May 28, 2024 HAL ACRE OO BEERA BIYO IYO HORONTO LEH WADA WEYN SAARAN SCHOOL U DHOW 5,500 US DOLLAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 19

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 3 месяца назад +6

    Asc maama soomaaliyeey keenyaanka waa tuugo dadka weey dhacaan waxeey wax ooga gataan title deet ama waraaqo faalsa ah please si fiican ooga ogoow waxa aad dadka usoo gudbineeyso waxaan aragnay qof baa dhul kaa gadayo oo waraaqo kusiinayo hadana mudo kadib kukale ayaa waraaqo kula soo baxayo oo kudhahayo dhulkan anigaa iskaleh sida walaalkeeyga kudhacday tobankun looga qaatay dhulkiina looga ceshtay shaqo ayaan kujiray markaan qorayey massage kan waxaa lagaga dhacay toban malyan oo markaa udhigantay sarifka waxa uu ahaa todaba kun bal adinka xisaabtaas isku dhufsada waa lacag aanan caqliga bani aadamka haleeyn nin madaw ah ayaa dhul kagaday mid hindi ah ayaa waraaqo kale oola soobaxay dacwadna waxbo waa looga qaadi waayey marka soomaaliyeey markaad wax gadaneeysaan sifiican isaga hubsada oo looyaro layaqaano raadsada oo waxa idinka soobaaro ha isaga dhex dicinee waaiga talo walaalnimo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад +3

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 месяца назад

    Mama somali asc gabadhadii yarayd ee kuu ekayd makula joogtaa mise 🇨🇦 ad ban kuu salaamayaa mama somaliyeey

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 3 месяца назад

    Mashaa Allah Tabaraka Allah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад

    Masha"Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 3 месяца назад

    maashaAllah khayr Allaha ku siiyo walalo

  • @ZAMZAM23ZYmi
    @ZAMZAM23ZYmi 3 месяца назад

    Mamada tell yaa haya oo igu caawinaya

  • @ablahashi7778
    @ablahashi7778 3 месяца назад

    Asc abaayo waxaan rabaa telkaada si aan koola soo xariiro jizajalaah qayr

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 месяца назад

    Mama somali waan soo soconaa insha allaah

  • @user-bn7yl7ce3m
    @user-bn7yl7ce3m 3 месяца назад

    مشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤

  • @adanibrahim111
    @adanibrahim111 3 месяца назад

    Taleefoon aqbo walaal 😮

  • @khadijaomar9960
    @khadijaomar9960 3 месяца назад

    Asc

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i 3 месяца назад

    Mamo good job

  • @user-vj1fj2dn6d
    @user-vj1fj2dn6d 3 месяца назад

    Mama somali I'm coming to Kenia ❤❤❤❤❤

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ salasn sare

  • @TRUEALLAH1
    @TRUEALLAH1 3 месяца назад

    Mama number kaga rabaaaa?

  • @munaa7
    @munaa7 3 месяца назад

    Kenya waa baqwaqo

  • @khadijaomar9960
    @khadijaomar9960 3 месяца назад

    Asc