Ibraahim caydiid" Daarood iyo Hawiye Isaaq Nacayb Iyo burburinta ictiraafka bay Dagaal ku so qaadeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2024
  • Daarood iyo Hawiye ictiraafka somaliland ayay Dagaalka Ceerigaabo iyo Xasuuqa Ina Cagjarna waa Isaaq Nacayb iyo ka hor tag lugu burburinyo Horuumarka iyo ictiraafka somaliland, ibraahim caydiid Daarood iyo Hawiye ictiraafka somaliland ayay Dagaalka Ceerigaabo Xasuuqa Mustafe Cagjar Dawacaley ka geystayna waa mid u ugu arayo dhulbahante dagalkana waa loo dhan yahay, Ibraahim caydiid Oo afka furtay
    Ku Soo Dhawoow Wararka Geeska Oo Ah Isha Wararka Geeska Io Caalamka, Sido kale soo bandhigista iyo daah ka Qaadista Xaqiiqda Wararka. Muuqaalada gaarka ah, oo kooxdayada saxaafadu u heellan ee baadhista ayaa si qoto dheer u baadha sheekooyinka qaabeeya adduunka inagu xeeran. Sido kale waxanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, oo aan Soo Bandhigno aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca geeska africa. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khabiirka ah, u leenahay, Wararka ku salaysan arimaha bulshada, siyaasada iyo Ganacsiga, Sido kale waxanu baaris qotodheer iyo hubin dhab ah, ku baahina wararka anu bulshada u bandhigayno, Wararka Geeska
    ‪@WararkiiGeeska‬
    Visit Our official Faebook page
    / wararkageeska

Комментарии • 17

  • @WararkiiGeeska
    @WararkiiGeeska  День назад +2

    Mahadsanid Daawade Fadlan waa noo muhiim inaad nugu soo biirto
    Sido kale la sii wadaag asxabtada iyo umada Soomaaliyeed
    Si ad u hesho wararkii u danbeeyay ee geeska iyo dhulka soomaalida

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 День назад +2

    Asc. Inaadeer. Waa. Sidii. Aad. Hore. U. Sheegtey. Dhinacwaba. Daarood. Wuu. Isa soo. Baaheystey. Umada. Reer soomaaliland. Iyo. Isaaq. Iskala. Saarsaarka. Waa. Ineynu. Joojino. Oo. Wadanka. La. Difaaco. Oo. Leysku. Duubnaado. Guuleysta. Ciidanka. Qaranka. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuleysta. Insha. Allaah. Guuuuuul ❤

    • @WararkiiGeeska
      @WararkiiGeeska  День назад

      Mahadsanid Guled Jirde sidaad noogala qayb Qaadatay

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 20 часов назад +1

    Darood and Hawihya will lose the war they have started. They envy about the Issaq people. The Issaq people in Ethiopia and in Somaliland will rise up and defend their honor and defend their areas.

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k День назад

    Ruuuuunta xaqiiq geesi kusocda walaloyaal 👋👍❤️👍

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt День назад +1

    Horta in dad somaliyed is layan raali kama ihi lakiin kuwad idinku u dowlad 😊lascaanod ku xasuuqasen maxad uga hadli waday

  • @toraboramark
    @toraboramark День назад +1

    waa badheedh dagalkani

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h День назад +1

    Halyeyga anu mahadinay isaga oon Xilnoo hayn ayuu umaddiisa ushaqeeyey was Hayley qaran….,,noolaw ibraaahi…..

  • @Jaamac-i5b
    @Jaamac-i5b День назад

    Horta ku Garanynee,Ma AxMAAR baad TAHay mise Somali

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Dhulkanaga wuu iska ballaadhan yahay agaa dadna ma joogo waa cidlo ciirsila.
    2.0. Aga dhulnaga 150 km oo cidlo ah baa jirto waana ardul khalliga dhabta ah.

  • @Phinksa
    @Phinksa День назад

    Yaaa dilka bilabey

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День назад

    waa war cad

  • @AminaBoon
    @AminaBoon День назад

    Isaqo hadalka joojiya gala dagaalka