@@ahmedadan2362 Sidaas buu leeyahay fannaanku waase khalad. Geela markii la isku daro ayaa horwayn la yiraahdaa. waa iga su aale gabdhaha ma geed damal ah baa laga baxshaa, ?. mise Geel waa gabal horwayniyo hanti laga baxshaa heesta qadiimkeedii waxaa qaaday Rooraaye
Heestan waxan ku xasuusta ano yar 2003 marka dugsiga ka imado wllshey dhageysan jirtay wiliba cajil bey ehed hooyo ku diray habenki wa lagu qeyliyay 🥺😂
Aad u weyn wlh anbo dugsi quraan ayaan dhiganaayey xasan sanka mid la yirahdo oo hada dhintey alae ha u naxariisto galabtii ayuu bananka la soo fariisan jiray asago sanka taagayo kibirka iyo lacakta qaadka uu ku tumanaayey italy ayuu ka soo laabtey aabihii baa safarada somaliya roma madax ka ahaa alle u naxariisto gabadh asharaaf ah ayuu jeclaa
Heestaba waxaa ka cajiibsan Music ga uu tumayo c/salam jimmy, ilama ahaam isagoo kale in uu dib usoo mari doono fanka somaliyed xaga tumida Music gan dananaya yaa salaaam calayk. 2022 dec iyo world cup2022 qatar
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🙏🙏🙏🙏🙏
@@dailyxiin Kkkk jimmy waligay wan xuzi jiray muuzigiisa wan ku caqlisaday hadana waxan partaa Organka inzha Allah waxan jeclahay inan heerka jimmy oo kale ama meel ka sokaysah inan kagaaro Jimmy wa ninka kaliyoo aan kudaydo he is my role model yaa jimmy 💖💖💖💖
Life Is Short Quotes Life is short, youth is finite, and opportunities endless. Have you found the intersection of your passion and the potential for world-shaping positive impact
Aa heesii soobaxa Wakhtigaan ten age ka ahaa aniyo sxbkay shire muuse jaamac ayaa kuwada qayili jirnay intaan qalin kuduubno cajaalad kusoo Celino recod la odhanjiray National passonic ayaan ku dhagaysan jiray oo hidhka lamasaxo dadka imiku waxaaba garan maayaan
The Issue The number of Houthi attacks against predominantly civilian targets in Saudi Arabia doubled over the first nine months of 2021 compared to the same period in 2020, according to new CSIS analysis. Iran’s Islamic Revolutionary Guard Corps-Quds Force and Lebanese Hezbollah have played a critical role in providing weapons, technology, training, and other assistance to the Yemen-based Houthis. In response, the United States needs to provide Saudi Arabia additional aid to defend the country against stand-off attacks.
How can you tell if other people think you are good looking tall man ? This is my favorite game. Sometimes I sit in a public area and do it so I can see how many people are attracted to me. (Conceited? Maybe. Entertaining? Definitely.)
No fair game in Saudi Arabia because of that I'm living a drunking millionaires lifstyle . The British writers of a Hollywood thriller that tells the true story of a CIA officer exposed by a Bush White House leak were shocked by the restrictions they faced for political reasons, they claimed. Brothers Jez and John-Henry Butterworth, said they encountered censorship in making Fair Game, about Valerie Plame. The leak was intended to discredit Joseph Wilson, her husband and a retired ambassador, for casting doubt in the press on the then-president's claims about Saddam Hussein's weapons of mass destruction. Plame acted as an adviser, but the writers were banned from reading her memoir until it had been censored.
Heesaha uu tumay engneerku mid ka mida, mar aan akhrinayay comment yadeeda mid aan umaleeyay in aanu somali ahayn baa soo qoray "cabdisalan jimmy is from an other planet" 😂😂😂😂😂🤣
We were the best east African basketball players in the world but my Somali relatives destroyed our dreams instead of helping and I decided to enjoy the rest of my life travling drunk around the world .
Mucjisada music ga Abdisalaam jimmy
Still 2019 is the best somali music
Travelling from Somaliland to the world 🌎 with my beautiful Somaliland queen 👸 ❤
Jimmy wax kale baa tahay. Hard time baa bad baadisay fanka Somalia kuwa hada jira waa zero
Music 🎵 markan maqlo isagon laa ii sheegin ban garta jimmy inuu tumey wow 😮
Aniguna sidoo kale, heeso aan lagu xusin inuu tumay ayaan comment ka ku sheegaa inuu isagu tumay
Cabdijubaar heesaha si dareen leh ayuu u qaadaa.
Waa galab ay maalintu tahay khamiis tariikhduna 21/02/2023
Salaama inta iga danbaysa
Codgaara c.jibaar alkhalij cajiib
Music 🎶 gaara wiliii faraha lagag gubtay cabdisaln jimmy legend of 🎵 👍
8-6-2021 hargeysa.!!
10 -12 - 2018 yaa ila dhagesanayo hestan aniga waan ka heela hadii aad adigana ka hesho lik ii sar
heestan macaan waxay i xasuusisa 9oki. masha alah abdijabaar.fanaan buuxa
Ninkan heesihiisa muusiga lasaaraa waa speed.
Waa malin Khamiis ah Jimcana Soo Galayo 5:51 Galabnimo 22/September/2022 Hargeiza Somaliland Masalaha Xafda Isha-borama 🥰🥰👑🌍🤚
00
Boqortii haweenkaay,
Hoggaankii naftaydaay,
Hillaacii qalbiga la horkeenayaa,
Waa gabar horwayniyo,
Geela howd ku foofiyo,
Hanti laga baxshaa,
Nin kaa helaa,
Kan kaa helaysaa,
Hoodiyo nasiibleh,
Geedyahow haracee,
Harkaagan qabow,
Illaa aan ku harsado,
Kugu hagar baxaaye,
Maba hagar baxaaye,
Hooda iyo nasiib leey,
Haween bilic urrooneey,
Habkii loo sameeyiyo,
Hannaan socod wanaageey,
Waa damal harwaynliyo,
Geela howd ku foofiyo
Hanti laga baxsha,
Nin kaa helaa,
Kan kaa helaysaa,
Hoodiyo nasiibleh,
Geedyahow haracee,
Harkaagan qabow,
Illaa aan ku harsado,
Kugu hagar baxaaye,
Maba hagar baxaaye,
Thanks maxamed xirsu
sxb halka ad tiri gabar waa (damal)
Ggg
@@ahmedadan2362 waa runtaa halkaa. Isaggu wuxuu uqaatay Gabar horaadweyn. Halka eytahay damal harweyn.
@@ahmedadan2362 Sidaas buu leeyahay fannaanku waase khalad. Geela markii la isku daro ayaa horwayn la yiraahdaa. waa iga su aale gabdhaha ma geed damal ah baa laga baxshaa,
?. mise Geel waa gabal horwayniyo hanti laga baxshaa heesta qadiimkeedii waxaa qaaday Rooraaye
Heestan waxan ku xasuusta ano yar 2003 marka dugsiga ka imado wllshey dhageysan jirtay wiliba cajil bey ehed hooyo ku diray habenki wa lagu qeyliyay 🥺😂
kkkkk wlhi anba sxb xafadayana laga shidan jiray hestan wan yara markas recordki canjaladaha 2002
Amba ano yar 1993.
🤣🤣Maxad ugu dirtay
*_#LEGEND_**_ _**_#ABDI_**_ JIBAAR AL _**_#KHALIIJI_*
*_#INTA_**_ JECEL _**_#LIKE_**_ II SAARA PLEASE_*
🌷❤💚❤💚❤💚❤💚🌼
Allla maxey cajiib thy heestan iyo mustigaba 😮😮
Abdisalaam Jimmy Legend 20 Yrs Ago Waxaas , Saas U Shanqadhaaya la tumaayay
Music aad umcn nin culus waad kuraaxey satay musigan jimmy wiil hoog
wooooow wakuwa dadki fanka lahaaa
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤hes an jeclahy waye hestan❤❤❤🎉
I never heard a music like this CABDISALAAM SICID XASAN JIMMY what an amusing music
I apsuletly agreed with you brother..
Jimi was from another planet.. HE WAS AN ELIAN
Me too
@@mhmsdmhmd8807❤
Jimmy is this old brother nickname, old seaman brother. His father name is Hajj Cali. AuN…
Best songs abdijibaar boqorka codka ❤
Abdi Jabbar, "Jecel"master of all times.
Yes bro Abedujubar the ❤❤❤ Best artist ❤🎵🎵!
Jimmy faraha rabi kama gooyo
Heestan original waxa ku luuqeeya...cumar xasan rooraaye...AHUN.
Wan jecley heestan waa heesti lagu furay marwadayd kowd arooskedi
Heeskan maqalkiisa waxaa iiguhorysay 1998 waayo waayo ayay ahayd ardynimadaydiiii
War wad gabowday walahi masajidka kucarar
1996 😀😀
Inaderow isku ciyaalkii hore ayan nahay wllhi xiliyadaas ayay ahayd markii uu dhagaysan jiray adeerkay oo cajalka dubai kala yimid anagoo wakhtigaa ciyaal malcaamad ahayn baan ka maqli jiray hadda xusuus wllhi waayo waayo
Aad u weyn wlh anbo dugsi quraan ayaan dhiganaayey xasan sanka mid la yirahdo oo hada dhintey alae ha u naxariisto galabtii ayuu bananka la soo fariisan jiray asago sanka taagayo kibirka iyo lacakta qaadka uu ku tumanaayey italy ayuu ka soo laabtey aabihii baa safarada somaliya roma madax ka ahaa alle u naxariisto gabadh asharaaf ah ayuu jeclaa
Hestan waxaan maqley dhamaadki 1997 , i was 17
I loved this music❤ 🎵🎵l, Miss you 💝💝Fozia Hersii❤!!!
😢😢😢😢 heestan ma anaa laiga qoray
Heestaba waxaa ka cajiibsan Music ga uu tumayo c/salam jimmy, ilama ahaam isagoo kale in uu dib usoo mari doono fanka somaliyed xaga tumida Music gan dananaya yaa salaaam calayk.
2022 dec iyo world cup2022 qatar
Macalin jimmy
Cabdisalaan jiimi
Abaha misiga macalin ciwankaga nososheeg facebok
😘Nin Kaa helay baa
😘Hoodiyo Nasiibleh
Music mucjiso ah - Abdisalam Jiimi
Jimmy music never gets old
heeesihiisu wey wada kacsanyihiin cabdi jabaar al khaliiji
thanks in badan
uhzzf
v😡😤😒
❤️❤️Jimmy💯💯mucjiso
Alqaliji 4sano kadib dib ugu so noqday you tube kan😊
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
Jimmy wuxu ahaa mar la arag
Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🙏🙏🙏🙏🙏
Jimmy Miyad Manta Xusasa kkk
@@dailyxiin Kkkk jimmy waligay wan xuzi jiray muuzigiisa wan ku caqlisaday hadana waxan partaa Organka inzha Allah waxan jeclahay inan heerka jimmy oo kale ama meel ka sokaysah inan kagaaro
Jimmy wa ninka kaliyoo aan kudaydo he is my role model yaa jimmy 💖💖💖💖
@@GorGor2023 inkasto wax khayr ku jira ahayn hdana Waa riyadaada Alle hakugu Guulayso miyan dhaha dee😁😁
@@dailyxiin Hhhhh Anyway thnk u 🙏🙏🙏
music ga cida sidan u tumaysa e u farsameysa una shiisha walahi wey fara tiris. mashala. ABDISALAAM JIMMY you have a crazy talent
2019 baby who's with me?
Cabdisalaan jimmy halkuu ku nolaa miyuu dhintay miyuu nool yahay yaa warbixin igah siin kara
sxb waa nool yahay waana dahlin yaro wali lol London buu ku noolyahay lkn iminka wax music ah ma tumo
wah waaaah hees macan
'x9fOUXZz
HADGJH
YFDCBB
HHJ
💓💛💜💚💗💘💘k b
v😥😦♣♥♣🔍🔍⁉👌👈✋👊👈✊✌💟
This never gets old
Cabisalaan xasan jimmy cidina gaadhi mayso musicka uu tumay nooc wlaba wuu tumay cajiib ilahey cafimadka iyo cimrigaba haku barakeeyo 4/11/2022 jumce hargeysa
Ninkan JIMMY ahi waa wax kale walahay 20 sano ka hor ayuu waxaas tumayey
Waa damal hadhwayn
Still I’m 👂🏻 February 2020👂🏻👂🏻👂🏻👂🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻✔️✔️✔️✔️✔️
Aljibaaar alkhaliiji
Waaza
cabdi salaan muusik wax ku gaaro malaha ayaa umaleenaa
Maba jireeeee wax sooo dhaweeeya xitaaaaa
Best musishan ever wax keenikaraa majiraan ciyaalka dambe
Life Is Short Quotes
Life is short, youth is finite, and opportunities endless. Have you found the intersection of your passion and the potential for world-shaping positive impact
Abdisalaan jimmy horta yaa la tuma bahalka anigu yaabay
the topest somali musician ever i head
Cabdi jibaar all khaliiji
😢😢😢😢😢 my husband who died used to sing this song for me 😢😢😢😢😢😢
Allaya raxnad
Sorry for your lost your husband sister i feel you 😢
Allah how naxariisto
Oo ninka jimmy nin lamida la ma hayo
Love it
bambamaban bam bararam bam
Ina Hajj Ali thank you
qadaadweyn dawarsiga joojiya
yaa daawanaya iyo like ii Saar ayaad meel walba la taagan tihiin
Warya aniga iga reeb ,,waayo anu Ciise warabe ayaan ahay
Tuugsiga isaaq baanu ka baranay iyo mayd lagu tuugsado 😂😂✌️
@Hefya 😂😂😂😂 Idoorkeyda Dhib badnida awoowga la janee. You made laugh, inaader
Waa damal
Har_weyniyo
Geela hawdka foofiyo
Hanti laga baxshaay
🎉🎉🎉🎉
Old is old 😢
Heestan erayadeda si fiican umafahmayo lkn aad ayan udhegeysta
Aa heesii soobaxa Wakhtigaan ten age ka ahaa aniyo sxbkay shire muuse jaamac ayaa kuwada qayili jirnay intaan qalin kuduubno cajaalad kusoo Celino recod la odhanjiray National passonic ayaan ku dhagaysan jiray oo hidhka lamasaxo dadka imiku waxaaba garan maayaan
Indrky cabdijibaar xaaji cali nolow indr
2018 still❤🔥
Wwww
22/11/22 maalin Salaasa ah from xafada hodane DJIBOUTI 13H00
Cabdusaman said jimmy wale gacan baan siiyey mucjisada musiga
Abdisala said xasan jimmy wale waa macalin aabihiis . Muxuu kalabadalayaa
Biyuhu cadhaceey hadhkaaga qabow ilaa aan ku hadhsado maba hagar baxaayee
Ka ka ka helayba, qeybtas danbe e heesta u danbeysa ku haysta🤣
C/jabaar alkhaliifa axsan sood
Wre Qofka Music.ga Tumaya Ma Binu Adam Baa Mise Wa Jiin Bisinkee 😅😅
Hhhhh waa mucjiso. Somali ninkan oo kale inuu soo mari umalayn maayo
Cabdisalaan said xasan jimmy 🙏
for love
Still 2023
Jimmy balaayo kugu dhacday ma iraahda, war wuxu xagu ka yimi mind blowing sh*****t
Jimmy wale gacan baan siiyey wiilkaas ABDUSALAM SAID XASAN JIMMY
Heesta waxaa hore u qaaday oo aan ku maqlay rooraaye
Comanint walba jooge hadad iga dambayso like 👍 isaar
Who listening 2023
Qaasinand
Q aasinabdi
for respect
Wsaas
The Issue
The number of Houthi attacks against predominantly civilian targets in Saudi Arabia doubled over the first nine months of 2021 compared to the same period in 2020, according to new CSIS analysis. Iran’s Islamic Revolutionary Guard Corps-Quds Force and Lebanese Hezbollah have played a critical role in providing weapons, technology, training, and other assistance to the Yemen-based Houthis. In response, the United States needs to provide Saudi Arabia additional aid to defend the country against stand-off attacks.
Abdi
How can you tell if other people think you are good looking tall man ?
This is my favorite game.
Sometimes I sit in a public area and do it so I can see how many people are attracted to me. (Conceited? Maybe. Entertaining? Definitely.)
Ala mxa kumaarqamay🙂🙂
No fair game in Saudi Arabia because of that I'm living a drunking millionaires lifstyle . The British writers of a Hollywood thriller that tells the true story of a CIA officer exposed by a Bush White House leak were shocked by the restrictions they faced for political reasons, they claimed.
Brothers Jez and John-Henry Butterworth, said they encountered censorship in making Fair Game, about Valerie Plame.
The leak was intended to discredit Joseph Wilson, her husband and a retired ambassador, for casting doubt in the press on the then-president's claims about Saddam Hussein's weapons of mass destruction.
Plame acted as an adviser, but the writers were banned from reading her memoir until it had been censored.
Heesaha uu tumay engneerku mid ka mida, mar aan akhrinayay comment yadeeda mid aan umaleeyay in aanu somali ahayn baa soo qoray "cabdisalan jimmy is from an other planet" 😂😂😂😂😂🤣
Been maaha 😂😂😂😂 habeen dhowayd jimmy oo aroos daawanaya musicguna ciyaal tumayaan ayaan RUclips ka daawanayay waa aduunyo lagu kala xishoonayn kkkk
Link gaa iisoo dir bal
@@wiilkaReerCigalle hhhhh walahay lakala xishoon maayee link-ga nala wadaag sxb
@@wiilkaReerCigalle sxb link iso dir
Waleee waa hees mcn wxn xasuustey maragigaan yaraa ayaan dhageysanjirey ..hadana waan dhaystaa
We were the best east African basketball players in the world but my Somali relatives destroyed our dreams instead of helping and I decided to enjoy the rest of my life travling drunk around the world .
P
Abdi