DIRISLE ABDI OO DADKA TUSAYA LACAGTII UGU HORAYSAY UU YOUTUBE KA SAMEEYAY MARKUU CUSBA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • DIRISLE ABDI OO DADKA TUSAYA LACAGTII UGU HORAYSAY UU RUclips KA SAMEEYAY MARKUU CUSBA,LACAGTII UGU HORAYSAY EEN RUclips KA SAMEEYO,DIRISLE ABDI LACAGTIISA,DIRISLE LACAG INTEELEEG AYUU RUclips KA SAMEEYAA,LACAGTA YOUTUKE,SIDA LACAG LOOGA SAMEEYO RUclips,
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE SAAR RUclipsKA LABAAD EE DIRISLE ABDI
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Комментарии • 614

  • @sharmakedahir6393
    @sharmakedahir6393 3 года назад +422

    Hadaad nabiga jeceshahay like saar😍

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 3 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 8 месяцев назад

      Scw

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 3 года назад +125

    6:43 waa idin fududeeye LIKE-TA 😁

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 года назад +69

    Wax kasto mcn waxa ka mcn quranka

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 года назад +126

    Reer *Qabri bayax* Hormarkaga aad uguefaraxsanhay sxb qali 👏 meshas kasiiwad mulkiile noqo 2021 Tv Wayn Furo sxb Somali Itobiya Jig jiga Tv kashaqeyo furo Taladaas kusiiyey brother nin wax sosaar leh bathy God jab

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 года назад +271

    Sxb Dirilse Muuqaalkan Arin aan adiga ku wanaagsaneen ayaa ku jira Walal Iska ilaali waxaa jira Cadaw Fara badan oo aad leedahay Waana muuqashada Xog aysan habooneen in laga arko walal

    • @user-cr5tw6cr3n
      @user-cr5tw6cr3n 3 года назад +11

      Abdullahi dacadow awoowe ma waxad leedahay waxanu lacag ka helno yaan la ogaan bahashaa ehelka wax ka sii

    • @mubaariksheekh665
      @mubaariksheekh665 3 года назад +2

      Maxaa Kaa Galay

    • @iamrizann3971
      @iamrizann3971 3 года назад +2

      WN kugu racay zxp✊⚡
      Een mida kle waxn la hadlaya lpo qof oo rebly kuso gaLay ☠
      .
      Isku daya inad fahantan waxa laga hadlayo hdaydaN fahmina ka amuza
      Sida ba qurux badaN✊

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад +4

      Walal subscribe igu caawi

    • @Abusufiyan_____4
      @Abusufiyan_____4 3 года назад +2

      Waxa laga hadlayo fahma marka hore

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 3 года назад +68

    Lacagtii ugu horeysay wan kawada simaneyn tira ahaan alx wlh waa sax way kafarxad badneyd 👏👏👏👏👏👏👏

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 года назад

      ruclips.net/video/jW1WKB_Py1A/видео.html
      Linkigaan Waa Macalin English..........

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 года назад +2

      Sxb Mcn lambarkaaga ii sheeg Adoona is laweyni kugu Jirin please WhatsApp number

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 года назад

      @@cabdiraxmaanyare821 Asc walaal hadaad qoraalkaygan aqrinayso youtube kan waxaan u furnay inaan dadka ugu soo gudbino waxyaabo faa'ido leh ruclips.net/video/asObZA-xpSs/видео.html
      ee walaal nagu taageer subscribe

    • @muniir_official
      @muniir_official Год назад +1

      Sxb instagram ama mela kalso xiriro maledahay bro arina kalahyay waxan raba ina hormar lagaro you tubkeh sxb sreb😢❤

  • @MohamedAbdi-wk8gr
    @MohamedAbdi-wk8gr 3 года назад +4

    Ku sali xabiibkeena rasuulkeenii sharafta badnaa nebigeena muxamed
    صلى الله عليه وسلم
    عليه افضل الصلاة واتم التسليم

  • @khaalidyare2919
    @khaalidyare2919 3 года назад +32

    Dirisle alweys dirisle he is the best yotuper in my idea viva dirisle

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад

      Salami subscribe igu caawi

  • @sowda2506
    @sowda2506 3 года назад +70

    $1587 dollar maa markaagi ugu horeysay kasameysay walee youtube lacagaa taalo hadoo oo ey kuu kala kacdayneh meeqaa ka sameyn kartaa 🤔🤔

    • @ugaas-
      @ugaas- 3 года назад

      1 Million view ah hadi lagu dawado ti adunka heleysa😂

    • @ahmettyouzuph2458
      @ahmettyouzuph2458 3 года назад +3

      queen almaas muddo badan lacag kamuu heli kadib wey isku biir biirtey ilaaa 7 month lacag lagama helo youtube ka wad ifahantey umaleena 😅

    • @hudaabdullahi5467
      @hudaabdullahi5467 3 года назад +1

      Mashaa Allah dheh Abaayo ishaada yeey kudhicinaa wiilka

    • @MohameDBazHE
      @MohameDBazHE 3 года назад

      @@hudaabdullahi5467 hhh wllhi wan qosley😅
      Kep going dirisle

    • @hamzemohamed8321
      @hamzemohamed8321 Год назад

      Ma naag baad helysa

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 3 года назад +3

    Dirisle anigana lacagbaa dawashada iiga baxda adigana lacag baad ku heshaa
    Waa aduun is dib marsan
    Hor mar wacan wllkey

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 года назад +42

    Dirisle shaadhcade wax yaro qalbi xab xaba 🥰❤

    • @hibaqmaxamed999
      @hibaqmaxamed999 3 года назад

      official mahinaastay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 года назад

      @tiktokmedia official qaa qare 🤣🤣🤣

  • @abuhanadofficials36
    @abuhanadofficials36 3 года назад +65

    Dirisle hee lacagtaa wax igasogarsii saxiib anigaba malin walbo ayan kudawadayee hhhh😄😃🤘

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 3 года назад +2

      Ana ka daran second second ayan u dawan jiray ... Dirisle chemise Blanc inyar oo gadheysa 5000 $ iso gadhsi Insha'ALLAH ... inkasto kuwa ku farxey an ku jiro ... Lacagtas ha iso gadhsisidna wan kuso jabenaya ... isha xasidinta

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад

      Walalo igu caawi subscribe igu caawi

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 года назад +15

    Dirisle waku salamay guuleyso huuno🌻🌹🌼

  • @abdullahiaweis9542
    @abdullahiaweis9542 3 года назад +56

    Dirisle noo soo bandhig youtubekaaga weyn ee dirisle Abdi subscriberskiisa intuuu maraayo.

    • @quenofmind4667
      @quenofmind4667 3 года назад

      Bal wll no sheg ma arkayne

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад

      User aanku Sara subscribe

    • @raufzain4043
      @raufzain4043 3 года назад

      Ana kaga jawaabaya 500k plus waaye

    • @somaliwaahal5157
      @somaliwaahal5157 3 года назад

      @@raufzain4043 Maya 1000k waye😅👌

    • @raufzain4043
      @raufzain4043 3 года назад

      @@somaliwaahal5157 😂 haduu rabo billions hahaysta howshey maaha eeh aniga lee subscribe iisaar xapipty

  • @abubakarhasan6794
    @abubakarhasan6794 3 года назад +5

    Don't forget everything you have and you earn is a blessing and Allah sw is testing you! Never say I made it.

  • @medkarima1176
    @medkarima1176 3 года назад +13

    Dirisle abdi love ❤️ you 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @asha1762
    @asha1762 3 года назад +5

    I'm proud of you,bro. You did it all on your own.

  • @mjnazir3278
    @mjnazir3278 3 года назад +10

    130,000 Kenyan money...another level..keep it up bro

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 3 года назад +50

    Wayahan dirisle shaadh cade😅😅😅😅

    • @Zeymehndiandcook
      @Zeymehndiandcook 3 года назад +1

      xabibti subscribe iisar mcnto ilaahay dartiisa ruclips.net/video/EBIjEhgGtLc/видео.html

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 года назад

      King ck VIDEO GIISA UGU BADAN WAS 13 DAQIIQO 🤣 LACAG NUGU DUL CUNAA

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +25

    Dirisle Abdi Keep Going Legend
    Inta Dawanhysa iyadoo Jiifta Liketa iyo Subscribeka Ha igala Bakhaylina 👍✋🙏💯

    • @mobaraksaad4321
      @mobaraksaad4321 3 года назад

      Anoo jiifa ayaan daawanayaa 😂😂😹kwrn

  • @dhicisofficial195
    @dhicisofficial195 3 года назад +8

    Dirisle is alwaYs Dirisle✌

  • @ifraaxbashiirkitchen4421
    @ifraaxbashiirkitchen4421 3 года назад +3

    Masha allaah wallaal qaaali

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 3 года назад +14

    Waryaha anigu waan ku tageero dharkaag waan iibsade maxaa ii support anigu 🙏🙏

  • @shukrimohamed524
    @shukrimohamed524 3 года назад +3

    Darislow mar hadaad lacagtadu badan thy Subscribers kaaguna ku jecel yihiin usamee suprise sii qaarkood hadyado in sha ALLAH

  • @leilamoussaibrahim6162
    @leilamoussaibrahim6162 3 года назад +4

    Masha Allah horumar wcn hn🥰🥰🥰🥰best RUclipsr ❤❤🙏🙏

  • @munaliza273
    @munaliza273 3 года назад +18

    😂darisle. Comment GayGa ma,aragta horta❤

  • @najax3059
    @najax3059 3 года назад +7

    Hormar lasii balaaran ban kurajeynaa dirislow wllkey😍😍

  • @keynanapdirashith6660
    @keynanapdirashith6660 3 года назад +3

    Qofkii jacel inuu gaadho AMA dhaafo dirisle cabdi like saara janelka🥰

  • @nasteexomaxamed927
    @nasteexomaxamed927 3 года назад +16

    Keep going wllo

    • @hagardiidteam647
      @hagardiidteam647 3 года назад

      Hees Cusub oo laga soo shaqeeye
      Al Fanaan Mr caadi
      Daawasho wacan .
      ruclips.net/video/Z11Y1wveg6M/видео.html

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 3 года назад +2

    Wllhi waa wax lagu farxo wxa jira wiilal badan oo kula mida amba isku age tihiin oo qayrkood gacanta hoos dhigta balse adigu wad ka duwan tahy👏👏👏👏

  • @sheeruuyare4743
    @sheeruuyare4743 3 года назад +2

    Zxp dirisle kal Iyo laap waanku taageeraa keep going Pro ♥️♥️♥️✋

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 3 года назад +1

    Masha allah Dirisle allah hakuu barakeeyo dhaqalahaaga waan ku faraxsanahay aniga 💯koley dadkale ma ogi

  • @AMUSANE992
    @AMUSANE992 3 года назад +6

    Legend Always Legend

  • @yoniz1250
    @yoniz1250 3 года назад +9

    LAGEND LAGEND waan kuwataa

  • @mosalah6123
    @mosalah6123 3 года назад +2

    Hambalyo captain dirisle abdi keep going bro

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 года назад +1

    Somalia maxamed waxa iga codsi waxa yar ii dhiman ii sara suscribe thank u

  • @hanadheykal8245
    @hanadheykal8245 3 года назад +20

    Adoo video ga dhamesan hda coment ka bixisy like

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад

      Salami subscribe igu caawi

  • @abdimalikaydarus9977
    @abdimalikaydarus9977 3 года назад +1

    For ever one of your supporters

  • @hashia.rahman6236
    @hashia.rahman6236 3 года назад

    Masha allaah

  • @yw5393
    @yw5393 3 года назад

    Mahadsanid wll

  • @arawelodaoud533
    @arawelodaoud533 3 года назад +1

    Mashallah mash Allah wll guul

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 года назад +2

    alaaah hakuuu barakeeyo wloo qaliiii

  • @RidwanMuxamad
    @RidwanMuxamad 3 месяца назад

    Mahadsanid saaxib

  • @nuseybonalka6354
    @nuseybonalka6354 3 года назад +1

    Mahadsanid muqalkan waan dhamaystay waad igudhiiri galinaysaa saan ufurto bal aan ogaado in waxlagasoosaarikaro bal

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 года назад +8

    Ana lacgta kugu dawado wa laysiyaa kwrn o lcg ma haysto😥😂

  • @apdaapoi6810
    @apdaapoi6810 3 года назад +1

    Dirisle abdi legend waa ku taageeraa keep going 💯❤❤

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 года назад +3

    1300 oo euro waa 1500 oo dollar👌❤ m.a keep going bro👏

  • @Abak18
    @Abak18 3 года назад +1

    Thanks 🙏 abowe runtii cashir ayaan kabarty video gan sababtoo ah sida lacagta loosamyo RUclips ka anba waan ku wareersnaa anyway thanks

  • @ilyasyareofficial6253
    @ilyasyareofficial6253 3 года назад +2

    Dirisle wàan ku sallamey brother yuutub baan leeyahay waxaan fahmi la ahay sida qeebaha lacakta looga xirto iisheek wll

  • @mohamedshafici9280
    @mohamedshafici9280 3 года назад +1

    Drisle sxb videowgan privet gali ee dib u edit garey hadii kale chanalkada weyn walaga jabsan kara sababtoo ah gmail kada wala arkey marka skreen record bilabeysay 🤔🤔🙋‍♂️

  • @aasiyoali7456
    @aasiyoali7456 3 года назад +1

    Msh alllh wllo hore u sco from boram

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 3 года назад +19

    1354.48$ waaaaw aniga bilow illaa iyo hdda kugu xeranhy lacagta netka anaa iska bixiyo adna lacaga igu dul qadanoosaa bal wx isoo dr mln wlpo dawashadaada lacaga igu bxdeee

  • @hodanlaki1836
    @hodanlaki1836 3 года назад +2

    Mansha allah ❤💕💕💕💕🌎

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 года назад +1

    Masha Allah wll qali ilahey haku siyadiyo insha Allah

  • @Sharmakeadam
    @Sharmakeadam 3 года назад +1

    Dirisle Abdi hormar wacan legend

  • @apdiweli9276
    @apdiweli9276 3 года назад +4

    Dirisle hore i usoco zxb nin jilicsan ma tihid wn ogay

  • @zakariaismail5912
    @zakariaismail5912 3 года назад +2

    So from your RPM I can estimate you get between 3k to 4.5k dollars a month which is not bad really. Keep going that's amazing stuff

  • @kingadam1420
    @kingadam1420 3 года назад +5

    Keep Shining 🔥

  • @simanbeaute1347
    @simanbeaute1347 3 года назад +1

    Wslm wllo 🥰 mashaallah Marhaba

  • @mohamedabdinasirali6661
    @mohamedabdinasirali6661 3 года назад +3

    76 KUN OO ITOOBIYA BIRR THE FIRST MONTH ANOTHER LEVEL KEEP GOING

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 года назад

      Kun iyo 3 boqol oo yuuroo meqa waaye lacagtas dolar ahaan

    • @kaamilking1139
      @kaamilking1139 3 года назад

      @Safwan Adde Saxiiix pro

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 года назад

      @Safwan Adde abowe lacagta yuuroo aan kudhahay sideeedii o dolar aha ishegtay be isla tiradi le may dolar ahana noqone

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 года назад

      @Safwan Adde okey my bro thanks

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 года назад

      @@quruxleyqalanjo5485 Asc walaal hadaad qoraalkaygan aqrinayso youtube kan waxaan u furnay inaan dadka ugu soo gudbino waxyaabo faa'ido leh ruclips.net/video/asObZA-xpSs/видео.html
      ee walaal nagu taageer subscribe

  • @lailafarah2960
    @lailafarah2960 3 года назад +2

    Wllky aduunka ugu jecelahay hore u soco

  • @hawimedahmed1762
    @hawimedahmed1762 3 года назад +1

    Machallah horoy usoco walal qali

  • @aminahassan7811
    @aminahassan7811 3 года назад +3

    Waxa weye dolar ahn 1581.91 m.sh wll ilahy haku barakeyo lkin make save mia idea

  • @khaledahmed1719
    @khaledahmed1719 3 года назад +2

    Dirisle zxb
    Waxaan jeclaa inaan youtuber caan ah noqdo sidaada
    Markaa Iga caawi zxb

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 года назад +1

      Sxb qaali dathal muji waxaad jeceshahna hada bilaw biritole ayaan bilawa malinkasta hadii aad dahdid meel magareysid fadiga ka kaca , Editing si wanagsan uso baro qalab camerad so gadho program wanagsan ooy dadka ka helaan la Imad
      Biniadam I cawi hadii aad dahdid ma wanagsana walagugu Mana shegana
      #ogow kaligaa inaad hormar isgarsini kartid dad badan hadii noqotaan stress waaye kaliga kuf dac kuf dac at long last hormar orod baad ku gaari

  • @keynaanyareofficial298
    @keynaanyareofficial298 3 года назад

    Dirisle time waxaanka mid ahayd 3 years🥰

  • @mohamedmahamud202
    @mohamedmahamud202 3 года назад +11

    Comment maxaad u aqrinaa 😂

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh7676 3 года назад +1

    Allaahu Akbar

  • @yoonisyonka1984
    @yoonisyonka1984 3 года назад +5

    Waa wareey war dirislow gacan geed baatahee anaa ku oge lacagta maalintaas ma ku dul oyday😂😂😂😂

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 3 года назад

    Maasha allaah allaha kuu barakeeyo isha iyo cadawgana allaha kaa qabto

  • @omareyabdi7910
    @omareyabdi7910 3 года назад +1

    M,a brother

  • @abdirahmanisse4787
    @abdirahmanisse4787 3 года назад +1

    Dirisle shaadhcade kama helo only dirisLe cabdi😍🙏🏽😂

  • @rokiaxuseen3072
    @rokiaxuseen3072 3 года назад

    Wllkeen dirisle iyo chanellada kle ee somalida khaasatan kuwa wx lga faaido sida sahanka xogaha ogaansho iwm waa inn soo dhaweynaa soo malidu sidii hore hada wey dhaanta mnshalh🙂🥰💋💞💯💯

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 3 года назад

    Inta ani caml kuxiran 2018 ilaa hada kuxiran dirisle abdi farta taaga 👍👍

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 3 года назад +1

    Hormar wcn

  • @munacisman1182
    @munacisman1182 3 года назад +4

    Dirisle wd ku mahadsantahy wn is waydiin jiray aniguba keep going ku tageera dirisle😍

  • @warsameabdinur743
    @warsameabdinur743 3 года назад

    Yes

  • @ahmedbashi3877
    @ahmedbashi3877 3 года назад +2

    Awoow yaasheen Maba la aqoonin youtube 😇

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 3 года назад +1

    Mansha Allah guulayso wllkay 👏👏👏

  • @abdiaziz.r6763
    @abdiaziz.r6763 3 года назад +1

    Legend of RUclips peace

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 года назад +2

    Waar dirislow sxb muqal shout out iigu qabo

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed9220 3 года назад +1

    My brother dirisle keep going lgn

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 3 года назад +4

    Xaraaan waaye lacagta Youtope laga helo wad ku madax adeegeysiin iska daaaya shaqeeyta lacag you tope ha ku tashanineee

  • @sagalmaxamedcumar7141
    @sagalmaxamedcumar7141 3 года назад +2

    Diresle Abdi kuxisey

  • @cabdalemuxip7385
    @cabdalemuxip7385 3 года назад +1

    War lacagta wax naga sii ilin wan ku daawanaye inta iiku raacsan like saar

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 года назад

    Dirisle afkii reer Djibouti guu bartay intiina taa ila darentay like

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 года назад

    Anigu waxaan kujiraa inta kufaraxada khofkii horumarsameeya

  • @maxamudaxmed3498
    @maxamudaxmed3498 3 года назад

    Mansha alah zxp idirisle ana hada bilabey oo waliba la cakirane bal sxp bal hadii aad igacan qaban karto wixii talah iguso dir ciwanka Abshir Zeeraar

  • @Garizartisticalsemblance
    @Garizartisticalsemblance 3 года назад +2

    Mnsha hore walaal hala isoo boqdo

  • @craxmaaneg6454
    @craxmaaneg6454 3 года назад +1

    Masshaa allaah keep goin

  • @muniirayahye7491
    @muniirayahye7491 3 года назад +1

    Dirisle abdi view kiisa inuu hoos udhacay intii ila argtay like

  • @samsamabdi3077
    @samsamabdi3077 3 года назад

    Allh haku xifdiyo dirsle xbbi form hargysa

  • @ozopmohamet
    @ozopmohamet 3 года назад

    Mazhallh ilahay ha ku barakeeyo aamin keep going pro😊💪💞

  • @kingahmatto9930
    @kingahmatto9930 3 года назад +12

    Zxp dirislow hada ayaad xayaysiis kusoo dhaxdartay

  • @najmosaalax2928
    @najmosaalax2928 3 года назад

    Thnks my bro xogtaada ad nalaa wadagtay

  • @faadumoaadan9745
    @faadumoaadan9745 3 года назад +2

    Hn dirisle waxa raba inu ifurtu RUclips ka

  • @AJAYSINGH-du4pf
    @AJAYSINGH-du4pf 3 года назад

    NIO DADBA KA XUN GUSHDA EE DHGBA HA U DHIGIN PRO.❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @idilchennel1731
    @idilchennel1731 3 года назад

    Mansha allaah Alle ha ku barakeeyo wllo keep going

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 года назад +1

    War bal anigana an RUclips noqdee🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🥶❤🥺

  • @geedijaamac1289
    @geedijaamac1289 3 года назад

    Ha dad nabiga jeceshahay like saar

  • @yaxyejagaccabdicilmi7567
    @yaxyejagaccabdicilmi7567 3 года назад +1

    Dirslow love isaar 😍