HEES CUSUB RAAXO SHARIIF TAGTAYE HORTA YAA KU TABAY RTN NAIROBI 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 125

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Год назад +5

    Hestan gof sartan arkay Facebook
    Marka RUclips kuqoray ilahay haw naxaristo magol mise mahan oo gabdhana iso baxday cajiib

  • @mcmtechnology1174
    @mcmtechnology1174 4 года назад +26

    Yaa ka soo maqley Tiktok? ☝️

  • @zaytum
    @zaytum 2 года назад +9

    Yaa ila dawanaaya 2022🤩🤩🥰🥰🥰🥰

  • @abukarhaji6179
    @abukarhaji6179 2 года назад +4

    raaxo shariif luul siigaale iyo qaali ladan salaaman fanaaniinta qarniga noolaada in badan

  • @aashagarad3559
    @aashagarad3559 4 года назад +12

    Maamada codaa ku dhamaahay masha Allah

  • @AdanMohamud-z7w
    @AdanMohamud-z7w 8 месяцев назад +4

    her and koronto sound similar mashallah old ladies

  • @sihaam3612
    @sihaam3612 2 года назад +2

    Wwwwwww waa hees halkeedi la dhigey tagtayee yaa ku tabey waan ka haley wey igu socotaa

  • @omaimaabdalla6336
    @omaimaabdalla6336 6 месяцев назад +1

    Heestan 2023 ano safar ah garigena 2days dhan no daarned xasuus markan xamar imid soo radiye😂❤️🫶

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 4 года назад +14

    2020ka yaa Ila dhagaysanaaya raaxo shariif ❤️

    • @ozzieman2513
      @ozzieman2513 4 года назад +1

      Aniga hu malintii 10 Mar ayaan dhagastaa

    • @ozzieman2513
      @ozzieman2513 4 года назад

      🌺 🌺 🌹 💐 🌹 🌷 💐 🌷 🌹 🏵️ 💮 🌺 🥀 🌻 🌹 🏵️ 💐 🥀 🌻 🌹 🏵️ 💐

    • @nasiyeofficel2853
      @nasiyeofficel2853 Год назад

      2023 ban ba dhagy saneynaa rxo sharf cod waa ku dhady

    • @mustafa2872003
      @mustafa2872003 11 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samirahassan3094
    @Samirahassan3094 Год назад +3

    Omg I am in love with this singer ❤️❤️❤️

  • @farhiabulhan2658
    @farhiabulhan2658 4 года назад +14

    Tagtaye horta yaa ku tabay 👌👌👌👌

  • @aliiogimioo8115
    @aliiogimioo8115 4 года назад +11

    Thanks MARTIN iyo Cali Xarare. She is amazing. Just like Magool ilhay janadhaa ha ka warabiyo.

    • @Wadani924
      @Wadani924 4 года назад +1

      Anba after watching Martin’s remarks, baan halkan imi si aan u arko. She’s a well talented artist.

    • @fatimoshikhcali4353
      @fatimoshikhcali4353 4 года назад +2

      🇸🇴 intii calanka somaliya jeccel like dhacku sii

  • @issaabdirizaak2577
    @issaabdirizaak2577 4 года назад +9

    2020/2/1. Raxa shariif inaba cadi maha Qofkii Dawanaya isoo booqo

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 5 лет назад +7

    Wwwwwww cod iga dheh Nuunka ma soo dhawen karta hee 👏👏👏👏👍✅

  • @abdulahiali185
    @abdulahiali185 4 года назад +2

    Welcome raaxo shariif qof miisaan wayn ku leh fanka soomaaliyeed

  • @sabiriinabdi3048
    @sabiriinabdi3048 4 года назад +2

    Axsannn heees anaba ubaaahna heestan nooloowww abaaayo

  • @YasminYasmin-qo6et
    @YasminYasmin-qo6et 4 года назад +3

    abwanatii ma arkan miya raaxo shariif

  • @jiryaresebriye8436
    @jiryaresebriye8436 2 года назад +1

    Qof tan amay dhimatay cawa waan dageystay

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 9 месяцев назад +1

    Beautiful song and voice ❤

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 4 года назад +5

    Caadi maaha fanaaniinti danbe waa kuwa ugu macquulsan ee dhegaha looraaricin karo top

    • @farhiyosaid5300
      @farhiyosaid5300 3 года назад

      Mashaa allah good voices and Carter ❤🙏

  • @kawsaromar5790
    @kawsaromar5790 4 года назад +13

    Anigu Waxaan MoodY Maqool الله يرحمها ❤️❤️👌👌

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan688 4 года назад +9

    Wlhi hes an ka jeclahay majiraan hesaheedaa codkeedaa macan mansha Allah mama raxmo shariif ❤🌏😘🔥😍💥✅

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk 3 года назад +1

    Mashalaah ilahoow raxo shariif hhhhhhhh heestaan cadi mahan walhi

  • @Xasan-v8j
    @Xasan-v8j 7 месяцев назад +1

    Waaaw tagtey horta yakubabey

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 Год назад +2

    Wow!Her voice is marvelleous.

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 7 лет назад +9

    hayay walee Raaxo shariif waaaaa shiidantahay.codnna ku dayay

  • @SadriAxmad-x4v
    @SadriAxmad-x4v День назад

    Tagtaye horta yaa kutbay 😊

  • @sakixasan8511
    @sakixasan8511 Год назад

    waxan dhageysanayaa habeenaan guuleystay qofkii hore iiga tagay oo dib iigu baahdey ayaan heesta udiray macafindoono qofkaste oo sikhalden iila dhaqmey wakhtigu waa 2023/apr/9/ tey.3:22 25 sec

  • @khadraqaranchannel1107
    @khadraqaranchannel1107 Год назад

    Ninki ayaan bilan miyaa ninka African dress ka qaba hayaaay

  • @martosyt879
    @martosyt879 9 месяцев назад +1

    Love this song❤

  • @gaboose114
    @gaboose114 3 года назад +2

    Boqoradii codkaa soo xasuustay wlh allow kuu naxariiso xaliimo khaliif magool

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 4 года назад +11

    Thanks to mustafe Martin and cali xariri I'm here to listen her songs

  • @KHALIFKEENNA
    @KHALIFKEENNA Год назад +1

    waa hees dhiiqo dhiiqo eh

  • @amaalabdiwali4644
    @amaalabdiwali4644 4 года назад +3

    Ku socota inta kala tagtey iga dheh💔

    • @raxmaahmed587
      @raxmaahmed587 4 года назад

      WALHI RAAXO IYO MAGOOL MAKALA DHACAAN COD MACAAN

  • @AbdinasirAbdulle-o5x
    @AbdinasirAbdulle-o5x 3 месяца назад

    2024 yaa ila dhagaysanoyo hesta😊

  • @adamyusuf3361
    @adamyusuf3361 4 года назад +1

    Wow war tan xaggee ku qarsoonayd?
    Waxay leedahay cod u dhalasho ah

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 года назад +5

    Waw Waw Waw waar magool oo halkaa taagan

  • @zahracolad7601
    @zahracolad7601 Год назад

    Libaan jigjiga taktaye horta yaa kutabay rage lahelee

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 4 года назад +2

    Tagyaye tagyaye tagyaye
    Tagyaye muxuu kaaga tagay

  • @kingpusi1108
    @kingpusi1108 4 года назад +2

    Axbaabi.mss raaxo shiriif

  • @ruweydoabshir3279
    @ruweydoabshir3279 3 года назад +2

    2021 🖐🖐🤘🤘🤙🤙👌👌👊

  • @zu7729
    @zu7729 4 года назад

    Ina sharif Neucler nala dhacday indr

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 4 года назад +8

    Wow what a song!

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 года назад +1

    Naxli iyo meel ka dhac marna digasho miro maskax abwaan ka yiri haloo raadiyo waa luuq iyo laxan kaliya

  • @raxmaahmed587
    @raxmaahmed587 4 года назад

    Wlhi wn tageraa qaftan

  • @caydarussuldaan5470
    @caydarussuldaan5470 4 года назад

    Raaxo shariif way iga gadan tahsy fanaanadani wa codkii alh magool oo halkaa tagan habeen dhawayd 3dii 6 jeer baan ku ceshaday

  • @sadiyoibrahim3353
    @sadiyoibrahim3353 4 года назад

    Sax weeye dulufoow tagtaye horta yaa ku tabay maashalaah raaxo

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 4 года назад

      Sxbey ereyadaba nin sameyay dhadhanka asiga un lagu kar bashaya asba wa nin heystana nin kasta ku socota 😂😂😂😂

  • @xasancawil7454
    @xasancawil7454 3 года назад

    Boqoradii codka best lenchet

  • @cabdiweheliye9348
    @cabdiweheliye9348 4 года назад

    Aad bey u codmacaantahay lkn uma habeysna fanaanimo.

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 4 года назад

    Magool waaaw allaha u naxaristo codkedi

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 года назад +4

    Wow magool tagtaye horta yaku taby dulufow

  • @cadawemuuse3213
    @cadawemuuse3213 2 года назад

    Ayaanig ayaa ku tabù ??💋🤔

  • @sumayocabdisalancali2865
    @sumayocabdisalancali2865 4 года назад +3

    Tagtaye yaa ku tabey horta ishcala hees afkada caano mac lagu qabey moom raaxo

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 4 года назад +1

    sheko wiil iyo gabar baa magalo ushaqs doontay gabadhi gudahed bey wsx kugosatay wiilkina wuukubadasay safarad kenya markad igeyneysid keenya maleedhsho soomalli leedhshss fhagol wax fahmin wax qqorin bax xisabin ablis korkisoo kanacss acssn baaji oo xiri xajgaags carab injirey tol maleh tuukey qalataa inagoo kabahen qabno kabodnay saantis keeyna itoobiya wadajirken

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 года назад +1

    raaxo shariif waa magool inaba caadi ma aha RAAXO MAGOOL

  • @hodanmahamed2299
    @hodanmahamed2299 Год назад

    Oo aan tabashiyo dhib jiriin

  • @zuhuurise6510
    @zuhuurise6510 Год назад

    Qofkasi ma qali ladan ba hh

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 4 года назад

    Waa mocoyo maaxaa walay may illahay unoqoyo

  • @sakariyemouze7937
    @sakariyemouze7937 4 года назад

    Anaa talo xumo sameeyey
    Sharaf tagtay yaa ku tabay

  • @AnuuKeyf
    @AnuuKeyf 2 месяца назад

    2024❤

  • @nadia9163
    @nadia9163 3 года назад

    Waleee qof samaanta tagooraaaa anoo isoo maray🤣 lakiin tagayreee yaatabay

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 года назад +1

    🔥 🔥 🧊 💎 the guys sitting there they feel the hit tagteyeh horta yaku tabey

    • @ahmedrashidahmed9115
      @ahmedrashidahmed9115 3 месяца назад

      Waad fahantey wlhi 😂 wankusalaya hadad nosahay cimrii dheer oo xibado leeh kurajeyna hadadan noleyn Allah ya Raxma sis

  • @abdelhafed7477
    @abdelhafed7477 11 месяцев назад

    Yakutabay

  • @abdijibaar1663
    @abdijibaar1663 4 года назад

    Ax yaa fanaanad wey iga gatantey cadka midhaha

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 Год назад

    Magool way soo dhawasay 😮

  • @hafsohafso8064
    @hafsohafso8064 5 лет назад +1

    Takde horta yaa ku tawey

  • @zamzamzamzamciismancali9661
    @zamzamzamzamciismancali9661 Год назад

    Tagtay hor yaa ku tabay✋

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Subhaan

  • @mulkiali5408
    @mulkiali5408 3 года назад

    Taktaye horta yaa kutabay😏

  • @sauushsamater3006
    @sauushsamater3006 Год назад

    2023

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 4 года назад +1

    Mansh allh

  • @asmamaxamudcade9435
    @asmamaxamudcade9435 4 года назад +1

    Heestan raxo walo daray🤣🤣🤣🤣

  • @zulekhaaden2151
    @zulekhaaden2151 Год назад

    Wow wow 😂

  • @FarxiyoXaashi-q4e
    @FarxiyoXaashi-q4e 7 месяцев назад

    😢

  • @alfananfadxafani6494
    @alfananfadxafani6494 4 года назад

    Manzha alleh raaxo cod macan

  • @alishakur6615
    @alishakur6615 Год назад

    Ish calaa cod

  • @hassanmoha982
    @hassanmoha982 3 года назад

    wow

  • @filishono451
    @filishono451 4 года назад

    Tagtaye horta yaakutabay hahah caadimah hestan

  • @faafintakheerka9311
    @faafintakheerka9311 4 года назад +2

    Kaa dha meestee ma dheefbaa kugu hartay

  • @bashirjama6190
    @bashirjama6190 4 года назад

    Miro💯
    Cod💯
    laxan💯

  • @abdikarimtoldo702
    @abdikarimtoldo702 2 года назад

    ❤💗💖❤

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 3 года назад

    Xanuun badanaa nin weynoo tagay oo aan la tabin, waa ani cml kaas lol

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 года назад

    Heestu runtay Taabanaysa

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 4 года назад +2

    Sax 🙏♥️💋👸

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 4 года назад

    Axyaa fanaanad tolaw fanaanadani xagaydunida kaga nooshahay

  • @cadawemuuse3213
    @cadawemuuse3213 2 года назад

    Anaa tali xumasameyey

  • @mandeqbare3154
    @mandeqbare3154 4 года назад

    Wwwwow

  • @mohamedbashir5633
    @mohamedbashir5633 2 года назад

    Magool caadi waaye

  • @Akram-vx5pq
    @Akram-vx5pq Год назад

    !!!

  • @cadaryariseycadar5997
    @cadaryariseycadar5997 Год назад

    Ko

  • @alahmed1897
    @alahmed1897 4 года назад +1

    Hees ka wada ilmeysiisay qurbo joogta wadaniyiinta
    ruclips.net/video/Xnm-5s5LyzU/видео.html
    Caadi maaha ku raaxayso

  • @nadifoismail6635
    @nadifoismail6635 4 года назад

    O

  • @raxmocabdimaxamuud5625
    @raxmocabdimaxamuud5625 9 месяцев назад

    Kkkkkkk

  • @yaasiincabdulqadir4735
    @yaasiincabdulqadir4735 Год назад

    Nacalad haku dhacdo wixi la tabo fuck9😮😂

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 года назад

    Magool wax gaadha iyo wax kudhaw wali somali lagumahayo

    • @sucadosman8457
      @sucadosman8457 4 года назад +3

      Wale magool anaaa ka cod macaan anaase rabin inan fanaan noqdo

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 4 года назад +1

      sucad Osman queen 👸 aniga un ii heys codsi

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 4 года назад

      sucad Osman like ha idsrin ila so hdl

  • @haniahmed6919
    @haniahmed6919 2 года назад

    Magool pro max😂

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 года назад +2

    Xaarmaajo wuutagiye horta yaatabi

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 4 года назад +2

    Tagtaye horta yaa yaaa ku tabay dhiin 😉😉😉😉