Waligaa Ma Tijaabisay ( Gratitude ) Mahad Celinta , iyo Saamaynta wanaagsan | al imtinaan .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Ma maqashay wax lagu magacaabo gratitude al imtinaan oo hadii aad samayso isbadal aanan laga sheekayn karin noloshaada ku samaynaayo .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 736

  • @ismaip1
    @ismaip1 Год назад +129

    Waan ogahay inaad wax qorista ku dheereyso soo qor saliga ( Nabiga ) ﷺ ❤️
    Laga yaaba ine noqoto sababta farxadaada

  • @daadir3042
    @daadir3042 Год назад +88

    اللهم ما امسى بي من نعمة او باحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك فلك الحمد ولك الشكر 🤲🤲🤲

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Год назад +81

    Haddii aad ujeedo magaca Allaah love saar ❤ ♥ ❤❤

  • @NJawte
    @NJawte Год назад +8

    Ustaad Cumar, ku dhawaad shan sano ayaan kannaalkan Ogaansho si joogto ah ugu xirnaa. Muddadaas ma jirin muuqaal aad soo gelisay oo aanan wax ka faa'iidin. Waad ku mahadsantahay in aad aqoontaas iyo waayo-aragnimadaas si bilaash noogu faa'iidaysay.
    Mahadsanid. 💖

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +29

    Anaguna Waan Kaa Faa,iidnay Indho Badan Baad Noo furtay Runtii Wax Badan Baan Ogaaday saan 2018 kuugu soo xidhmay Ilaa Hada 💯Mahadsanid Ustaad Cumar✌️🥰💯

  • @afnaanahmed7195
    @afnaanahmed7195 Год назад +49

    ALHamdulilaH for everything 😩💜🤲

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 Год назад +19

    The best person ever the most knowleadgeable And the most shine All allah created .prophet muhammed scw🥺♥️

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 Год назад +22

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤🤲

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 Год назад +16

    Mahadsanid wll cumar inshar 💯💞😊aniga cadadayda ayayba eheed
    Malin waxan xasuustaa inaan qof bajaj isla soo raacnay kadib markii aan kadagnay ayaan dhahy mahadsanid
    Markaasaa qofki isla soconay igu dhahy lacagtaada baxsatay ee maxaa ugu mahadcelinee markaasaan dhahy woxoo kumahadsanyhy maadaama si nabad leh oo nagu keenay meesha aan rabnay.coz hadaa mogadisho joogtid way adagthy inaad nabad kutagto meshad rabto waliba adigoo gabar yar ah🥰midaasna hooyaday mcn usabab ah waayo waankaga daysaday waligay maysan idhihin umahdceli dadka lkn marwalbo oo aan israacno waxn ka arki jiray inay dadka salaamto ayna umahadceliso xitaa shay yada yaryarka 💯🙏mahadsanid my lovely mom madama kudayasho wangsan iinoqotay.
    vediogan markaa dawadayna wuu isii dhiirigaliyay mahadsanid wll cumar inshaar🙏💯love u wllhi alle haku barakeeyo

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Год назад +19

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد

  • @yasircarafaad1583
    @yasircarafaad1583 Год назад +6

    You deserve 1 million subscribe cause of the way your presents advantage titles

    • @maryanfeysal1361
      @maryanfeysal1361 Год назад

      Allahu akbar inshaAllah He will reach 2billion because he deserves if he Still doing for the rest of his life May Allah ❤️ bless him and give him ability to continue the work he is doing

  • @muhammadalamin7916
    @muhammadalamin7916 Год назад +9

    الحمد لله على كل نعمة أنعمني عليها ، وأولها الإسلام♥️

  • @irfechannel252
    @irfechannel252 Год назад +25

    Kusali xabiibkina n.n.k❤ scw❤❤

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Год назад +11

    Waan kaaga mahadcelina in aan kaa faaiido wax un nolosheyda wax u soo kordhiyo shukran jazaakallah walal cumar inshaar👑💯👑👍❤😍❤

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 Год назад +2

    Jazakalah ustaad billion jeer omer inshaar ilaa 3 sano ayaan kula socdaa mawduucyadaada wxy wax iiga badalaan sida aayad qur aan oo kale alle ha ku sharfo inta aad wax na tartay

  • @emojiemoji1446
    @emojiemoji1446 Год назад +2

    WXAN RAJEYNYA INAN ARKO ADIGO 1M HAYSTA OMAR INSHAR

  • @badhan3120
    @badhan3120 Год назад +1

    Anaa ka mida dadkaa aad ka xanaajisay in badan hadana wali wan kula jooga sababtuna waa xaqiiqda aad nala wadaagayso xaqiiqaduna xanuunkeeda ayay leedahay, hore u soco walal 💯👏🥰

  • @mohamedkhaderhassen6390
    @mohamedkhaderhassen6390 Год назад +4

    Xaqiiqdii waan kaa faa iiday waxaanad ku jirtaa dadka aan sida niyada ah ugu mahad celiyo Lkn mana garanayo wax aan kuu abaal gud sababto ah waxa tahay badbaadiyey nololeed waxaana Ilaahay ka baryayaa inaad if iyo aakhiraba ku noolaato shey Ilaahay raali galiya Mahadsqnid Cumar inshaaaaaaaaaaaar. شكرا جزيلا.

  • @nisse_12
    @nisse_12 Год назад +3

    Mashallah walal waxn filaya in ay fariintan kusogaari doonto insha Allah ee walal cumarow anigu horta adiga ayan kuu mahad celinaya walal wad mahadsantahy intii aad iifaideysey cilmi dheerad ah oo aan qoraal lagu soo koobi karin wax badan ayan kaa bartey walal Wana kugu faana waligeyna wankugu faani doona insha Allah
    {♡♡♡}وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
    Thank you alot bro💜🤎

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Год назад

    Mahad celinta waa shey wanagsan rabigeyga waa u mahad celiyaa manta qofki wax ii sameyso waa u mahad celiya qofki aa wax ka faaiido waa u mahad celiya sidaado oo kale shukran wall omar inshar

  • @mrbarre2069
    @mrbarre2069 Год назад +7

    mahadsanid walal inshar juhdigaaga iyo wax soo gudbintaada quruxda badan naxariista illahy korkaaga ha ahaato 🤲

  • @salmaanr8824
    @salmaanr8824 Год назад +1

    Mar kowoobad iyo mar labaaadba adiga aaad ayaad u mahad,santhy wllkeen cumar waxan ilaaaahi kaaaga rajeeenayaaaa baraaarujintaada in uuu abaaalkeda kuuu gudo mar walbna waaan kuu mahad celinaynaaaa
    (سكر)
    (THANK YOU)

  • @G.move1992
    @G.move1992 Год назад +2

    😪aad aya ugu mahadsnthy wllkey ina iso xasuusiey herka maanta ahay qof ka danbeeyey inan so gaaro allah ka sukow runtii wan ilmaeyey waliba mid farxaded wa ku mahadsnthy in bdn❣

  • @kar98kchannel28
    @kar98kchannel28 Год назад +5

    cumar inshar aad bad ugubmahadsantahy qaabka quruxda badan ee aad wax noogu soo gudbisay allaah haku sharfo❤️💯

  • @apdinasirmohamed2317
    @apdinasirmohamed2317 Год назад +3

    Mahadsanid wll sida quruxda badan aad videoga noogu soo diyaarisey alxmdulilah ilaahay ayaa mahad oo dhan usugnaatay❤️

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Год назад +5

    Thanks adiga ayaa keenay wax faaido ugu jirto qofksta oo somali sheikh omar inshaar❤🦁🤴

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Год назад +5

    Alxamdulillah
    Mahadoo dhan Rabi ayey u sugnaatay noo sahlay aaladan isu keen keentay mahadsanid walaalkey dadaalkaaga iftiiminta waxyaaba naga dahsoon caqligaaga saliimka ah Rabi ha kuu barakeeyo guul ban kuu rajeyn

  • @Shafie211
    @Shafie211 Год назад +9

    وقليل من عبادي الشكور
    اللهم اجعلني من القليل الذي يشكر ويحمد

  • @Garshishe
    @Garshishe Год назад +6

    Walahay walaal cumar illaahay dartis aan ku jeclahy wadna ku mhadsantahy bararujintada malinlaha ah

  • @bashiirahmed3850
    @bashiirahmed3850 Год назад

    Wlhi markaa duhurki tukaday iigu soo dhacday mahadcelinta wax walno aan heesto in aan uga mahadceliyo ilaaahay iyo qof xitaa hadii uu i caawiyo
    Mhdsnd ustaad khayr ilaaahy haku siiyo waa iigu sii baraarujisay wixi niyadayda ku jiray.

  • @haw_6060
    @haw_6060 Год назад +20

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @abdiaziizabdullahi9119
    @abdiaziizabdullahi9119 Год назад

    Mahadcelinta eebbe waxa ay ay dabar u tahay nimcada aad heysato waxa ay doonis u tahay tan maqan❤sidaa ayaa salaad walbo oo subax kasta ah k maqli jiray macalinkii inoo aqrin jiray riyaadul saalixiin

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 Год назад +1

    Xaqiiqo , wayn baad Ka hadashay wall Omer inshaar libaax somaliyeed🦁🇸🇴

  • @keyfmohamed780
    @keyfmohamed780 Год назад +6

    Maasha Allaah Walaal Cumar waad mahadsan tahey☘🌺🌳🌺👍 adigana Kannaalkaada waxyaabo badan ayaa laga faa iida🌎. shacabkeena waa ku yar tahey mahad celinta , iyo khadarinta in lagu baraarujiyo in ay aad u isticmalan waa fiicnaan laheyd. Ilaahey ayaa mahad leh☪💝,labadeyda waalid❤, in aan Qoys ahey Alaad heysto👨‍👩‍👧‍👦 caafimaad heysto🏅 Alxamdulillaah 100%

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA Год назад +1

    📌Asc macalin omar inshar waxa aan aad kaaga mahad celinaya sida qurxon ee aad nala soo wadaagtey video gan aadka u qurxon
    📌 mahadsanid macalin🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @salma114
    @salma114 Год назад +4

    first comment ❤️

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 Год назад

      Adi howl malihid miyaaaa neh qof ugu horeeyay markaa noqoneysid

    • @daadirdiida1364
      @daadirdiida1364 Год назад +2

      Ana ka horeyay 😂😂

    • @salma114
      @salma114 Год назад

      @@daadirdiida1364 dhaaro🤣

    • @salma114
      @salma114 Год назад

      @@maxamedcabdiraxmaan6398 maya hawl igama dhacdo waa la ii shaqeeyaa ee adigu hawl ma lihid miyaa ileen daqiiqad baad iga danbaysaye?

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 Год назад

      @@salma114 ani nafteyda meel aa so saaray alx ilaahey aa ila og halkan waqti bas ayan so galaa qadka lkn adi se howl la aaan hadaaa howsha xitaa heysid waxanaa dawaneee kwrn

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Год назад +1

    qofka dadka umahadcelin ilaaheyna uma mahadceliyo💯🙏
    من لا يشكر الناس لا يشكر الله😴
    allaha naga dhigo kuwa heerke maanta joogan dadka kugarabsiyy umahadceliyo😍 xld kasto kujirtana dheh alxamdulillah🤲

  • @zaciimash4492
    @zaciimash4492 Год назад

    Maalin aaan dheeereeen ayaaa lakulmay shil sababi karo posttraumatic stress 😩 lkn mahad naqa Allah yaaaa iiga weeynaatay alxm
    الحمد الله على نعمة الاسلام

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 Год назад

    Mhdsnd waa muuqaal aad u qiimo badan. Cid loo mhdceliyo Alle ayaa ugu mudan ee Allaha nawaafajiyo in aan nimcooyinkiisa garano kana mhcelino.

  • @mowliid
    @mowliid Год назад +1

    ماشا الله waadku mahadsan tahay walalkay cumar indhala'an tad iga sartay

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 Год назад

    *شكراً ياعمر*
    Walaalkeena Macalinkeena ayaa tahay wax badan ayaa inoo faaideysaa marwaliba waase ka caajisnaa inaan kuu mahadcelino,adigase waxaa diyaar utahay inad marwaliba inala wadaagto casharo nolasheena hormariya.
    *WAADKUMAHADSANTAHAY WAQTIGAAKA QAALIGA AH IYO WAX WALIBA AAD INOO FAAIDEYSAY*
    Aniga shaqsi ahaan Mahad celintaada masookoobi karo waayo 2018'ka ilaa iyo 2022'da oo hada lataaganyahay ayan kugu xiranahay kudhawaad waa 5'sano, wax badan'na waankaa bartay wax badan'na waan kaa faaiday *MAHADSANID*
    Mahadsanid Walakey *Cumar Inshaar*

  • @HOYGACASRIGA
    @HOYGACASRIGA Год назад +6

    Mahadsanid Ustaad Adna Sida aad Wax Noogu faaideyso

  • @hassanwarsame6472
    @hassanwarsame6472 Год назад

    Waa mowduuc muhim ah ustaad cumar الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات 😊😊😊

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 Год назад

    Wall Omar nin aad an ujecelahay Afkaartiisa wanagsan 100% an kugu racsanahay qabka xigmadaysan eed noogusoo gudbiso.
    Hal eray markad adeegsanayso aan dhibsano ayaa jira wana erayga oon ognahay in marka aad dhibsato nacasnimada iyo doqonimada iyo caqli xumada kuwa aan dhibsano sida aad udhibsato.
    Eragaygaa waa " ilaah yar "

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 Год назад

    Inder cumarow , kalmadda amba u jeedka ragganimada , ayaanu kaaga fadhina insha allh , waliba aan ku xasuusiyoh , inaad hore muuqal aad uga iclaamisay adiga oo sheegay inaad si gaar ah mawduuc uga samayn doonto allah yabaarak

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Год назад +1

    Waad Ku mahadsan tahay,wanaagaaga ,alx,salaad subax jawi dagan, alxamdulilah

  • @abdiY99
    @abdiY99 Год назад

    Waad ku mahadsantahy ustaad cumar inshaar sida Hagar la'aanta ee aad marwalba noola wadaagto waxyaabaha muhiimka ah ee noloshena wax kusoo kordhinaya ama ka badalya.
    Shukran 👍.

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Год назад +1

    Aad iyo aad muhadsnathy ustad omar nolsheyda wax badn ka bedeshay talooyinkaada iyo dhiira gelinta allha dambigaada dhaafo❤🙏

  • @nicimaabdilah5073
    @nicimaabdilah5073 Год назад +21

    First comment wlalkay ogansho ❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Год назад

    Wallahi Hodan waa jecelyahay Cumar illahay ha xifdiyo Hodan

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 Год назад

    Masha Allah wad ku mahadsantahay adigana walal bararujintaada
    من قال حين يصبح وحين يمسي اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك فلك الحمد ولك الشكر
    فقد أدي شكر يومه

  • @abdaladhopey05
    @abdaladhopey05 Год назад

    Alle ayaa mahad oo dhan usugnaatay marka labadna wxaan u mahadcelinaya Ustaad omar waxan kulee yhy mahadanid sida aad wax kasto naftada iyo teenaba u roon inoogu soo gudbiso channel kan aad baan kaga mahadcelinaya

  • @hassanabdi939
    @hassanabdi939 Год назад

    Ustaad Cumar waa mahadsantahay muuqaalada qiimaha badan oo aad noo soo gudbiso

  • @mohamedabdihakiin1061
    @mohamedabdihakiin1061 Год назад +1

    Sidoo kle waa ku mahadsan tahay ustaad Omar sida quruxda badan ee aad mowduucaan noola wadaagtay.

  • @updirahmandiri2955
    @updirahmandiri2955 Год назад +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Год назад +1

    mahadsanid wll omar sida quruxda badan ee aad noogu soo jeedisay mawduucaan
    ALHAMDULILLAH

  • @fatimamuza383
    @fatimamuza383 Год назад +2

    Mahadsanid wll cumar inshar 🙏🥰
    Sida quruxda badan aad wax noogu faaideysay io hab gudbintada qurxoon msha allh 💥💯

    • @mandeeqhassan8279
      @mandeeqhassan8279 Год назад

      aad baan kuu taageeraa omar inshaar allah yaxfidhuk aamiin

  • @mohamedabdalla5962
    @mohamedabdalla5962 Год назад

    Aad iyo aad bn kaaga mahad cilinayaa cumar maxames inshaar ind igu baraarujiso inn dadka u mahad celiyo iyo qof walba oo wanaag ii gala sida adiga oo kale wakhti bd hurtay si aad iigu sheegto inn mahad celinta ilaaahay iyo dadka barto adigane sido kale waad mahadsanthy

  • @amiindiiriye4367
    @amiindiiriye4367 Год назад

    Marka hore hambalyo wll cumar inad noqotay qofka madax banaan shaqo aad subaxii ukacdo marka xigta Waa qasab inad ka hadasha arimaha soomalida ood fikirkaaga ka dhiibata wayo asal ahan somali ayad tahay waaqica umadiisana qofka farakara iyo mustaqbal kooda dambe

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet Год назад

    Masha allah ilahay hakubarakeeyo walal cumar inshaar wlhi habeen dhawyd waxaan ku socday guriga Oo ku yaala magalada burco Roob ayaa di’i rabayay waxaan eegay cirka automatically waxa igaso baxday الحمد لله ❤❤❤

  • @mustafeibrahim1561
    @mustafeibrahim1561 Год назад +1

    Walaal cumar aad ayaan kuu salaamay mawduuc wanaagsan meeshaan joogo dadka kudhaqan markaad fiiriso iyo mawduuca aad kahadashay waan qiirooday waxaan kashaqeeya shaqo iska fudud markii maraykan lajoogo tusaale ruux baad qaaday gurigiisi ayaad gaysay lacag baad ku gaysay qiimihii aad kuqaaday lacag intuu kuugu daro ayuu hadana ku tusaya inaad wax wayn u qabatay thinks way isqabsan ilaa iyo intu guriga kagalayo way inagu yartahau mahad celinta mahad sanid cumar inahaar

  • @richman328
    @richman328 Год назад +1

    Waxaan ku noolahy kuna dhashay magalada muqdisho hadana mahadcelinta aad baan u isticmalaa xitaa markaan wax ka gado markaan qof wax siiyo intaba marwalbana dadka waan u mahadceliyaa dadka inta badan wey layabaan sababta aan uga mahadcelinaayo lkn aniga waxey isiisa farxad inaan mahad celiyo mahadsanid omar

  • @Fagaarecusub
    @Fagaarecusub Год назад

    Asc walaal cumar aad baad umahadsantahay. 7 maalmood ayaa Laga joogaa maalintaan daawaday muuqaal kaan nafsadeydana aan ku dabaqay, wax badan baa iska keey badalay alxamdulilah. Waan kaaga mahad celinaayaa sida aad ii caawisay physically and mentally iyo cilmi ahaan intaba waad iga dhistay. War thank you brother Allah ku xifdiyo adiga iyo waalidiintaada aduun iyo AAKHIRO guul

  • @ramlaabdirahmanibraahiim1433
    @ramlaabdirahmanibraahiim1433 Год назад +1

    Cumar inshar walal mahadsanid sida wax yabaha na anfacayo nogu so gudbisid jazakalah kheyr

  • @zaynabsheekhaxmed1185
    @zaynabsheekhaxmed1185 Год назад

    Masha Allah waxbadan baan ka faa'iidnay shukran wll qali ah Cumar SAAXIBUL XIKAM

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 Год назад +1

    Mach allh
    Walal Omar inshar allh ku xafido hor mar wangs ayn ku rajeyni

  • @KefahApdul
    @KefahApdul Год назад +1

    Walal omar waad kumahadsantahay barnaashikan qurxuda badan oo aad ino soo diyaarisay xaqiq wuu i caawiyay mahadsnd wall ❤❤❤

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Год назад +1

    Sidoo kale wllky waan kuu mahadcilinayna sida aad wax badan oo anan ogay nooku soo gudbisay thank you too usdaat omar ❤

  • @mawliidcabdulahi8270
    @mawliidcabdulahi8270 Год назад

    شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا استاذ عمر انشار

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Год назад +1

    First comment Walaalayaal aan salaadda ilaalino Oo kahadlaaya salaadda 💟

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici Год назад

    Mahad oo dhan Alle ayay u sugnaatay walal Cumar anakuna waan kugu mahadnaqaya soo gudbuntada Gratitude Mahadnaqa waa mida kaliya aan ku noolahay waxa yaab ah 2015 ayan tababar ku qaatay tababarka baraha ina siinayayna diinta Islamka ma haysan !

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 Год назад +2

    Mahadsanid walal omar inshaar.

  • @maidacabdixakiim413
    @maidacabdixakiim413 Год назад +1

    mahadsanid wllkey cumar inshar alla kasokow adiga dartaada ayaan waxaan ku ogaaday waxyaabo badan aana horay u ogeen wax badan waanku dabaqaa waxyaabaha aan adiga kaa bartay markle mahadsanid

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 Год назад +1

    Dad aan talent lahyn ayaa Milyan haysto ustaadkeena waa inan million gaarsiino

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Год назад

    الحمد الله على كل حال وفي كل حين
    Aad iyo aad baad umahadsantahay wll Omar inshar dadaalkaad ku bixinayso muqaaladan anfaca leh ee quruxda badan like ta maba dhacdo inan ka ilaawo muqaalada aad noosoo galiso taxaa intaan daawan ayaan saaraa wll🙏💯

  • @sabrinababy4926
    @sabrinababy4926 Год назад

    Aniga dadka inee marke wax iqabtan ama aan wax kaibsanayo waa mahadcliliya sababto qofka o sabab ah waa mamo dariske oo marwalpa idhihi jiray shukaran and jazakkalahu kheyr

  • @aishaabdi7979
    @aishaabdi7979 Год назад

    Waad ku mahadsanthy wllky dadaalka ku bixisid saad xog wanagsan oo wax tar leh nogu soo gudbisid🙏🙏

  • @elnouritube396
    @elnouritube396 Год назад +2

    dadaal baynu isku ognahay☝️

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 Год назад +2

    Aad iyo aad baad umahadsantahay wll. Omar.inshaar waxaa tahay shaqsiga koobaad ee utuberka ah oo aan wax badan kafaaidey runtii waxaad agteyda kuleedahay wanaag iyo qadarin farabadan.SHUKRAN LAK.🙋🙋🙋.

  • @mahamednuuraani6112
    @mahamednuuraani6112 Год назад +1

    Shukran alhii cumar inshaar

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 Год назад

    Kanaalkan ayaa mudan in malyan lagaarsiiyo respect sir

  • @XOGSIDE
    @XOGSIDE Год назад

    Alx Dalka Marka Jogay ( 50% ila 75% ) Dadka Wn U Mahadcelin jiray Alle Wn ku Mahdin jiray Waqti Wlba Balse Hada Dibida Markan Imaday 100 Qof Wngsn & Xuman an Kala Kulmo labada Wan U Mahadceliya Dad bdn Ku Kasbaday 💯🥰🥰❤️Alx

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Год назад

    Ajir iyo xasanad Allaaah hakasiyo cumarow Allaahuma Aamiin

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf Год назад +7

    جزاك الله خير الجزاء يا أخي العزيز

  • @abdllayare9621
    @abdllayare9621 Год назад +1

    Waad mahadsan tahay wall qali

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة Год назад +4

    Ogaansho sxbka kaaba dhalinta soomaliyeed thanks👊👊

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад

    Adiguna wlo qali wan ku mahadcelinyaa sida fiican ee aad uu tahay wlo noo ah waalid iyo macalin wanaagsan oo wax badan noloshayad dhisey walahi sida iskaga dayey tiktok adiga sabab uu ahaa mahadsanid 🎉❤❤❤

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 Год назад +3

    Maashaa allaah walaal aadbaad ugu mahadsantahay inaad always dooratid wax waxtar nooleh xataa adiga nafsiyan waad usii kobcaysaa community gaaagana waadkobcineysaa, sharaf ku noolow abit walaalkey omar inshaar

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 Год назад +1

    شكرا يا اخي الكريم جزاك الله خيرا

  • @ishwaaqc.qaadir2174
    @ishwaaqc.qaadir2174 Год назад

    Anigu wax badan baan kaa faiday runti mararka qaar waxan moda aniga bes ina wax ishegesid cajiib waxadba noqote macalinka mas kaxdayda wankusalamay my teacher 🥰🥰🥰🥰👋

  • @ameinrealone6852
    @ameinrealone6852 Год назад +5

    Not only Gratitude you must also learn
    Forgiving

  • @khaliilismail9304
    @khaliilismail9304 Год назад +1

    way jiraan zxp hadalo siyaasad ah oo I taabtay aan ka xanaaqay lkn intaan kaa faaiday baa ka badan keep going zxp omer inshaar we love u

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад

    Haa saad sheegtay waxoogaa marar aan kaa xanaaqay way jirtay oo caadifiyan aad ii kicisay dhankaana inaad naga dayso kaa rajaynaynaa insha allah channelka wax walba waan la garab taaganahay

  • @abdirahmanmohamud823
    @abdirahmanmohamud823 Год назад

    Mahadsanid baraheyga khaaskaa ustaad cumar

  • @cabdiwali6669
    @cabdiwali6669 Год назад

    Cumar inshaar aad iyo aad ayaad umahad santahay jasaa kalaahu khayr

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Год назад

    Wan Ku salamay ustaad,wll, Macalin, dhiiri galiye intaba isku darsaday
    Omar inshaar ❤️👍

  • @adanburaale5425
    @adanburaale5425 Год назад

    Ogaan sho adaa kaa bilaaweyaa shukran sida wanaagsan aad nogu sogudbisey wall🥰

  • @mohamedjamalabdulle2125
    @mohamedjamalabdulle2125 Год назад

    Mahadsabid Wll Cumar Inshaar wax badan ayaan ka faa'iday, abaal waan kaaga hayaa.

  • @nuurreabdikarin3971
    @nuurreabdikarin3971 Год назад

    Mahadsanid omar inshar waqtiga aad galisay toosinta iyo bararujinta bulshada runtii wax badan baan kaa faiday allaha ku asturo

  • @ayuubclahi9354
    @ayuubclahi9354 Год назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Ogaansho runtii tan iyo intii aan bartay kanaalkaaga aqoon aan xad lahayn ayaan kaa faaiidey,runtii isbedel weyn ayaan iska dareemay waankuu duceeyaa markaan daawado muuqaaladaada waad kamahadsan tahay aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay cumar inshaar🥰🥰