ABDIWALI IBRAAHIM KINGEERO OO WACDARO KA DHIGAY MOGADISHU'S GOT TALENT

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Комментарии • 520

  • @dalkaygahooyoorag5594
    @dalkaygahooyoorag5594 3 года назад +67

    Ilaahay quraan ha kuugu bedelo heesaha aamiin

  • @raxmaxamud953
    @raxmaxamud953 4 года назад +16

    Mansha Allh
    Kan yari wa fanan dhaba
    Reer muqdisho hadaan idinka hayna fanaan from Somaliland

    • @cumarislaw
      @cumarislaw 2 года назад

      Xaga luuqda iyo laxankaba waligeen waa ku fiicneyn ee miraha umbaa nooga horeydeen

  • @Cabdimajiid-Maax.
    @Cabdimajiid-Maax. 4 года назад +51

    Reer muqdishooy hadaan fanaan idinka haynaa , hassan top & balbalaar baad nagu waasheene.

  • @Walaashaweyn12
    @Walaashaweyn12 4 года назад +178

    Abdiwali taagero buxan ku ahay from burco💓🙏

  • @manaalshariif2246
    @manaalshariif2246 4 года назад +44

    Wlaahi Wiilkaan Aad buu u Cod Macaan Yahay sida ii Muuqata Wali Sidii Fanaantida kale qalbigiisa Mawada Dagin Heesuhu waxay ahays in khayrka iyo Quraanka Lagula Taliyo allaha Soo Hanuuniyo Mashallah Codkiisa 👍

  • @ugbadezmail4780
    @ugbadezmail4780 4 года назад +22

    Masha allah A/wali marku tartamayay ayaan arkayay inuu soo baxayo wllhi waan wataa aanu from Gobolka ragga ❣🌼👏👏👏👏👏👏👏👏🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @waayeltube2285
    @waayeltube2285 4 года назад +56

    Runtii fanan Da'yar waaye
    Alllah codkiisa Ha Udaayoh 💋 abdi weli Keep going ...

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 4 года назад +170

    Wiilkan wllhi 19 or 18 years jiro oo kan oo kle eh wli ma arg lkin wiilkan A.wali bro madaxa ii saaran thy keep going intii igu raacde LIKE

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 года назад +1

      Wll adoo raaliya subscribe ii saar waanan kaaga mahad celinaya

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 4 года назад

      Aad iyo Aad

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 4 года назад +2

      @@sheekadaDahab waaad mahdsan thy lkin wiil ama gabr

    • @ugbadezmail4780
      @ugbadezmail4780 4 года назад

      Codkisa iyo jaskisa waxaad modaa nin wayn wana wiil aan saa u waynay masha allah 👏❣

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 года назад +11

    Taageero kal iyo laab ah abdiwali abwe from jowhar 👌👌👏👏👏🔥🔥♥️♥️♥️♥️♥️👏👏👏

  • @abdikadirnuhmudei7936
    @abdikadirnuhmudei7936 4 года назад +42

    Faris one kole wad argeysan farinta
    Kaliya lik ayan ugu cawiya si an helo dhirikirin thnsk all

  • @alikroos2023
    @alikroos2023 4 года назад +30

    Im from sudan these good song
    Ilove you somalia

  • @roobleabdifitah9238
    @roobleabdifitah9238 3 года назад +7

    Still 2021 waan dawana codkiisa waa cajiib muqdisho star⭐

  • @Aqli_Kaab
    @Aqli_Kaab 4 года назад +12

    Way iga gadan dahay heestu from Borama💞✨

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 года назад +2

    Mansha allah tabarakalaah wiilkan iyo wiil kalo yar muqdisho ayey fanaanion ka yihiin aadbeyna u yar yihiin waana isku egyihiin isku cod kan kale baa sio yar hore u socda eedo ama habaryer❤

  • @hassanissack5681
    @hassanissack5681 4 года назад +8

    Fanaankena dad yare hor mar wacan barada taageera buuxa kuu ahay from Nairobi ❤❤❤❤

  • @anisanur2189
    @anisanur2189 4 года назад +1

    EEsh Calaa wiil Abdiwali Ibrahim Runtii AAd Ayaan iga heley Codkaaga iyo dhamaan Adiga oo dhan ilaahey Ha ku xafido EEdo macaane I love you ❤️💕😘 ❤️❤️❤️❤️🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 года назад +10

    Wauw 😍😍😍 Wiilkaan 💯 waa ka helay codkiisa 😍😍😍😍😍

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 года назад +2

    wow reer muqdisho faraxda alle ha idiin siyaa idiyo beerah qota bada ka dharga may tahriib may wadan islameey anagaa ku bahdilan wadankaag wax kuu dhamo maleh nabad no qabiil somali waa somali abdiwali pls axmed digfeer heesahiisa ayan kaa sugaa allay raxma asiga iyo intii dhimatay shalayn waxaa dhintay walalkeen dauud ali masaxb janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo

  • @asturanahmed7011
    @asturanahmed7011 4 года назад +11

    Wow...what a nice voice...keep going bro

  • @ridwanjr5933
    @ridwanjr5933 4 года назад +47

    Waxaan ahay fanan qarsoon walal iku cawiya like si eey u arkaan. Gudiga fariinteyda. 🙏🙏

  • @fatimacabdi1888
    @fatimacabdi1888 4 года назад +14

    Afnan C/weli kingeero Boqorka codka 2020 keep going 👏👏👏👏

  • @mariamhassan7275
    @mariamhassan7275 4 года назад +6

    Allah ha barakeeyo cabdiwali yare wiil yar oo hibo ule fanka👏💪.

  • @ahmedhagio498
    @ahmedhagio498 4 года назад +47

    Qofkii u horeeyay ahy maantee iga xishooda oo ila shaqeeya ❣

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 4 года назад +6

    Wiilkaan yar abwaan xamse xadaari i caawi ha dhoho top waye codkiisa

  • @abdifamiliesismyfavorites4834
    @abdifamiliesismyfavorites4834 4 года назад +9

    Madayaa jaceylkoo afka miyaan dabooshaa wow hees iyo bar 👍🏾 keep going

  • @abdisalandiesha1566
    @abdisalandiesha1566 2 года назад +1

    Very young talented musician. Waa kuwa faniinta rasmiga ee la rabo ma ahan socdaal iyo bal balaraalka iyo waxa kale ee meelaha leh faniin ba nahy.

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 4 года назад +9

    Haki raacin xumaantida wax wanaagsan ayaa loo sheegaa qofka wllo cilmi kale baro fan waa wasaq lama daaqilo sxb

  • @qaliqurux4747
    @qaliqurux4747 4 года назад +10

    Wiil aan tageer u ahay ❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻hore usoco

  • @timoibnumahad6126
    @timoibnumahad6126 2 года назад +1

    Legend kan tagero buxo u ahay from burco pro gulaso

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 4 года назад +3

    Waaw waa wiil yar oo daggan waliba cod ku darsaday keep going ayaan leeyahay 👏👏👏👏👏

  • @kowsarabdinasir9165
    @kowsarabdinasir9165 4 года назад +7

    Cod iyo Qurux
    Masha allh
    Wll Abdiweli 🥰😍

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 года назад +20

    Wiilkan Yar wayka Go.antay inuu fanka heer ka gaaro
    Pro hore u soco
    Inkastoonu fanku faa.ido lahen haysku ilaabin

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 года назад

      Wll adoo raaliya subscribe ii saara mahadsanid

  • @abdiwahabmohamedsugulle6172
    @abdiwahabmohamedsugulle6172 4 года назад +10

    Maasha allah cabdi wali yare keep goin wll qali❤

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 4 года назад +12

    Ubax soo baxaayo keep going bro Abdi wali🔥🔥🔥🔥

  • @zuzuqalli887
    @zuzuqalli887 4 года назад +4

    Masha allah abdiwali waa wiil cod mcn alle haku xafido

  • @abdulshahhim1098
    @abdulshahhim1098 4 года назад +7

    Masha Allah @ He got talent.
    Ur rocking bro

  • @fardowsaahmedhashi921
    @fardowsaahmedhashi921 4 года назад +2

    Taageera buuxan ku ahay wll cabdiwali yare fanaanka 2020ka horey usoco
    From growe♥️🙏

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +14

    Abdewali ibraahim best singer💟

  • @cheifcaaqil5712
    @cheifcaaqil5712 4 года назад +3

    Abdiweli wa fanaanka keliya oo aan taageerro manshallah

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 4 года назад +1

    Wow nice voice abdiweli nin adag 👏👏cumar dhule iyo Shey mire o inta tagan waye

  • @laylaali6980
    @laylaali6980 4 года назад +7

    Waaw runti cod buu ilahey siiyay Masha alah cabdi wali yare

  • @abdinasirjekey9539
    @abdinasirjekey9539 4 года назад +2

    Abdiwali sxb taageero buuxda kuu ahay keeb going pro❤❤🙏

  • @munacodyar9649
    @munacodyar9649 4 года назад +17

    Ubax soo baxaayo aad baa u tageraa abdiwali🔥❤️

  • @romanceboy7048
    @romanceboy7048 4 года назад

    Axsan fanaan fanaan dhaafay misana da'diiso aad u yartay Abdi Wali bro horey u soco ayaan ku leeyahay
    {Nooloow inta ay Nololi jirto}

  • @nasranalkacabdiraxmaan9364
    @nasranalkacabdiraxmaan9364 4 года назад +2

    Cabduwali wiil ilHay cod udheebay iyo hees shidan keep going wllo

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 2 года назад

    Taifa kali from Nairobi support you bro cabdiweli keengeroo keep going bro young and talented

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 года назад

    Reer muqdisho xidigii fankaa ku soo badanaya walee. Wxn ka baqayaa in hooyadii fanka ee Hargaysa nalaga qaato. Abdiweli ibraahim waa wiil da,yar oo ilaa markuu tartamayay an taageere way u ahaa. Wll Hargaysaan kugu soo dhawaynanaaye guulayso abid horana u soco insha allaah.

  • @halanexassan5535
    @halanexassan5535 Год назад

    Dunidaan aaan maanta ku dul noolnahay kii kugu sharafta iyo karamada badnay ahayn kheyru khalqillah muxamed calayhi salatu wasalam

  • @qadrinovic9320
    @qadrinovic9320 4 года назад +1

    Codka waa loo dhashaaye layskama dhigo keep going sxb ilaa mishaaad Ka gaadhayso

  • @jhjh5008
    @jhjh5008 2 года назад +1

    Fananka somaliyed guuul kingeero

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +24

    Axsan Cod waa hees mcn👏👏👏👏

  • @safiyocali2539
    @safiyocali2539 4 года назад +3

    Fanan buuxa abdi wali ax cod mcna wilka my ha didin 👏👏👏❤❤❤❤

  • @maxamedmaxamuud1172
    @maxamedmaxamuud1172 4 года назад +4

    Waa taagersanahay wiilkan hore usoco ayaan leeyahay bro

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 4 года назад +14

    Haadan Laa is Xaqiraayiin
    Alfanaan Cabdi Wali Waa Fanaanka Qarnigan

  • @QueenQueen-ho5lg
    @QueenQueen-ho5lg 4 года назад +3

    Wilkan adan u tagera hormar wacan ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 4 года назад

    Fidanada allaha naga badbaadiyo aduun iyo aaakhiro dhalinyaradeenana allaha xafido shaydaan kana allaha badbaadiyo ogaadana hees iyo fan in ay tahay aakhiro beeel ee naga daaya

  • @qanciyeyarkasomaliyed9027
    @qanciyeyarkasomaliyed9027 3 года назад +1

    Kingeero madaxad isaran tahy zxb

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 года назад

    Abdiwali kingeroo wuu isbadaly wiil quurxbadan mashaalh hanbalyoo my bohtaars

  • @fartunhassan4046
    @fartunhassan4046 4 года назад +3

    masha Allah ilaahay hanoosoceliyo barisamaadkii horay usoco walaal

  • @nimcoxuseen4506
    @nimcoxuseen4506 4 года назад +5

    Gobtiii keep going abdiwali ،⁦❤️⁩🌹💯

  • @nuurabdi5570
    @nuurabdi5570 4 года назад

    Maba jiro cod kan oo kale wali mana maqlin alaha unaxariste maxamed suleban tubec kadib cabdiwali ma aha fananaan cusub ku wii horf ka midyahay

  • @abdiqafarahmed6362
    @abdiqafarahmed6362 4 года назад +5

    Wiilkan waa gudbay wallaahi keep going bro

  • @ubahwarsame7693
    @ubahwarsame7693 4 года назад +10

    CUNUGAAN YAR MUSTAQBAL FIICAN,,O XALAALA ALLAHA SIIYO,AAMIIN

    • @zetunodowa8308
      @zetunodowa8308 4 года назад +1

      Amiin amiin

    • @calic5529
      @calic5529 4 года назад

      Dadkii tolow gormay xigmadii kagurtay midkastaa wuxu leeyahay subscribe isara dadkan baa laysleyahay somali dhalinyara usoo kacaysa walee anigu yaabay

    • @farxiyoahmed2427
      @farxiyoahmed2427 4 года назад +2

      Waa will shidan

    • @farxiyoahmed2427
      @farxiyoahmed2427 4 года назад +1

      Waan ku tagera quruxu

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 4 года назад

    Caadi ma.ahaan wiilka codkiisa fanaanin badan suqoda wuu xirmay hore u soco 👑👑👑👑👑👑👑

  • @fariixaxuseen3966
    @fariixaxuseen3966 4 года назад +20

    C/wali Ibrahim full tageero from borama

  • @Samar-gw5hm
    @Samar-gw5hm 4 года назад +3

    M'a cod iyo qurux ayuu isku darsaday but allaha soo hadeeyo yariisow fanan nimo kugu lama ralin laheen

  • @sayidaliuleh3747
    @sayidaliuleh3747 4 года назад +18

    War Soomaaliyeey yarkaan ma ahayn in fadhiga laga daawado, kac kac

  • @abdifatahhussein1440
    @abdifatahhussein1440 4 года назад

    Masha allah cabdi wali axyaa fanaan alle ayaa cod mcn ku siiyay sxb keeo going

  • @abdiraxmaanmaxamud8869
    @abdiraxmaanmaxamud8869 4 года назад +2

    Zxp aan waqti isla soqadane in mudo ah zxp keep going up

  • @jeelexaaji2233
    @jeelexaaji2233 4 года назад +4

    Keep going brother wish you all the best

  • @afbile1
    @afbile1 4 года назад +11

    We support you as a greater singer

  • @updallacabdumalik5300
    @updallacabdumalik5300 4 года назад +7

    Boqorka codka kingeero goforward bro

  • @galahsay
    @galahsay 3 года назад +2

    Good and good talent lkn lacagta ka shaqaysid kuma anfici doonto ogow tas codkaga wa cod masha allah ah balse quruaan ku badal si ad aquro iyo aduun ugu faa iidid

  • @cabdinajiib7951
    @cabdinajiib7951 2 года назад

    Dumarkuna waxyeeliyo madaayaan dhibaatee waaw abdiweli kingeero masha allaah zxp

  • @fahmoali9718
    @fahmoali9718 4 года назад +1

    Boqorka codka tageero buxaaan kuuu ahay horey usoco apowe mcn❤❤❤💋💋

  • @somfilms4687
    @somfilms4687 4 года назад +1

    M.a axsan cod alle haku daayo wllkey hormar wacn ❤️❤️❤️

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 4 года назад

    Wilkan walalkis Hassan waxan isla daganahay Caasimada Ottawa, Ontario ee Canada.

  • @naciimoyaar3337
    @naciimoyaar3337 4 года назад +7

    Abdiwali masha allh wlkey qali❤

  • @ruunahmed3806
    @ruunahmed3806 4 года назад +20

    The best young super star

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 4 года назад +14

    23 bes aa iga horaysay
    Like

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 года назад +4

    Wlhi mashallh cod leyahay inanka

  • @sacdiyonuura9139
    @sacdiyonuura9139 4 года назад +6

    Ina aabe abdiwali❤🙏

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 4 года назад +7

    Abdiwali walal wan ku wata👋👋☝️

  • @updyrazack1026
    @updyrazack1026 3 года назад

    ascm jidkaan ma fiicna ee khayrka u leexo jidkaan waa lagu lumaa

  • @caaisha6862
    @caaisha6862 4 года назад +1

    Mansha Allah ilahay isha cadowga ha ka hayo pro

  • @sayidalijmohammed8238
    @sayidalijmohammed8238 4 года назад

    M.a waa fanaanka muqdisho xureesan doona sanadkaan

  • @haleelmedia1
    @haleelmedia1 4 года назад +3

    Wiilka Dhal dhalaal bdn aya ka muuqdo iyo naash naash Keep going

    • @Ronaldothegoat73
      @Ronaldothegoat73 4 года назад

      Hhhhh hye ciyow mala bilaabay

    • @haleelmedia1
      @haleelmedia1 4 года назад

      iftiin iftiin yar ban u jedaa mxan ka ogahe lkn keep going dheh lols

    • @Ronaldothegoat73
      @Ronaldothegoat73 4 года назад

      Haa maasha allaah camerada ayaa qofka marba si kadhigeyso

    • @axlamsweaty8898
      @axlamsweaty8898 4 года назад

      Qrx wa udhalsho isgana wa saas abwe

  • @luulsheikh479
    @luulsheikh479 4 года назад +52

    Hadad ani cml dawaneysid lik ta dhac Nagu si de

  • @axmedsaki1887
    @axmedsaki1887 4 года назад

    C/wali tageero buuxa sxp hargaysa wlhi waan ku soo dhaawaanan wll ee iimo sxp qli

  • @jhjh5008
    @jhjh5008 2 года назад

    Waaa heee reer burcoo kuleh wixii horeba quba legen kingeero

  • @rawiyagahnoug8151
    @rawiyagahnoug8151 4 года назад +2

    TaGero ku2ahy PiLaHidaH form HARGEISA Hore usoCoh bro

  • @ayaansaciid9824
    @ayaansaciid9824 4 года назад

    Abdi wali taagero baan u ahay fanaan da yar keep going

  • @meelcad1327
    @meelcad1327 4 года назад +19

    *like isaara maxa laga faidaa waan yaabaye*
    *Falanqayn an ka bixino waqti xadirkaas waxa tagan o an ka tanazulno like isaara*

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 года назад +7

    Fananka mucjisada oo mustaqbalka leh

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 года назад +2

    Wow walahi mashallha he's amazing

  • @maawiyamohamed7983
    @maawiyamohamed7983 2 года назад +2

    M.a keep going my brother 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯❤👏

  • @sharkuulaal103
    @sharkuulaal103 4 года назад +5

    4:04 kaa sacbinaya qoortuu muruq kagalay siduu dhinac dhinac ugu daawanayay
    Keep going rijaal yare

  • @carabzaki5297
    @carabzaki5297 4 года назад

    Mash alh hibo hada maqashi wa sano kle horey u soco abowe mcn

  • @sucdishmuse5067
    @sucdishmuse5067 4 года назад +4

    Cajaaib codkiisa maba laga daalo 👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏👍👍👌👌👌👌☝️☝️☝️☝️

  • @nuurcabdala3097
    @nuurcabdala3097 4 года назад +1

    The best voic sxb binanka ayaa ku dhacay