ASAAGA MAXA KA REEBAY 😫( 4 sababood oo cajiib ah )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 15

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  2 месяца назад +5

    Dadkaygow salaamo soo dhawaada hada nagu cusubtahay subscribe saar oo nagusoo biir 😍

    • @AwoodaHadalka
      @AwoodaHadalka 2 месяца назад +1

      ❤❤❤ Lajecleeydena aniga always i am with you

    • @aminaahmed2109
      @aminaahmed2109 2 месяца назад +1

      Horay usoco sister ❤❤

  • @aminaahmed2109
    @aminaahmed2109 2 месяца назад +2

    Masha Allah Lajecley 😍

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 месяца назад +1

    Sax sax sax sax sax ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 2 месяца назад +1

    Lajecleeydena waku wadanaaa horey usoco ❤

  • @SundusOsmanAhmed
    @SundusOsmanAhmed 2 месяца назад +1

    Ma. Xapipti allaha kuxifdiyo aniga ahan ciladeyda waan garty wana cabsida iyo fikirka inshallah allena lakashanaa wana rajynaa inan mantaba soo afjaro ❤🙏💯

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      Insha Allah apaayo nasiib wacan❤

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p 2 месяца назад +1

    Inan si gara kula hadlo raba

  • @Queen65895
    @Queen65895 2 месяца назад

    Maasha Allah abaayo wax badan ka faiday nolow😊😊

  • @Updi-------nasir200r
    @Updi-------nasir200r 2 месяца назад

    Abyo whatsapp kaga mahelikaraaaa😢