Xogta Masar oo 10-kun Ciidan ah & diyaarado Miletiri kusoo fasaxday Somali,Turkiga oo wada-hadalki.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 41

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 15 дней назад +3

    Guulgul guul guul aallhu akbar

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 15 дней назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 15 дней назад

    Yes Turkey 🇹🇷 and Egypt 🇪🇬
    No problemas they are Brothers ❤

  • @AbdiGacal-nl8dd
    @AbdiGacal-nl8dd 15 дней назад

    Guul masar

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 15 дней назад +1

    Ankara waxaalagarabaa.inaanubiyahayaga shirkad kadhigin biyaha soomaalibaale isaguwaxaynukubalanaymee

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 дней назад

    Hasan xagee noo wadaa

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 15 дней назад +1

    Waar.argagixisada jihaadkasoomaaliya hakaqaybgasho.oromadadhulka inagaqaadanaysa laaya

  • @farxaanhoussein9704
    @farxaanhoussein9704 15 дней назад +1

    الله يشفيك
    Ayaamahan laguma arkin

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 15 дней назад

    Dalka.turkiga waxa Tagaaryaa EThoopiya

  • @AhmednaasirAbwanka
    @AhmednaasirAbwanka 15 дней назад

    Turkiku waabenali dan kamalaha somaliya

  • @AdamSharif-j8h
    @AdamSharif-j8h 15 дней назад

    Hadii baarlamaanka lamarinwaayo waalagasheekeyn honey udhacday dunida

  • @muxumedxasan-jy4xs
    @muxumedxasan-jy4xs 15 дней назад

    maya ee midkood

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 15 дней назад

    War waxaad weeyi cadawgaagacadawgiisuwaasaaxiibkaa turkigunawaainuu soosaaro shidaalka xaasidkanameesha halagasaaro

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 15 дней назад

    Masaari waxba lagama helo waa gaajo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 15 дней назад +1

    Ethiopia sinaba gar umalaha waain dalka laga saaraa oo dagaal xun lala galaa waa cadaw.

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro 15 дней назад

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 15 дней назад +1

    KAABO QANIINYO QANIINYAA KAA FUJISA TUSAALE ITOPIYAANKII KABIXI MEEYNO SOOMAALIA LAHAA WAA KUWAA OROD UGU BAXAY MAXAAS CABSI AAY KAQABTO SOMALI IYO MASARI WADA SOCDA XASAN SHEEKH WUU GUULEYSTAY OO HUBAN GUUL IYO GOBANIMO

  • @mohamudmohamud6429
    @mohamudmohamud6429 15 дней назад

    Asc xagee jirtey maalmahan waan ku tabaye

  • @user-ft9bp5fl3g
    @user-ft9bp5fl3g 15 дней назад

    Masar waxay gubtay suudaan waxayna ku dhufatay soomaaliya

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 15 дней назад

    Wadahadal itoopia mabaloobaahno Somaalia haiskadiido warkaas

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 15 дней назад

    Itoopia wexey mudantahay indhagta dhiigga loodaro xadgudubkeeda dartiis

  • @daallonetwork8486
    @daallonetwork8486 15 дней назад

    Horta masar mawado danta somaliya lkn waxay ku duulantahay Ethiopa meesha ciyaartu ka dhacaysaa somaliya kubadu garoonkay taalaa waxaynu sugnaaba waa bilowga ciyaarta iyo natiijada hadaba hadii ay ciyaartu bilabanto waxa dhaman doona shacabka dushooda lagu ciyaarayo!!!

  • @AdamSharif-j8h
    @AdamSharif-j8h 15 дней назад

    Wada halaqmareen ah itoobiyana wey iskasoogali waar baarlamaanka halamariyo

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 15 дней назад

    Turkey iyo masar way heshiiyen
    Kuwa waxay noo qabilsan yahiin turki shiidal iyo mariino ciidan
    Masar inay ethopia
    Lasher gareyso
    Haday al shabaab fara gashadaan meedad ayay qahiro laga dajindoona

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 15 дней назад

    Somaliya. Waxya d
    noqon dontaa meel.masar Ethoopiya ku dagalamaan

  • @AbdiGacal-nl8dd
    @AbdiGacal-nl8dd 15 дней назад

    Warya afki Aby waye Ayada.

  • @mursalmohamud8733
    @mursalmohamud8733 15 дней назад

    War nin yahow wax sheeg ama iska aamus fikrkaaga Loma baahno😊

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 дней назад

    Hasan wuxu rabaa in dalka heysto intu. Noolyahay

  • @SadiaSadia-m7o
    @SadiaSadia-m7o 15 дней назад

    Runtii wa gul so hoyataay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 15 дней назад

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j 15 дней назад

    Kasoo hanaga caajinine

  • @XasanabdiWarsmae
    @XasanabdiWarsmae 15 дней назад

    Haadaa kufaraxsantahey imaatinka masar anigu kuma faraxsani imaatinka masar lexjeclana iiguma imaan ee danteeda bey ka dhex aragtey dagaal aanaan shuqul kulaheyn baa kabilaabanaya wadankayaga oo dhex mara masar iyo itoobiya xasan gurguurte baa si indho last man ah ugaley shirqoolkaas qofka ku faraxsan imAanshaha masar oo Somaliga ah waa qof an waxba ogeen sida xasan gurguurte

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 15 дней назад

    Waartañi waacagadhigashadii. Soomaaliya dooligalamarabo.waxalarabaa mukulaasha

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 15 дней назад

    Masar dan dagaal ayey wada taa somaali 33 sano ayey baba,aysey ama carab xumaanta iyo burburinta carab somaali dan uma aha laakiin turki ayaa danta somaali wadain difac lagu warejo turki

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 15 дней назад

    Dug batahay oo dabadhilf ah ethopiyanka in oow kuqato rabo Aya Laga djigaya ee maxa masar karabtaa hadane dabadhilif ahen RER bariyaow cadeste

  • @shukryermias
    @shukryermias 15 дней назад

    Kkkk war haday arabtu waxa tarayan falastin ayay wax uu qaban lahayeen maa Somali buurbuurtay ayay wax uu qaban yab anyways Ethiopia nabiga Aya uu duuceeyay waxba noqon mayso siida uu laa sacdo oo buuqa yareya.

  • @islamliyou
    @islamliyou 15 дней назад

    Waxaan ahay Ethiopian
    Masar macnaheedu waa Fircoon. Fircoonna waa khaa'in.
    Dowladda Soomaaliya waxay gashay khalad weyn oo taariikhi ah. Masar waa wadankii dalka falastiiniyiinta ka iibiyey Israa’iil faa’iido darteed.

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 15 дней назад

    Mukulaal iyo jiir ma hiishiin garaan lakiin yaan yuur iyo jiir waa hiishiin karaan.