Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa aduunyoo qosol kuma idlaateeIla arag ax iyo way waxay urugo ledahay!!Oy oohin leedahay"
Waa cabdi qays ninka qadaya
Cabdi qays ayaa. Ku luuqaynaya. Heesta. Erayada isagaa leh
Waa erayadii Cabdi Qeys, kabankii Xudeydi laakin fannaanka qaadaya nin aan codkiisa garanayo ma aha kolleey Qasaali iyo Qeys midna ma ahan.
Cabdiqays erayada buu leeyahay sxp
Heesti
Ubaxii Baxaayaay Sowdigaan Abaarsaday Yaasalam
Cabdi qays nin wayn
lkn heestan cid kasta oo lyrics ka dhigtaa Way khaladaa lkn ninkan hadda qoray waa asal belo ka dhacday halkeeduu dhigay walahi
Mahadsanid walaal.
kabanku waa xudeydi ayaan jeclahay ninka ku luqaynayana maxamed warsame qasaali ayuu ila yahay
Mya cebowdaye waaa cabdi adan xaad (QEYS)
gabadha codka dheer ee la jiibinaysa sahra siyaad ayey iila eeg tahay
Anigu Sahra Axmed ayaan ka dhex maqlaaba jiibta.
Barteedaa dhigtay shp hadaysan sahra siyaad ahayn garan mayo
🎉
Heestaan waxaa qaada ahn maxammed warsame qasaali.Codkaan maaha cabdi qays
Waa cabdi qays sxp waa barigi uu yaraa isma qariyo codka qays
UBIXII baxaayaay soodigan abaarsaday
Dekin
Waa aduunyoo qosol kuma idlaatee
Ila arag ax iyo way waxay urugo ledahay!!
Oy oohin leedahay"
Waa cabdi qays ninka qadaya
Cabdi qays ayaa. Ku luuqaynaya. Heesta. Erayada isagaa leh
Waa erayadii Cabdi Qeys, kabankii Xudeydi laakin fannaanka qaadaya nin aan codkiisa garanayo ma aha kolleey Qasaali iyo Qeys midna ma ahan.
Cabdiqays erayada buu leeyahay sxp
Heesti
Ubaxii Baxaayaay
Sowdigaan Abaarsaday
Yaasalam
Cabdi qays nin wayn
lkn heestan
cid kasta oo lyrics ka dhigtaa
Way khaladaa
lkn ninkan hadda qoray
waa asal belo ka dhacday
halkeeduu dhigay walahi
Mahadsanid walaal.
kabanku waa xudeydi
ayaan jeclahay
ninka ku luqaynayana
maxamed warsame qasaali
ayuu ila yahay
Mya cebowdaye waaa cabdi adan xaad (QEYS)
gabadha codka dheer ee la jiibinaysa
sahra siyaad ayey iila eeg tahay
Anigu Sahra Axmed ayaan ka dhex maqlaaba jiibta.
Barteedaa dhigtay shp hadaysan sahra siyaad ahayn garan mayo
🎉
Heestaan waxaa qaada ahn maxammed warsame qasaali.
Codkaan maaha cabdi qays
Waa cabdi qays sxp waa barigi uu yaraa isma qariyo codka qays
UBIXII baxaayaay soodigan abaarsaday
Dekin