WARKA DUHUR EE KNN 01 01 2025

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 4

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 дня назад +1

    ODAYASHA DHAQANKA HALA FUGO TUGADA IYO MUJRIMINTA WAA AYAGA HALA FUGO XARAMIINTA.

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 3 дня назад

    Maxaa qabiil ka galay ciidanka xooga Dalka???
    Cadayn inaan sheegano dowlad?

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 3 дня назад

    Dadka islaamka ahoow gaar ahaan soomaaliya waxaan kaga digayaa gaalada warkaan ah dil ayaa la fuliyey somali waa mulim ee hala faajiyo diinta islaamka dilka ay fareyso diinteena yaan dhag loo dhigin warka gaalada.

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 дня назад

    Dhalashada nabigena cise CS waye marka mudo KU dhuman Inan sida dhaqan ka Christmas ugu dhigan festival an inaga ugu festival dhigno tasa keneyso din ka bax hadane bulshada muslim lagu wacyi gelin quran ina KU xusno festival weyn digri Salam qab din muslim prayer u xusno anaga ilahey ha iga cafiyo umana maryan Mery Christmas leyihin komanti sin jiray ma fahmin jirin hoyo boqortoyada British fans u sameyo ay xusan walidkoda gadal kaso faracmen u heysan jiray mar dhow ley fahan siyay jususka xita walid u yahay ama wa shiq iyaga aminsan yihin is dhihi jiray iminka dhow ogaday in ilahey waye ay dhahan luqada ma aqan amiin dhihi jiray aqon la an wa iftin la an jusus sawir kisa isku dhejin jiray Hal mar buga bible af Somali an aqriyay naxay in nabigena cise CS ilahey dhahen