Adiga hal arrin aan kaala hadlo xilguntadoow ma beenan sheegaa iyo run aan sheega iyo warkaas kabax adigu waxa kadhintay ama dhibka loo gaystay ciidanka dawlada iyo ciidamada deeganka hanoo sheegin e khasaraha loogaystay khawarij kaliya noo sheeg.jooji calaalka.shaqa fiican baad haysa
Axmed Madoobe waa ummada Somaliyeed Allaha ka qabto masiibo Allaha ku rido Amiin
Khawaarij gabalkeedi wuu dhacay horaa loo soconaya❤❤
kaasi xilfhibaan ma ah waa xaqiijinaa xilka ha laga qaado xabsi waa in loo diraa
Kulane jiis waa khawaarij iyo wax kasiixun codkiisa soo dhig baraha bulshada
Mariixaan gabadhooda guur ma laha ithoopia dull saaran gedo .xasan sheehk ayaaa lagu xu meynayaa
Siidaa warka duqa
Saxiib warakasta tariida markaad hadleysid sheegtariiqa sheeg😅😅is 😅
Iskada ninka aad wadwado magaciisa wayo waxaa kufarxi khawaarijta
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga hal arrin aan kaala hadlo xilguntadoow ma beenan sheegaa iyo run aan sheega iyo warkaas kabax adigu waxa kadhintay ama dhibka loo gaystay ciidanka dawlada iyo ciidamada deeganka hanoo sheegin e khasaraha loogaystay khawarij kaliya noo sheeg.jooji calaalka.shaqa fiican baad haysa
Abti maxaa kuu diidey in aad taariikhda aad sheegto karkaadu aad tabineysid? sidey ugu wareerin aqyaarta! Nabadeey
Warkaadu goortaa aad tabaneysid taariikhda ku salee
Beenaale runba tagaanid miyaa