Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Wixii suaal ah fadalan noogu so dir commentiga iyo mowduuca ad jeclaan leheed in laga hadlo. Mahadsanid ku so dhawaw o Dawo Video noloshaada wax weyn ka badalaayo
Doctor Ahmed Yusuf skin care caafimaad-ka dhinaciisa kaso hadal please🙏🏽
Anjali Sharma in sha ALlah labo video kadib wanka so Hadlaya hadu ilahay yiraahdo
Thanks Dr. Gaaska kaso Hdl
Wllo beer subaga qofka qaba masomi karaa
@@umumarsum6847 ha walaal waliba soonka wu uwanaagsanyahay hadu cududra kale qabin
Dr Ahmed Thanks, always glad to watch your clips👍🏽 the people need you!
Anjali Sharma u welcome walasheey 🙏
Shukran huno mcn
Masha allah
Allaah yaa baarak Dr
Thanks dr Ahmed Yusuf keep it up
u welcome Macalin
Maa shaa alaah Ilaaheey Ajar iyo Xasanaad Ha Ka Siiyo Walaalkeey Dr Ahmed Yusuf
Eng Mohamed Yusuf Agaweyne Amiin walalkey sido kale
Jazaka allah qeyr Dr ahmed
amiin walasheey MAHADSANID
Manshallah thanks ❤❤❤❤
Mahadsanid dr jasakala khayr
Shaaha cagaran 2 qudaarta cagaaran3 beeturaafka4toonta5looska6 saliida seytuun7liinta8karootada9tufaaxa10 afakadhada beerka ayeey nadiifiyaan❤wan note gareystay thanks
Another great topic. Jiayou!
Mahammed Alimu thanks sxb
Masha Allah Dr Ahmed ilahay Cilmigaaga Haku barakeeyo
Amiin walal sido kale
Msha allah dr ilahy haku barakeeyo
Masha allah tabarakallah dr ilaahay hano ka xafido🥰🥰😍
Hercia Fans Amiin walashey sido kale
Mnsha allah alybrik wllkey
Amiin walal Mahadsanid
Keep going
thanks walal
Dr Ahmed Masha Allah alaha ku xafido walaalkey horay usoco
Ismail Joseph Amiin waalkeey sido kale
@@DoctorAhmedYusufwalal cagarshow qabaa maxaa daawo u ah iso jawab
@@maryanali26881sano kadib maka baxay cagarshowgi qli🥺
M.a wll qli adbaad umahad santahay
Dr Ahmed betterave ka xage laga heli karaa thanks
abdifatah abdi super market yada
Masha allah horay usoco dr ahmed walalkey horay usoco
Qaali Lula Official Mahadsanid walaashey la’anta wax badan ma haagi leheen ilahay qeyr haku siiyo
Wa wax an iskulenahay walalkey horay usoco guul wacan insha allah
asc barka salida saran iyo cuntada uron igu cawi
Mshlh dr Ahmed aad ayan uga faidnay video yadada tnks inbdn 👌👌👌❤❤❤
Hamdi Ahmed mahadsanid walal
Wcs
Dr aniga hada xanuun fhanka beerka ayaa ihaaya mudo 7 maalin ah markan ufiirsaday cuntada dhankeeda saliida ayaa idhibeysa markan cuno saliid lrh xanuun ayaa iqawanaya mudadan uu xanuunka ihaayana waxaan kaliya oo cunaa cuno bilaa saliidaIisheega maxaa kalifa
Asc dr
Wcs walal ❤️
Mash allah
Asc dr axmad yusuf jazakallahu kheyran walal waxan kuwediinya beytaraafka aniga wu idhibaa maxa sababi kara wa qasmaa markan cabo cabitankiisa
Beer yarada ayaa iga maqan maxaa layga rapaa in aan sameeyo mar kasta dr ahmed🖐️
Wll dhiga berka oo sara mara maxa keena
Maanshaa allhaa
Asc wll avocado 🥑 qof joonis leh ma cabi karaaa
Dr maxaa lagu garta marku ber subagu kacsan yahay lkn maxaa lagu dajiya
DR ka soo hadal CUNTOOYINKA lagu Nadiiyo hepatitis B Plz
Dr shaha cagaran ma waxaa waye bigeeska
Soo koob kliya waxa lagu nadiifiyo
Waxadanenaa xasasii jirka
Dr Dheecanada baarka gugu badan ley dhahy Maxa u roon
Beer subaga maxaa u roon
Dr beer yarada haday weynaato maxaa lago daweeyaa
Dr mahadsanid
Asc Doctor maxaa lagu daweeya habitat b daawo dabiici ama harbar fadlan kasoo hadal 🙏🏽
Sxb inte kala so xariira isla mid baa nahe
Dr.lowska aad ucuuna beerkeyga wax mu yeelaya
Mahadsanid
👍🌹
Hadu beerka salid leyahay maxa uron
katalabixiya beer subuga
Cagarshow dawo maleh miyaa
Miyaad qabtaa wlll
berka oo eeynado ma xanunba kena mise waa wax cadiya
Abayo miyaa lagugu shegay
@@faatimadawoAsc hablaha so jawaba Maxa isku aragteen
War nio tuunta aad bey ugu daran tahay dadka beerka ka jiran
MahDsnd
Axlam Aragsan adiga Mudan walal
Asc
Asc dr waxaan ahay qof kaxanuunsan beerka waxan qabaa xanuun laygu sheegay colangitis maxuu yahay xanuunkaas masa baxaa oo ma yahay xanuunada laga reystaa
Betraafka ingiliisha maxa lagu dhaha
Beets
@@DoctorAhmedYusuf Dr habatetis B maxaan u cunaa??
@@aminoamiira8065wll maka baxay mise waku haaya wali
@@aminoamiira8065hada side ka noqotay wll maka reysatay
@@aminoamiira8065maka bogsatay abyo
Mansha allah
Wixii suaal ah fadalan noogu so dir commentiga iyo mowduuca ad jeclaan leheed in laga hadlo.
Mahadsanid ku so dhawaw o Dawo Video noloshaada wax weyn ka badalaayo
Doctor Ahmed Yusuf skin care caafimaad-ka dhinaciisa kaso hadal please🙏🏽
Anjali Sharma in sha ALlah labo video kadib wanka so Hadlaya hadu ilahay yiraahdo
Thanks Dr. Gaaska kaso Hdl
Wllo beer subaga qofka qaba masomi karaa
@@umumarsum6847 ha walaal waliba soonka wu uwanaagsanyahay hadu cududra kale qabin
Dr Ahmed Thanks, always glad to watch your clips👍🏽 the people need you!
Anjali Sharma u welcome walasheey 🙏
Shukran huno mcn
Masha allah
Allaah yaa baarak Dr
Thanks dr Ahmed Yusuf keep it up
u welcome Macalin
Maa shaa alaah Ilaaheey Ajar iyo Xasanaad Ha Ka Siiyo Walaalkeey Dr Ahmed Yusuf
Eng Mohamed Yusuf Agaweyne Amiin walalkey sido kale
Jazaka allah qeyr Dr ahmed
amiin walasheey MAHADSANID
Manshallah thanks ❤❤❤❤
Mahadsanid dr jasakala khayr
Shaaha cagaran 2 qudaarta cagaaran3 beeturaafka4toonta5looska6 saliida seytuun7liinta8karootada9tufaaxa10 afakadhada beerka ayeey nadiifiyaan❤wan note gareystay thanks
Another great topic. Jiayou!
Mahammed Alimu thanks sxb
Masha Allah Dr Ahmed ilahay Cilmigaaga Haku barakeeyo
Amiin walal sido kale
Msha allah dr ilahy haku barakeeyo
Masha allah tabarakallah dr ilaahay hano ka xafido🥰🥰😍
Hercia Fans Amiin walashey sido kale
Mnsha allah alybrik wllkey
Amiin walal Mahadsanid
Keep going
thanks walal
Dr Ahmed Masha Allah alaha ku xafido walaalkey horay usoco
Ismail Joseph Amiin waalkeey sido kale
@@DoctorAhmedYusufwalal cagarshow qabaa maxaa daawo u ah iso jawab
@@maryanali26881sano kadib maka baxay cagarshowgi qli🥺
M.a wll qli adbaad umahad santahay
Dr Ahmed betterave ka xage laga heli karaa thanks
abdifatah abdi super market yada
Masha allah horay usoco dr ahmed walalkey horay usoco
Qaali Lula Official Mahadsanid walaashey la’anta wax badan ma haagi leheen ilahay qeyr haku siiyo
Wa wax an iskulenahay walalkey horay usoco guul wacan insha allah
asc barka salida saran iyo cuntada uron igu cawi
Mshlh dr Ahmed aad ayan uga faidnay video yadada tnks inbdn 👌👌👌❤❤❤
Hamdi Ahmed mahadsanid walal
Wcs
Dr aniga hada xanuun fhanka beerka ayaa ihaaya mudo 7 maalin ah markan ufiirsaday cuntada dhankeeda saliida ayaa idhibeysa markan cuno saliid lrh xanuun ayaa iqawanaya mudadan uu xanuunka ihaayana waxaan kaliya oo cunaa cuno bilaa saliida
Iisheega maxaa kalifa