Barnaamijka Heello | Heesta Sidan Walaal | Caasho Kiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar U Tahay Astaan.

Комментарии • 113

  • @greenempire2916
    @greenempire2916 4 года назад +18

    Anigu inanta ayaan Daawadaaba. Kalsoonida, Lebiska iyo Edebta ka muuqata. Ciyaalbaa na Bartay is qaawiyey oo is walaaqaya. Cabdikhadar Xassan (AHUN) Hibona Alle ha Xafido. Caashana waxaan Leeyahay ❤️❤️

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 4 года назад +42

    Cabdikhadar xasan laari Aloow kuu naxariiso oo godka kugu janee. Tuulada Dhoobley ee dhacda xad beenaadka Kenya ayuu hobol Laari ugu geeriyooday xanuunka cagaarshoowga sanadkii 1991 iyadoo qax la yahay colaadaha sokeeye awgeed. Rabi fanaaniinta Soomaaliyeed ee galbatay kuligood ha ku sooro janooyinkiisa.

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 года назад +11

    Masha Allah, waa inan aad u cod macaan oo qurxoon heestana si fiican bey u keentey, mamo hibo nuura ilaahay ha xafido.❤

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 3 года назад +3

    Heestan maqalkeeda jacayl aan i heyn baaba i qabtey. Waaw cod dahabi ah waayo waayo iyo barisamaad baad moodaa 💝💝💝

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 4 года назад +14

    Caasho kiin codkeeda wax kale waaye ❤️❤️

  • @cqaadirabdi1586
    @cqaadirabdi1586 4 года назад +7

    Caasho in naba caadi maahan halkeedi ayeey dhigtay runti hore u soco wllo

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад +4

    Caasha king wallahi halkeedii ayeey dhigtay heestaan ✌✌✌👌👌👌👌👌❤❤❤❤⚘⚘⚘🤚🤚🤚🤚🤚💋💋💋💋💋

  • @abdiayeeyo4102
    @abdiayeeyo4102 4 года назад +20

    Samir wa mid garasho leh
    Somaliland ixtiraam gaar ah beynu idin
    Heyna hadeynu nhy asxaabul marqaan
    From muqdisho 🙏

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 4 года назад

      *Aabdi Ayeeyo gobeey liic oo ha jabin* ❤🙋‍♂️

    • @ladiyaomar3121
      @ladiyaomar3121 4 года назад +7

      Caasha waa reer muqdisho waliba reer yaaqshiid ader

    • @AhmedMohamed-ju3oq
      @AhmedMohamed-ju3oq 4 года назад

      ladiya omar kkkkk marqanka tusay in ey tahay rer hargeysa lakin somali wan un somali meeshow rabo hajoogo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад

      @@ladiyaomar3121 CAASHA heesta ma leh, wuxuu ka hadlayaa abwaanka sameeyey midhaha iyo laxanka heesta,
      axmed saleebaan bidde, oo iska leh ruwaayaddii ay ku jirtay,

    • @waydhacdaaastudio4381
      @waydhacdaaastudio4381 4 года назад

      Kkkk ahlu muqaan na necebi majiro kaalaya burco iyo hargaysa muqaanku ordaya ayaan idin tusaynaa
      Liketa ku qabta ehlilu murqaan

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 4 года назад +6

    caasho kiin wad kumahadsantahy codkaga mcn iyi fan nooleyntaada astaan big love

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 4 года назад +5

    Astaan Tv waa wehelkayga asn qurbaha ka weheshado 😍😍

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 4 года назад +13

    Astaan iska qabta Auditor ka camera hadii kale walahi cid idin daawanaysaa in lawaayi doono.indhihii baa nagu xanuunay

  • @boqorbrahimibcc5109
    @boqorbrahimibcc5109 4 года назад +17

    Codka waa 100% heesta io muuuulkn wa 100% waxb lagama qaban karo

  • @galaydhyare4940
    @galaydhyare4940 4 года назад +10

    Cod keeda waxad moodaaba hoboladii hore 👏👏👏👏

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 года назад +5

    Hees macn iyo cod macan wll cumar ale haku xifdiyo

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +4

    What a song! The lyrics touch my heart. Reminds me of Abdikhadar and Hibo. Thanks Omar for letting us know that the play of which this song was part of had been performed by Onkod in 1973.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 года назад +1

    Waa fannaad cusub oo sharaf iyo adaab isku darsatay, weyna cod fiicantahay sidii Hibo oo kale. Allaha xafido oo Ilaaliyo.

    • @xamsexalane7079
      @xamsexalane7079 2 года назад

      Sxb caasho kiin ma aha fanaanad cusub

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 месяца назад

      15 sano waa ku dhex jirtaa fanka sxb heeso bdn ayeyna lee dahay

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 года назад +1

    Well done Caasha Heestan waa keentay boqolkii boqol lovely.

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 4 года назад +5

    Intii cabdikhadar iHUN waan buuxin lahaa waxay kamidtahay heesaha uu hibo laqaado kuwaan ugu jeclahay. Yaa salaam

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 4 года назад +6

    Allow caafimaad ku sii ,Caasho Kiin waa Fanaanad cod macaan leh Kuna darsatey isku kalsooni

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад +9

    Caasha Kiin garanay ee miyaa la waayay nin halkii cabdikhadar xasan laari gala oo heesta waayaheedii ku celiya

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 4 года назад +7

    Heesta laxan baa saaran 100%

  • @adnanosman7572
    @adnanosman7572 4 года назад +6

    casha kiin qafka reer moqdisho meel ugu sheeg waxan u haaya abaal ayada iyo saciid tahliil malin anoo ku lugaynaa wada aado xafad gubta ciisa cabdi dagmada dayniile oo qurux daran jirto ayya baabuur igu qadayn ilahow ku naxriiso saciid tahlil waxa i dhahday aan hilmamin aboowe intaa dagan tahay anoo yar abyo macan waan ku jaclahy caasho hada wadanka waa ka qaxay lakin malin ayaan ku arki donaaa

    • @caashokiinchannel107
      @caashokiinchannel107 4 года назад +3

      Intaa iyo in ka bdn waa lesku leye wll xamr ban joga Adnan

    • @falcon4137
      @falcon4137 4 года назад

      @@caashokiinchannel107 Masha Allah cod cajiib ah

    • @mowgayare916
      @mowgayare916 4 года назад

      @@caashokiinchannel107 eesh calaa afkaaga caano lagu qabay wll heesahaa soo badi

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +1

    Hees xusid mudan Old is gold.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 года назад +5

    Caasho kiin😍

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 4 года назад +1

    Wax baa ka dhacay Caasha kiin hore u soco

  • @maxamedsiciid3423
    @maxamedsiciid3423 2 года назад +1

    Caasha kiin fanaanad qaran hore usoco

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 6 месяцев назад

    Wooooow libaaxad. Bartii larabay bay dhigtay

  • @idirisali572
    @idirisali572 4 года назад +11

    Nuuradiin ali amaan barnaamij walba kabankiisa ku bilowdaan kuso casuuma muqdisho

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 года назад +1

      Ninka kabanka hadda gaaracaya waayo-arag hibo leh.

  • @addiwaye9234
    @addiwaye9234 3 года назад +4

    Ya salaam, ya salaam allaylehe aan ka yara nasto wejiyo xunta.

  • @yuuboss2418
    @yuuboss2418 4 года назад +1

    Caasha kiin cilmi Xaaji ilaahow cimriga kuu dheereey

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 Год назад +1

    Masha allaah

  • @AdenSugal
    @AdenSugal 11 месяцев назад

    Waaaw mnshallah

  • @idiriskalele4044
    @idiriskalele4044 4 года назад +4

    Mashallah ilah cod wuu ugu deqay gabadhan🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @nuuramaxamed9494
    @nuuramaxamed9494 4 года назад

    Mashaa allaha aad baad u cod macaantay hore u socod wall qli

  • @ladiyaomar3121
    @ladiyaomar3121 4 года назад +4

    Walashey caasha kiin cilmi xaanshi maxamad boqorad codka 👌👌👌

    • @farhiyaomar1577
      @farhiyaomar1577 4 года назад

      Fardoos cilmi mataqaanaa

    • @ladiyaomar3121
      @ladiyaomar3121 4 года назад

      @@farhiyaomar1577 haa

    • @farhiyaomar1577
      @farhiyaomar1577 4 года назад

      @@ladiyaomar3121 walaaleey inteey kudambeesy itoobiyo igudambeesy

    • @ladiyaomar3121
      @ladiyaomar3121 4 года назад +1

      @@farhiyaomar1577 abaayo xamar dagantahay 2017 igu danbeysay iyadi umul ah kadib ma arag ineysa fiican tahay maqlay

    • @farhiyaomar1577
      @farhiyaomar1577 4 года назад

      Ok waamahadsanthy

  • @munahaji8350
    @munahaji8350 3 года назад +1

    Masha allah 💖❤💯👍👏💝💯👍💖💖

  • @abdikiin3915
    @abdikiin3915 10 месяцев назад

    Halkeedi bay dhigtay heesta caasha kiin

  • @crisaaqcumar2292
    @crisaaqcumar2292 2 месяца назад

    Heeestii hibo maxamed hodoon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaanumal2506
    @abwaanumal2506 3 года назад +1

    Heestan hore waxaa u qaaday qalinle iyo canab diiriye
    Hibo iyo cabdi khadar
    Mardanbay qaadeen 1973 ahayd

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад +3

    Madhabaa gabadhaan in ayheesayso Mase cajalacii hibaa hoos kadaaran

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад +1

    Maansha alaah wa xagee meeshaan quruxda badan

  • @ibraahimbaa2082
    @ibraahimbaa2082 4 года назад +2

    sida sabiga hooyadu caanaha usiiso🥀🙏🙏👫

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 4 года назад

    Naagta cabaaryaha idilay 👌 wow quruxley waaye

  • @wacanwarsame4165
    @wacanwarsame4165 4 года назад +7

    Best song and sound wlhi😂

  • @kadosoboy2452
    @kadosoboy2452 4 года назад

    Woow music hore ayaad soo celisen

  • @khadir9935
    @khadir9935 2 года назад

    khadiir Yoonis

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 4 года назад

    BRAVISSIMO !! ASTAAN.

  • @momoney00can
    @momoney00can 4 года назад +1

    Wow wow

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад

    kooxda muusiga 🥁🎻🎺🎹👏👏👏👏👏👏

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 9 месяцев назад

    Kuwa waxaan arkaa heesta inuu Qalinle qaaday ka dhigaya . Wat heesta Waa Hibo iyo Cabdikhadar Xasan Laari. Raadiya Muqdishu ayaa lagu qabtay Heesta markii u horaysay waxaana kuwada Luuqeeyay Hibo Iyo Cabdikhadar Diwaanka Fanka iyo Suugaanta.

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад +1

    Waa maansada usiibsiib

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 года назад

    Astaan Horaa u socotaan halkaa kaga haya

  • @abdirahmankhadar2900
    @abdirahmankhadar2900 4 года назад

    Heestaa maalinwalipa hadaana daawan waxba iga dhiman oondareemaa caasha kiin ayey indhahaygu Nuur kahelaan

  • @AdenSugal
    @AdenSugal 11 месяцев назад

  • @abdiwelixeyrdaac3036
    @abdiwelixeyrdaac3036 4 года назад

    Qashlabka & qat iska tuurka joojiya. Heestaan asalkeeda waxa ku luqeeya Hibo nura & C/qadar Xasan Xusen, Magaca heesta waa Gebogebo.

  • @Cabdirisaqnur08
    @Cabdirisaqnur08 3 года назад +1

    casho kin cilmi noloow

  • @maxamedmaxmud3516
    @maxamedmaxmud3516 4 года назад

    Wllhi halkeeday dhigtay Heesta waxaabad moodaa hibo nuura

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 4 года назад

    Yaa salaam

  • @emem2402
    @emem2402 4 года назад +2

    Abdikhdar hassan laari AHUN

  • @OmarMohamed-ck9dt
    @OmarMohamed-ck9dt 3 года назад

    Caasho kiin si wanaagsan ayey heesta u qaaday ooof ooof

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 9 месяцев назад

    Wariyaha ayaa khaldamay Axmed Saleebaan Bidde Miraha ayuu leeyahay mana lahan Laxanka. Heesta laxanka saaray Baashe Xaad. Wariyaha ha iska saxa.

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 4 года назад

    Masha Allah

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 года назад

    Inantan aad ayey u cod macaan tahay aniga inta badan wan dhagaystaa heeso badan soo qaad aad ayad u cod macaan tahay

  • @abdukhadirshirwac7676
    @abdukhadirshirwac7676 4 года назад +1

    Codka alaha ku dayo boqortoyo casho kiin

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 2 года назад

    Heesta wey maxaantahay laakiin gabadha wey kufsatay heesta dee

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад

    CAASHO KIIN
    uma galin wali sinaba
    sir iyo caaad alla sikahala jaceyke
    anigoon is oran siduu kuufiday
    waa daneystee alla daruuraha kusare
    calaf waa sidiiisi
    sadna waa halkiisi
    samir waa dad garasho
    sidaa barasho aayan weygala saldheertee
    sida sabiga aabuhu waanada usiiyo
    maansada isiii isii
    sidaan walal sidan walal
    seeg seega iga daaa 3x
    sida beera siman
    ama sara cadood
    waa sabuul cir helay
    inaad sahan sare
    aad ila sideeen
    guula sidgaxay
    alla ima seejinee
    suuraadka meertiyo
    samilada haweenkiyo
    qaar sumalba ceyn iyo
    marwo aad lasidataba
    qurux waa lasiiyaa
    sida sabiga aabuhu
    waanada usiiiyo
    maansada isii sii
    sidan walal sidan walal seeg seega daa
    🎻🎺🥁

  • @aminomar9569
    @aminomar9569 4 года назад

    Cumar seerbiya Sxb heestan qalinle iyo canab diiriyana way qaadaan oraginal heesta yaa le

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 9 месяцев назад

    reer konfurta habaar baa kaga dhacay af somaliga, bal u fiirsada heesaha inta badan fanaaniintoodu way dhex fadhiistaan, baytka dhex yaalku maaha siday u tidhi ee waa; sida sabiga caanaha hoyadu u siiso maansada u siisiib- ayey erayadu sax ku yihiin. waar afsomaliga hala barto oo booshaaqa ka daaya Suugaanta

  • @Baabul_janah
    @Baabul_janah 4 года назад

    Okow

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 года назад +1

    *caasha kiin LIBAAX MOOYE WARAABE KUMA CUNO cod vaa kugu jira walee* ❤

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 года назад

    ❤❤❤❤❤💯💯✔✋💖

  • @cartemagan8986
    @cartemagan8986 4 года назад

    Lyrics, please.

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 года назад

    Heestaan waxaa kaloo HIBO la qaaday MUUSE ISMAACIIL QALINLE

  • @AliJibril
    @AliJibril 4 года назад

    👍👍👍👍👍👍

  • @musemohamed9049
    @musemohamed9049 3 года назад

    pa0

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 4 года назад

    Waar way ku tumatay gabadhayari heesta ee halaga qabto oo heeso la itala una qalmaya u dhibaa oo u sameya heesahan waxa qaaday dadki fanta simalida ugu khatarsanaye hibo nuura iyo c/khadar hassan lariye

  • @gaywarowofficial7531
    @gaywarowofficial7531 4 года назад +1

    SUBSCRIBE ISAAR ASTAAN WAAD BAXDEEN WAXAADNA TIHIIN SIDA XUSULKA OO KALE LAMANA IDIN GAARAYO

    • @ismo_official
      @ismo_official 4 года назад +1

      ruclips.net/video/Lk3WepRQ5Q4/видео.html

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Месяц назад

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.