Qeybti Afraad ee Afmeer Iyo Horjooge Cabdulqaadir Ummal-Abuu cabdalla. SUBSCRIBE DHEH CHANNELKA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 1 тыс.

  • @hassyare44
    @hassyare44 3 года назад +51

    Guulayso Daadihiyaha afmeer, aad baad ugu mahadsantahay barnaamijyadaan muhiimka ah.

  • @isseali2070
    @isseali2070 3 года назад +93

    Ku celis wye interview gan ninka ma la so jilcinin 3di qeeb hore wan ku raxeste dawashadoda lkn waresigan ima qancin halagu so celiyo thnks af meer

    • @xornimo-media10
      @xornimo-media10 3 года назад +2

      Qof aan LA Jilcin meesha lama keeno ee kn waa laga daalay umaleynyaa

    • @darishore814
      @darishore814 3 года назад +2

      Kan qaraabada waye lama jilcinaayo

    • @hadiyaaragsan1433
      @hadiyaaragsan1433 3 года назад +2

      Wax lagu raxaysto mesha mayalan ee wa wax laga naxo

    • @suldaamocali8711
      @suldaamocali8711 3 года назад +1

      wareysi qasab ah

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 года назад +1

      @@darishore814kuwii hore sow isku xaafad ma aha. Dadka haddii aanad kala aqoon iska seexo.

  • @afmeer
    @afmeer  3 года назад +239

    HADAL BADNIDA ISKADAAYO SUBSCRIBE SAARA CHANNELKA

    • @tasnim...1139
      @tasnim...1139 3 года назад +2

      Ninka walaale wuu baqbaqayaa sababtu waa maxay indhihiisaa ka dareemeysaabee yab ninka miyaa disheen

    • @engineeryahya6622
      @engineeryahya6622 3 года назад +1

      Hhhh waan saarnay ustaad

    • @saleemaansaciid5575
      @saleemaansaciid5575 3 года назад +6

      Saari mayno

    • @ruundirir74
      @ruundirir74 3 года назад +7

      Thousands. Subscriber waaa istaahishaa

    • @abdiali8315
      @abdiali8315 3 года назад +7

      Waan saaray mar hore aniga
      Dadka reer puntlanad tageera channelkaan.

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 3 года назад +66

    Ninkan wariyaha ah in kastoon magaciisa, bilad sharaf ayuu u qalmaa. Waa nin aad u dhisan, investigating reporter dhaba weeye, waxaan kula talin lahaa danbi baarista inuu barto he could be great detective one day mahadsanid walaal waraysiyadaada.

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 3 года назад +123

    Maxamed xasan cawke jeeri waa ina adeerkay waxaan ku qanaxsanahay in xaqii umada somaliyeed laga gudo

    • @alim1638
      @alim1638 3 года назад +30

      Kanba waa ina adeerkey wlhi, waliba dadka uu dilay kuli waa familkey Abti adeer seedi
      In la jarjaraan jeclaan lahaa wlhi waa cadow

    • @alim1638
      @alim1638 3 года назад +12

      Waa cadow dadkiisa dhameeyay

    • @SweetySweety-cf6yn
      @SweetySweety-cf6yn 3 года назад +14

      Jeeri iyo kanba family ahan wa dad ilma adera xage isku kala qaadaysan macnaha wax la sheegto mahan ehel nimadooda illahay ha silciye

    • @xamdiashkir9353
      @xamdiashkir9353 3 года назад +5

      Wll anba kan baa ina aderkey key ah in ladilo waaan jeclhy

    • @faatimaahmed4412
      @faatimaahmed4412 3 года назад

      @@xamdiashkir9353 wll marku ku jiray xal lagag saro mal wayay

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад +15

    Dadihiyaha af meer thanks good joob lakiin is ilali koley waqatigi baad dhimanayasaye

  • @cawalehassan1374
    @cawalehassan1374 2 года назад +15

    Ninkan wariyaha ah wa diyaar san yhy 🥰 m.a horey usoco kuleyhy

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 года назад +14

    Thank you so much bahda afmeer. this is a incredible interview.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 года назад +14

    Waakusalaamayaa walaalkiisa
    Timire sharkooda Allah kabadbaadiyo kuwaas iyo kuwalamidaha Aamiin Aamiin
    Inkaarqabahaan yaabkaleh waxaa kamuuqda wajigiisa dhiigii Islmac
    Subaxaanallaah inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Subaxaanallaah

  • @الوردةالصفراء-د8ب
    @الوردةالصفراء-د8ب 3 года назад +25

    Subxanallah alow no gargaar🤲😭 mida kle ninkan wariyaha dadku wa ayaga wada dhalecaynayee si fican bu uwaraystay lkn sida muqata ninkan asan rabin inu xogo bixiyo wariyuhana khasab kagama keni karo ..well done bro 👍

  • @faatima7475
    @faatima7475 3 года назад +7

    Kuwo galkacyo u dhashay toogasho ma mudna in la kariyo oo halibkoda bas la duugo bay mudan yihin 😭😭😭😭😭 kuwa kale cadowtinimo bay u sameynayan wan garanay lkn nin u dhashay galkacyo oo ina aderkis dilaya ax walhi kuwan magalada dhexdeda inta gaari lagu xiro lagu Jiido bay ahayd kan Wa ina aderkey si xun in lo dilo baana i faraxad galin lahayd walhi Ilaahay qabriga kugu ololi aamiin

    • @cabdiraxman5858
      @cabdiraxman5858 Год назад

      Bahasha qabiil ka dhigtay lkn shawaab qabiil malahee ogow

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 3 года назад +17

    I love this channel, keep going guys , we r behind you and we love you 😍

  • @abdirizakab8280
    @abdirizakab8280 3 года назад +34

    This program is really good for the Somali community due to educational purposes

  • @AhmedHussein-zw7xm
    @AhmedHussein-zw7xm 3 года назад +11

    Ninkaan waa ninka kaliya aan aqaan waxaan ku aqaanay masjidka Ramadan galkacyo waxaan ka shakisnahay gacan yare inuu ka ahaa sida muadin ama qofka kursiga shiikh u nadaamiya marka uu wax aqrinayo 😔

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 3 года назад +9

    Wariyaha daadihinaya barnamijka a s c wall ilaahow ku xafid if & aakhiro idinwada xafid inshaallaahu cadawgiin jab ugus madxdoda halaso afjaro inshallahu forme so/laan

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 3 года назад +4

    Wariyaha waa suuroonaya waar si fiican u warayso qofka xoq fiican haku siiye

  • @mohamedhusien9814
    @mohamedhusien9814 3 года назад +83

    Timirow haddi aad rabto youtube in laga daawado warbinada afmeee jooji facebok aad soo gelinayso si dadku halkan uga dawadan adiga iyo ragga kalaba viwes aan iidn kuhiline bwe

  • @zamkajr1184
    @zamkajr1184 3 года назад +71

    Wlhi ninkaan waraysigiisa mid an ku qancyno maha wlhi waxn u bahanhy ninkan dib in loo warysto hal war oo sax ah nama siin ninkaan waa amiir dhan wax wlbana wuu og yahay lakin waxna inuu ka jawabo ma rabo oo walhia sxbyal ninkan an u codyno in dib loo warysto sificn walipa qodobo badn uusan ka jawaabin dib loogu warysto ninkan wa amir nin bahi usoo galyna maha waa nin reer ladan ka dhashy lakin wuxu usoo galy waa diiniyan waxu aminsana marka sificn ninkan san islee yahy xog badn buy haya run ahantiii

    • @mohamedkhalifali412
      @mohamedkhalifali412 3 года назад +1

      Haaa ninkaaan waxbuu qarinayaa sifiican uma waramayo waxaaan oran lahaa mar labaad hala wareysto hana la sojilciyo

    • @boltraay1037
      @boltraay1037 3 года назад

      Sida weye niga.dib.hokgo celiyo waresiga nindhadh .oamiir.weye.wx.wlaba.woogyahay.. honolgo.celiyo.bn.ornlaha. waresiga. ..

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад

      Waa la qisaasayaa dhammaantood balo .nin dadkisii cunaya

    • @riyaanmohamed9290
      @riyaanmohamed9290 3 года назад

      Barnamijkaan intii latodtay 18 ka nin ayaan bilabay inaan dhagesto ninkaaan waraysigiiiisa hada aan dawanaayo oo umal Abdu Abdalaha ah walee xog badan ayuuu qariyay su’aal walbo la waydiiiiyo siduu oga mereysanayaa

    • @maskaxmaxamed7585
      @maskaxmaxamed7585 3 года назад +1

      Haa wlhi waan kucaajisay wuxuuna iska dhigayaa dabaal

  • @sahrasharif508
    @sahrasharif508 3 года назад +3

    Daaroood wa argagaxiso subxanalaaah ilahay umada haka qabto

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 года назад +2

      Rer Miyi Caqli Qabin Markaad Tahay Wa Iska Sidaan Umad Dhan Ayaad Cayni

    • @sahrasharif508
      @sahrasharif508 3 года назад +1

      Muda ilahay haydinka qabto

  • @hiiranstatenews4710
    @hiiranstatenews4710 3 года назад +13

    Wariye geesi ah wnku wadaaa 👍✅

  • @updallemohameddhagey
    @updallemohameddhagey 3 года назад +55

    Guuleysta dhlinyarada afmeer shaqo wangsan baa u haysaan puntland

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад +30

    What a journalist keep it up man.

    • @abdirizakaden2505
      @abdirizakaden2505 3 года назад +1

      I think this journalist is professional the way he's asking questions.

  • @mohamedabdiwalimohamed5889
    @mohamedabdiwalimohamed5889 3 года назад +15

    ninkaan sifiican haloo jilciyo, sibuu isu adkeynayaa xog badana ma dhiibin, iimaanka ilaahay ka qaad waa ninka yiri waan is tijaabinayey .

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 3 года назад +20

    Nin karti leh ma aha lkn Hal sabab kaliya baa Amiir looga
    Dhigay Waa doqon carbisan oo dad kiisa loo isticmaali Karo inta ela aragtay igu raac

  • @mohamedabdisamadali6217
    @mohamedabdisamadali6217 3 года назад +11

    Wariye timire qof qiima baden aa tahay Allah ku barakeyo

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 3 года назад +14

    Wareiye waxaan ku dhihi lahaa Sheydaantaan ha gacan qaadin !!!!!

  • @farahali
    @farahali 3 года назад +7

    Balaaya kugu dhacday qalbi adkaa waa nin fogaaday SUBAXANALLAH

  • @mohamednaaji2792
    @mohamednaaji2792 3 года назад +26

    Waan istijaabinaayey Aaa😇🤗 waa kii ugu madax adkaa xarakada ninkaan waraysigiisa halagu laabto macluumaad badan baa kulaabane

    • @burhandude893
      @burhandude893 3 года назад +3

      Kwrn ninka uu aabihiis isku tijaabiyay 😡😡😡

    • @mohamednaaji2792
      @mohamednaaji2792 3 года назад

      @@burhandude893 wlhi waa arin kle ayaduna

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 года назад +1

      Indeed nacalatullah bottom of Jahanama Inshaa allah

    • @اكشنبوي
      @اكشنبوي 3 года назад

      Hadu madx adkaa laheen yaa ka Dhigilahaa amiir

  • @cimadudiin2286
    @cimadudiin2286 3 года назад +6

    Wareysiga wa mid fiican lkn si respectful ah ama بكل الإحترام u wareyso dambiilaha intaas ayaan kugu biirin lahaa sxb.
    Si maskixiyan ah ayaad qofka uga soosaari kartaa wax kasto hadii journalist provisionalist ah tahay.
    Thanks.

  • @akhusein7955
    @akhusein7955 3 года назад +13

    Su'aal laakiin, inkastoo shaqo fiican haysaan Ilaah ha idiin fududeeyee, waxan ku waydiin Timire, nimankaan xog-warankooda waxaa ku jira ereyo ay ka simanyihiin, sida:
    - "Kor baa laga soo amraa, kor baa laga keenaa kor baa lagala socdaa, kor baa.... iwm. "
    - "Jeeri baa igu soo daray, Jeeri baa i amray, Jeeri baa ila ogaa, Jeeri baa.... iwm"
    marka, ma niman hal meel ku xiran baa oo isu sheega wixii la soo weydiiyay? mide kale ereyga "kor" waa ilaa xagee ma Galgaduud mise ilaa iyo Jilib iyo Jamaame? Bal arintaan waa in si faah-faahsan loo soo bandhigo in shaa Allah. Guuleysta Afmeer.

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 3 года назад +1

      Waa arinta kali ah ee aan wali jawaabteeda oo sax ah aan la helin
      Kuligood alshabaab way ka siman yihiin kuwa jooga koonfur iyo kuwa joogo meel walba oo somalia laguna soo bandhigo
      Magaalada ay joogaan wax ka baxsan maba sheegaaan horjooge mar mar qaar ay tilmaamaan isku magalo ay jooga way dhacdaa oo aan gacanta maamulka markaa jira an ku jirin kuligood waa laysoo diray walaysoo diyaariyay uunbay ku hayaan

    • @Abdikaafi10
      @Abdikaafi10 3 года назад +1

      Meesha kore ooy shegayan wa inaa la so afjaro intii la isu kaashado maamul gobaledyada, dawlada faderalka iyo ciidamada shisheeye dhaman, hadan cudurka meeshu ka soo faafayo la soo afjarin ma dhamanayo ama guul lagam gaari karo.

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 года назад

      "Kor" wax ay ka wadaan madaxda sare ee ururka.

    • @cabduucabduu2732
      @cabduucabduu2732 Год назад +1

      @@Abdikaafi10 anigu waxa an layabay waxa weeye ninkii is qarxiyay waxa siiyay 400$ siduu dhahaya wuba dhintaye

    • @naimaalimohammed7766
      @naimaalimohammed7766 Год назад +1

      @@cabduucabduu2732 hhh😂 ma la yaabtay

  • @bashiirali3176
    @bashiirali3176 3 года назад +34

    fadlan waxaan jeclaan lahaa in waraysiga ninkaan lagu celiyo xog badan bu haya wana qarinayaa

  • @abdalanour8393
    @abdalanour8393 3 года назад +18

    Damiiirku waa wax la is dheeryahay yarka wariyaha ah wajigiisa caro ayaa ka muuqata caradaasna wax kale maha ee waa qofka hor fadhiya oo dadkisi lagu laayay allow dhaadhan hanaga dhigin kan hala gubo

  • @deeqa_Ali22
    @deeqa_Ali22 3 года назад +3

    Gacan ku dhiiglayaasha ha gacan qaadin walal 🙏🙏🙏🙏

  • @tabliiqyare6497
    @tabliiqyare6497 2 года назад +1

    Waa xooloh,
    Ilaahey kuuma naxariisto

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 3 года назад +5

    First one 🖐🖐🖐🖐🖐like dhac kusiiya masuul.

  • @hajibashir8357
    @hajibashir8357 2 года назад +2

    Khawaarij waa iska qabateen anaga aya dhiman hada ree muqdisho nahay insha allh shekh sharif hada noso labanayo hada ayan la dagaleena

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 3 года назад +40

    Aqoon qof caqli leh wax ku qaadan karo wuu bartay balse ilaahay magalin taas
    Waxaan dawlada kula talin lahaa in asxaan aan loo samayn ugus
    Gaarsiiya baaqaas dawlada

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Год назад +2

    allow dhagarta cadawga kaa qabo 🤲timirow hadalkiisa waan ku diirsadaa

  • @bilaljamac7943
    @bilaljamac7943 3 года назад +7

    Dadka xeradayax uu qaraxa ugu xiray aderkay ba kamid aha dadka kudhintay allaha unaxariste ina umalna aadban u aqaney lkn isma lahayn wa ninki aderka diley marnaba subxanalh

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 3 года назад +2

    Afmeer cadowga alle ha idinka qabto aamiin

  • @DjWageone
    @DjWageone 3 года назад +8

    Timire Dhiigaa kugu jeclahay 💙🤍💚
    Keep forwarding

  • @indhoxusen8498
    @indhoxusen8498 3 года назад

    Baramijkani wa dhaxalgal se waxan kacodsanaya dhaman bahda barnaamijka gar ahaan waraysiga kafoojignow dhagarta alshabaab Alle hatirtiree

  • @Sadaalin
    @Sadaalin 3 года назад +14

    40 daqiiqo waraysigaan kuma dhamaan karo. Runtii aad ayaan uga niyad jabay qaabka uu waraysigaan u dhacay, wariyuhu waxay ahayd in uu yiraahdo ninkaan noo waran oo tilaabo kasta nadulgee. Meelaha uu wax ka khaldana uu su-aalo ka weydiiyo.

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 года назад +1

    Wilkaagan daanwaynaha ninka si aslu aysan u wareyso wariye nimadu mahan indha adayg ninkan si qurux badan warbixinada uga so saar indha adayg loma bahne subxanalah

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 3 года назад +74

    Ninka hala Jil jilciyo si uu sifiican ugu waramo

    • @asmarmaalik9335
      @asmarmaalik9335 3 года назад +9

      Ha xoga jilcis ba u dhinaa kan. camerada ine yara dansadan oo ay xoga u miiriyaan bey ahyd boweh

    • @abu_midaad8137
      @abu_midaad8137 3 года назад

      Arsinal inee kusoo radiso ee adi kujilciso kama baqeysid miya sxbow

    • @KilweHero1988
      @KilweHero1988 3 года назад

      @@asmarmaalik9335 😂😂😂😂 war waa iga qoslisay kkkk

    • @rihaanabdirazak7492
      @rihaanabdirazak7492 3 года назад

      Hhhhh allaaah zaaaid bn uqislay

    • @sowdeeto7457
      @sowdeeto7457 3 года назад

      Haa whi wa ka jilciyo wacalja

  • @abdiasiisisbeeso6667
    @abdiasiisisbeeso6667 2 года назад +1

    Waa aan dhamayn

  • @laylaali9778
    @laylaali9778 3 года назад +3

    Wareysi wanaagsan Masha Allah geesi ilaah haka hayo cadowga

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +2

    Top interview we need more Mr Timir

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf224 3 года назад +25

    doqon baan maqli jiray maanta si live ah baan u daawaday ilaahow xoolo haynaga dhigin

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад +2

      Waa dayuus dadkisii cunay bilaa sasab.

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 года назад +2

      Maxakamad horte maye kayiti

    • @mohamedabdullahiyusuf224
      @mohamedabdullahiyusuf224 3 года назад +1

      @@umufadumosahra1421 haa wll wa runtaa waa shaydaan wayn

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 года назад +2

      Ninkaan waxaa la dhahay labada qofood uu isku tijaabinaayay mid ka mid ah wiil ee saaxiibo ahaayeen buu dhalay ninki asaga gacantiisa ku qaarajiyay buu saaxiibkiis ka wareesan jiray intuu waco buu oran jiray aabo wixi dilay malahelay dhaxalki caruurta mala qaybsadeen sidee tihiin sidi qof caadi ah yaaaaaab

    • @ilhanabdillahi1670
      @ilhanabdillahi1670 3 года назад

      @@maryan4436 cajaib, wallahi wa waali

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 3 года назад

    Masha allh wiilkan alow cadowga ka qabo waa nin khibrad leh siduu wax uwaraysanaayo baan la cajabay

  • @thesulebanfamily310
    @thesulebanfamily310 3 года назад +8

    Presented the program well walaahi well done journalist of the year MEDAL 🏅

  • @abdirashidmohamed7806
    @abdirashidmohamed7806 2 года назад

    Geesi wlhi si ragtinimo leh ayuu uhadley asagoo cizi iyo sharaf leh Buu dhintey guul alshab xabsi waa gurigeena geerina anaga raadsano inshallah guusha shbb baa leh

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 2 года назад

      Shabaab guul maleh ee intay goori goor tahay isaga bax yaa ku dhaho hadii kale meeshay mareen baa maraysaaa

  • @salmanmohammed4345
    @salmanmohammed4345 3 года назад +28

    Wlh wariya ka fican mahan cabdi xasiis afrika nin ka fiican ka suaal.macaan malahan wiilkan abaal marin hala siyo reer budlaan

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 года назад +2

    Adeerkay Xildhibaan Abdixakiin Macalin Daahir iyaga dilay ee please ii soo gudbi ninkii dilay please 😭😭😭😭

  • @xuseenteedhi210
    @xuseenteedhi210 3 года назад +3

    First views like ismujiya

  • @Sumaya-ii7xl
    @Sumaya-ii7xl 3 месяца назад

    Waan naxay marku yiri reerkenu Isla Gaalkacyo sababto waydawanayan Hooyo qalbiga u Adkeeyo rageena soomaaliyed xaqa allaha waafijiyo 😢

  • @sadiamire1931
    @sadiamire1931 3 года назад +10

    Ninkaan xog badan buu qarinayaa oo ka danbaysa indhihiisa sida ka muuqata
    Waraysi ha lagu cesho.

  • @MukhtarMohamud-w3v
    @MukhtarMohamud-w3v 4 месяца назад +1

    Ninkan fikirka salafiyada ee 3da towxiid ku dhisan ee gaalaysiyanta ah ayu aaminsan yahay😢😢

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 года назад +13

    Madaxweyne said Abdullahi deni kheyr Allah siiyo,, amaanka Dowlada puntland mid lasku halen karo weeye. Caruurta sumaysan wax dalka kaqabta 12 sano waa lawaayay l.

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 года назад +2

      Jazaaka Allahu khayran H.E Saciid Abdullahi Deni President of Puntland State Guul iyo Gobannimo

  • @muslimmusse5359
    @muslimmusse5359 3 года назад

    Alla shrfta ka qada ummada walala iyo walidba leh bu qudha ka jadhay wuxuu kaga jarayna la garan mayo ilahay waxan kaga baryey inad if iyo akhiroba silic iyo saxriiir ku dhamayso muxuuu Ummada somaliyeed Saqiiir iyo kabiiir ka ilmaysisay😭😭😭😭

  • @rayaanahmed3505
    @rayaanahmed3505 3 года назад +3

    Ilaahayow timire cimrigiisa dhereeh

  • @ibrasadaq8211
    @ibrasadaq8211 3 года назад

    THX AFMEER TIMIRE GUULEYSO WALIGAA HOOWSHAAN ALLSHABAABTA DADAFKA KOR BAA NALAGA SOO AMRAADA KU HAYA KUWA KOREENA YAA AMRA INTAA WEYDII WAA WAXAAN LAYAABAY ARINTAAN KORTA UN LAGU HAYO

  • @mohaaarkapl7826
    @mohaaarkapl7826 3 года назад +3

    Ninkaan ma bisla wali viva puntland afmeer guulaysta

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 3 года назад

    Masha allah timir wll si fcn baad u waydiiso suaalaha walow uusan si wacan uga jawaabin uusan raali ka aheyn in wx laga ogaado kooxdiisi arimahooda lkn adi da daal kagi iyo Geesi nima daadi wad ku waydiisay wax walba Alle hakaa qabto Cadowga waxaa tahay Geesi aan laga geesi saneyn oo dadkiisa u hadlaya oo isku kalsoon yaqaana inuu dhinto alla dile kaliya oo naftu mar uun ay Go'do Thank u wll Jeeri ku xiji wll

  • @kinghamedoffical
    @kinghamedoffical 3 года назад +5

    Perfect qaabka aad uwereysatay

  • @cabdirahmanjama6675
    @cabdirahmanjama6675 3 года назад

    Timirow adeer mcn in wajigaga aad qariso waaye allaha ku xifdiyo dhamaan cadowga

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 3 года назад +15

    Brother guulayso waad dadaalaysaa

  • @life5674
    @life5674 3 года назад +1

    Aad baad umahadsan tihiin Dhamaan inta garab gacan iyo talo ba ka geysatay tiyaarinta daalimiintan dhiiga umada baneesatay waraysigooda. Af meer🙏

  • @kayssehadji3734
    @kayssehadji3734 3 года назад +9

    The best reporter/interview ever

  • @deqahmed4198
    @deqahmed4198 3 года назад

    Waa kii ugu jaahilsanaa wareysi yaashii af meer ka soo muuqda

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 3 года назад +3

    Khawaarij Shabaab waxay Ku shaqaysataa doqomada iyo Caruurta, kanina waa doqon 💯. Khawaarij Shabaab dhiiga Islaamka ayay daadiyaan xataa iyagaa kuwii Madaxda u ahaa dilay, khawaarij Shabaab xataa lagama bixi karo Waa dil xagooda marka SHABAAB WAA DIINLAAWAYAAL INTAA FAHAMA.

  • @aaj8916
    @aaj8916 3 года назад +1

    Subaxnalahai arxaan daraanaa cadaabta alle luguaha kagama saaara

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 3 года назад +11

    In uu warano marabo ee ninka jilciya 🥺🥺🥺

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 3 года назад

    Kan maad dharbaaxdo Timirrow. Naclad Ilaahay haku dhacdo dufowga. Wax ka damiir xun qof dadkiisii laynaya. Kibirka kujira ka daran. War waxaa maad dharbaaxo ku disho.

  • @abdirahmanyasinwarsame3473
    @abdirahmanyasinwarsame3473 3 года назад +6

    Sheekada galab ayaa Soo dayseen TnX

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 года назад

    Kan si sax ah umajawaabayo. Wuu meeraysanayaa Yaahuu calaama. Allahakaifiyo Kuwaan. Waana. Kalagaabiyeen al shayaadiin

  • @zaammohaa3028
    @zaammohaa3028 3 года назад +7

    Wariyaha wuu mhdsanyhy sida kartida kujirta oo suaalaha uwaydinayo lkin neefkaan sifcn halasoojilciyo dhiiig cabka ah

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 3 года назад +2

    Allh ha hanuniyo inti shacabka dhibkisa katalineyso. Xaqana hatuso. Dowlada&dowlad gobelyadaba shaqa wanagsan ayey qabte. Afmer canealna wey mahadsanyihin.

  • @bashiromar6876
    @bashiromar6876 3 года назад +4

    Allah cadaab ciyaar uma sameesan kan oo kale oo ummada Islamka iska gumaadayo baa jira tankale jeeri wareesigiisa ban uxiiso qabnaa.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад

    Ninkaas aad u jeedaan Dhiig iyo dheecaan ayaa naga dhexeeya dhowr oday ayaan kala tirsanaa
    ilaahay ku cadaab jaahil qurmay oo Dadkiisa xasuuqay ayuu ahaa aadbaan ugu farxay Toogashada lagu fuliyay
    puntland waa muqadas allah noo xafido

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 2 года назад

      Waa sax aboowe cadow ehel maleh labo hadal oo uu yiri ayaan aad uga naxay qaraxii xero dayax oo intii la ogayd ku dhimatay anaa diyaarshay iyo waan is tijaabinayey

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 3 года назад +30

    DADKA DISLIKE TA SAARAYA MUUQAALKAN MA ALSHABAAB BAA?????

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 3 года назад

      Dadka hadaye ku qanaci wayan wareeysigan allshababab miya

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 3 года назад

      Haa waa iyaga eyda

    • @nasracabdilaahi6153
      @nasracabdilaahi6153 3 года назад +1

      Waraysigan haduu i qancinwaayo ma alshabaan ahy ayaan!

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 3 года назад

      @@saynabdaye7382 sheeko xumada waa tii laguug so fuuraye hada all shababa rabta waa taqan mesh jogan

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 3 года назад

      @@nasracabdilaahi6153 waxad ku qaniican dis like wad dhahii karta taasan Adiga xor u ah marka xooriyada yana laga qadani

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin7628 2 года назад +1

    Mid ka caqli yar oo ka maan gaaban oo ka maskax xun oo ka fikir xun oo garaad yar oo ka jaahilsan oo ka madax adag oo ka aqoon yar oo ka axmaqsan waligay man arag caqliga iyo aqoontaba rabi kaa qaad oo cadaabka rabi ku waar.

  • @bishaarcawil2021
    @bishaarcawil2021 3 года назад +8

    Ninkaan waan garan oo Dukaan ayuu ku lahaa Aaga Hotel Guure. Waxaan rajeenayaa in laga abaal mariyo wixii uu gaystay

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 3 года назад

      Wuxuu ma majeerteen baa sxb

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 3 года назад

      @@Hoygaaflaanta219
      Haa waa mj

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 3 года назад

      @@sanaa8367 in la waso ayay ahayd

    • @anjerastudio1103
      @anjerastudio1103 3 года назад

      Daris baan ahayn markii iigu danbaysay niman akhwaan ah buu saaxiib lanoqday masaajidka rudwaan joogi jiray 😡😡😡

  • @mohamedaouled7281
    @mohamedaouled7281 3 года назад

    Waax badan ayu qarinaya ee warisi kale kaa qaad sxb,thank yu so much horey usoco hambalyo

  • @aishaabdiali2780
    @aishaabdiali2780 3 года назад +4

    Timirre ilaahow cadowga ka hay🤲

  • @afhjhsfjhgh6013
    @afhjhsfjhgh6013 Год назад

    Wareysiga wariyaha mashlh wuu isoo jiitey

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 3 года назад +5

    23:55 waligay qof ka xolaysan kan ma arkin. Alshabaab waxay dadka ay shaqalaysiinayso uxulataa say ukala Doqoney yihiin. Bal qofkaas wuxuu ku jawabayo arka? 😡

  • @RAMMADT
    @RAMMADT 3 года назад +2

    Anigu nin kaa wariyaha ah ayuun baan la talin lahaa inuu cadow ga iska ilaaliyo ilaahay baa wax ilaaliyee waayo shaqo wiican buu qabtay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +3

    Ninkan Alshabaab ahii waa very intelligent wuxu ogyahay 100% in la dilayo oo aan la cafinayn markaa sheekadiisu waa ( hadaad dhimanayso dhareerka iska du) laakin maanta naar ayuu ku jira ninkan Alshabaab ah halka askarigii reer Puntland ee ku dhuftay rasaastii u ku dhintay waa Shahiid nool Ehlu janno ah, From Hargeysa

  • @MWali-tk9ep
    @MWali-tk9ep Год назад +1

    Chanel kan Hala taageero! Aaday u dadaalayaan. Argagixisada, waxaa laga adkaan karaa in shacabka iyo dadka maangaabka ah laga dhaadhiciyo inay yihiin cadowga 1aad ee shacabka Soomaliyeed leeyihin. Waxaan ilaa hadda fahmi la ahay dadka ay laynnayaan waxay la sugayaan masaajidka dhaxdiisa inay ku layaan. Inuu qof aduunka ku noolaado ma rabaan!

  • @sihamabdalle
    @sihamabdalle 3 года назад +18

    Muxu isla dhajin sifiican muu uhadlo bastarka dadka baab'ashey anaguu maskiin isaga kaaya dhigaya

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 3 года назад +1

    Subxanalaha allow na bad badi anigaa is tijaabinayey kulahaa

  • @xananshidane4269
    @xananshidane4269 3 года назад +8

    Kan ilaahoow ha iga horkeenin waxaa la muuqata xaasidnimadii lagu yaqaanay ALSHAABka runtaa bisinka

  • @qandajama5097
    @qandajama5097 3 года назад +1

    Kan ma la dilay ma la hubaa waa neef allah kuuma na xariisto

  • @xayatabdi3919
    @xayatabdi3919 3 года назад +5

    War kan inu neef xolo ah yahay iyo inuu rabo wax xog ah inusan bixin wa labada mid. Sidii nin rer mudugaba uma hadlaayo😙

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 2 года назад +1

    38:10 intaa aragteey Wariyaha inu Biskolaad waato like isaara

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 3 года назад +4

    Imaanka Allah kaa qaad waan is tijaabinayay kulahaa

    • @ikraanahmad8666
      @ikraanahmad8666 3 года назад +1

      iimaanka alekaqaaday ilaahay aakharo iyo aduunba ha hoojiyo waxaan layaabay dha qaalaha uuqaadanayay yaridiisa 290doolar buu kuqaatay umad dhan oouu halaagay barakona kuhelimaayo oo ilaahay ubarakeeyni maayo oowaxbadan unoqoni meeyso

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 года назад +2

    Kibir badan ku Jiro wlhi see u yaso wariyaha laga daremyaaa

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 года назад +4

    Subxaanallah Xasbunallah wanicmal wakiil

  • @Soml7000
    @Soml7000 2 года назад

    Wariye maxaa ka qaldan oo wajigag camirada uso bn dhigtay 🥲 hore u soco legand