uma qalanto.Amiira waa qof dulqad bdn oo naxriis bdn manshallah

  • @SaabiriinCabdiraxman-nd8wg
    @SaabiriinCabdiraxman-nd8wg 4 месяца назад +5

    Abyo mcn Aamiro waxa dahay Gabar qalbi wangsan Gabar ixdiran leeh abyo inulaw ani wan Ku jeclahay sidi wllshey camal adi iyo Team 27 wani waada ❤❤❤❤❤❤❤ amiiro qurux❤

  • @deganahmedali
    @deganahmedali 4 месяца назад +4

    Mansha allah amiira keep going❤

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 4 месяца назад +6

    Ani amira waxaan ku qeexi lahaa karti iyo naxariis ❤❤❤ inta igu raacsan like 👍

  • @AhmedAhmedmahamed-w6m
    @AhmedAhmedmahamed-w6m 4 месяца назад

    Masha allah waxad tahay gabar qurux badan asturan naxarisleh❤

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet 4 месяца назад +4

    Dhameystiran aa tahay meel walbo m.a 😊😊❤❤walidkaa maku qasarin adigaa wiliygeyga waa ku jeclaan donaa xitaa hadey wax xun lagu sheygo❤😢😊😊😊

  • @SundusAliDhoof
    @SundusAliDhoof 4 месяца назад +1

    Ani ahaanteyda amira waxaan ku qeexi lahaa 1 naxariis 2 firfircooni labo uma qalantid ee wax kabadan ayaad uqalantaa amiira waa gabadha kaliya team 27 ugu fur furan m.a ❤❤❤❤❤

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 4 месяца назад +1

    AMiira qof labo eray lagu qeexo waad ka waynthy❤❤

  • @Ikran1888-qh7eu
    @Ikran1888-qh7eu 4 месяца назад +6

    Team amiira hada ahay markayga waxa kugu qeeraa (naxariiis (qurux (dabeecad (qalbi wnag(dhamaystiranta lasheego waa.adi❤)ina maxamudeey👏 San kujecelhay ilahy hakuu jeclaado💋💋 boqoradeena❤❤❤👸

  • @MeymunXaaji-fl4cx
    @MeymunXaaji-fl4cx 4 месяца назад +3

    Amiira qurux ❤ ixtiram naxariis daacad

  • @rahoom-123
    @rahoom-123 4 месяца назад +6

    Dacadnimada iyo naxarista amira❤

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln 4 месяца назад +12

    Hdaa iga danbeysid Nabiga kusali scw

  • @FaraxXasan-y6r
    @FaraxXasan-y6r 4 месяца назад +1

    Amiira qurux intan aan kaasalama waxan kugu qeexi laha 1. gabar wanagsan oo asturan
    2. gabar dulqad badan ❤❤❤❤

  • @ishwakdaher5516
    @ishwakdaher5516 4 месяца назад +18

    Ani amiira hadan is dhaho qeex ereyyo ereyy aan ku qeexo oon kusoo koobi karro oo uqalnta maba helaayo Amiira waxan kugu qeexayya
    1= inaad tahayy qof wanaagsan oo naxariis badan
    2 = qof akhlaaq wacan oo degan
    2 =qof dabeecad wacn oo dad la dhaqan leh
    3= qof ixtiraam badan oo kibir aqoonin
    4= qof karti io dulqaad badan
    ugu danbeyn wxn kuleeyey daacadnimadu haday qof noqon lahayd qudhaada ayay noqon lahyd Amira qurux badaney luv u wllo❤️😭

  • @shoodecade
    @shoodecade 4 месяца назад +1

    Amiiro waa gabadha ee ugu naxariis badan waa qaofta dadkan dhan fahmikara ❤ waxaa wax kaseebadan wu qalantaa

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 4 месяца назад +5

    Ani
    1:Naxsriis
    2:dulqaad
    3:miskiinimo
    4:qurux
    5:hooyo karti leh
    Hadan siwada he Ana wandala adna aqriska wadale hada si wado so umacc 😭💋💗🫶🏻

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 4 месяца назад +2

    Ayyy amiiro qurux waxwalba waa isku darsatay m.a qurux+daacadnimo +naxariis+funny+style inta Laguma sokobi Karo love you queen 🕊️🤍🫶🏻

  • @Dhooleey
    @Dhooleey 4 месяца назад +1

    Amiiro dadka dhan 2eray kabadan qabsadeen 1000 eray ayaa uqalantaa runtii anoo team amiiro ah ❤ qurux ixtiraam naxariis wanag funny dulqaad hooyo sharaf leh guuleyso boqorada team 27❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 месяца назад

    Amiira qurux waxa kugu qexi lahaa Naxariis dacadnimo ixtiram full respect ❤ a tahay dulqaadki o qof ah ba tahay

  • @ShamsoCabdi-uw1zg
    @ShamsoCabdi-uw1zg 4 месяца назад

    Qurux waka dhan tahay wllhi anoo ku aqooon ku jeclaaday adu cunugaaga allha idin hifdiyo❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 месяца назад +2

    Amira Qurux
    1: baari
    2: farxad badan, mashaa Allah💖❤️

  • @Maryan20370
    @Maryan20370 4 месяца назад +2

    Qurux iyo xushmad amiira ilove you wllhi❤

  • @UserAkc
    @UserAkc 4 месяца назад +16

    Sido kale anaga xitaa way nala yarthy 2eray lkn number one waxa thy qof sabar bdn number two qof ixtiraam bdn m.a ❤❤❤