Qof kaa tagay ku Bahdilay sidan oga aarso Daqiiqado Gudahod wuka Qooma mayn musmaarka stress iskajir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Qof kaa tagay ku Bahdilay sidan oga aarso Daqiiqado Gudahod wuka Qooma mayn musmaarka stress iskajir

Комментарии • 252

  • @ubahfarah6702
    @ubahfarah6702 Год назад +34

    Wiilkaan waa wiilka kaliya ee dumarka u doodo Mashaalaah ilaahow ku barakee aboowe ❤️

    • @hmedmohamed07
      @hmedmohamed07 Год назад +1

      Walahi maaha wll ugu badnaan qofkaaga ayuu isku kiin diraya hada kala tagtaan kan kale sidaas oo kale caqligaaga haku filnaado taladada iyo mistaqbalkaga cid ha u daba fariisan

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 Год назад +16

    Wlhi taladan saka wan u baaahna jazakallah

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 Год назад +17

    SallaaAllaahu caleyhi wa sallam. JazaakumuAllaahu kheyran saliga nabigeena scw iyo ducada aad noo duceysay.

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 Год назад +16

    Faarax waxaas markuu arko 🎉waaba farxadiisa sheeqow waad mahadsantahay sidaad sirta faraxyada inoo la wadaagtid ❤

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 Год назад +9

    asc shiikh kheer allaha ku siiyo aamus kaas nimcadiisa anaa arkay haduu kulanoolyhy xitaa qofcusub ayaad lanoqonasaa ciilbuuna kunoolaanayaa bahdilkii iyo wixii u kulabayow dhan asageey kulaabanayaan

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 Год назад +14

    Wad mahadsan tahay sheikh jazakalaah qeyr hada xaaladas dhaxtaaganahay
    Hada wax barasho bilaabay waxan rabaa ina nafteyda hormariyo waxan Raba ina qiimaheyga so ceshto

  • @najmamohamuud4177
    @najmamohamuud4177 Год назад +10

    masha allaha sheik badbaado allaha kuxifdiyo wax xaqiiq ah ka hadashay alxamdulilaah sidaa u hadlaysaa sameeyaa aniga sidaa udhaqmaa alxamdulilaah guulayso walal aqliga allaha kusiiyadiyo ❤❤❤

  • @cadaaweproduction4036
    @cadaaweproduction4036 Год назад +13

    Maansha allaah.
    Allah ha kaa abaal mariyo, sidaad khayrka noogu soo gudbiso.

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +9

    جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Год назад +7

    Subhanallah 😭 abyo waxaa fiicneed intaa. Salaad u istaagtid ilaahey baridii 😭😭😭😭😭😭

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 Год назад +24

    Khiyaanada ragga waxaa laga sii qaadaa firfircooni ee dumaroow ha isku jabinina, ilaahey ayaa la xisaabtami doona kuwaa na khiyaameeyey, baarakallaah fiik sheekh taladaadaas anigaa ku intifaacey sanad ka hor waanan ku guuleystey walilaahil xamd walaahi 💯

  • @qadiijoxasan8977
    @qadiijoxasan8977 Год назад +7

    Mashaa allahmclnkeena badbaabada nolosheena mahadsanid milinkaaga janada allah kadhigo mcln

  • @mohasaid3537
    @mohasaid3537 Год назад +10

    Sheekh allaha kubarakeeyo qof kulamida inaa alle ucasidaa waa danbi waxa lagayabaa ninkan kategay inusan kheer ku aheeen oo alle wax ka kheer badan kula donaayo adigana ma ogid waliga qof kategay niyada lama raacsiyo ama haku fuuro ama sheeko kukala taago waa laga ducaystaa qofaan caqli lahayn baa dabagala qof kategay ani gabar baa ahay nin baa katagnay waliba wan isqabnay wu bahdilay siduu rabu ila dhaqmay alx hada wn kala taagnay inkasto wali wixii u igu sameyeey ilaawiwayey oo ragiiba sidisa oo kale modaayo

    • @Nalka60
      @Nalka60 3 месяца назад

      Wan kaxumahay abaayo 😢😢

  • @smiiemedin8449
    @smiiemedin8449 Год назад +3

    Mansha alah tabarakalaah walahi sheekhan noloshayda ayuu waxbadan kabadalay ilhyba oga xaladayda markan shekhan kuxirmay ❤

  • @sadocooking5689
    @sadocooking5689 4 месяца назад +1

    Walahay allah kaga baryayaa in saad Allah ajarkeeda haku siiyo saad noolatalinasid waxaad ka hadlasaa wax run ah shugran shiikh

  • @HamdushMohamed1
    @HamdushMohamed1 Месяц назад

    Thank you sheikh, you are amazing allahuma barik

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 Год назад +4

    Jazakallaah sheikh sida wanaagsan Aad noola talisay

  • @kowtharali9659
    @kowtharali9659 Год назад +4

    Maasha Allaah jazaakallaah sheeq badbaado allaah kubarakeeyo waa talo fiican m.a

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Год назад +4

    Shiikh badbaado Ilahay ducada ha noo aqbalo adiga Allah haku xafido

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Год назад +2

    Masha Allah runta iyo la talinta ayaan kugu taageeraa shiikh badbaado Ilahay ha Ku barakeeyo

  • @saphacabdi8826
    @saphacabdi8826 Год назад +9

    Waa runta sheekh badbaado. Maalinka lagu bahdilo mama lagu khiyaano 1 kow waa aamus waa xakame naftada oo hormari waligaa diciif nimada iska ilaali. Wayo waxan u ahay wayo arag.

    • @nuuronalka4713
      @nuuronalka4713 Год назад +2

      Anaa ley bahdilay oo. Ley qayaanay aamusnaanta Ku kaalmeyay lkn maskaxda aad ii xanuuneyso wlhi yaab.marwalbo qaladaadkiisa ihortaagan.

    • @hamdiyaakashmii5449
      @hamdiyaakashmii5449 Год назад +3

      @@nuuronalka4713 xbbti kula mida ahy wlhi waliba xamila ahay aniga dhan istares madax xanun wan iska amusanahy 😭😭😭😭😭

    • @amlaachannel3823
      @amlaachannel3823 Год назад +4

      @@hamdiyaakashmii5449 laa xawla abayo ana saas aha alxm hada wan dhalo umul ahay lkin jiro ayan ka qaday iyo inaan tabar daro la dhac dhaco ano HB gayag 12 yahay is ilaali soc socod aad dadka dhex gal shekayso hada nasanauso kitab akhriso ilamahaga la shekayso

    • @amlaachannel3823
      @amlaachannel3823 Год назад +4

      @@nuuronalka4713 is mashquul asxabtda dhex gal bayo anba manta jamacadayda aada alxn ilmahayga habar yarkiisa ugu taga

    • @hamdiyaakashmii5449
      @hamdiyaakashmii5449 Год назад +1

      @@amlaachannel3823 abayo wlhi HB wuficanyahy tabar taro wadno xunun wdano garac warer intaba wn isku arkay 😭😭😭

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale Год назад +15

    Nin xariir lee kaala dhaxeeyo hadaad naftaada u bahdisho mid ku guursaday oo ilmo kaaga dhaqaaqay ka waran dheh gabadhaas? Tolow maxay sameyn lahayd cajiib shiikhow
    Nin xariir igala dhaxeeyo oo iga tagay iyo nin i furayba anigu dhib umma arko sababtoo ah bini,aadomku inay is khayaaman amma kala tagaan waa wax iska dabiici ah

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад +4

      Comment-gaaga aad ayuu ii soo jiitay mar walba inay wax is badali karaan ku xisaabtan xitaa qofka si kastood u jeceshahay mustaqbalka inay wax is badali karaan ayaa dhici karta

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 Год назад

      @@iskahubi3264 wallo illaah maku so hanuniye ayan dhaw kuma arag

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      @@halimaibrahim4471 walaal su’aashaada waxaa fiicnayd inaad ka dhigto weli Diin laawe miyaa tahay? sababtoo ah Ilaah makusoo hanuuniyey?markaad i weydiiso jawaabta haa iyo mayaba waxay noqonaysaa inaan ilaah aaminsanahay oo aan garanayo cml welina aan sii ogahay in ilaahaas dadka soo hanuuniyo dadna baadiyeeyo! Anigana intaasba ma aaminsani weli Diin laawe aan ilaah aqoon ayaan ahay

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 Год назад +1

      @@iskahubi3264 subxanallaah waxan ku dhahabo garan mayo

    • @saynabjimcale
      @saynabjimcale Год назад

      @@iskahubi3264 Haa mar walba isbedel baa bini,aadamka ku dhacaya wax halmeel taagnaanaya majiraan
      Qofku asagoon xitaa inuu ku xumeeyo rabin baa si wax kanoqonayaan macnaha dantiisa haduu qofku kaa dhax arki waayo dantiisa ayuu raacanayaa.
      Marka qofka dantaada maxaa u raacatay miyaan isku bahdilayaa amma isku dhibataynayaa?
      Qof haduu ku naco ama dooqiisa ahaan waydid qofkale baad dooqiisa tahay marka horey haloo socdo caafimaadkuna waa muhiim

  • @rabicaabdi8247
    @rabicaabdi8247 Год назад +4

    بارك الله فيك شيخ. Allah jazaigaga jano haka yelo 🥺🤲

  • @HXj-mo8us
    @HXj-mo8us 2 месяца назад +1

    Sheiqow wanka heley ee xage kula soxarira ado mahadsan 😊❤🎉

  • @HalimadubatAsmoqurux25
    @HalimadubatAsmoqurux25 Месяц назад

    An ku salino nabigena scw scw 💕💕💕

  • @AdanAbdilahi-wt9rx
    @AdanAbdilahi-wt9rx Месяц назад

    Shikha waad mahadsanid laakin su aalaha waad laraag taye isku day inaad daka mar kiiba wax ushegto

  • @mohasaid3537
    @mohasaid3537 Год назад +8

    Sheekhow kheer allaha kusiiyo dumarka waa masakiin nin aan qabin inay waxaas u samayso oo alle ucasido qof waa danbi ninka malinku ku furo ama sheeko kaga baaxo kasamir niyadada kasaar alle taalo saaro furniinka waxa jiira rag dumarka bahdila oo niyad jebiya ani hada habar baa ahay ciwaanka magaca waa iska qoran yahay hada ka horbaa nin aan kala taagnay ibahdilay oo sixun ila dhaqmay ma ilaawikaro noloshayda alx niyadayda wn kasaaray

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Год назад +2

    Wcs Sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo

  • @qalbinuura499
    @qalbinuura499 Год назад +2

    Masha Allah sheekh Badbaado qayr Allah ku siiyo Wax bada kaa faaiiday Masha Allah

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Год назад +8

    ماشاء الله جزاك الله خير يا شيخ

  • @Sahrohuseinmahamud
    @Sahrohuseinmahamud Месяц назад

    Masha allah jazakumullahi qeyr

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Год назад +3

    Sxb ad iyo ad laakiin waxan la yabay raga sidan uxumeeya dumarka somaliyed mamacaasho dumar ninkii cay ugu miciinaa mida kuladhalatay iyo hooyadaa laga mataalaa

  • @ifraaxn2335
    @ifraaxn2335 Год назад +5

    Maasha Allah ilaahay shiiq badbado noo deso sharaf ku noolow hawen badan garab koodad tahay

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 Год назад +3

    Subxaanaallah allow Naa astuur dumarka qaar ad ayan ulayabaa

  • @user-hq4wo6mx9v
    @user-hq4wo6mx9v 3 месяца назад +1

    Shiqow wakuwata guleeso jasakalaahu qeer

  • @Ubaxbashiir-qn9xg
    @Ubaxbashiir-qn9xg Год назад +5

    Mansha alaah shiq badbado noso badi lataliyaheyga❤❤❤❤

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 4 месяца назад +1

    Anu hada murgo kasta daremoo waxan haysta tuusbax 1000 ah 2 jeer ba saliga nabiga ku dhameya walhy wan nafiisa

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 Год назад +5

    Balan waaye sheeikhunaa❤❤

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +6

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 Год назад +2

    Masha alah runbu idin shegay sheq badbado ilahey haku xafido

  • @user-fm6es9se5g
    @user-fm6es9se5g 3 месяца назад

    Jasaa ALLAHU Khyr wllhi peentaa maahaa ani midaasi way igu dhacday alxm Hada lkn waakaa gudpay

  • @umusara996
    @umusara996 Год назад +1

    Jazaakalaahu khayr wll hurdadiina ma khaatay baaan ku khoslay i cafi waa hadal khima leh anba waa suubiyay alxamdulilaah maanta nimcatu rabi wll

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Год назад +1

    mashalah ilahey inaanbarino wey ficn thy ajar alhakugu badalo amin

  • @AmalAbukar-yy5qp
    @AmalAbukar-yy5qp 5 месяцев назад

    شيخ جزاك الله خير

  • @niemomoussa8973
    @niemomoussa8973 Год назад +2

    Masha allah tabaraka allah badbaado nosoo badi

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Год назад +1

    Masha allaah mahadsanid kun jeer illaah hakugu abaal mariyo jano

  • @user-ty5uw2ph7t
    @user-ty5uw2ph7t 3 месяца назад +2

    scw

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +4

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 Год назад +1

    Sheikh alle ha ku xafido

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Год назад +1

    Wa markay illaahay ubaryilaheyd kii lugooyey inuu wax kheyrleh ugu badalo Nafteeda

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Год назад

    Mashallah sheikh Abdullah Jazaa laa hi khayran✅❤️🥰

  • @lialahassan2632
    @lialahassan2632 Год назад +3

    Sheeqeeynoo allaaha kuxifdiyo waadnoohiilisaa allaahakuxagido

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Год назад +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Год назад +2

    Waa runtaa.Aniga ayey sheekadan igu dhacday markay nolosha iskugu Kay toostay.Nabsigii ayaa soo ritay.Hadana waxan ugu jawaabay amba dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @prinssprinss712
    @prinssprinss712 Год назад

    Jizaa kalaahu qeer waad u hiilisay gebdhaha caqliga laga xaday alaha kubarakeeyo

  • @Huuuuh-ko1pz
    @Huuuuh-ko1pz 4 месяца назад +1

    Scw

  • @user-ts6fg4wo2t
    @user-ts6fg4wo2t 5 месяцев назад +1

    Salallahu caleyallahi wasalam

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 Год назад +3

    Masha allah

  • @sacdiyoshariif4230
    @sacdiyoshariif4230 Месяц назад

    Masha Allah waa runtaa

  • @farhiyoomar4163
    @farhiyoomar4163 Год назад +2

    maasha allah wll alle haku xifdiyo

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 2 месяца назад

    Aada umahadsanthy taladaan waan ubahnaa

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Год назад +3

    Shukran shikheena

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 Год назад +1

    Nacalatulaah caleek shaydaan Badbaado Dadka isku Dira walahi maalinta qiyaama ayaa lay soo taaga vedio aad lee dahay family 3 caruur isku haya isku furay inta chanal ka radinaysid xooga lacaga

    • @allalehguedid44
      @allalehguedid44 Год назад

      Walal niinkaan iya daadka ka qabtaa waa sheeydaan weyaan walahi

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Год назад +3

    Amiiin amiiin amiiin yarabi

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 Год назад

    Wlhi intaba waan aqaan qofku haduu illahay ku xidhan yahay ma aha qof daciifa Alxamdullilah

  • @nimcoxasan388
    @nimcoxasan388 Год назад +2

    Badbaado Channel allah dariisa isii Lambarkaa plz

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 Год назад

    Badbaado chanell wlhi nio waku taagera wlhi wa sax shaqsiyadaadi hore iyo hda isku mid maaha sbbto hda waba iga qoslineysa clipka sida usharaxeyso waba ka helay nio hadalada iyo ficila kle an anigu arkaya iga qosli ma ogi dadku iney ila arken balse clipkn anigu in bdn wuu iga qosliyy🤣🤣🥰

  • @leadercmc6873
    @leadercmc6873 Год назад +1

    First like and first views,first comment 💖

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 Год назад +1

    msha allh sheeq badbaado baarakallh 🤚🤚

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 2 часа назад

    Jasakallah

  • @loloali8678
    @loloali8678 Год назад +1

    الله يديها و يصلحها

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 Год назад

    Ino so badi sheikh jazakalaah qeyr

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +7

    اللهم اني اسالك حسنول الخاتمه اللهم ارزقني تواب نسحة قبل ما موت اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم يا مصراف قلوب صراف قلوبنا على دعتك اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب العالمين

  • @fartunadennur845
    @fartunadennur845 Год назад +2

    Maasha allaahyaa shiikh

    • @farxanxasan5394
      @farxanxasan5394 Год назад

      mansha allaah shekh badbaada
      ilahaay ha ku barakeyo janada Allah ku siiyo taa aney igu dhacdee
      wanna ku aqliyeysatay waanadaad Allaha ku barakeeyo

  • @muslimomaxamed2610
    @muslimomaxamed2610 Год назад

    Wlhi sheekh waa run aneey igu dhacday wlhi sheekh video aad soo dhigtaa malin ilahey iwafajiyay hada waxaan Ka naxo maba niraan

  • @user-cu1tu4is8i
    @user-cu1tu4is8i 8 месяцев назад +1

    Masha Allah sheeq

  • @filsanwarsame2342
    @filsanwarsame2342 Год назад +1

    wa ku salamay sheekh

  • @cabdalafarax3892
    @cabdalafarax3892 Год назад +1

    Allaah hano naxaristo

  • @fartaxasan2490
    @fartaxasan2490 Год назад

    Shiiqa badbaado Allah hakuxafido adun iyo aqiro walahi malinkan bardatya shiqa badbaado yaan farax iyo jacel kisi karastay alxm Allah yaa mahadle alxm

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 9 месяцев назад

    Masha allah kheer alaha kusiya abowe ❤😢

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 Год назад

    Alxm dhibkasto igu dhaco aniga illahey salada igu hanuniya iyo inan is asturo iyo inan allah ka baryo dhibkas inu badal kheir qaba igu badalo alxm

  • @nuuramuuse6515
    @nuuramuuse6515 Год назад

    Jazaakallaahu khayrn sheekh

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 Год назад

    Allha ku barajeeyo waxaa thy qof noo hadla o na grab taagan xili kasta mhdsnd gabdhahena cibaado isaga tir xanuunka laguu geestey

  • @SaalaxXasan-vl6br
    @SaalaxXasan-vl6br 7 месяцев назад +1

    Masha allaah

  • @sahaarqalbi4525
    @sahaarqalbi4525 Год назад +2

    Asc sheeq xageen kala soxiriraa arin inaa kuwaydiyaa rabaye ila sohadal

  • @FaaisoMaxamed-vg1oj
    @FaaisoMaxamed-vg1oj 3 месяца назад

    Maasha alaaah

  • @yasmiineeycalixasan1265
    @yasmiineeycalixasan1265 Год назад +1

    Shukran

  • @lulymusse8977
    @lulymusse8977 10 месяцев назад +2

    Jzk qery sheekh

  • @safiya0986
    @safiya0986 Год назад +2

    ( lab haween ku taagsaday....... ka lib doonay....) taasaa taagan ilaa kuwii na qabay baa khiyaano nagu wada sheekh naxteexo wayn baa na siisay rageenu waa ragayga yagii wiilashayo wlldayo hanaga daayaan hadi mooyinka pls

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 Год назад

    Allah haku xiftiyo sheekh

  • @samiiramohamed8043
    @samiiramohamed8043 Год назад +1

    Subaaxan Allah

  • @leylaleyla239
    @leylaleyla239 Год назад

    M.a wat mahat santahay jasakuma lahu qeer

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 Год назад +1

    Mashaallah allaha kubarakeeyo

    • @nimcomaxamedcabdulahi9030
      @nimcomaxamedcabdulahi9030 Год назад

      M.a waxan ka faiday waxayabo bdn iyo kuwa masxadeyda ka guxayay oo aad ixojisay allaha ku jeclado

  • @FaizaCumar-js1wc
    @FaizaCumar-js1wc 2 месяца назад +1

    Aad baa umah santhy aniga wan ka dig tonana

  • @ashahusseun9922
    @ashahusseun9922 Год назад +2

    Sheeqow aniga nin aya iqaba balse wah jacayl kama haysto balse bilka wusodira lawa cayal ayan wudhaley hata caayalka masowaco hata ani ifur wakudahay balse waididey tala isi shekhow 🥺😪💔🤲

    • @fuufukalar4956
      @fuufukalar4956 Год назад

      😢😢😢😢😢😢😥😥

    • @ashahusseun9922
      @ashahusseun9922 Год назад

      😪😪😪🥲🥰🥰🤲

    • @nasrawacan1768
      @nasrawacan1768 Год назад +2

      Qalbi anigaba arintaas waa soo arkay wlhi murugo iyo dhib badan iga haysan jirty lkn hada waan ka baxay aniga laysoo raadiya naftaada qiimo u yeel kumashquul oo qurxi siduu iskaga kaa mashquuliyey inaad u baahan tahay kaligaa hayska dhigin kadib isagaa kusoo raadin markaad muhiimad siin waydo

    • @ifrahalisahar7254
      @ifrahalisahar7254 Год назад

      Nasrawacan wlh been mad shegin Qofka hadu iska kaa indho tiro oo ahmiyad kusin wayo naftada ku mashqul jeclow oo ilahy rali Gali udhawanshaha alle badi is qurxi. Agtadaa qurxi io ilmahaga hore usoco oo caga haga ku istag shaqeso wlh iska ayaa kuso donayo nagtaa ku mashqul

  • @yasmiinali403
    @yasmiinali403 Год назад

    madbaado waxaan kuriyooday anigoo diyaarad meel geedobadankuyaalaan oojar ah igaladhacday laakiin dhinacbay laamida ka haysatAy wayna laalaaday waan kasoobadbaaday dad kii kujiray ilaa kuwii waday ayaan soobadbaadiyay cidikumahadhin anigoo habiya ayaansookacay riyadaas iisoofasir walaalkay

  • @hamdahussein1921
    @hamdahussein1921 Год назад +2

    Mshalh jasaklh

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Год назад +1

    Subxanalaah marka hore ayaa dadkan iimankodu aanu jirin islanimadood ayaa been ahayd Subxanalaah.

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Год назад +1

    سبحان الله

  • @rowdorowdo7137
    @rowdorowdo7137 Год назад +1

    Sheqow qayr Allaha ku siye Xasaska samirka ku waani sababto ah hadi la xifaltamo ilmaha dayac maya

    • @amlaachannel3823
      @amlaachannel3823 Год назад +2

      Abyo rag ilmhoda dayaca jira aniga umul ahay wiilba kaygu daray oo ilmo edo ilma abti nhy ano leygu qasbo rali ahayn ku qancay ilmihisa siday dhalay abal mxa liga dhigay ano umul ogeen mlmo yar dhalan in walidkey lawaco liifuro🥺😢xaquqda kowad nafta lasiiya wlhi

    • @rowdorowdo7137
      @rowdorowdo7137 Год назад +4

      @@amlaachannel3823 xbbti wanag aya ku dambaya taas xuman maha shar laga qabtay weye ogow qali Aniga dhawr jer aya lay furay marki lay furayay murug ayay i ahayd kadib waxan ogaday inaysan qayr ii ahyn

    • @amlaachannel3823
      @amlaachannel3823 Год назад +4

      @@rowdorowdo7137 alxm walhi maka murkin furinka jamacadayda aada alxm ano wilkayga 40 cisho garin habar yashisa ihayan waxan ka fikiraa saan uhormari laha naftod amarka nolosha hadad 60 sano jirto xata waxkasta wala fishaa qadar ba jirta layskuma dhibo wax walbo walibo ado ai xad dhaf ujecl hadan in lawayayo lagu xisabtama