War Hore ayaan sheegay oon idhi war sidaan Aqli ma ahee haday iyagoo Xor ah Inala midoobeen aan Aqoon sano. Waxaaba laga yaabaa inay soo. Noqon lahaayeen
🗣 #Elmi we appreciate you brother runtii waxaad tahay walaal qalbi furan oo nacayb iyo nin jecleysi kamadhan marka nala aqoonsado i will invite you bro in Hargeisa💚🤍❤️
Mansha Allah waa guul iyo ifa faalo aad u wanagsan wana so dhaway naya dadalka xildhibanka insha'Allah waxan ilahay ka rajay naya inan mar un kala dhamano dawlada aan walalaha nahay ee Somalia ❤❤❤
Thank you very much for your hearty feeling, brother I feel it isn't bad if Somaliland and Somalia are sister country, but I don't know why Somali people are so jealous for Somaliland people
Ilmi zxb ftom Canada Toronto runtii Marka hore Wanku slmaya salan ka dib anigu waxan somaliland runta ayan sheegta markii qoladii reer America ay lacagta sida qaldan u cuneen ila manta Wan kugu xidhnay balse manta waxa I farxad galiyay a runta somaliland ❤wanu ku tageersanay sxb guulayso
I thought you are for united Somalia. Ha luggooyinka Iidoor. Waayo intay scot laaluusheen bay rabaan in congress loo gudbiyo warkooda. Midna Ogow SSC Khaatumo iyo awdal state midna ma oga riwaayaddan. Xasan xaraash isaga irir bay u joogtaa. Dhedo run noqon wayday. Haddii uu scot wax tarahayo Taiwan buu aqoonsan lahaa. Miskiin
Elmi waare, sxb, ninkaa sanatarka ah waa lagu yaqaan in uu bills soo gudbiyo laakiin bills kiisu meel ma gaadhaan. Cidna aqoonsan mayso hal reer oo meel isku ooday. Haddii cid la aqoonsanayo Kurdistaan ayuu Mareykanku aqoonsan lahaa. Ha ka waalin dadkan ictiraafka wax yar oo sahlan u haysta.
Cilmi ma waxay ku latahay in USA ay jacayl ay u qaban Somaliland arinkaas u samaynayso. USA danteeda ayay wadataa waanad arki dontaa Israil oo xagaas la dajiyo iyo arimo waawayn oo xagaas ka dhaca.
Mar Hore ayaan sheegay oon idhi war sidaan Aqli ma ahee haday iyagoo Xor ah Inala midoobeen aan Aqoon sano. Waxaaba laga yaabaa inay soo. Noqon lahaayeen
Sidee ayey US ugu AQOONSANEYSAA Somaliland dowlad madaxbanaan, The US and UK waxaa gacantooda ku jira Soomaaliya oo dhan!! Maxayse degaan yar o very poor ah ay ka faa’iideysaa? Wadamadaan yar-yar oo CARBEED waxaa laka karay markii SALIIDA laga helay! WAAR adiguba isweydii muxuu Trump uu ka faa’iidayaa! Tan kale waxaa US iyo UK influential ku ah Soomaaliyda Koonfureed!!
Midnimada dhuleed ee soomaliyana trump iyo mega midna ka kala goyn karaan. Haduuse ku dhawaaqo mareykankaa Texas iyo gobolo kale oo raba in ay ka go,aan mareykan ayaa iyagana ay dhiiri galineysaa.soomaaliya dee adeerkaa baa elmiyoow ka madax wayne ah.
Markad somaliland kahadasho wan ku like gareeya I love somaliland
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul guul CADOWKANE allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalia waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴 mana ogolin Somalia waa mid Somalia 🇸🇴brother
War Hore ayaan sheegay oon idhi war sidaan Aqli ma ahee haday iyagoo Xor ah Inala midoobeen aan Aqoon sano. Waxaaba laga yaabaa inay soo. Noqon lahaayeen
Waa sax Somalia waa mid alle Run kama dhigo inee Somalia kala go.do
@@abdurahmanmabdikadir4808Goormey Xor Noqdeen oo ay Qaran Noqdeen See Wax kaa Noqdeen sxb Cadeemo miyaa u heesaa iney Xor Ahaayen?
@@MaaidoHassan-h4f oo hadda miyaanay kala go'nayn ?
Hal Qabiil miyaa Dowlad noqoneeysa?😂😂😂😂😂😂😂 waa Isla huuuu haaaaa
🗣 #Elmi we appreciate you brother runtii waxaad tahay walaal qalbi furan oo nacayb iyo nin jecleysi kamadhan marka nala aqoonsado i will invite you bro in Hargeisa💚🤍❤️
alow noo sakhir taraam soomaliand guuul guul guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Somalia waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴❤
Aamiiny yarabi
Somali oo dhan wa inay ku faraxda inu dal sadaxad usoo kordhay somalida guul iyo gobanimo masha Allah
Midnimada umada Somaliyeed Waa Muqadas Teeda Unity is A Power Waase Aragna Elimi waarom Inaad Views raaadin Iyo in kale Could Be see insha Allah
Ilaahay ayaan in badan waydiisanau inaan dawladnimadii Somaliland noo suurowdo ilaahay nama qadinayo waxaad arki doontaa indhahaaga oo shana inaan aqoonsi helno
Waxaan ka guuraynaa xaasidnimo nacayb iyo xumaan naxli somalida adigoo kale ah
Aniga oo Hargeisa ku dhashay Oo 22 jir ah Waxa Aan Qiraya in Maamul Somaliland uu hoos imaado Dawlada Federal Ka Ee Somalia 🇸🇴 Madama Waa fikir gayga Adiga ayey Aragtidiina Tahay Wariyaha Waxa uu akhrinayo Waa website uu ka soo xigtay waa mudan yahay shaqiisa Mahadsanid
Beenale
3% dadka reer Somaliland ma ogola in Somaliland dawlad noqoto waa sidaa lkn adigu waxaad tahay qof iska dhigaya reer hargeysa wwxaanan qirayaa inaad tahay daarood oo waliba iska dhigaya reer hargeysa
Waynu is fahanay
Mansha Allah dadk waxay samaysteen nabad kala danbayn waxa way u qalman inay heelan citiraf wayo inaga kalifay inay inaga noqda waxan leyahay walalaheen reer somaliland congratulations 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹🥰
Mansha Allah waa guul iyo ifa faalo aad u wanagsan wana so dhaway naya dadalka xildhibanka insha'Allah waxan ilahay ka rajay naya inan mar un kala dhamano dawlada aan walalaha nahay ee Somalia ❤❤❤
Guul. Sland. Hore. Ayey u socotaa. Ma soo laabanayso🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶 Mahadsanid. Cilmi ware.
Xagee lagu wadaa ma isweydisay dan makugu jirtaa maxa lagu aqoonsanaya maxa hada keenay
@@asdfghjkl1381kkkkkk sheekadan Waxaa Dabada Kawado mid xildhiban ka Ahaan jiray uk oo Wasiir Gaashandhiga UK Noqday Dhowr bilood kadibna laga Qaaday Markii laaluush iyo lacago isdaba Maris Ah sameeyey Ayaa Barlamanka UK london Geeyey xildhibanadii badan kood wey ka Dareeren Wasaarada Arimaha Dibada UK Ayaa tiri barnaamishkan db Dambe ha keenin Hargeesa Ayuu Degi jiray 2milyan 4 Milyan Ayuu kaso qaadan jiray Muse Bixi kadib Xildhibankan Mareeykanka ayuu Sheekadii usheegay filimkan kudood Lacagaa Soo Qaadaneena waa Dhiil ayu ushegay isna Midkan xidhibanka kaa ba filimka ushegay lacag doon waaye Wax ay Qaban karaan Maleh waa Maafiyo doonayo iney lacago ka booban kuwaan ictiraafka ku waashay
Thanks Elmi ❤
Maansha allaah xaasidi mayno walaalaheen 40 sano ayaynu cagaha haynaa inana waxba noqon waynay
Mansha alah alah hanoo khayro somaliya oodhana nabad iyo dad wada walaala ah ka yeel
Msha Allah caynka weyi libax thanks 🙏🙏🙏🙏
😂😂😂😂😂😂 shibir yahoow heesa Hal Qabiil miyaa dowlad noqoneeysa?
Thanks wllo runta aad nooso gudbiso🙏
SOMALILAND ❤🎉🎉🎉🎉
Thanks Mr Warw❤
Ilaahayow no sakhir amen insha Allah thank you Elmi
Thank you very much for your hearty feeling, brother I feel it isn't bad if Somaliland and Somalia are sister country, but I don't know why Somali people are so jealous for Somaliland people
Sister country 😂😂😂😂 maxaa kudhibay walaalow?😂😂😂
Maaansha alah❤❤❤
Soomaliland insha Allah madaxbananideda somalida kalena waa walalehen daris baan ahanyna ❤❤❤❤❤mahadsanid
Wa dalayan yaduuda mana dhaceyso idanka Ilahey
Mahadsanid Elmi ware
Thanks cilmi and I’m from somalilaland
Mansha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Thank you so much Elmi Ware i’m from somaliland horan kuula joogay
Ninkaad ogaydeen malaha dadbuuba khayr uyahay alah ana waaban ucodeeyay waw
I always online for you from sland thank you sxb
Thankz cilmi waare
❤mashaa Allah ❤ well news
Alxamdulillah Illahayow aqonsiga na sii waan ku daba daalay reerkan
Warwanaagsan oo reer somaliland aad uga farxinaya
Asc cilmi waad mahadsan tahay waxaad tahay wariye ku shaqeeya daacad waliba waxaad tahay wariye aanu aad u daawano waayo waxaad warka noo soo gaadhsiisaa
Si hufan deganaasho run iyo adigoo wakhti geshay waxa aad noo soo gudbiso waan kuu mahad naqayaa anigoo ah hooyo soomaali yeed hore u soco guul iyo gobanimo
Viva Somaliland 🎉
❤❤❤xaqiiqda aad soo badhigtay waad ku mahadsantahay
😅😅😅😅😅haye iwaad shekada
Wllhi anoo reer xamar ah ayaa ku farxay free Somaliland 😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 long life ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Elmi waare caawa ayaan kuu qirayinad tahay wariye mada banan.
Somaliland wa iney dowlad madax banaan noqotaa oo horumar gaaraan. Waan ku faraxsanahay waana mudanyihiin anigoo reer galmudug ah waan u codeen lahaa hadii xitaa afti laqaadi lahaa .
Hal Qabiil lama Aqoonsanayo Kuseexo Taas shut up taasi dhici meysee
Wax fiican ma sheegaysid Somali in lakajaro ma rabno
Xaqiiqda jirta ayuu sheegayaa naayaa qaraar baa ku haya
Somali land Aqonsiga Allah Ha Oga Soo Qado Mareykan Waayo Weey Nagu Duul Rafaden Konfurta meelna Weey Usoconiweyede
Dhisnow waligaa dhisnow dhisnow somaliland ❤❤❤ inta ka naxday waxan idin leeyahay indhaha hayl iyo qorofol iska galiya caaaaaaac😅😅😅
Dameer Ayaa tahay nacas yahow somali in kalatagto ayaa rabtaa eey xun batahay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Astaghfirulah
HADII DADKA SOOMALIYEED AAY HESHIIN WAAYAAN OO MIDNIMO LUGU WADA QANACSAN YAHAY LA'IMAAN WEYNO MAXAA DIIDAYA IN LAKALAYAACO.
Congratulation somaliland viva
Mahadsanid
Mashalaah Guul inshalaah
CILMI WALAAL WARKAAS WAA CAD YAHAY WAA AQQONSI BUUXA.
Somaliland meel fiican bay mareysaa
Mashallah mashallah mashallah
Mash Allah Isha Allah guul reer somaliland
guul qaranka soomaaliland
Guuul somaliland 💪💪
Chris Smith ayaa hamlyada soo saaray, maaha scott Pery. waa laba xildhibaan
That is unacceptable bro
Hada ma.waxa.raali ka tahay iney Somalia Kala taqaan midnimada Somalia ka shaqeey inta aad views raadinoyso waxaad leedahay reer somalilaland share hareeya yaahuuuuuu
🎉 woooooooooow
Good news ina waarey jir oo joog 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Illahayow guusha nagu sin waad ku mahadsan thy wllo
Masha Allah tabaarakallah
Somalía a
Somalía leh
hadii ay dhacdo arintaaa butland baa ku xigta dedna galmudug dedna hirshabeele dedna kofurgalbed dedna jubbaland dedna unkaa leh Hambalyo somali idilkeed
Mashallahhh ❤❤❤❤❤
Somaliland ha guuleysto❤
War haa nagatagina reer somaliland 😅😅😅😅
Somaland inay dowlad noqoto
Xaq ay u leedahay
Dal ay wax la qaybsato uma jeedno
Soomaaliya ayadaa wax qabsan la,a
Cimrigaaga oo raaga geel dhalaaye ku tusaa 😂❤😂Somaliland oo ah free country 🎉goormaa arkeena
Maansha allaah elmi waare
Cilmi waare ICTIRAAF kuuma hayo CLICK uunbuu kaa rabaa!
congratulations masha allah
Ilmi zxb ftom Canada Toronto runtii Marka hore Wanku slmaya salan ka dib anigu waxan somaliland runta ayan sheegta markii qoladii reer America ay lacagta sida qaldan u cuneen ila manta Wan kugu xidhnay balse manta waxa I farxad galiyay a runta somaliland ❤wanu ku tageersanay sxb guulayso
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 madaxa na furan
Masha Allah guul somaliland ❤
Habartiis ha usheegto midaas xildhibaan iyo cid kale oo fara galin garta dalkayga ma jirto wiiloow
Viva somaliland
Inaadeer nin daacad oo run sheeg ah ayaad. Tahay. Magacaa ha jiro. Somaliland Republic
Dhisnoow waliga dhiisnow dhiisnow Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
I thought you are for united Somalia. Ha luggooyinka Iidoor. Waayo intay scot laaluusheen bay rabaan in congress loo gudbiyo warkooda. Midna Ogow SSC Khaatumo iyo awdal state midna ma oga riwaayaddan. Xasan xaraash isaga irir bay u joogtaa. Dhedo run noqon wayday. Haddii uu scot wax tarahayo Taiwan buu aqoonsan lahaa. Miskiin
😂😂😂 waxaad ka hadlayso aduunku garan maayo
@@yaasir1936 kkkkkkk ka teeg maskiinkaada. kulaha waxaad ka hadlayso cidi garanmayo. kkkkkk
@@ainanshedayr7569 hhhh waa runtay somalinad 34 sano jirtaa lkn waxani uu sheegayo walaahy corona virus ba kasoo horbaxay waxaana loo sameeyay somaliland ku xumahym ma grty
Waad ku mahadsan thy inaad noo sharaxdy
Adigu Soomaali Kala goynteeda miyaad ku faraxsantahay ?
Mshaa Allah Somaliland guusheda way gaadhasa sanadkani
Thanks my brother viva somaliland
Waxaan ahaa dadka ka naxa markaan maqlo aqoonsiga somaliland, laakiin hadda waan ku farxi lahaa.
Good news
Elmi waare, sxb, ninkaa sanatarka ah waa lagu yaqaan in uu bills soo gudbiyo laakiin bills kiisu meel ma gaadhaan. Cidna aqoonsan mayso hal reer oo meel isku ooday. Haddii cid la aqoonsanayo Kurdistaan ayuu Mareykanku aqoonsan lahaa. Ha ka waalin dadkan ictiraafka wax yar oo sahlan u haysta.
😂😂😂 darbiga madax la dhac wax kale kuma furna
@yaasir1936 miskiin baad tahay aan waxba ogeyn. Khayaaliga iyo beenta isaga nooloow illeen caammo ayaa tahaye.
Waa calaacashaas oo tima kasoobaxay inay Somaliland aqoonsi hesho. Ama kafarxi ama ka oohi aday kuurala Ina Waroow.
Cilmaw wan kuwata❤ from somaliland. Lkn side xildhibanka utageri karna
Waryaa Elmo waare ma waxaad ololeynesaa Indy somaliland go do oo dalku lakala gooyo ???
Cilmi ma waxay ku latahay in USA ay jacayl ay u qaban Somaliland arinkaas u samaynayso. USA danteeda ayay wadataa waanad arki dontaa Israil oo xagaas la dajiyo iyo arimo waawayn oo xagaas ka dhaca.
Isagu kaliya wuu soo wariyay, dawladaada u calaacal😂😂😂
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏
Aqoonsiga somaliland in lagu dhawaaqo lama qariibsan karo ayaantaan oo dhan ayay twitter X haystay
Mar Hore ayaan sheegay oon idhi war sidaan Aqli ma ahee haday iyagoo Xor ah Inala midoobeen aan Aqoon sano. Waxaaba laga yaabaa inay soo. Noqon lahaayeen
Muxuu kaga duwan yahay kii hadda ka hor la hor geeyay baarlaamaanka ingiriiska oo uu horgeeyay mid ka mid ah baarlamaanka ingiriiska oo ahaan jiray wasiirka difaaca ingiriiska?
Sidee ayey US ugu AQOONSANEYSAA Somaliland dowlad madaxbanaan, The US and UK waxaa gacantooda ku jira Soomaaliya oo dhan!! Maxayse degaan yar o very poor ah ay ka faa’iideysaa? Wadamadaan yar-yar oo CARBEED waxaa laka karay markii SALIIDA laga helay! WAAR adiguba isweydii muxuu Trump uu ka faa’iidayaa! Tan kale waxaa US iyo UK influential ku ah Soomaaliyda Koonfureed!!
😂😂😂😂 oo Very Poor ah😂😂😂 ilayn cadawgu waa cadaw uun xitaa hadaad dhimanayso waxba kuuma ogola😂😂😂😂
Mansha allh guul 💚❤️🤍
Aqoonsiga waxaa ku hooos jira inuu saldhig ka sameestaan mareekan somaliland oo xuthiga laga weraro israil na timaado waxaas leyskama yelaayo
Somalilaaney xassan sheekh intu jogo ka faideysta asaga dhuuni raac ahe wax u tuura
Somalinad hada dagaalo baa kasocda, gaar ahaan gobolada bariga midakale Somalinad dadka degaa iskuma wada raacsana in aay ka go,aan walaalahood, sidaas darteed waxaan oran lahaa rer somalinad hayska daayeen dagaalka oo qaran isku dana iyo xeera isku calana hanoqdeen,waana wacnaan lahayd dhamaan rer waqooyi aayahooda ka tashadaan.
Midnimada dhuleed ee soomaliyana trump iyo mega midna ka kala goyn karaan.
Haduuse ku dhawaaqo mareykankaa Texas iyo gobolo kale oo raba in ay ka go,aan mareykan ayaa iyagana ay dhiiri galineysaa.soomaaliya dee adeerkaa baa elmiyoow ka madax wayne ah.