Cusbitaalka Cadaado oo baahiyo badani ka jiraan, meelo badana looga yimaado.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 27

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 7 месяцев назад +3

    Masha Allah isbitaalkii aan kudhashay iyo magaala deydii mahadsanid hereri 😊❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 месяцев назад +2

    🥺 🥺 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 7 месяцев назад +1

    Aan isku tashanno cafimaadka iyo wax barasha si wada jir wax waan ku gaari karna bi idnillaah

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 7 месяцев назад

    Masha Allah reer Cadaado waa dad isku tashaday horay usocda ❤

  • @dalmarcadde1507
    @dalmarcadde1507 5 месяцев назад

    Thank you for this program, very happy to see horumar.

  • @Sitti360
    @Sitti360 7 месяцев назад +2

    Mahadsanid cabdisalam Harer ❤

  • @mohamed-aminabdullahimoham6093
    @mohamed-aminabdullahimoham6093 7 месяцев назад

    Masha Allah Agaasime Ayuub sharaxaad fiican baad ka bixisay, Wariye Hareeri isaguna waa maahadsanyahay

  • @FaadumonuurMaxamed-y4s
    @FaadumonuurMaxamed-y4s 7 месяцев назад

    Mansha allha waxan wangan in aan ka sii kordhib hadan reer cadaado nahay ins allh❤❤

  • @ayanasubeyr7762
    @ayanasubeyr7762 7 месяцев назад +1

    Cadaado carfoon my home 🏡 😢❤ilahow ano bad qaabo igey❤

  • @yuusufaxmed852
    @yuusufaxmed852 7 месяцев назад +2

    Cabdi salaanow fadlan jowhar inooga soo waran

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 7 месяцев назад

    Ma sha alla hereri media❤👍

  • @MahamedSahane-rk5zv
    @MahamedSahane-rk5zv 7 месяцев назад +1

    Asc cabdi salaan Harare 🙌

  • @shukri1395
    @shukri1395 7 месяцев назад

    Shaqo wanagasan reer cadaado. Aad buu qurux badanyahay hospitalka❤

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 7 месяцев назад +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 7 месяцев назад

    Maansha allah cusbataalka cadaado

  • @macluumaatkaxogaha
    @macluumaatkaxogaha 7 месяцев назад

    C/salaan herari sxp goormaad booqonaysaa maamul goboleed-ka ugu weyn somalia oo ah puntland maagaalooyinka garoowe iyo bossaaso 👋

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 7 месяцев назад

      Walaal mar hore puntland tage

  • @SuldaanFahad19
    @SuldaanFahad19 7 месяцев назад

    Thanks

  • @mohamed-aminabdullahimoham6093
    @mohamed-aminabdullahimoham6093 7 месяцев назад

    waxa muuqata in Wacyiga Comunity-ga reer Cadaado aad u sareeyo , waxaad maqalaysa waxaas Comunity-ga ayaa sameeyay wana arin wanaagsan

  • @abdaleabdiali1021
    @abdaleabdiali1021 7 месяцев назад +3

    Abdi salaan cabudwaaq imoow

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Месяц назад

    Cadaado cidi kama xigto cidlana maaha

  • @Ch.nks7
    @Ch.nks7 7 месяцев назад

    Dheereysee hareriyaw maxaa saarantahay😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Месяц назад

    Kusoo dhowow zxb amni badantii cadaado carfoon

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 7 месяцев назад

    Cadaado waa galmadug

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 месяцев назад

    Abdisalaan wariye wax ku ool ah

  • @hodan8905
    @hodan8905 7 месяцев назад

    Cadado carfoon 🥹❤️