Maxamed Nuur Giriig || Hoheey Dumarku With Lyrics Original

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

Комментарии • 17

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 3 месяца назад +2

    Xasuus fasalka labaad e dugsiga sare ayaa heestana ku soo qaatay 🥰👌

    • @ahmedgray7309
      @ahmedgray7309 3 месяца назад

      Ma school 🏫 hees lagu barto ayaa jira 😮 😲 😯 🫢

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 3 месяца назад

      @@ahmedgray7309buugaagta dugsiga sare bay ku qoran yihiin inkasto aniga school markaa dhamanaaye talado hoos tagi jireen oo wasarada waxbarasho jirin

    • @cabdinaasirismaaciil4454
      @cabdinaasirismaaciil4454 Месяц назад

      Wall waa si wanaagsan heesaha iyo suuggaanta barashadeedu waxy siyaan qofka qiimo iyo garead aad waxbadan ku falaqayn karto adigoo caqligaaga iyo fikirkaagu kugu siyaadaayo

  • @HassanA.Mohamed
    @HassanA.Mohamed 8 месяцев назад +1

    Laxankii iyo Codkii Maxamed Nuur Giriig, Allah ha u naxariisto.

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 4 месяца назад +1

    Waxaa dhihi karaa heestaan waa mida kaliya ee sida saxda ah uga hadashay tilmaamaha ay leeyihiin dumarka dhif iyo naadir waaye inaa aragtid heeso nuucaan u tilmaamayo dhibka iyo dheefta wada socoto ee dumarka

  • @AliAhmed-gq1hi
    @AliAhmed-gq1hi 3 года назад +2

    Heestan amaan iyo dhaliin intaba weey leedahay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 месяцев назад +1

    Allaha u naxariisto mahamed nuur giriig .

  • @AxmedAdenxiis
    @AxmedAdenxiis 2 месяца назад +1

    Har❌️ hadh ☑️✅️

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 Месяц назад +1

    Horintii labuunbaa🚫
    Hor intii labo uun baa ✅️

    • @CanabAhmed-ys4zd
      @CanabAhmed-ys4zd 28 дней назад

      Horinti lab uun weeye

    • @mohamuda.xamaraawi5553
      @mohamuda.xamaraawi5553 27 дней назад

      @CanabAhmed-ys4zd inta ka dambeysa la akhri si micnuhu isu keeno. Hor intii labo uun baa weeye waxaana kusii xiga inta kuu hagaagaan samo laga helaa. Inta kale huf weeyaan hadba gees ukacayee.
      Micnaha oo kooban dumarka inta hore tiro yar baad isku wanaag sanaanaysaan kadib badankood waa xun yihiin. Waa sida suugaantu u dhacayso.

    • @Abdiwahidyuusuf-jn8ct
      @Abdiwahidyuusuf-jn8ct 5 дней назад

      Wixiinuba waa khaldantihiin hurintii labo uun weeye oo looga jeedo kooxdiiba labaa ama mid kaga hagaagaya

  • @abdiwahabhujaale
    @abdiwahabhujaale 5 месяцев назад

    saaka ayey dhadhamaysaa 4/1/2024

  • @cabdikhaalaqhuruuse7358
    @cabdikhaalaqhuruuse7358 5 месяцев назад +1

    Heesta abwaanki sameyay sxb ii soo shega rag badanba ku murmaye aw aadan iyo xasan qawdhan banu isku hayna