Reer Puntland iyo Reer Hiiraan dagaalka Al shabaab iyo Daacish waa ka daacad laakiin majirto meelkale oo lagala khawaarij lagala diriro VIIVA REER HIIRAAN VIIVA REER PUNTLAND ❤❤❤
Kkkkkk Walaahi waa nalakal taqaan jenerale lkn waa loo dhan yahay dagaalkaan mana aha qabiilo ee waa cidan dowlada puntland ay ledahay in kastoo ay ka kala jimadeyn saldhigyada magaaloyinka puntland
Walal ha na Kala guri Rag qali ah oo cidkasta leh ayaa noga dhintey Waxaana gusha ku helney midnimo Anigu waxaan ahey reer mudug Manta dagalka daciish loma Kala harin Marka hadalka nama anfacayo
Argagixisada iyo dowlad da fadaralka ka ah iney halbaqaar ay karartan hubka 99% ma ahan tan hada talada hayso keliya aa illaa iyo tii sharif iyo tan inta udhaxeyso waa iskumid
Reer Puntland iyo Reer Hiiraan dagaalka Al shabaab iyo Daacish waa ka daacad laakiin majirto meelkale oo lagala khawaarij lagala diriro VIIVA REER HIIRAAN VIIVA REER PUNTLAND ❤❤❤
boowe mj hadhin waa harti insha allag guul pundland
Jooji kala gurida Puntland.
Mahadsanid.
Manshaalaah Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic 🔥🔥🔥💪💪💪❤❤ ❤🇸🇱❤ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
Legend hiraan General
Guul Generalka Hiiraan, Waa kutaageersanahay insha Allah Hadaa Reer Hiiraan nahay waan kaxoreeyneeynaa Qawaarijta Gobolka Hiiraan oo dhan.
Guul puntland iyo hiiraan ❤
Generaalka Hiiraan ✅✅✅
Xasan sheekh , adigu ha u qaareemi ! Annagu, waxaanu aaminsanahay in uu isagu siyay hubkaas, argagixisada.
Waa mahadsan tahay jenerale waana ku og nahay waxaana noqon doontaa raga saxafada naga taagera oo runta shega waana kugu martiqaadi donaaa markii dagalkaan soo dhamaado in lagugu sharfo insh allh
Generale keep up the good work 👌👍
Guuuuuuullllllll puntland 🇺🇿💪👏👍👏❤❤❤❤❤❤❤
Janaraale guulayso from buntiland
Ciidanka walàl waakuligii reerbari baa ubadnaa cidaan kujirin majiro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Warkaa haduu run noqdo ina rasaasta aynoqotay tiidawlada waa lamaxkamadayn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahu Akbar guul iyo gubanimo wadani wa cidanka puntland power guulayta inshallah guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
General Hiiraan salaan qaali ah.
Runtii ciidamada galay Cumar Maxamud uma badnayn.
Deni 👑🐐🔥 💯🇺🇿👀💪🏽
Xasan sheekh waa ku dhamaaday
Maasha Allaah
Xasan in u munaafaq yahay ma shakiba ku jiray oo u meel kasta lacag ka raadinayo. Reer Hiiraanow wax fahma oo wiilashiina u tura. 😢😢
Xasan Munaafaq waalakashifay ilaahey ku cadaab waa munaafaq al shabaab ah
Taageridaada waad kumahadsan tahay walaalle lkn ciidanka puntland dheh fadlan
Abtiyoow)waxaanjoogaa qardho abtiyoow ragakudhaawacmay dagaalka beenbaalagaaga sheegay dhimashada iyo dhaawaca ayaacadeeyo sida aanhubo oo aanaqaano oo aan wadadeganahay abtiyoow harti waahal dhimashada iyo dhaawacana weykasimanyihiin inkastoo waxbadan kasogaarin ciidanka waaiskudhaf ciidanka yaalagudanbaajin
Sxb hadhihin Majeerteen ee waa Puntland waxaana dagaalka kujira Soomaali inta degta Puntland iyo ehelkoodo.
Meesha beelo dagaalami maayaan, waxa dagaalamaya Dowlada Puntland iyo daacish.
Waryaa majeerteen hadhihin waxaa kudhatay 3 walaalo ah oo aan majeerteen ahayn marka janaraal waxaa dhahdaa ciidanka puntland fadlan waa codsi
Sax waaye. Allah ha u naxariisto. Rer hiraan hadaa nahay waa u soo duceyneynaa walaheyn
Alle hakashifo
PUNTLAND Guuul Allow cadowga ka dhowro Dhamaantiin
PUNTLAND Guuul
Please general ha isticmaalin majerteen say puntland state puntland state ma aha qabiil a wa nation
Guul reer hiiraan run baad sheegtay
Cumar maxamuud iyo reer baciidyahan bay ahaayeen
Ala maxaad caqli xuntahay Jambalbaa laguu tuuray horayna waad kaqaadatay, inlagu kala guro ayaad kuqanacday.
Guul iyo gabanimo buntilan things ganaraĺ things sodawow taliye
Generally mahadsanid lkn xogta manta wa kaqaldanthy Dagalkii waxa galay ee Argagax..da dhulka kujiidey waa Cali saleban, Warsangeli iyo Cali jibra’hiil
Ge.adigoo mahadsan
puntuland troops maaha maleeshiyo beeled umadhisna jifojifo iyo qabiil waa special forces
Milatary lkn hadaad udhigto hadalkaaga reer hebel xogaa meelkadhac ayey kutahay
puntuland troops
GUUL HIIRAAN GOBONIMO
Xasan sh tuug 🦗 bye 😂
Kkkkkk
Walaahi waa nalakal taqaan jenerale lkn waa loo dhan yahay dagaalkaan mana aha qabiilo ee waa cidan dowlada puntland ay ledahay in kastoo ay ka kala jimadeyn saldhigyada magaaloyinka puntland
waa sababta xasan udiidanaa indaacish laladagaalamo
Ciyaarta dhaaf majeerteenka sheegaysid maxaa ka wadaa xishood bro meesha puntland magaceeda miyaa dhib kugu Norway ciyaata shaaf ugaas
Boowe ciise maxamuud kaliya ma ahan waa xildhimaanadii puntiland ee xamar jooga oo dhan
Kkkkkk
Laga harimaayo ilaa maxkamad lasoo taago
Commentigaan waxay ku socotaa Generalka Reer Hiraan. Fadlan waxaan kaa codsanaynaynaa Inaadan ciidan ka Putland aadan beelo beelo iyo qabiiladoo aad u kalasaarin sida erayada aad isticmaalay sida Majeerteen inaad isticmaashid ciidan Putland maxaa yeelay waa ciidan Qaran oo beel walbo oo Putland dagan ey ka tirsan tahay anoo nin Reer Mudug ah baa taa kaa codsanaaya thank you
ceebaa kadhacday meeshaas
Walal ha na Kala guri
Rag qali ah oo cidkasta leh ayaa noga dhintey
Waxaana gusha ku helney midnimo
Anigu waxaan ahey reer mudug
Manta dagalka daciish loma Kala harin
Marka hadalka nama anfacayo
😅😅😅 respect
Argagixisada iyo dowlad da fadaralka ka ah iney halbaqaar ay karartan hubka 99% ma ahan tan hada talada hayso keliya aa illaa iyo tii sharif iyo tan inta udhaxeyso waa iskumid
Xasan soomaaliyoodhan waa fahantee Xawaadloow maxaad intaas u garan la dihiin.
Daawadoo siinaayo maxay tahay sidoo dhaawaci xawaadle ugalay ayoo cid kàsto u galaayaa balaayo iimaanka la waayo oo naceeb ku jiho
Aaway baqbaqdi madhamatay rasasti miya lagagostay, bonti ku dhashay was, balayo sixir iyo faal badan
War nacalaa kuguyeele nagala tag dabadhilifnimada 😂😂
Runta waa qaraar tahay 🤣😂
beenaale codadaysan
Armay ayaga tiii la siiyey yahiin waxay ku sheegayaan
xasan munaafaq illaahay baa fashiliyay walee
Oo yaa siiyay???
Soo kan kule
Puntlan hoobkeeda way soo iibsadaan