Muuse Biixi Shalay Wuu Sigtay waxa la doonayey in Jalaafo Loo Dhigo Xukuumadda Cirro way badheedhay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 124

  • @ibnu-raanahmed1
    @ibnu-raanahmed1 7 часов назад +3

    Kuwani Waa Ehelkii Naarta,Munaafiqiin 😊

  • @user-horo
    @user-horo 16 часов назад +4

    Dumaroow cagta dhiga oo arinka dajiya balaayo looms yeedho muuse biixi na cidi waxba mayeeli karto,cidii falalkkaa gaysatayna waa shakhsiyaad ee qabiil ma wado taana fahma shaydaanka naara

  • @AyaanAbdirahmaan-v1z
    @AyaanAbdirahmaan-v1z 10 часов назад +3

    Subaxanalaah naa akhira halkaydun tagi

  • @seryu8204
    @seryu8204 11 часов назад +3

    Kuwan meesha isugu yidaw xishooda oo dadka ka daaya wararka xunxun eeaad bahineysaan maxaa isku kiin mashquuliyey sidee dawlad ku noqoneysaan ma qabiilnimo iyo reero ayaad kumashquuleysaan intiinan meesha isugu timid waxaad ka dhamaan weydeen muse bixi iyo ciro saxibayaal xishooda oo dalka ka daaya buuqa iyo waxa aad bahineysan oo kala saara dawladnimada iyo reeraha dhibta wadanka aad ku haysaan dawladnimo ku noqon meysaan inta aad sidan tihiin beesha dhaxay waad lusantihiin saxbayaal waxaad yeeleysaan ka daaya dalka dhibta beesha dhaxay dalka idinkaa gubaya waan ka xumahay waxa aad baahineysaan xishooda oo isku xishooda walaahi hadii aad sidaa ku siisootaan in aydaan waxba noqonaynin

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 9 часов назад +1

    Waar naagahan illahow shartooda iyo waxay sadalinyaan ee cadwgu ku farxaayo Allow naga qabo Allow wadankan no badbaadi iyo madaxdiisaba meelksta oo ay joogaan yaarabi Allaah ha naga qabto wixii sharwada Allow madnakan iyo dadkiisaba badbaadi Allaahumaa aamiiin

    • @GhffGg-gr7iq
      @GhffGg-gr7iq 6 часов назад

      @@asmaaxlaam3363 Xaaraantii ay guran jireen ayay waayeen Alle inay xalaal ka baryaan ayaa u dhaanta baroortan aya hadh iyo habeen la ooyayaan. Riziqa waxay u haystaan inuu Muuse Biixi u hayay. Istaqfurallah

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 2 часа назад

      Amiin Amiin Allow dalka iyo dadkaba noo xafiid iinta xuuna naga qabo

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 12 часов назад +2

    Dadkan daciifinta ah banlayabanahay subxanalla Alle haidingargaro riyadku noshihin

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 11 часов назад +2

    Alleylehe suber awar waxa cadaatay in eey tebeen waxeey cunijireen

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 10 часов назад +1

    waylaahi waaladilaya reer masacad muusaakatajay

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 6 часов назад

    wadanka lagama wada talinayo qabiilow xukumaduna danaheeda iyo danaha qaranka ayey raacaysaa 😊😊😊😊

  • @AmranDolal
    @AmranDolal 9 часов назад +1

    Baroorta Saca ka Wayne waxaan tuug Muuse ayey diidayaan lacagtuu cunay laa nagala tag naca nacada 😂😂😂😂

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 16 часов назад +2

    Waxaan aad ka sheekaynasaan kama ilbaxdaan hadii bariiskiinu isasaaranyahay iska dharag hadal dadkani waxtarbay u baahanyihiin hadaad waxtaraysaan naxliga joojiya

  • @NimcaanDaahir-Mid
    @NimcaanDaahir-Mid 11 часов назад +1

    Cidi taaban mayso maxad baad segasjega saye shib baan lagu dhikarin ee naga daaya dumarow ceebta

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 9 часов назад +2

    Reeer wada xanuunsanaya ilaahay ha caafiiyo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 часов назад +2

    Baalo doono waa heli doontaa.

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 5 часов назад

    Malaa sirbaa laga hayaa waatii lalahaa qofkay doonayaan waxbay kusameeyaan.
    Allahayoow naga qabo

  • @SaadoHasan-j1s
    @SaadoHasan-j1s 10 часов назад +1

    guul guul 💚🤍❤️✊💚🤍❤️

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 9 часов назад +1

    dhaqankan madaxwaynayaashii hore tagay may lahayn marka uu xilka dhigo ayaa hadal hayn ugu danbayn jirtay reerka sharafta ha ka dilina muuse imika madaxweyne maaha shicibkuu ka mid yahay casri jaahili baa lagu jiraa alla ha sahlo

  • @hodankariye
    @hodankariye 15 часов назад +2

    Waxaah aah shaqo isku lahayn ayaah isku keenaysaah dumarow

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 17 часов назад +2

    Huuuno huuuno muse fuley heeego😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 10 часов назад +2

    Isku day ayey wadaan lkn ciro waa inuu dhab udhintaa

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 14 часов назад +1

    WAXAASI. WAA. CEEB HA MAQ ĹINA HADALADA CADAWGA
    WAA CEEB IN. MADAXDA LA CAAYO
    DUMARKU BELAAYO. AYEY. WAREEJINAYAAN

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 6 часов назад

    waxa halkan kasocda anigu waan ku raaxeystaa 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 16 часов назад +2

    Inamada superawal daggan oo caqli badana subahanlaah iyago qaylinaya lama arag hablo nasta oo inamada wax walba oga u daaya talada

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 16 часов назад +2

    Bilad sharaf ayan sinahan talo tarikhiya ayan u dhisi lahan wiilkasi haduu kugulaysan lahaa dilka mijrimka muuse judan sory wankaxumahay inuu badbaday lakin yan laga hadhin ninkasi waa danbile calami ah oo dhigyacab ah

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 13 часов назад

      Maada kursiga fadhiyi laa tonne baa sidadi lagugu ceelin walaahi raag waa ise yaqaan 😂😂😅😅

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 10 часов назад +1

    WAA MUHIIM IN AYNU ILAASHANO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAAYO WAA MASUUL KHIBRAD U LEH CADAWGA SOMALILAND SUBEER AWAL KALIYA UMA TAALO ILAALINTA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI EE WAXAY U TAALAA REER SOMALILAND OO DHAN ❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 часов назад +1

    Otomo muse bixi masalah abtiyaaladii wee cader dhashay gees gees muse vivaamuse oromo ma pure,dhalad

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 14 часов назад +1

      Dofaarkaan ina biixi tuugaa ahaa dhadiga isaaq

    • @hudaroble
      @hudaroble 13 часов назад +1

      Dhilo garxajisa sheekadeeda naga daa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 12 часов назад +1

      @hudaroble hooydaa racaday buule faqash dumar kii kaa qabay racay faqashtii Morgan buule gaani snm kuu bilamatay

  • @SiyadBare-u6r
    @SiyadBare-u6r 11 часов назад +1

    Ilaahay ka baqo waad dhimanaysaa naagaha wax khayr ka hadal

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 10 часов назад

      Nacaskan dumarka beenta usheegaya ayaa iga qosliyey

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 12 часов назад +1

    Inkasta o anay lamaha amnigu wax
    Warbina arrinkan kaso sarin maxy
    Madaxda mwaynaha sagotiday
    Uga haliwayen waxa kudhacay
    Waxn layabaa xisbigan hadu muxa
    fid yahay iyo h mucarid yahay aan
    Waxba umada u shegi karayn yaa
    Waxay dalka u qabtenbay shegi
    Garan wayen waxa mushkilad
    Kudhacanay so bandhigi karayn
    Maxa ibrahim baday inu shaqado

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 15 часов назад +1

    Inankan yaree dhukuran ee ciidagale haduu rabo muuse tuug uu wasi lahaa sidii aabihii iyo awoow yaashii ciidagale u wasi jireen.

    • @hudaroble
      @hudaroble 13 часов назад

      Ka dhukuran waa in loodiqabto

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 часов назад +1

    wax muhiima gabadhan ma sheegayso,waa doc ka yeer.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 10 часов назад +3

    Sheeko yar oo nacnac ah looma baahnee subeer awalow hubkiina soo dhaweysta

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 часов назад

    cirro waa shaag lasoo riixayo! I LIKE IT!

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 12 часов назад

      @@hargiesa_gira dhadiga Isaaq baroortaa

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 6 часов назад

    Walaahi waxa aan maanta ogaaday in Sacad Muuse ay laangaab yihiin.Magaaladoodii baa laba ilaalada Muse Bixi ah lagu dilay gaadhi gudihii,waxba may samayn, maanta Madaxweynaha oo Sacad Muuse ah baa la dili gaadhay.Wey wada aamusanyihiin.Nacalaa laangaabnimada Sacad Muuse ku yaal.War waxa Habar Awal wey ceebeeyeen

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 16 часов назад +2

    Niiiiiiic Niiiiiic
    Oromo

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 16 часов назад +1

    Muuse wuu xidhan
    yahay imaaradku waxay rabaan lacagtii uu ka cunay ama wixii u ka iibiyey ciro ma saxeexaayo wuu diiday bering wuu ka shoofayaa imaaraadka

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 10 часов назад

    waa sheekadii nabad iyo nolol waa khadar dhukuro

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 15 часов назад +1

    REER LAFTINAGAA RAG IYO DUMAR MAANTA WAA QAAWAN YIHIIN HALKAASNA WAXA DHIGAY QALASYADII HARTI EE KAGA UREDHSIIYEY “WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY”

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 часов назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂q
    Kuwan qalbigaa jabay cccccaaaaaasc libaax soo hidhis.

  • @CabdiraxmanShaman
    @CabdiraxmanShaman 14 часов назад +2

    Naa ceebtiin qariya

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 13 часов назад +1

    Muuse waa in hubkafhigis lagu sameyaa

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 7 часов назад

    muuse hantidiidalka ayuuqaayaye oo waulahi watiig

  • @QanimaYusuf
    @QanimaYusuf 16 часов назад

    Waarntaa mahad sanid is digitayaa waynu is ka celindoona hiino bap an❤❤❤❤❤❤❤

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 16 часов назад +1

    Naaguhu maxishonayan ragooduna waa lamid derbies xagu joogaa

  • @axmed8798
    @axmed8798 10 часов назад +1

    NACDALI KUGUDHACDAY, BALWAXAY BEEN SHUBAYAAN EEGA

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 8 часов назад +1

    War run hala dhaafo muuse handarab nacas kaa waxa idiin dhaama ciro

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 6 часов назад

    sorry 🙏 mise ku sheenkii dumarka Ayan soo galay😢😢😢😢😢😢

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 5 часов назад

    Hubka iyo sida loo rido ragii idin baray weeye cabdiraxmaan c shallaad dhallataye waalla shubi jiray

  • @AhmedAbdillahi-q6d
    @AhmedAbdillahi-q6d 16 часов назад +4

    Tuq 80 jir tuq interpol suqaya

    • @CabdiraxmanSuleiman
      @CabdiraxmanSuleiman 15 часов назад +1

      Adiga muxuu kaa xaday caqliga kashaqaysii brother

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 12 часов назад +2

      @@CabdiraxmanSuleiman futo awale tuugtaa africa kaa

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 12 часов назад

    subeer awal lacagta iyagaaba miisaaniyada dawlada ku shubee,tuuganimo gaachadaa keenta!

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 16 часов назад +1

    Hablahan yaa soo furay waa maxay mishkiladan isaaq haysata

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 12 часов назад +1

    Kkkkkkkkk
    Munaafiqiin waxay doonaan ku sheekaysanaaya ma xishooda yaal qabyaaladaystayaal ah weeye kuwani

  • @SahalCharmake
    @SahalCharmake 22 минуты назад

    Wlhi waxay doonaya. WA cay bes waxkale ma rabaan war aduunki wuxu maraya heer cayda loo xiiso

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 14 часов назад +1

    Haduu dhinto ma waqti ayaa u haray

  • @gemstar416
    @gemstar416 7 часов назад

    Niyoo xanuunka dhataraa loo sameeyey

  • @XamsejamacOmar
    @XamsejamacOmar 9 часов назад +1

    Qudhun bay faa fonayaan

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 часов назад

    waa "C7884" gaadhi ca,liid cas hoosta ku leh.xafiiska gmr ee khadar buu kasoo baxay.
    waliba gmr sadixdaa xaraf ma hubo.

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 16 часов назад +1

    Nin weyn dalkii hoos u ibiyey imaaraadka waa ay heystaan muuse

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 4 часа назад

    Munaafaqiin allah umada haydinka qabto 😂😂😂😂 cidna cid ma dileyseee

  • @ayaanciise810
    @ayaanciise810 7 часов назад

    Madhamaysateen

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 часов назад

    Waxaad kawaran taan miyaadwerydeen jajaban sacsac muuse Zero awal

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 7 часов назад

    waaryaadhaheen idinkaabadilaya muse bixi muusena wax utarimaaysane daybadeed laybacasho ookeliya

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 16 часов назад +1

    Naa haday dilaan ma raguu wax dheer yahay bal naagahan munaafada la wareegaya eega naa ragii idin qabay miyaanay idin ogayn inaydun aakhiro iyo aduunba segteen

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 6 часов назад

    ❤💚💚💙♥️🌸

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 часов назад

    Muuse dameer cawar maxaa lagu falayaa ilaahay ayaa dilaayee

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 7 часов назад

    Naagtan.hadlaysa.madoqonba

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 часов назад +1

    Ayaad u fananaysa ?waar xishood😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SahalCharmake
    @SahalCharmake 23 минуты назад

    Dhilooyinka siilkoodu urayo yaa madaxada baray

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 14 часов назад +1

    Dhadiga isaaq dhillo iyo khaniis uu daa futo awale

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 10 часов назад +1

    Kan navaskaa ee dumarka beenta usheegayo ma naago shaneeyaa kkkkk

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 часов назад +1

    gabadha dadka carabka kaga choogsanaysa maxaa ka siya!?
    ma ciidagalaa ku dhalay adigana?

  • @SahalCharmake
    @SahalCharmake 23 минуты назад

    Cayda ayay kuseexdaan iyo wasmada

  • @ismailismail-g6r
    @ismailismail-g6r 2 часа назад

    Naagahan waxba ogayn,madaxweyna Muuse iyo Madaxeyne Cirro dhexdooda ka baxa,idin ma deeqdo.labada ninba howlo wadanka ah ayay ka tashanayaan.

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 10 часов назад

    Baagahani waxab taa uga shekeeyey

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 6 часов назад

    Ma gabada u sheegtay😂😂😂😂

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 7 часов назад

    hadaanu isnidhaa dila waylaahi midhban dhacaym

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 9 часов назад +1

    Kkkk nacallaa beentiina ku yaal, waar wuxu ma ciyaalbaa cod dad aan gaadha ayay u cod egyihiine😂😂😂😂😂 ciyaal is maaweelinaya Oromo caac badan.

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 7 часов назад

    waxa walaahi ah 85 % HA inay dadka kalee walaalahood ah ee rer sld la waayo yihiin xukuumad walboo dhalatana lagama waayo qaar si uun qoorta ugaga duuban cashuurta umadana ku cuna sidaa
    hadaba idinoo isleh u hiiliya muuse oynu ognahay inaanu balo qabin nabad iyo cisi iyo sharafna ku joogo dalkiisii hooyo hadana waxaad caayaysaan oo waliba shaqsi iyo sharaf caayaysaan si gunimo leh mdx niihiinii dalkiina sharafka badan ee cadawga badan hadana nasiibka badan ee JSLD
    hadaad wax in uun isku falaysaan ood tihiin qaar in uun damiir leh garaadkiina kor u qaada wakhtigiiinana galiya wax idin anfaca aakhiro iyo aduunba waa iga waano fitnadana cida toosisa rasuulkeenii xabiibkeenii suubanaa wuu nacdalay
    ninkan naagaha dhex boodayana waxaan odhan lahaa adeer ma shan naageeye ayaad ahayd waa kaa sidee arinku ka dhex bax dumarka oo wax isku fal ragganimadaadana meel hakaga dhicin illahay nin ragga ah ayuu kaa dhigay e

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 10 часов назад +1

    dhilooyinkan qayila kulmiye miyuuxaauraamay hablahaqaadka uqaada

  • @SakariresaalaxAxmed
    @SakariresaalaxAxmed 35 минут назад

    Marki. U airporka u ku siisocday ya jidka lo galay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 часов назад

    Ninja dhukurani deriskii Xirsi Tuug ayuu qaatay! Ciro beri hore ayuu sun ku mudey. Oo ka dhigtay ma maqaar u Somalilaand ku maalo oo wuxuu doono sameeyo sidii shalay Xirsi Tuug Axmed Siilaanyo iyo xakuumadiisii u maamushay!

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 часов назад +1

    Ooyi. Doono joog .dagaal waa soo socoda

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 часов назад

    Naayaa habar jajaban wax is kuma fala maxishooto cud xun isagu haduuna muuse juudaad wax idku hubin maxuu iska ilaalinayaa cajuusad yahay muuse cawar wuu is ogyihiin qaxaabada bulaacado uraaya

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc 7 часов назад

    mbc🦾🥷

  • @ismailismail-g6r
    @ismailismail-g6r Час назад

    Makasta lama dhegaysto

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 10 часов назад +1

    muuse biixi waydanbiile

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 14 часов назад +1

    Shaydaamo weeye naaguhu maxay dagaal kiciyeen?

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 часов назад

    Bahaladiina bakhaarka ah geliya muuse juudaad cawar qaxaabado maxaad lawaalaneeysaan

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 5 часов назад

    Dhillo kuulle yaa wax ku fallaye dhagar qabahan naa labadu

  • @qadanayded648
    @qadanayded648 8 часов назад

    Siilkaga jilicsa n dhilada hadlaysaay😅

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 14 часов назад

    Kkkkkkk huwaneey ufufufufuf faqashta

  • @ibnu-raanahmed1
    @ibnu-raanahmed1 7 часов назад

    Naagahan Bilaa Akhlaaqda Ah Suuqa Ayay Yaraan Ku Galeen😊

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 11 часов назад

    Dee dhukur aan dilo

  • @rodayoussou
    @rodayoussou 4 часа назад

    Waar dee habar awal way waalatay xishooda

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb 7 часов назад

    dhilooyinkan qayila waxwasa ayay ubaahanyin iyo qaniisin waylaahi jeelkad kucabaysan liinta

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 15 часов назад

    Arintaasi masahlana khadarna ku koobnaan mayso ciidagaloow walaahi baanay ina kala saarayn iska qabta shakhsiyaadka idinka dhashay ee xadhko aan soconayn

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 16 часов назад

    Shirqolka shalay laysku dayaay wanay fashilantay m musena wuxu yidhii waxba haku mashqulinee inaga mariya marka sheekadasi walays kaga danbayn doona walahibanku dhartee in an hargaysa lawada jogaayn hasoi noqdo ciro jawab dag dagu heeli doona faqash midhanbaa wadankii gacanta loo galiyay somaliland cidii waxku qabtay haka cidawdo maanta ragbaa laga fadhiyilaye walah waa inay toon sidoodi orood kutagi donan ay balana wana lays baran doona

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 12 часов назад

    sawtaan idin iri cheelashii dalka suuriya ee seednaaya bay inoo samaysan hadan layska qaban!
    dad madaxtooyada ilaalo ka ah bay sumeeyeen!
    oo gabdho ku chiraan.
    madaxwayne Mudane Mujaahid Muuse Biixi ,oo waliba cirro u gurmaday bay shirqool ku dayeen!
    maa daloo laga sugasaa?
    .

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 6 часов назад

    dhilo

  • @NimcaanDaahir-Mid
    @NimcaanDaahir-Mid 11 часов назад

    Ano afga jabhada suber awal ku had laaya hadaanu gigili wayno amara da aan ku jirno cidi ku ma jiryo

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 9 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beenta umada kadaaya muuse biixi cid ku dhici kartaa majirto reerkan ciidagale ee guuxoodii raba 2025 inay ka dheereeyaan hargeysa xaafad ayey ka dyaan saacad gudaheed ayaa loo daadan karaa hargarsa sacad muuse ayaa leh ee yaan laysku dirin baahaney muusena waa mujaahid hadhkiisa aan loo dhowaan karine xishooda