" Xildhibaan Maxamed Abiib waxaan leenahay naga Xishood, oo nagu ixtiraam ......." Xil. Indho Indho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 701

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +10

    Kaari ayuu jigjiga ka ahaan jirey xil reer borama mudane indho indho waad ku saxantay hadalka thanks a lot more than one

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 2 года назад

      Ma kaari baad ceeb mooday neefyahow . You are ignarant

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      @@drbrave4546 WAX LA WAAYAY GEELAW
      NINKII WAALAN BAA U DUDA IYO MAQUUSATADA WEYNEE

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 года назад +9

    Mashalllah best man nolow geesi geesi dhalay waa nin waalan hadal aan miisan lahayn iyo dood aan dhan ay usocoto la garanaynbuu inanka yar xildhibaanka reer boorma waad ceebaysay sigaarki xataa reer boorma wuu u hadlaayey

  • @FADSO
    @FADSO 2 года назад +28

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .

    • @mrabdulkaliqmohamed8525
      @mrabdulkaliqmohamed8525 2 года назад

      Ameen wll
      Sidaa qoraalkagu u fiicanyahay Raxmaanku Qalbigaaga ha u nuuriyo.

    • @FADSO
      @FADSO 2 года назад +1

      @@mrabdulkaliqmohamed8525 adna sas oo kale

    • @cabdinuur9568
      @cabdinuur9568 2 года назад +1

      Masha allaah alle haku sharfo wllo qali kugu garab taaganahy kheerka iyo wanaga alle hakaa abaalmariyo

    • @abdirahmansaid9878
      @abdirahmansaid9878 Год назад +1

      Aamiin yaa Allah

  • @nashou22
    @nashou22 2 года назад +28

    Xildhibaan Indho thank you. Geesi somaliland. Allah cafimaad iyo cirmri dheer ayaan kuu Barinay.

  • @hassanismail1472
    @hassanismail1472 2 года назад +20

    Waynee waynee qofkii garanayaa wuu qoslayaa walahi

    • @abokaradaan8232
      @abokaradaan8232 2 года назад

      Hhhhhh hhhhhhhh hhhh weynee weynee ma canjeelaad weydey hhhh bay dhehaan

    • @abdicaluuq4577
      @abdicaluuq4577 2 года назад

      Oday waliba nacas ah oo aan alle ka cabsaneyn ayad tahay dadka ad dhacdeen oo aad sida la ogyahay ula dhaqabteen ayad hadana waxas ku hadlee wajigaa gubay

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 2 года назад +11

    Xil...indho indho wlhi waa Halyey
    Buuribaad kutuftay xil..oooyaaye

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 2 года назад +37

    Ala beerka waa kuwi oyaya kulah 🤣🤣

    • @AliD-xm7ro
      @AliD-xm7ro 2 года назад +1

      Waa tuug kana diinta waxaba kama yaqano waa gaalo uu shaqeyee

    • @ugaasyahye9349
      @ugaasyahye9349 2 года назад +1

      @@AliD-xm7ro Ma ka reer borma

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 2 года назад +1

      Waar soomaliland dhaqaalaheedu inuu wiiqmo yaah laga baqayaah waayo madaxdan wadanka hogaaminaysaa waxay ku fashilmeen siyaasadii dibada iyo tii dalkaba

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +8

    Kuwan puntland wey ku dhoog barata lkn somaliland wey korisaa

  • @basheali683
    @basheali683 2 года назад +14

    WAAR INDHO INDHO WA VERY FUNNY WALAHI MAHA UMAADENA WU IGA QOSLYAY WALHI🤣😅

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 2 года назад +37

    Legend xildhiban indho indho ✋❤️

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 года назад +8

    Libaax run garaad iyo aqoon koobsadey ... alkaha xafido .

  • @wab20
    @wab20 2 года назад +7

    Reer borama iis dajiyaa somaliland wa qaran reer sheikh isaaq binu axmed wa majority .from Djibouti

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 года назад +1

      Waynu wada dhalnaye diir aynu wadanahaye

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 2 года назад +10

    Laascaanod in aad edeyso waan garanaayey waa geelow soco oo marka aad ciindaaqdo ayaa laguu yaaba

  • @fardusmuse5266
    @fardusmuse5266 2 года назад +4

    Daaka shibil min dahril asad Xil indho indho waa libaxyadii daraawishta somaliland guul iyo gobanimo👍👍👍👍❤💚❤💚❤💚❤💚

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled 2 года назад +11

    Waa Libaax muwaadina Xil. Indho indho.
    Waa runtii oo Ninkan ooyaaye la dhahaa waa caadifad miidhan qaranimadana si fiican uma fahansana.

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 2 года назад +7

    Xildhibaan mohamed abiib caado qaate adigoo kale ah uma jawaabo

    • @axmedcali733
      @axmedcali733 2 года назад +1

      Ooyaye tolow isaguna ma kaadi qaataa?? Geelow daaq daaq oo markaad ciin daaqdo ayaa laguu yabaa. Oohintiisii ma foga

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      Suuxdee indho indho doqonta oo kale ba ka cabaada karbashkise

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 2 года назад +9

    LAASCANOOD WAY IS XORAYSAY GANACSIGII MUWADINTA AYA SOO NOQDAY MASHA ALLAH

    • @malicrypto3659
      @malicrypto3659 2 года назад

      Country belongs to all Somalians . Get it to your thick head😡😡

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      @@malicrypto3659 YAA YAQAANA
      MAQUUSATADA XAGEE BAY KU NOOL YIHIIN WEYNEE

  • @MubYus
    @MubYus 2 года назад +12

    Senetor .Indho indho.. Run ayaad u sheegtay inankaa yar ee Jig jiga ka yimid ee Af xabashiga ku hadla, edebta daran.

    • @geesifariid4950
      @geesifariid4950 2 года назад +1

      Beena maahin oo yaaye reer boorama maaha waalayaqaan reer boorama waa dadkayagii lakin ooyaaye sheekadiisu waa xumaan ururyey oohinta itoobiya latag dhe indho indho wadani dhe

  • @cabdiqaninoobalami222
    @cabdiqaninoobalami222 2 года назад +7

    Indho indho walahi waa nin hadal yaqaana

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 года назад +1

      Indho indho ammuskaaaa kuuuu fiiiican ayaaaamahan Dan masaakiiina raafteeen baxaaaad uga hadlo way day dilka laaaascaaaaanood

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 2 года назад +21

    😂😂malaa waa kuwii itobiya ka ooyi jiray weeyan malaa hhh

  • @MubYus
    @MubYus 2 года назад +8

    Inan yar oo ka yimid Jig jiga af xabashi ku hadlaya ayaa Oday guurti ah.. Indho idho.. la murmaya... yaaaab

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 2 года назад +1

      Waar jigjiga kamuu iman beeshiisuna deengaan uma lahee waa reer ruqi iyo wajaale waana isaaq ayuuba ina abiib asal ahaan ee samaroonka ood wadaag uun bay noqdeen kadibna iskaashi ayay la samayateen oo huu haa dii isaaquu hayaa

    • @abdimahamed9325
      @abdimahamed9325 2 года назад

      @@هبهعلىمحمد ceeb ceeb reero dameerahoogu meel wada daaqin haysku keenin

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 2 года назад +1

      @@abdimahamed9325 waar waa run ina abiib waa jibraacin, jibraacina waa ayuub deegaan ahaan ayayna samaroonka u soo galeen imikana way ku biireen si ay wax ula qaybsadaan ,waa xaqiiq ee baadh

    • @abdimahamed9325
      @abdimahamed9325 2 года назад

      @@هبهعلىمحمد sxbow ciyaarta igadaa, marka qabiiladaaba wax saxan ahayn kolhadiiba jibraacin waa ayuub aad tidhi mise Ayuubkaa fakaday????

    • @هبهعلىمحمد
      @هبهعلىمحمد 2 года назад

      @@abdimahamed9325 waar deegaan ahaan ayuu u soo galay ee waa ayuub , xaqiiq weeyi waanad baadhi kartaa, iyaga iyo reero yar yar oo samaroona iyo laba qolo oo kale oo sheekhaal iyo daarooda oo meesha dagan ayaa samaystay isbaahaysi qabiil loo ekaysiiyay habar cafaan ayayna u bixiyeen imikana qabiil uun baa laga soo qaadaa, hase ahaatee markii hore waxa la odhan jiray soo raacyada afarta soo raac iyo afarta samaroon imikase markii ay isqaban wayday habarcafaan waa qabiil hadana dadku isku abtirsiin maaha ayaa layidhi waa jibriil siciid xeebjire siciid siciidna waa ina samaroon , reer borama aasiyaanaan anigu ahay wll

  • @abdilahiabdihassan6282
    @abdilahiabdihassan6282 2 года назад +4

    Ooyaaye markuu Laascaanood ka hadlay ayuu badgalay. That's enough. He got the right answer. He should abstain from what is not his business. Kind advice!

  • @abdirahmanjesto1267
    @abdirahmanjesto1267 2 года назад +11

    Indho indho ninka kaliyee marky cadawga somaliladn hadal kiisa maqlaan ay ooda jabiyaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад +5

    ABIHI Umadda Somaliland Indho-Indho . Camy Star War Amniga soo galay noo macnee waan abanaynaye? Takale maxaa somalia ka qaylisiyay sowta somalida wadankasta laga tarxiilo markii la doono even in Djibouti it's normal ? iyo imissa somaliland citizen lagu noqdaa??? Thanks

  • @wariyenaadiramohamed7603
    @wariyenaadiramohamed7603 2 года назад +3

    @mohamed abiib
    Qofkii ceeptada jecel
    Caydaada ku dhiirada
    Adooon u cadhoon
    Si fudud ku dhaafi
    Ciso iyo amaan
    My our xildhibaankygii mohamed abiib
    Midkaan caqli deeqa iyo
    Aqoon kaa celiso jirin
    Haduu ku coladiyana
    Maahmaah culus ba jirto
    Caano iyo malab siso tidhi
    Ha ciyo maanlawuhuye
    Caruur iska hadashiyo
    Kaso qaado meel cidla ah
    Warkisa dhagaha ka xidho🙂
    Our xilshibaankayaga mohamed abiib guul iyo gobanimo camuu❤

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 2 года назад +9

    Masuul, Aqoon yahan, Xildhabaan indho indho.

  • @munahussein6806
    @munahussein6806 2 года назад +34

    "Waa ninkan ooyaa" 🤣🤣

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 2 года назад +8

    Xildhibaan Indho Indho Noolow Abti Muwaadin
    Xallaal ah..
    Abti Cayayaanka inaga Buufiya beryahan danbe wey fara bateene

    • @cabdiraxmanklopp5070
      @cabdiraxmanklopp5070 2 года назад +1

      Siilkii hooyada la buufin

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 2 года назад +1

      @@cabdiraxmanklopp5070
      Maxaa Hooyadey kuu geeyey?
      Anigu Hooyadaa caayi maayo laakiinse Wallee Nasiib baad leedahay innaanad I hor joogin...
      Sida ayaxaanse ku Buufin balan weeye..

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      @@cabdiraxmanklopp5070 ooydee awood kale ma hayside cabaad waynow

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 2 года назад

      @@cabdiraxmanklopp5070 ceeb war hooyo maanta lahayn

  • @mouktarabdi6327
    @mouktarabdi6327 2 года назад +4

    Masha Allah jawaab ku haboon ka yar Ee sal fudayd ku hayo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +6

    Indho indho big man 👨

  • @abdirisaqomer362
    @abdirisaqomer362 2 года назад +14

    Indho indho taariikhda xusaysa 👑

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 2 года назад

      Taariikhdee xusaysa waxa waalan aa dabadhilifka ah adiguna doqon Aan wax ka garanayn baad tahay….

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад

      @@sahraguled7480 naagbad tahaye raggan aad u jawaabayso ka xishood o dhidhiibso

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 2 года назад

      @@abdulwahabaden2116 haa qabyaalad baa kaa hadlinaysa hadaan Naaga ahayna Naagtu ma wax dhimatay baa Naag baa tahay warbaad haysaa

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 2 года назад

      @@abdulwahabaden2116 kkkkkkkkkkkkkkkkk dhiidhiibso??????????

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад

      @@sahraguled7480 haa de indr raalina ahow

  • @khadarcalimaxamud9250
    @khadarcalimaxamud9250 2 года назад +11

    Mashaa Allah xildhiban indho indho qufku saro jenyaha jimicsi waa ka xaran

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 2 года назад +1

      kkkkk sax waa liibaax indho indho

    • @mohamednairobi8000
      @mohamednairobi8000 2 года назад +1

      miyu cabsanyahay Ceebu dhex fadhiya runtii kani

  • @c.qaadirc.c.c3928
    @c.qaadirc.c.c3928 2 года назад +16

    Mashaa allaah nin adayg baad tahay rabbi ha noo kaa daayo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 года назад +1

    Barlamaanka cusub waxa soo galay rag si cad u daafacaya Somaalia oo canbaarayn la daba taagan Somalilaand talaabo kasta oo ay qaado. Ragaas waxa u horeeya Abiib ooyaaye. Waxa iyana jira xildhibaano la mid ah oo Somaalia si dadban ugu hiiliya iyakoo ka shaqeeya fowdo, buunbuunin, gacan ka hadal, kicitaan waxmagarato Somalilaand gudaheeda iyo ciidamada Qaranka oo looga taag la'ayahay.

  • @yoha2023
    @yoha2023 2 года назад +27

    Somaliland oo qofa xl indho indho🙏🙏

  • @gaasiraguuled2497
    @gaasiraguuled2497 2 года назад +4

    Fariid indha indho iyo tolkii ma reerahan lagu caybartuu moodayaa dhabiga u qor waxii xadkiisa soo dhaafa xildhibaan iyo xasaanad bay kaga dhegtaye.

  • @sufyanadam4033
    @sufyanadam4033 2 года назад +2

    Kuwo Cilaaj Kasoo Baxay Ayey Dadkii Noo Dooreen Oo waalan oon Garnayn waxa loo Doortay Ooyaaye Waa In Shaqo Fiican Laga Qabtaa

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 2 года назад

      Sufyan Adam: noocaagaas baa u baahan in shaqo laga qabto.cilaajgu waa adiga waayo wax aa shaqadaada ahayn baad ku daalaysaa .sidaa darteed masgaxdaad ka jiran tahay

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      @@drbrave4546 HHHHHHH IBNU HAAD INA AFWEYNE HADAA MAADAY SHAWADADA TAHAY AFDHEER BAAD MALA SOO GALAYSAYSAYE IYO MUNAAFAQADE REER MIYI UURLE

  • @abdirizakgaazh3280
    @abdirizakgaazh3280 2 года назад +6

    Indho indho gudoomiyaha golaha guurtida dhawaan inshalah

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 2 года назад

      Ingiriis idinma rabo.
      Xamar wadahadal ma rabto.
      Itoobiya waxaa loo hellay Dekedda Berbera.

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 2 года назад +1

    Mr abib tolaay ohina o kusalaysan cuqdad qabiil ayu kuso fulay salanka Mafiyada isbahaysiga e xisbiyada Mucaridka ku abtirsada dafirada iyo dawladnimada Somaliland iyo kicinta ku salaysan iska horkenta iyo ku kicinta qabyalada e ay ka dhexwadan gobalada Somaliland iyo Isku dirka iyo iska horkenka umada Somaliland iyo xukumada barakaysan e u hogaminayo Mudane Madaxweyne Muse. Abib iyo ka kale deganka awdal inu ku abtirsado ku ciyaya e aan cidna cuqdada buxisay ku matalin waxay u bahan yihiin in la Dabro shurucda WADANKan Somaliland labaro.

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 2 года назад +10

    That senseless talkative so called xildhibaan has finally got a nickname that suits him (Oyaaye). Kkkkkk

    • @user-horo
      @user-horo 2 года назад

      👍🤣

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 года назад +1

      Kan hadlaya wuu waalan yahay

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 года назад

      Beenlow

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 2 года назад

      @@Xaq_udirir, adigaa waalan oo beenaale ah. Kkkkkk

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 года назад +1

      @@ibrahimali2860waxaad u malaysaa inuu khaad kasoo kacay ma fayooba

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 2 года назад +4

    Ninkan xildhibaanka waan dhagaystay oohintii uun baa u hadhsayd wuxuu ku hadlayey waa khalad waxaan leeyahay nin yar baad tahay dadku yaanay ku ogaan jooji inaad meelaha ka hadasho waad fashilmaysaa talo soona qoro waxaad ka halayso haday ka fursan waydo

  • @yuussufmahmmud5964
    @yuussufmahmmud5964 2 года назад

    Xildhibaan Indho Indho waa Libaax hooyadii ayaa Nin dhashay

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 2 года назад

    ISAAQOW HADDAAD HADDAAD GOB TIHIIN INANKA YAR FIKIRKIISA CABBIRAY KA XISHHOOD OO ILLAAHAY KA CABSADA HADDII KALE ISREAL BAAN IDIIN DIRAYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌸🇸🇴🇸🇴

  • @mahamedkhashare5283
    @mahamedkhashare5283 2 года назад +3

    Inta wasiir eed tirisay ma ballan qaad lacageed ayd la gashay aduu waxad tahay xildhibaanka sunta ka ilmaysiisa lacagta

  • @de6236
    @de6236 2 года назад +10

    Mash'alla Idho Idho. Somaliland guuuul 👏👏

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 Год назад +1

    Waa xaq nin lugu ixtiraamo maslaxadda deegaankaag indha indhoow

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 2 года назад +3

    Thank you Xildhibaan Indho Indho

    • @zakiabdi4687
      @zakiabdi4687 2 года назад

      xildibaane Abiiib waa nine umada u hadlo

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 года назад +4

    SOOMAALIYEEY INDHA-INDHO ANIGAA CID U XIGA NALOOMA QABTO.
    TAARIKADAA LOO BEDELAY , RAG UU KA MID YAHAY.

    • @sharmarkeise8869
      @sharmarkeise8869 2 года назад +1

      indho indho wa nin masuula gobalka Laascaanona adiga aya matala lona daba fadgista wa xaqiiqa midhkasi iaha cadawgu ka dadan xildhiban

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 2 года назад

      😂😂😂

  • @dhagasayn6370
    @dhagasayn6370 2 года назад +1

    Xildhiban indho indho rijaaal ujawabooo balakarif lkn wuuu oyayaaayeeee lasaaayirdeee xildhibaaan indho indho

  • @gemstar416
    @gemstar416 2 года назад

    No xildhibaan indhoy xildhbaanka haku sheegin itoobiyaan.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 года назад

    Xildhibaan Indho Indho oo Guurtida inbadan ka tirsanaa, ayaa ka fal celiyay hadal ka soo duulay Xildhibaan Mohamed Abiib oo ka tirsan Golaha Xeer Dejinta ee cusub oo meel ka dhiciisuu badan yahay!!!.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 года назад +3

    Kkkkkk markii horeba xiildhibaan uumuqalmeeyn

  • @cabdisalebaan4569
    @cabdisalebaan4569 2 года назад +4

    Waa runtii martidadii iyo magantadii baa lagaa dhufsaday markasad nac nac leedahay rag dharaftoda ilashanaya

  • @elton7425
    @elton7425 2 года назад +8

    Maxamed faqash waa Somaliland diid.

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 года назад +6

    Wuxu wuxuu ahaa uun wax ooyin kusoo baxay😂😂😂😂

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 2 года назад +2

    Xilibaan indho indho waa legand
    Kulahaa waa kuwii itooobiya ka ooyi jiray

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 года назад +1

    Ciyaalkiba bartay in xildhibaan ooyaaye kayidhaa kk

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +8

    WAA kuwi itobiya ka ooyi jirey 😂😂😂😂😂😂😂😂👈

  • @deathwish1530
    @deathwish1530 2 года назад +4

    Libaax walee
    Indho indho
    Nabad gelyadu waa muhiim
    Somaliland first

  • @sidaas95
    @sidaas95 2 года назад +12

    بارك الله فيك ويسلم فمك

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад +1

    Sawirkanaa xildhibaan ah

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 года назад

    Indho Indho inder xaalkaagu waa MARTIDU WAA ISKA NAXDAA!

  • @xidigta4552
    @xidigta4552 2 года назад +2

    Ooyaaye wuuwaashay waxwalba lasii samaroon muxuudalkan uqabatay xildhibaan ooyaaye waar naga aamus

  • @osmanahmed7568
    @osmanahmed7568 2 года назад +5

    😅😅 xildhibaan maxamed abiib Karbaash xalaal ah

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 2 года назад +2

    Waar xildhibaan ooyaaye ma aha samaroon ee waa soo raac waa jibraacin wuxuu ka midyahay 6 jilib oo sooraaca ah

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 2 года назад

      Kkk beenta jooji
      Xildhibaanka reerkiisu
      JIBRIIL SACIID DAUD
      SMRON //////// ///////
      ilma samaron saciidna waa
      ADEERKOOD
      that's the FACT

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 2 года назад

      Hadii aad ubaahantahayna
      TAFAASIIL DHEER
      DIYAAR
      BALSE BALSE BALSE
      NO XANAAQ

  • @alifarah6254
    @alifarah6254 2 года назад +3

    Asw walaale run buu Sheedy

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 2 года назад +5

    Indho indho

  • @fadumaibrahim8875
    @fadumaibrahim8875 2 года назад

    Waxan lahadlayaa ninkan xiiqsan samafalaha rer boorame ee xildibanka ah kula hadlaya cantalbaqashka .xildhibanku kaana dayar kana xigmad badbadan waxa layi walee habariba haben dihatoo hal aandhalay wahubaho waahalyey ti lakin gabashii ku dhashay iqyar madhalin ina ader ku oran maayo iswaya adiyo warasadaada ku oran mayo isweydarta adiyo walidkaa ku oran mayo kala hara adiyo ooridadu lakin midban kuleyahay walacu wa diga xuman baana kurimisay ee kadeg wiilka reer boorame eeddo xildhibanka reer booramow kuwaar daaraha fardosaad hawaayin warasadaada hawarto ooridaadu sarsuuro gudub ahaaw siraadka hawayin waxad jeclaato hadana macsi kuu aheyn aamiin

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      HHHHHHH YAA ORIDADU SASAR DUDUD AHAW A MURUXUU MARAXAA
      GUDUB AHAW WEYAN XIKMADADU HADU NOQDO ISDHAAF BAANU U LAXAAMADI MARKASU KIIBIIN WEYN TUURI DOONA ADIGANA HADAN MAR
      DANBE KU ARKO ANA ISDHAAF KU LAXAAMADI HA BAKHLAYSOY

  • @halyeeyqaran1094
    @halyeeyqaran1094 2 года назад +1

    Af Xabashigana Uu yaqana baa layidhi 😀😀😀

  • @MubYus
    @MubYus 2 года назад +1

    Indho indho.. waa Guurtidii asalka ahaa.

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 года назад

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @mussewais3275
    @mussewais3275 2 года назад

    Indho indho waad Qaldantahay
    Ka Xishoo Xildhibaan Maxamed Abiib
    Indho indho beenaale iyaad Tahay
    Xildhibaan Abiib Adoo ku Toodaya
    Indho Indho ka Xishoo Mudane Xildhibaan Mahamed Abiib

  • @Allamagane
    @Allamagane 2 года назад +1

    Anigu waxaan malaynayaa in ninkani yahay
    Kuwii borama ka ooyi jiray Ninkan xildhibaanka ahi 😂😂😂😂😂

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +9

    Waa xil aan birimageyday lahayn xoolahaa dhaamma m abiib mid la yidhaa.

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 2 года назад +1

    Indhooy kadhin waa nin yare

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 2 года назад +4

    legend xildhbaaan indho indho hhh nin aaan waxba qarin raganimo ku dhantahay

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +1

    Kaa aad sheegayso iyo kuwo lamida maba dhegaysano waxay ku hadlayaan

  • @abdikahin8843
    @abdikahin8843 2 года назад +4

    Well done indho indho

  • @roblehharawe-sl9ky
    @roblehharawe-sl9ky Год назад +1

    Inshallh guulban kurajeneya

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 2 года назад +2

    Indho indho aakhiro maqan lkn
    Aduunka ducfi liita oo lhysta ah baa tahy

  • @abdiezza9594
    @abdiezza9594 2 года назад

    Xil indho indho, jawaab waafiya sidii. Waa kuwaa laftoodii, hàaaaaa ha ha . Waa jigjigaawi.

  • @abdi5852
    @abdi5852 Год назад

    Maxamed Abiibna waa geesi usoo baxay beesha Samaroone ilaahay baana dili kara ee Iiddoor af qudhmuune waxba kama qaadi karo ee miss Lindsay Graham (futa Ku indha indho) dhillayahay afkaaga qurmuun kadaa ragga gobta ah sida Ina Abiib.
    Viva SSC Jamaahiirta Viva Awdal State of Somalia down to Gunterland Anderson land
    Lothland

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 2 года назад +6

    Abiib is too much, I think it was a big mistake to be elected, he should be empich totally.

    • @allyjama3552
      @allyjama3552 2 года назад

      Absolutely..... he's not politician, emotional rollercoaster, angry all the time, feel sorry for the people who elected him.

  • @jaangoo7290
    @jaangoo7290 2 года назад +8

    Manash Allah idho idho guul iyo gobanimo somaliland 💚🤍❤👈👀💯

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 2 года назад

      Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.

  • @teedcade3747
    @teedcade3747 2 года назад

    DOQONKAAN YAA NAGA AAMUSIYA DULIGA WAA MID CABSAN BAL EEG INDHIHIISA NACALAD ALLE HAKUGU DHACDO

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 года назад +1

    Qosol baa iga dhanaaday walee rynbadana

  • @MubYus
    @MubYus 2 года назад +1

    Xil.. Indho idho, waa Guurti gar yaqaan ah.

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 2 года назад

    Wa sax aaqiro iyo aduun midana ma haysiin reer marqaanland

  • @maxamedxassan2557
    @maxamedxassan2557 2 года назад +3

    Waaruntii ildhibaan indhaw indho
    Anaa kamarkhaatiya in laascannood
    Tahay halka ugu cibaadadabadan

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад +4

    Mansha Allah
    Xildhiban Indho indho.
    Shaqsi Jira.

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 2 года назад

      Waa shaqsi dhintay oon waxba la noolayn
      Ilahow magac xumahiisa na dhaafi aamiin

  • @libanosmanabdirahman4337
    @libanosmanabdirahman4337 2 года назад

    Xil. Indho indho waa Daraawiishtii Saxda ahayd

  • @msa_1439
    @msa_1439 2 года назад +3

    OOyaaaye Aad buu u dheeraynayaaa xasaanada hadii laga Xayuubiyo Suu Yeelayaa iminka

  • @hashiahmed3900
    @hashiahmed3900 2 года назад

    eexdaad raga dhulbahante kolkay tartamayeen cabdirisaaq waxaadkusamaynaysay waad ogtahay maxamed ABIIB waaragii 8haahaa ee awdal kaaguulaystay guulwade

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 года назад +5

    Heestii u qaad ahayd haku noqon dhalaankii walidkii dhalmada baray
    Hhhhh waxan ku qoslay waa ninka ooya hhh

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 2 года назад +5

    Hhhh waa runtaa xildhiban ooyaaye

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 года назад

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @guuleedgalo6137
    @guuleedgalo6137 2 года назад +6

    Waan ku wataa indho qaarkastoo soomaaliland ka soo horjeeda u jawaab

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 2 года назад +1

    Xildhibaan indho indho wuu saxsanyahay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 года назад

    Mr indho indho kaa ina abiib la yidha la wada arag inu shar wade yahay Allah swt umada ha ka qabto

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 года назад

    Idhi idho geesi geesi dhalay u sheeg runta garan waa miidhan oo qabiil ku soo galay somaliland oon gayan xildhibaan ayaa noo fadhiistay maarlaman kii somaliland