Tusaale Cad Wahaabiyo Muuqaalkaan Sifaacan u Dhagaysta Kolba Xaqa waa Ka indha la.dihiine.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Ku Soo Dhawaaw Salaaxu Diin TV
    Waa madal lagu Faafiyo Waxyaabaha khayrigaa Sida Casharo Diiniya Wacdiyaal Digriyaal Qasiidooyin
    Sidoo kale waxaad ka helaysaa waxyaabo ku saabsan dhacdooyinka dalka
    Waxaan kaa codsanaynaa in aad nala faafisid arimahaa aan kor ku soo xusnay
    #DAAWO_SUBISCRIBE_SHARE_LIKE_SAAR

Комментарии • 11

  • @wanagoibrahim5577
    @wanagoibrahim5577 10 дней назад

    Masha Allah alx

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan5064 10 дней назад

    Mashaa allah allaha barakeyo shikha

  • @abdinasirgaraad4132
    @abdinasirgaraad4132 10 дней назад

    wadaadkaan sheekh yuusufaa na ajibaa baryada iyo cibaadada asaa na malaa na ajiibaa wadaadki lahaa miyuu qiil u raadinaa
    dadkaan wadaadaa wareeriyay

  • @siyaadaadan7034
    @siyaadaadan7034 10 дней назад +1

    Waxba lama bedelinee shirkiga qiil ha, uraadinin sheeqow allena kabaq oo umadda hamarin habaabinin

  • @aliabdiOmer-z9e
    @aliabdiOmer-z9e 7 дней назад

    Asc sheeq no 1 cafwan & raali iga noqo ee why qabriga ad shegeyso lola donan masjitka yuu allah yiri ha lagu tukadee sayarada se yaa la siyaran sheqa ad siyaran xaafade ayuu dagan yahay o maku ag joogaa masa waa sheeq alahii abuurtay oofsaday iga raali noqo anigu nin muslin o adoo kala ah o waliba walal kayo caama kan ugu horeya ah yan ahay ee sheq ha is oran wax kale wasalaama caleeykum waraxma tulaahi wabrktu

  • @AbdirashedAli
    @AbdirashedAli 9 дней назад

    Suufiyo ilhy xaqa wuu idiinka dheereeyay naga taga

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd 10 дней назад

    Shiikhooow waxaaan aad inkiraaasaaan oon dadra loosheegikarin adagoo waliba maqlay oodhagaystay waxaad tiraahdeen

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 10 дней назад

    Qof ka waa na ajiibaa la leeyahay waa kuma ?

  • @mohamudulusow1845
    @mohamudulusow1845 10 дней назад +1

    Af somali wadaa ee dadka runta usheega in la idin saxo ogolaada

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd 10 дней назад

    Shiikha wuumaqlayaaa unna ku ajiibayaa