Wllo codsi wxaan rabaa rabaa inaad mooduuc kasoo sameyid wax ay kaaladu ayaqaanan under the dome waan fahmi waayey ma wax run oo jiraa mse waa qayaali uun adoo raaliya
Qofkii igu dhaamo ha ii kala macneeyo (xidig iyo meere) qoraxdu gartay bishu na gartay xidig lamid lakiin meeraha waan ku wareerey fadlan i fahansiiya❤
@@nurhassan543bro maskaxdada fur alle wuxu aburey 7 samo io 7dhul meere wuxu la macno yahy dhul Kan aad Ku noshay mrka laga tago 6 kle aya jira qarna qoraxda way kaga dhawyin qarna Ada uga dhaw o way ka fogyin wayna Kala waawayn yihin dhmantod waxayna leyihin dayaxyo ugara o ushidma labada dhul e mercury io Venus ayaan lahayn wx dayaxa Wana kuwa qoraxda ugu dhaw dhulka 4aad e qoroxda ugu dhaw e Mars lo yaqano 2 dayax ayu leyahy qaar kle aya inta Ka bdan leh waxana ugu wcan wayninkoda mrka dhulkan aan Ku nolnay o kliya musan aburin illahay lkn kligi ayay nolol Ka jirta Wana xikmada alle swt qoroxduna wa xidig xidigaha Ka mida midan ino ifta ayuna alle ina siyay kuwa kle wa Ka wawayn yihin iyada 🙏🏼✋🏼
Mere wax yar waye tusale dhulku mere waye Jubiter mere waye Mars mere waye iyo dhawr kale wxana ka dhaxeya hal qorax o Sunsystem=nidamka qoraxda aya la isku dhaha inkasto mid waliba dayaxyo ugaara leyhy lkn Galaxy wu waynyhy wxna kudhax jiro malayin Sunsystem. Tusale inagu dhulka ayn kunolnhy dhulkuna nidamka qoraxdena ayu katirsanyhy nidamka qoraxdenana Galaxyka Milk way ayu katirsanyhy Milk wayna malayin Galaxy o lugu walanayo o adunkan waynananta bdn kudhaxyacsan ayu katirsanyhy
Qoraxdu wa xidig xidigaha kamida bro galaxy kastana wuxu leyay malayin xidigo io merayaal dayaxyo o dhmantod Ka wawayn kuwa galaxy-ga aynu Ku nolnay Hadana illahy qudradisa waxaso dhan o u samadan kowad e buluga ah ku hoos uumay merahaas yr e dhul la idhaa magacisa ayuu nolol Ka suuro galiyay subxanallh yacni mrka lo eego xita wxaas uu alle aburey merahani wuxu ku jiraa kuwa ugu lita e ugu yar yar hdana qiimo aysan lahayn wxaso dhani ayaa lo yeelay Bani Adam la karameyayna wa lagu aburey allahu Akbar yacni mrkad awoda alle ogato unbad si dhaba uga baqaysa☝🏼❤️✋🏼
Isku aragti baynu nahay Wan iswaydiiyay meerayasha faraha badan ee kujira galaxiga ma jiraan waxyaabo kale oo ku nool oon la ogayn waad ifahantay ayaan filaya lkn ilaah uunba og makhluuqaadkiisa oo dhan marka wallahu aclam👍
Inta la qiyaaso wa boqolaal billion sida laqiyaasana samada kowaad aye kawada hoseyaan ileyn diinta wxey ino sheegtay iney samoyinka isdul saaran yahiin Marka side loo argaya somoyinka kale
@@husseindirie531 ha gaaladu MA rumeysana iney samoyin kale jiraan oo tigloolijayada ay haaystan Uma saamaxeeyso iney ku ogadaan iney samoyin kale jiraan mida kale sidey diinta ino sheegtay samoyinka way is dulsaaran yahiin oo masaafooyin badan Aya udhaxeeyo Marka sida darteed garaadkaada Ayad ku fahmi karta in galaxy Yada lashegaayo ee telescope ka laku argay iney samada kowaad ka hoseyaan ileyn tusaale ahaan adiko gurikaada dhex joogo MA arki gartit waxa ka sareeyo gurikaada Marka wa sida samoyinka kale inta an LA argin waxa kaso horeeyo mid kowaad ayadana lama dhaafi Karo oo Cid tagtay majirto
Mida kale galaxy Yada laku shegaayo wax isdul saaran Maha ee waxey ku dhexyalaan goonka oo ay gaaladu utaqaano universe waana meel weynikeda xita an LA qiyaasi Karin, galaxy ka ino dhaw ee dariska Nala eh waxa looku mgac daray Andromeda waxuna ino jira 4.5 billion lights years Sida lasheego ee qiyaas ahaan gonkaan waxa ku dhex yaalo 2 trillion galaxy, Halka galaxy ka an ka tirsanahy ee milky-way giliye ay ku dhexyalaan 400 billion star ama qoraxyo,, Sido kale waxa laku qiyaasa 3.2 trillion meerayaal eh inu leeyahy, Sida ay tahy Milky-way galaxy galaxy kale Aya kasii weyn,, Marka universe ama gonkaan weynkiisa wax laqiyaasi Karo Maha inta galaxy lashegaayo waxey ka hoseyaan samada kowaad,, Waxa Kalo talescop ka LA yiraahdo James Webb talescop uu soo helay meerayaal badan oo laqiyasayo iney noolol ka jirto tusaale ahaan meeraha looku mgac daray earth 2.0 wa meere laba jibaar ka weyn aduunka an ku noolanahy kana natural badan Marka sxb wax badan Aya ku dhiman hada rabto ina gonkaan wax ka ogaato
Allah ha ino gargaro ku saliya nabiga scw❤❤😢😢
صلي الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Scw
الله أكبر اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🤲
Allahu Akbar kabiiraa wal xamdulilaahi kathiiraa wa subxaanalaahi bukratan wa athiilaa❤
Ballaca iyo isbarbar dhigga jannada iyo universe ka barnaamij kasoo samays thanks annaga production
Janada.?
تبارك الذي بيده الملك وهو على كل شي قدير ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Waa mahadaantahay nio wax weyn baan kaa faa iidnaaa❤
Walahi waa cajib😮
اللهم علمنا مما لانعلم
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
الله أكبر ❤
Salalahu calayhi wasalim
Allah Akbar
Allaah hu Akbar ❤❤❤❤
اللهم صلي علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلا يوم الدين
kaliya waxa inagu waajipa inan dhahno subxana laah
Free Falastine 😢😢
Haw baqin falastiin markasta mu,muniinta ayaa saraynaysa suu ilaahay inoo sheegay qur,aankiisa wlo
Aan ku salino rasuuulkeena maxamed scw scw scw scw
Scwscwscw
Allah akber
Shukran wll xikmad u saaxib ah
Ma garaneyno waxanaad ku hadleyso, danteena iyo marxalada maanta ka hadal, xadiis iyo saynis midna wax kama ogid sxb. Ha wareerin.
Qadhmuun jaahila ayaad tahay geelaga iska raac mxd ka isticmalaysa phonkan yarka iska tuur mafahmaysid wxn laga hadlaye orod xafada geela uraac
😂😂 runtaad u sheegtay zxp waa adhi taac aan waxba ka garanayn waxan laga hadlayo
Sxb Ciiwaanka khaas ah Kasoo Diyaari Glacsigan plz Sxb thank you 🙏🏿 ❤
Subxanallah cama yaquluna culuwan kabira allow ada wayn☝️❤️🥺
Maalin wacan
Ustaad sobadi mhdsanid❤
Subxanallah awooda ilaahey cajiipsana😮
ALLAH IS GREAT
Soo badi sxboh c/rashiidoow
Galaxy is a group of stars and milkyway is a group of Galaxy
laa ilaaha illallaah allaahu akbar
Asc wll kani waa mowduuca aan ugu jeclahay, dhibna uma arko hadaan videoga dhowr jeer kuso ceshto,
Mahad sanid masuul fadlan noso badi mowduucyadaan o kale MAHAD SANID mar 2aad
Me too wlhy so diyaar garow mardhow mars baanu kaso cashaynaynaye😂
Wllo codsi wxaan rabaa rabaa inaad mooduuc kasoo sameyid wax ay kaaladu ayaqaanan under the dome waan fahmi waayey ma wax run oo jiraa mse waa qayaali uun adoo raaliya
Asc Wallaal waad mahadsantahay alle hanoosaa idiyo iimaankeena
Allahu Akbar
ALLAHU AKBAR
Subxanallah❤
ALLAHU AKBAR ❤😢
Palestin Guul
Insha Allaah
Allaahu akbar
Masuul Qabta kale soo daa
Inta ka xun dhibaatada lagu xaayo geesiyaasha falastiin
Ustaad waxa inooso faahfaahisaa doodii ka taagned NASA iyo rocket space ka Dayaxa ku dul dagay oo la beeniyay iyo macluumaadkiisa mahadsanid
Barnamijyadaas oo kale aaad baan u jeclahay please 🙏 so badi
Ustad voice ka 1.5 ka dhig
Allah Akbar ❤
Allahu Akbar ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
Thanks macaalin
Qofkii igu dhaamo ha ii kala macneeyo (xidig iyo meere) qoraxdu gartay bishu na gartay xidig lamid lakiin meeraha waan ku wareerey fadlan i fahansiiya❤
Xidig=qorax
Mere=dhul
Tusale dhulka iyo merayasha u eg e dhagaxa ka samesan waxa la dhaha Planet=Meere. Qoraxda o gas kasamesana xidig
Wali ma fahmin wallal dhulka soo kan aan kutaganahay ma aha mise dhul sare ayaa jira
@@nurhassan543bro maskaxdada fur alle wuxu aburey 7 samo io 7dhul meere wuxu la macno yahy dhul Kan aad Ku noshay mrka laga tago 6 kle aya jira qarna qoraxda way kaga dhawyin qarna Ada uga dhaw o way ka fogyin wayna Kala waawayn yihin dhmantod waxayna leyihin dayaxyo ugara o ushidma labada dhul e mercury io Venus ayaan lahayn wx dayaxa Wana kuwa qoraxda ugu dhaw dhulka 4aad e qoroxda ugu dhaw e Mars lo yaqano 2 dayax ayu leyahy qaar kle aya inta Ka bdan leh waxana ugu wcan wayninkoda mrka dhulkan aan Ku nolnay o kliya musan aburin illahay lkn kligi ayay nolol Ka jirta Wana xikmada alle swt qoroxduna wa xidig xidigaha Ka mida midan ino ifta ayuna alle ina siyay kuwa kle wa Ka wawayn yihin iyada 🙏🏼✋🏼
الله
Sobadi😊
الله أكبر
Sxb so badi
Cajiib❤❤
Allahu Akbar ❤️
Allahu Akbar 😭 😭
allah akbar 🙏
Meerayaasha kasoo hadal
galaxy kasta qorrax ugaar ah iyo meere ugaar ah iyo cidigo iyo dayax ugaar ah miyuu leeyahay ustaas mahadsanid
Mere wax yar waye tusale dhulku mere waye Jubiter mere waye Mars mere waye iyo dhawr kale wxana ka dhaxeya hal qorax o Sunsystem=nidamka qoraxda aya la isku dhaha inkasto mid waliba dayaxyo ugaara leyhy lkn Galaxy wu waynyhy wxna kudhax jiro malayin Sunsystem. Tusale inagu dhulka ayn kunolnhy dhulkuna nidamka qoraxdena ayu katirsanyhy nidamka qoraxdenana Galaxyka Milk way ayu katirsanyhy Milk wayna malayin Galaxy o lugu walanayo o adunkan waynananta bdn kudhaxyacsan ayu katirsanyhy
@@Akhyaar142Sax si wacan bad ufahansiisay👍
Qoraxdu wa xidig xidigaha kamida bro galaxy kastana wuxu leyay malayin xidigo io merayaal dayaxyo o dhmantod Ka wawayn kuwa galaxy-ga aynu Ku nolnay Hadana illahy qudradisa waxaso dhan o u samadan kowad e buluga ah ku hoos uumay merahaas yr e dhul la idhaa magacisa ayuu nolol Ka suuro galiyay subxanallh yacni mrka lo eego xita wxaas uu alle aburey merahani wuxu ku jiraa kuwa ugu lita e ugu yar yar hdana qiimo aysan lahayn wxaso dhani ayaa lo yeelay Bani Adam la karameyayna wa lagu aburey allahu Akbar yacni mrkad awoda alle ogato unbad si dhaba uga baqaysa☝🏼❤️✋🏼
Allha waaaa awood badanyaaaha
Ani suaal qabaa waxaan weynika badan mini adan lee ma leh marka wax kalo an la ogena jira u maleynaa
Isku aragti baynu nahay Wan iswaydiiyay meerayasha faraha badan ee kujira galaxiga ma jiraan waxyaabo kale oo ku nool oon la ogayn waad ifahantay ayaan filaya lkn ilaah uunba og makhluuqaadkiisa oo dhan marka wallahu aclam👍
Su'aashada qaab uyeel bro🙏🏼🤣🤣
Ustaad wa maxay micnaha ""mysterious disappearance meaning""
Please kasoo hadal waan dabaqsanahy sacadan aan hadda ku qorayo commentigaaan😢🤔🤔😊
Plastin guul
400k camiso 🎉😊
Maanta yaa iga horeeyo walaaliyaalow😂
Ani 😂😂
scw scw scw
Free commants
Free Palestine 🇵🇸
Free adunyo😂
Sxb ❤
Balck hole wa albabka calamal qaybka laga galo wana halka lo wada socdo
Video ka sifican udhageyso muhiim waaye
commentkeyga haku mashquulin😂😂
Mhdsnd sxp
M.a
Free pelestine
Ar adigaa
Fres comments 😂😂😂
Ya xertay maba laso qori kare
galaxy milky waa samada koowaad miyaa na leedahay 😂 ? imisa galaxy ayaa la ogaaday ineey jiraan ?
imisa samo ayeey diintu noo sheegtay ?
Inta la qiyaaso wa boqolaal billion sida laqiyaasana samada kowaad aye kawada hoseyaan ileyn diinta wxey ino sheegtay iney samoyinka isdul saaran yahiin Marka side loo argaya somoyinka kale
@@MohidYes wax cadeeynaya ma jiraan ineey samada koowaad ka hooseeyaan boqolaal bilyan oo galxy, dadka wax qiyaasana ma rumeeysna samo 1aad iyo mid 2aad toona,
@@husseindirie531 ha gaaladu MA rumeysana iney samoyin kale jiraan oo tigloolijayada ay haaystan Uma saamaxeeyso iney ku ogadaan iney samoyin kale jiraan mida kale sidey diinta ino sheegtay samoyinka way is dulsaaran yahiin oo masaafooyin badan Aya udhaxeeyo Marka sida darteed garaadkaada Ayad ku fahmi karta in galaxy Yada lashegaayo ee telescope ka laku argay iney samada kowaad ka hoseyaan ileyn tusaale ahaan adiko gurikaada dhex joogo MA arki gartit waxa ka sareeyo gurikaada Marka wa sida samoyinka kale inta an LA argin waxa kaso horeeyo mid kowaad ayadana lama dhaafi Karo oo Cid tagtay majirto
Mida kale galaxy Yada laku shegaayo wax isdul saaran Maha ee waxey ku dhexyalaan goonka oo ay gaaladu utaqaano universe waana meel weynikeda xita an LA qiyaasi Karin, galaxy ka ino dhaw ee dariska Nala eh waxa looku mgac daray Andromeda waxuna ino jira 4.5 billion lights years
Sida lasheego ee qiyaas ahaan gonkaan waxa ku dhex yaalo 2 trillion galaxy,
Halka galaxy ka an ka tirsanahy ee milky-way giliye ay ku dhexyalaan 400 billion star ama qoraxyo,,
Sido kale waxa laku qiyaasa 3.2 trillion meerayaal eh inu leeyahy,
Sida ay tahy Milky-way galaxy galaxy kale Aya kasii weyn,,
Marka universe ama gonkaan weynkiisa wax laqiyaasi Karo Maha inta galaxy lashegaayo waxey ka hoseyaan samada kowaad,,
Waxa Kalo talescop ka LA yiraahdo James Webb talescop uu soo helay meerayaal badan oo laqiyasayo iney noolol ka jirto tusaale ahaan meeraha looku mgac daray earth 2.0 wa meere laba jibaar ka weyn aduunka an ku noolanahy kana natural badan Marka sxb wax badan Aya ku dhiman hada rabto ina gonkaan wax ka ogaato
@@MohidYes marka samooyinka ineey jiraan sidee lagu ogaaday? hadii samada kowaad intaas oo galaxy ka hooseeyaan
Allah ha ino gargaro ku saliya nabiga scw ❤❤😢😢😢
Allahu akbar
Allaahu akbar
Allahu Akbar ❤❤❤❤❤🤲❤🤲🤲🤲🤲
Allahu akbar ❤❤❤
Allah Akbar
Subxanalah❤
Allaahu akbar
Allahu Akbar ❤❤❤❤🤲❤🤲🤲
Allahu akbar