General ayuub ilaahay hacafiyo isaga iyo inata kale soo dhswac macay waxakale juba land waa inaad sida ugu dhaqasida badan inuu ciidan ugu diro magaalada boosaso
WAA WARIYE XANUUNSAN OO QALBIGU DHINTEY MANA AAMINSANA IN DAACISH LA ISKA CELIN KARO AMA WAA XAASIDKA REER PUTLAAND MUS HA KU DHACEE WARIYE MA AHAN WAA LOWSELFSTEAM😢
Shalay ku Qofkale oo Somalind ka Dhintay Oo loo ducaynayo soo - Saareen! Yaab ma Qof baa Qofkale Qabrigiisa Galaya! Ma Nacayb baa Qof lagu dili karaa!!?
Doqon war xumadiisa ciidanka meesha lagu gooynayo kulaha war mesha rag baa jooga haddaad adigu u qabto inaadan waxba iska celin karin adeer ragaani waxay aaminsan yihiin in cid kasta layska celin karo
Ninka wariyaha waa in la dacaweeyo waaba eyagii caadiye Alla soomaalidu is neceba waliba Reer puntland waaku waa soomaalida wax la wadagataan wariye argaagixsada ayuu share out u soobinaya maxaa ka keenaya waa nin aan idin damaqanayen ilaahay waa xaqa soore
Masha Allah, halyey dalkiisa iyo dadkiisa u istaagey.. guul General Ayuub iyo geesiyada Puntland.
Masha Allaah ilaahay haku caafiyo General AYuub iyo dhamaantood Ciidamaada puntland guuleysta 💙💙💙💙💙👍
❤❤❤❤❤
ILAAH HAKU BOGA DHAYO GENERAL AYUUB WAXAA TAHAY GEESI WADANKISA U DHAWACMAY ILAAH CAFIMAAD HAKU SIIYO INSHA ALAAH AMIN AMIIN
M.j. oil viewes badan wad halysan ku socda ani like wa ku siye boye
Aamiin aamiin yaarabbi
Masha ALLAH guul Puntland, waa walaalkiin Gudibiirse aad iyo aad idiin Jecel noolaada geesiyaal.
We love you goob bad tihin
@@amranosman1102 Thanks my dear sis, glory to Puntland State and forces ♥♥♥♥♥
@@amranosman1102 Puntland ♥♥♥♥♥
Masha Allaah Allaha ku Caafiyo Danbi dhaaf Allaha kaaga dhigo waadna Guuleysanaysaa insha Allaah Guusha Puntland Kanaxoow Nafta waa Nacabkow ku Samir Gacalkoow ku Naax insha Allaah aamiin Yaa Wahaab Yaa Waduud Yaa Waxid Yaa Raxmaan Yaa Rixiim Yaa Qawiyu Yaa Rabi Guushu waa Puntland Insha Allaah aamiin aamiin aamiin
Me too, I ask myself, but I think he supported that people this guy
BUNTLAND GULEEYSTA FROM MUQDISHO
Guuleysta geesiyada Puntland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Adeer buuruhu waa kuwey kudhasheen wiilashayada wiisiyada ha. Guuul guul guuul puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul weliyulaah Ayuub❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiilka ayuuba waxa halkaas dhigay walaaha wax sahlan maahan. ilaahay ha uboogo dhayo
♥♥♥♥♥
Allah haidin caafiyo dhamaan hana idin cizeeyo guuleysta
Masha Allah I wish you a quick recovery my brother my hero.
Waa wax caqliga salimka ah aanu qadan kain cimaran wa indher garad mashallah
Inta dhiman allaha udamaystiro caafimadka. Aagiisiina gadaal ugu laabto ilaah uga rajeyn
Allow eynan adinku wax idin kasoo radsan dowladan abarta ah allaha idin gargaro reer butlandiyow 🤲🤲
Guul ciidanka puntland ilahay ba Idin la jiira in sha Allah
Weriyahaas waa reer Minneapolis waa in waxlaga qabtaa waa daacish oo raba inuu soo caanbaxo
Amiina Amiina yaa rab❤
Saax👍👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Welee sidaa ula yaabtay ay aan ula yaabay. Wariye ma ahan waa qof qayrul mas'uul ah wariyana is ka dhigaya wadaniyadana ka maran. Wuxuu joogaa Minneapolis. Sanad kaan doqon kasta wariyeey noqotay.
Caafimaad waara baan kuurajeyn inader Ayuub❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan Minneapolis buu nala -
Joogaa ‘ Waana Darbi ka bood
Aroosyada buu duuduubaa meel
Kale kuma ‘Arag!! Cedar aria baan
Ku ‘Arkay
Wiilka yar ee waryaha ah Minneapolis ayuu joogaa wareysiga halkaa lamaray baan umaleynnayaa inshallah raligalin ayuu ka bixin doonaa
Ciidanka Puntland, Rabbi habarakeeyo, Boowe.
General ayuub ilaahay hacafiyo isaga iyo inata kale soo dhswac macay waxakale juba land waa inaad sida ugu dhaqasida badan inuu ciidan ugu diro magaalada boosaso
General ayuub allaha caafiyo kan wariyaha waaba daacish caadiyaa moodaa kulahaa rag baa lagooyaa maalin walba kuyeh
ilahay ha caafiyo askartadhaman wariyuhu waqaldanyahay maninba dhulkiisa lagayaqan ajanbta nagusoduulay ilahay garabkoda hakabaxo halacirbtiro wamujrimiin ilahay gardaro ralikama aha
Wariyuhu waa Mahadka Cali wuxuu joogaa magaalada Minneapolis
Gobolkan Minnesota
Ninka wariyaha oo sidas uhadlaya USA kunolyahay wa nin Rer Puntland asal ahaan. Aqoon xumay katahay ban qiyaasayaa!
Waa tuug tuug dhalay khawariij ah ee ma la qabto xugu jooga ninkan waa argagixiye weyn
Waaba nin uhadlaya daacish saaxiib ninkii dhoofkuyimid bay geeridu dhibaysaa
Dad badan ayaan arkay ma aha inay argagixisada taageraan ee waa puntland nacayb
Wariyahaas waa nin MJ ah oo Minneapolis ku nool oo darbi ka bood ah.
Esriyahs. Aad. Ayuu. Ukhalfdnyhy. Hslasoo. Xito. Kaa. Waa. 2bo. Wajile. Wareyhaas
WAA WARIYE XANUUNSAN OO QALBIGU DHINTEY MANA AAMINSANA IN DAACISH LA ISKA CELIN KARO AMA WAA XAASIDKA REER PUTLAAND MUS HA KU DHACEE WARIYE MA AHAN WAA LOWSELFSTEAM😢
Me too, I ask myself, but I think he supported that people this guy no it’s from US
Weriya haas wax uu jooga USA
Halaxiro doofarka wadacish kan.😢
USE buu jogaah
Kaasi waraye mahe xira
For Emirates bullets 😂❤
Cimarn wariye ma aha waa darbi ka bood jooga Minnesota oo xoogsanaya ha la yaabi qof walba waxuu sheegtay waliye 😂😂😂😂😂walriyoow xaal qaado
Sida xamar😂😂😂😂😂
Adaa qaldan
Ninka waraysanaya dulbadanaa ani 5 xabo baaba ku dhifanlahaa wariya ku sheegaas
Wariyahan halagu qaato USA buu jogaa darbigu kasoo booday saxaafada ayay dantii lasoo gashay waana ku cusubtahay😅😅
Sumaxallahi sumaxallahi
Waykudagalami karan
Hada ma ajanabi bakuda
Galamikara
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 salamat
True
Shalay ku Qofkale oo Somalind ka
Dhintay Oo loo ducaynayo soo -
Saareen! Yaab ma Qof baa Qofkale Qabrigiisa Galaya! Ma
Nacayb baa Qof lagu dili karaa!!?
Cimram hawl adag bad haysa adiga iyo cidankaba guuleysta🎉🎉🎉🎉
Waxaano kalaba Maha inaad wakhti siisan oo Odin ka agmuuqdo maba aheyn
Muqdisho dadka ka yimaada lama garan karo nooca ay yihìin haday doonaan waa laba shaare
Dowlada dagaal bey ku jiraan
Wadaadkaan asagu muu aado
Doqon war xumadiisa ciidanka meesha lagu gooynayo kulaha war mesha rag baa jooga haddaad adigu u qabto inaadan waxba iska celin karin adeer ragaani waxay aaminsan yihiin in cid kasta layska celin karo
Oo aad modo ineysan qodaxi mudin afweyne lagen
Wariyan waa miinesot
USA
WUXU RABAA INU QALBI JEBIYO LIBAAX YADA PUNTLAND..WAA BEENLOW XAASID AH WARIYUHU
Wariye må aha e Wa jaahil caqli xun
Ninka wariyaha waa in la dacaweeyo waaba eyagii caadiye Alla soomaalidu is neceba waliba Reer puntland waaku waa soomaalida wax la wadagataan wariye argaagixsada ayuu share out u soobinaya maxaa ka keenaya waa nin aan idin damaqanayen ilaahay waa xaqa soore
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wariye maha waxa xaruunsan
Bosaaso sifican ha loo baaro