Waa Maxay ACCA? about ACCA (in Somali Language)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Halkan waxa aan si yar oo kooban idinku soo bandhigay waxa ay ACCA du tahay iyo waxa ay ka kooban tahay. Ogow ugamaan hadal ACCA da si faahfaahsan. Waa kuwan links ka aan ku sheegay video ga:
    1. ACCA website (www.accaglobal....)
    2. Foundation Level (www.accaglobal.....
    3. ACCA Papers (www.accaglobal.....
    4. ACCA Fees (www.accaglobal....)
    5. exemptions database (www.accaglobal....)
    6. University of London MSc in Professional Accountancy (london.ac.uk/c....
    7. Oxford Brookes University BSc in Applied Accounting (www.brookes.ac....

Комментарии • 51

  • @SaedASulub
    @SaedASulub  2 года назад

    Unfortunately, I will not be able to respond to your emails anymore. I hope those who benefited from this video would respond to enquiries from potential ACCA students in the comments. I'll occasionally respond to emails where information cannot be found elsewhere. Thank you for your understanding and I wish you the best with your studies.

  • @mohamedsulub8461
    @mohamedsulub8461 6 лет назад +6

    Masha allah walal Saed Sulub. Sharaxaad fiican ayaad ka bixisay ACCA. Waxan rajaynayaa in ardayda ACCA doonaysa in ay bilawdo ay kaa faaidaysan doonaan madaama oo aad adigu qaadatay ACCA.

    • @SaedASulub
      @SaedASulub  6 лет назад +1

      I hope it would help. Thank you walal

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 2 года назад

      @@SaedASulub Thanks

  • @abdullahimohamudadendaakir2233
    @abdullahimohamudadendaakir2233 5 лет назад +2

    Aad bad ugu mahadsantahay walal sida fcn ee aad noola wadaagtay xogtaan waxan rajaynayaa insh allah ACCA in aan bilaabo february 2019

  • @ismaileid4160
    @ismaileid4160 5 лет назад +1

    Mahadsanid wll sifiican ayaad noogu sharaxaday ACCA-da
    Ilaahay Miisaanka Xasanaadka Haguugu Daro

  • @abdiazizkhadar8984
    @abdiazizkhadar8984 4 года назад

    Shukran. Zxp. Aad bad ugu mahadsanty. Runtii. Waan rajaynayaa. Inan bilaabo. Acca ga. Sanadaha. Soosocda. Hada. accounting ban. Sanadi ugu dambeyay wadaa. Kolka wan kula so xidhiidhi si waqti badan aanu iga lumino aad. Xog badan igu caawiso. Mahadsanid. Walal

  • @abdikanisaidhussein6433
    @abdikanisaidhussein6433 3 года назад

    Masha allah; wll qaliya alle Swt cilmigaga haku barakeyo; Aamiin. Xaqiiq maclumad bdn ee ACCA ku sabsan ayan ka faa'idey mahadsanid wllky👏❤

  • @prettydiamond4019
    @prettydiamond4019 6 лет назад +1

    Shukran Saed sharaxaadaa wanaagsan ee aad ka bixisay ACCA.

    • @sadiqsaidjama4541
      @sadiqsaidjama4541 6 лет назад

      thanks very much sead sulub your lesson is very good my pro

  • @faizadayib3792
    @faizadayib3792 5 лет назад +2

    Waad mahadsanatahay.
    Wax loo baahna ayaad samaysay Mey jirin hortaa ACCA information oo Somali lagu diyaariyey.

  • @SaedASulub
    @SaedASulub  6 лет назад +10

    Fadlan iso waydiyaa waxyaabaha halkan aanan ku sheegin oo kaliya markaad email ka iiso diraysaan. Waayo dad badan ayaa waxyaabaha halkan aan ku sheegay laftooda isoo waydiiyay mar labaad. Khayr baan idin wada rajaynayaa!

    • @cabdikafiraage2238
      @cabdikafiraage2238 6 лет назад +1

      Hadaan ayaan wadaa fa2 and ma2 hada bilaabay maxaad i ku la tali laheed

    • @eng.dheeghajihassan7618
      @eng.dheeghajihassan7618 6 лет назад

      Saed A. Sulub
      Aad ayaad u mahadsantahay...Haddda ayaan rabay inaan galo Wax Information kamaan heli ...Lkn Hargeisa ayaa la igu yidhi ayaa Examka lagaaga Qaadayaa haddii aad ku Website Acca aad iska Register garayso ayay igu yidhaahdeen markaa horta aad ayaan ugu farhay inaan xagan kaa helo oo aad Information ii tilmaanto...Waad Mahadsantahay Walaalkay Qaaliya..
      Email:dheeg2005@gmail.com

    • @eng.dheeghajihassan7618
      @eng.dheeghajihassan7618 6 лет назад +1

      @@cabdikafiraage2238 Mashaa Allah....Ana Hadaan Rabaa inaan bilaabo sxb.....
      Email:dheeg2005@gmail.com

    • @mohamedabdirizak2262
      @mohamedabdirizak2262 5 лет назад

      Ok

    • @abdinooraxmed8016
      @abdinooraxmed8016 5 лет назад

      Asc walal shukran sifcn ayaad usharaxday . wlaal inte jogta inteese kalasoo xariira inaa bilaaba raba information badan ayaan karaba email kaga intee kahelaa kayga waa....
      Abaluu99@gmail.com

  • @dirirgujaxo2370
    @dirirgujaxo2370 4 года назад

    Shukrana mundane sidaad was dixaa ee aad noogu bayaanksay

  • @mohamedfarah1939
    @mohamedfarah1939 5 лет назад

    walaal waad mahadsan tahay waa GAAP jira arinkaan somalia dhaxdeeda culays wayn ayaana ku qabnaa, mudo 5 bilood ah ayaan rabay inaan bilaabo ACCA, waxaana shaki wayn ka qabaa in aan la wada helin resource ga somalia dhaxdeeda. in kasto aan accounting ahay wali qiimeyn ayaan wadaa

  • @ibrahimaliahmed1092
    @ibrahimaliahmed1092 4 года назад

    Ustaadii aaadbaa u mahazanthy wax badan ayaan kaaa faa iiday thkns

  • @cukaashmuhiaden1225
    @cukaashmuhiaden1225 Год назад

    Thanks zp ❤

  • @ismailabdi6709
    @ismailabdi6709 Год назад

    Mahadsanid lec Siciid videogan waxaan daawaday dhawr sano kahor waana kan igu dhiirigeliyay inaan maanta dhigto CATT Certification

  • @khalifahmedmohamed7204
    @khalifahmedmohamed7204 3 года назад

    Thanks walaal

  • @maankacade7506
    @maankacade7506 6 лет назад

    Tnx prow in badan

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Год назад

    Hdi aj online ku Barto xage paratical experience ku sameynayaa mcalin

  • @ismaileid4160
    @ismaileid4160 5 лет назад

    Thanks

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 лет назад

    Waad mahadsanthay walal Accouting and finance ayaa sanadkii udambeeyey kujiraa Acca waan ku han weynahay inaa barto inshaalaah

    • @axmedshakra6851
      @axmedshakra6851 5 лет назад

      M.a wlshey hore usoco waxaan xog iga siisaa accounting

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 5 лет назад

      @@axmedshakra6851 Ma inaad barataa rabtaa walal

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 5 лет назад

      @@axmedshakra6851 markeygii hore een scholka dhameyey Acountin wuu ila ahaa wa adag oo micno saas ah aan laheyn blse hada aad baan ujecladay markaan dhaxgalay Accounting waxaa layirahdaa waa laqada ganacsiga

    • @abdirahmansaed8544
      @abdirahmansaed8544 3 года назад

      Ma baratay byo

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 3 года назад

      @@abdirahmansaed8544 mya wall ACCA igu soo orod ma ahan inaa dhisan tahay baa ka horeyso macaliminteynii jamacada baa ka cawadeyso adegysii ado arday ah maxad umaleysaa

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739 2 года назад

    waa mahadsan thy ustaad waxaa isugeysa inaan f1 ilaa f3 exam kooda isu diyariyo madaama bachelor accounting dhowaan qadanyoh.

  • @axmadcade6026
    @axmadcade6026 2 года назад

    Hadaan Hada Wado Accounting Degree KawaraN Diploma Mala Iga deYnayaa

  • @Fricaani
    @Fricaani 4 года назад

    Bachelor veterinary medicine baan ahay markaa ma waa jib baa inaan acount sito

  • @abdiazizkhadar8984
    @abdiazizkhadar8984 2 года назад

    Wll sidee iyo xagee ayaan ka bilaabi karaa ? Ma distance ayaan ku diyaarin kartaa

  • @amanueldesalegn6542
    @amanueldesalegn6542 2 года назад

    Cn u do it in amharic or english

  • @faisalabdi3522
    @faisalabdi3522 5 лет назад

    Shardi miyaa in aan bartay Finance Ama Accounting
    Kwrn hadaan bartay Business Adminestration

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 3 года назад

    Walaal, aad baad u mahadsantahay. Paperska inoo suu duub adiga oo mahadsan. Mida qofkii Soomaaliya jooga sidee uu ku baran karayaa? Labo sano wax ka yar qofka hadii maku dhameeyn karayaa?

  • @mahadsaid9762
    @mahadsaid9762 4 года назад

    Zxb mcn xagee kaala soo xiriiraa waxbaa kaa rabaaye

    • @SaedASulub
      @SaedASulub  4 года назад

      waxaad iga lasoo xidhiidhi karta email ka aan video ga dhamaadkisa ku sheegay ama drsaedsulub@gmail.com

    • @burhanburqe2088
      @burhanburqe2088 3 года назад

      @@SaedASulub sxp ACCA kwrn qofkii india u aada maka helayaa macado tabar kusiyaa iyo casharo

    • @kamaalyareofficial2285
      @kamaalyareofficial2285 3 года назад

      @@SaedASulub hellow pro

    • @kamaalyareofficial2285
      @kamaalyareofficial2285 3 года назад

      @@SaedASulub sxb waxaan ubahnaa AccA inaan bilaaboh waxaana ahay arday Secondary level ah sxb marka waxaan rabaah inaa full information inaa iga siisi hadii ay macquul tahay sxb waliba whatsupp number kaaga isoo dir si aan kula soxiriirih