Aduun baa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии •

  • @princessayaa2312
    @princessayaa2312 7 лет назад +42

    heestan waa ixasuus runtii dadka dhana xasuus ayee itahay 2018 qofka dhagesanaya like isar

  • @tariqabdirahman5146
    @tariqabdirahman5146 8 лет назад +11

    this song make me remember homeland..nice song

  • @Septillionfan
    @Septillionfan 5 лет назад +2

    2005/2006 iyo xasuus caruurnimo I miss my childhood 😥😥

  • @KOKO-BULLE_8p5r
    @KOKO-BULLE_8p5r 5 лет назад +4

    Waa heesti ugu horaysay aaan xifdiyo 😢2019 dhagaysan

  • @mahdeabdi5147
    @mahdeabdi5147 7 лет назад +26

    qoofka dhaesnya 2017 lika sedaa

  • @ayanlesamaale
    @ayanlesamaale 4 года назад

    14.03.2020 iyo anoo wayn, xasuus ayey igu leedahay, habaryartay ayaa dhagaysan jirtay anoo yar.

  • @daarulaakhiro210
    @daarulaakhiro210 5 лет назад +2

    Casar dheer waliba ciid ah 4 6 2019 midh sigaarana iidaran yahay iyo daarad wada cagaaran jawi dagan

  • @yasiingaabow8256
    @yasiingaabow8256 6 лет назад +3

    Heestan xasus ayey itahay 2019 2 7 qofki dhageysanoyo like isar 👏👏👏

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 6 лет назад +2

    xasuus aye igu leedahay heeskaani gabar aan jeclaan jiray u qaadi jiray 2007

  • @deeqoluul5072
    @deeqoluul5072 5 лет назад +2

    Woooow

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 7 лет назад +8

    1998 xasuustaan caadi mahan hada ayeeyba taagantahay heestaan naayaa hooyhooy madabeecadaada Ma anaad igu dayeeysaa Ma jirka idamqamayaa kugu oolin heblaayooy

  • @HornLy
    @HornLy 6 лет назад +2

    2019 qofka dhageysanaya like iigu qapo

    • @AhmedAhmed-ez6nz
      @AhmedAhmed-ez6nz 6 лет назад +1

      Waad mudanthy hadiiba aad heeskan aad dhageysaty

  • @magicalmoments-relaxenjoyo5750
    @magicalmoments-relaxenjoyo5750 6 лет назад +2

    2002 xasuuus 🙏🏼🙏🏼

  • @wardaismail3452
    @wardaismail3452 6 лет назад

    Still 2018 last month 🎶

  • @Septillionfan
    @Septillionfan 5 лет назад

    Now 07.12.2019 😥

  • @luulahmed3465
    @luulahmed3465 6 лет назад +3

    Who is waching 2018 stemper 😢

  • @xulkacaashaqa9032
    @xulkacaashaqa9032 8 лет назад +5

    Good song like a piece of cake hhhh

  • @shiinsiin
    @shiinsiin 6 лет назад +1

    Kuma Yaal anaaba Og. Majidhkaaa idamqanayaaan kugu oolin Deeqaaay. Hees saameen igu leh

  • @hodanhappy279
    @hodanhappy279 8 лет назад +3

    anigo dayobo doni leyga daldarsadsy hawadaha dul jogaa waaaw waxasa ka hees ah ani xageyga xasusbey ku tahay wlhi

  • @rashiid187
    @rashiid187 8 лет назад

    great song for us somali men

  • @yahyerigah1201
    @yahyerigah1201 8 лет назад +5

    axzan fanaan

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 6 лет назад +2

    Xasuusmahadha ah woow

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 6 лет назад +2

    Xasuus Tarikh 25/9/2018

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 года назад

    Yaa dhagaysan 2020/09/20

  • @mahdimahdi6196
    @mahdimahdi6196 7 лет назад +4

    Heestaan waa xasoo

  • @mohamedibrahim-hv7rn
    @mohamedibrahim-hv7rn 6 лет назад +1

    2019

  • @salmanwarsame2701
    @salmanwarsame2701 5 лет назад

    Aduunbaan daraadaa
    Darbiyada habeenkii
    Dugsi kama fadhiistee
    Dibadaha wareegaaye
    Adna aqal dugsoonbaa
    Dawadii naftaydaay
    Iga daawataayood
    hadba doc iga eegtaa
    yee
    Haa hooy hooy
    ma dabeecadaadaa
    Ma anaad igu dayaysaa
    Majirkay damqanayaaa
    Kugu oolin deeqaay
    Anigoo dayooboo
    dagal laga hayaamiyo
    Guri laga daldoorsaday
    aawadaa dul joogaaye
    Haaa adna dahab la moodyeey
    Aaa duun barwaaqaa
    dabacaad aad ku mashaa
    Dareen li’i ujeeftaa
    haa hooy hooy
    Ma dabeecadaadaa
    Ma anaad igu dayeysaa
    Ma jidhkay damqanayaa
    kugu oolin deeqaay
    2019 cidii daawanaysaa like igu qabta

  • @darwiish9301
    @darwiish9301 6 лет назад

    Hees iyo badh alaykahe

  • @axmadclahi8009
    @axmadclahi8009 5 лет назад +1

    cabdijibaar bast

  • @samiirlove7463
    @samiirlove7463 9 лет назад +1

    nice w

  • @hamsemohamud1707
    @hamsemohamud1707 7 лет назад

    Waa ku murqaamay heesatan

  • @munajamal8210
    @munajamal8210 6 лет назад

    Ax yaa hees musik kaliya icajabiyay

    • @cumarcade8312
      @cumarcade8312 5 лет назад

      Cabdisalaan jimmy aabaha rythm ka musica somalida ayaa tumaya

  • @wardavillyalba7642
    @wardavillyalba7642 6 лет назад

    👌

  • @abdiazizhaaji2319
    @abdiazizhaaji2319 6 лет назад

    Heestaa lyrics keeda ma heli karaaaaaaaaaa asxabey

  • @cumarcabdiraxman5787
    @cumarcabdiraxman5787 5 лет назад

    BOOSAASO AYAN KU dhagaystay 2005 Jabanaxa aroortii naftoo raala galiya

  • @kareemthakhavor2028
    @kareemthakhavor2028 8 лет назад

    wow waxasa hees

  • @nuurmaxamed2436
    @nuurmaxamed2436 7 лет назад +1

    Dumaroow laydin MNA dayn Karo noomana roonidiin but why

    • @munajamal8210
      @munajamal8210 6 лет назад

      Ragu xata Noma rona walal kaliya way noheesan

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 8 лет назад

    Ajab sana

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 8 лет назад

    looolz

    • @abdijama9203
      @abdijama9203 6 лет назад

      my Allah make meet with you my lobe S G L

    • @abdijama9203
      @abdijama9203 6 лет назад

      allow iisahal to meet with my loved girl in Sweden

  • @riyaniali14
    @riyaniali14 6 лет назад

    nayaa nin idhahaan necbahy hesta nayaa inac siisay

  • @FatmaAli-ho1xo
    @FatmaAli-ho1xo 4 года назад

    2020