Maxkamadaynta Gabdho Loo Safrinayey Khawaarijta Duurka ku jirta.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 107

  • @sahra951
    @sahra951 Час назад +1

    Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah qaan gaarku waa 15 sano hadey hilmaameen ha loo sheego fadlan

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 часа назад +4

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen ❤❤❤❤

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 часа назад +1

    God bless our forces 💞💞💞

  • @hassanabdi1984
    @hassanabdi1984 5 часов назад +8

    Xaliimo delver ah cajiib waye😅😅😅😅

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 2 часа назад +1

    Waa gabdho masakiin ah halo naxariisto

  • @cumaryuubay3980
    @cumaryuubay3980 3 часа назад +5

    17jir iyo 18jir aan qaan gaar ahayn waa yaab

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 2 часа назад +1

      Caqli ahaan ma korin balse qaangaarwaye

    • @Xarshiite
      @Xarshiite 2 часа назад

      Sida sharecada iyo diintena qabto gabarta hadee 17/ 18/ 19 dintena waxay qabtaa inuu qangarahy oo wajib saranyahy lkn marka loo eego galbeedka wazay ku qangaraan 18jir wazay kala jedan kaliya kuxumen islamka

    • @ahmedizayoz5931
      @ahmedizayoz5931 Час назад

      Walaahay wa yaab. 😅😅😅

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 4 часа назад +5

    Anagu soo islaan manihin 15 sano baankuqangarnaa maxthy 18.sano magalan noqonay wawareey war somali maantay cadaysteen warkodi

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 3 часа назад +1

    bisinkow kuwan waa shaydaamin caruurta xata ma dhafin dad ha laga qabto ilaaheyow shartoda shacabka ka badbadi shuute ilaahey ha ku fududeyo shaqadan adag ee aad shacabka u hesid salan sare 🇸🇴🎉👍

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial 40 минут назад

    Waa gafteen maanta 😂

  • @AbdirahmanIbrahim-o5q
    @AbdirahmanIbrahim-o5q 3 часа назад +2

    16 iyo 17 aan qaan gaar ah ahayn waligay mamaqlin

  • @amaalcumaridris9770
    @amaalcumaridris9770 2 часа назад +2

    17jir iyo 18jir aan qaan gaar ahayn waa yaab😂

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Час назад

    Waar waa Naagaha Qaraxa lagu Xiro é Toogta Dhillooyinkan 🔥🔥🔥💣💣💣

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Час назад

    Waxay rabeen ineey Qarxiyaan Gabdhaha Yar yar 😭🔥🔥🔥💣💣💣💣😡😡😡😡

  • @PrimeMovies-8k
    @PrimeMovies-8k Час назад +1

    Aniga 30 aan ku qaangaaraa 😁😁

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 часа назад +1

    Tastuurkii Allah ayaa laga leexday 16 ?

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 4 часа назад +7

    SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah waxad kuxumaysan kuxukuma lkn sharciga muslimka 16 17 qayn gaar wadhafayn intaad sharciga Allaha dafiraysan nabad helemaysaan

  • @diingabuur7961
    @diingabuur7961 4 часа назад +3

    Wa masakin raxan weyn iska baahan 40 dolar ayay siyan gajada ayay uga faiidestaan

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 4 часа назад

    Walaahi waa caljiib

  • @KonamiGame-sn8gv
    @KonamiGame-sn8gv 3 часа назад +4

    Dalkaan wlhi waa la dhaqan badalay hdii 17 jir uusan qaan gaar eheen wali jidkii Allah noo jideeye uma dhawin

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Час назад

    War dumarka ha la iskadaaayo waa masaakiineee

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 Час назад

    Hoognay 😂😂😂

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Час назад

    Dadu qaan gaarku waa 15 sano.

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 4 часа назад +1

    Bishii 40 dolar waxs mabiilbaa alshabab wagaajo caadiya balayo idinkudhcday

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 3 часа назад

    Kuli waa qaangaar 13 jir iyo 10 jir kuma jiran

  • @NoYes-p8u
    @NoYes-p8u Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Yaab naagaha xittaa maku jiraan waayabnaye

  • @HanadMahmud-b9t
    @HanadMahmud-b9t 2 часа назад

    40 dolar bil usin jirey

  • @FaadumiinaFaadumiina-y2u
    @FaadumiinaFaadumiina-y2u 4 часа назад

    Buur ku dhinta

  • @cabdullahiyare5571
    @cabdullahiyare5571 14 минут назад

    Xaliimo waji malahan kwrn arsenal 40 kula joge anagana nagu adkene😊😂😂

  • @mohamedibrahim-ts3eu
    @mohamedibrahim-ts3eu 4 часа назад

    somaliyay saan wax kabadala wararkinan dibada yaalana ha qarsoonadan

  • @farxayomahamud2074
    @farxayomahamud2074 4 часа назад +1

    Balayo idikudhacday halalayo eelaydan dhamanto waa calshaba raga iyo dumarka daad ayey usocdan dilan nijista

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 5 часов назад

    shabab waqtiginii waa dhamaday

  • @CabdiraxmaanMaxamuud-xm7jo
    @CabdiraxmaanMaxamuud-xm7jo 4 часа назад +1

    16jir 17jir aan qaangar ahayn xagee lagu arkay ma sharci lamoodkii rer galbedka ayaa lagu xukumaa max kamada

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 5 часов назад +1

    Waxan delivery ga ah wax maa naga siisaan tolnimo haday jirto 😂😂😂😂😂

    • @BisharWarsame
      @BisharWarsame 4 часа назад +1

      😂😂😂😂😂 naag la.aanta I hayso igu daran

    • @AM333N-5
      @AM333N-5 2 часа назад

      Nabadoone la soco anytime u qarx 💣 i karaa waku kaligaa. 😂

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 5 часов назад +1

    Shuute Dadkoo xukumo maxaa loo toogan la,yahay??
    Filin hindi miyaa lajilaa.

  • @Maxameddeeq-y8r
    @Maxameddeeq-y8r 50 минут назад

    Raga raadsada dumarka iskadaya

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 5 часов назад +1

    Kuli waa qaan gaar 15 sano oo diinta sheektay wey ka weenyihiin ee maxaa dhacay sheekadi reer galbeedka maa nookeenteen hala xukumo ama hala wada daayo

  • @wadania932
    @wadania932 4 часа назад

    15,16,17 ayaa shabab hadiyad ahaan looogu gaynaya 😮

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Час назад

    Naagtu ninka qabaa haduu dambiile yahay iyadu ma dambiilaa halkaa khalad ayaa ku jira

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 3 часа назад

    War raxanweyn alshabab bdnA

  • @Hamdiomar-u4q
    @Hamdiomar-u4q 55 минут назад

    Yaaab nin kii cadiga ahaa laga baqaa
    Naagtii cidas aminte iga cilmi badan

  • @bvrhaan
    @bvrhaan 2 часа назад

    meesha maxkamada Muslimaadka lagu dulmiyo isku badashay

  • @bvrhaan
    @bvrhaan 2 часа назад

    ragga kale foolxumada noocaan kuma dhaqmaan, Dowlada arinkaan wey ku fashilantay

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 48 минут назад

    Wallee shabaab naaga wasoow waa dhameeyeen. Siil jclaa wuxu

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 3 часа назад

    Waraa aniga maa waxaan kis la ika siiyo yqyow meeshaan caadi maha😂

  • @elchapo5433
    @elchapo5433 4 часа назад

    Yarkan so maahan kii timajaraha ahaa soona beer beerta qaadka

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 5 часов назад

    Shuute caadi maahaan 😂😂😂😂😂

  • @bvrhaan
    @bvrhaan 2 часа назад

    nimankaan diin nocee heystaan? 16 iyo 17 hadey qaan gaar eheen, 18 aa qaan gaar eh miya. sheekadii mareykan iyo yurub ahaa.

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 36 минут назад

    ASc waxaan jeclahay inaan la inkirin allaah kitaab kiisa muslin ayaan nahay gabadha muslimada .9 sano ayay ku qaan gaartaa haddii Korin fcn la koriyo xeerkaan aad ku dhiseysaan xukun wuxuu took uga hor imaanayaa diin teena yaan sanka nalaga gelin xaqiiqdii ma living karno wixii didn't ka hor imaanayo waxaan cod sanayaa in nalaga joojiyo 16 gabardine jirta haduu allaah siinaayo 4da ayay dhali kartaa adinkoo og hanagu cam carina wallaa lla yaal mahad sanidiin

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 3 часа назад

    Naag Ninkeeda oo Dhufeeyska Qooq kula dhiman Rabo Sabiil ka gaarsi ah u siday ma Qaan gaarin macquul maahee see wax u wadiin Team Shute. Sharci islaamka waxaa lagu qaan gaarraa 15sno ama ka yar Qofka hadii lagu arko Calaamadihii Qaangaarka

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 5 часов назад

    𝗞𝗸𝗸𝗸𝗸𝗸𝗸

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 2 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 4 часа назад +3

    Diinta sidi aan ku ogayn Miya Laga badalay
    Wamaxay 16jir iyo 17jir laleyahay qaan gaadh mahan😳😳

    • @imanyare5776
      @imanyare5776 4 часа назад

      Dowlada dadka ka tirsan ilmahoda 18sano ayay ku qangaaraan lakin umada kale 14 illa15 ayay ku qangaran

    • @UmmuMarwaan-r1d
      @UmmuMarwaan-r1d 4 часа назад

      Horta kuwaan Maa dhaqan diin kasugee say balayada

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 4 часа назад

      Waa gaalo kuligood cidii tiri iyo cidii ku ajiibta ka been sheegida ayaadka cad cadaa ee allah caza wajallah

  • @FaadumiinaFaadumiina-y2u
    @FaadumiinaFaadumiina-y2u 4 часа назад

    War eelaydaan yaa naga qabto

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 5 часов назад

    Anashukansaday😂😂😂😂

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 4 часа назад

    Gaaariyasha gobalada adaa sifican halo baaro siiba galmudug iyo juboyinka

  • @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi
    @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi 3 часа назад

    dad badan oo soqorayo ayaa arka gabdhahan qaan kar ma,ahan dindeyna wxey qorey in gabdhu 9sano ila 15sano ku qaan karayan marka shuqul kaleydka nakadaya

  • @Somali_studios
    @Somali_studios 5 часов назад

    Khawarijta dalka uma rona dowladana dadkeda ma daryesho oo canshuur nafta kaga qaaday shacabki

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 5 часов назад

    Hdii shabaab la maxkamadeynaayo mxa jareer iyo elay ka dhigga😂

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 4 часа назад

      Iyaga u badan ayda foosha xun dadkee cuqdad u qabaan 😮
      Foolxumada isku neceen

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Час назад

    Hala xiro waayo waa alshabaab iyo alshabaab kalkaal

  • @cadaviecadavie6971
    @cadaviecadavie6971 4 часа назад

    Been waye sxp al shabab maiiman hada

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 4 часа назад

    😂qadhmuun wayne allow yaa xasuuqa
    Uff wey ii urayaan
    Naaguhuna waa kuwa ka danbeeya qaraxyada oo dhan iyaka soo dusiya ayda foosha xun
    Hla xasuuqo urayaasha
    Waa jareer iyo raxan wayn

  • @ibtisaamAadan
    @ibtisaamAadan 4 часа назад

    macnaha gaalo maanhy waaxey hablahaan la leeyhy mey qabgadhin

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 4 часа назад

    Raxanweyn Ethiopia ayaa magaalooyinkodii heysata jihaadna waxeey udoonteen ceelbuur kaalay waali arag Ethiopia 🇪🇹 ayaa laga cararayaa Somali dhiigeed ayaa loofakanaa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 часа назад

    Garamgaramtu dhib badanaa wax ay ka shaqaystaa hala baro beerahoodii iyo dhulkoodii muriyaantii ka dhacdayna haloo celiyo

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 5 часов назад

    Shuute in tuuyaqaanay waala dhaafay.

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 часа назад

    Ninkaagaaa Alshabaab eh dambi ma noqoto! Naag walbo ninkeeda amarkiisa ma diidi karto, xoog halagu qabo ama xiilad taas waan wada ognahay hadaan Somali nahay ee gabdhahaasi masaakiinta ah iska sii daaya. Ragga dambiilayaasha raadsada Looyarka hadalkiisa waa mid sax ah.

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 4 часа назад

    Qaarkood aan qaaan gaar aheenin iyo waa 16 iyo 17 see cml ma runaa hada dustuurkii ma shaqeeyay oo ma 18 aan ku qaan gaarnaa😂😅

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 41 минуту назад

    16 miyaad leedahay qaangaar maahan dulmiga diinta islaamka maad iska daysaan soom iyo salaad ayaa kuwaajibaya waana la qorayaa wax kasto ee camalkooda wanaag iyo samaan

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 5 часов назад

    Qabiilada Diya kala qaadanaayo lama joogo waqtigii Diyada.
    Wixii kama ah waagooni.
    Laa,kin wixii Bareer ah in la aqbalaa Diyo waa Dhagar kale oo lageysto.

  • @bvrhaan
    @bvrhaan 2 часа назад

    Dumarka masaakiinta iska dhaafa, ragga meshey joogaan waad ogtihiin orod iska dhiciya

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 часа назад

    War hadii la khasbay weey ka carari kareen weeyna report gareen kareen orod shaqo yeelo waxaa difaacdo meesha majiraan

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 4 часа назад

    Gabartan dharka baluuga xeran shuutow 10 wiil ayan ka dhala oo ciidan qaran noqon doonaane fadlan igu dara aniga kuwan khawaarijta siilke u wadan hilmaamsiin doone

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 45 минут назад

      Acuudi bilaah 😂😂😂

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Час назад

    18jir waa dhaqaanka gaalada ninka uumad islaama sharciiga gaalada ku xukumaaya ayaa alshabaab wax ka sheegaaya

  • @abuu_haaland
    @abuu_haaland 4 часа назад

    al shabaab oo dhan waa jareer iyo eelay, aarsasho watan dadkas waala ciilay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Faabio488
    @Faabio488 3 часа назад

    Eelay wiiq Mesha Lagu Arko Halagu dilo Nacalada shabaabka Badan 😂

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 44 минуты назад

      SubhanAllah reerka maxa qaatay

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 39 минут назад

    Masaakiin reer koonfurta caruurtiina ilaashada gabdhihiina waa la bahdilaa wiilashana argagixisada laga dhigay waxaasoo dhan faysal cali waraabaa ka danbeeya ka digtoonaada adna

  • @Hassan30003
    @Hassan30003 2 часа назад

    Ragu qawaariij ha ahaadaan lkn waa nafley ee nagahooda u fasaxa ha is …..😂

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad 2 часа назад

    Beenaale yaal baa tihiiin😮

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 4 часа назад

    16 jir maa qaangaar aheen sheeko gaaleed miyaa ayaadka ilaaheey ayaa kahortimid gaal ayaatahay kuwa kaa dhageesanaayo oo hadlina waa taageersanyihiin jabinta sharciga allah waa gaalo kale kuwa commentiga ku taageeridoonana gaalo kale ayee noqonayaan hadee taageeraan xadgudubka ayaadka allah ee towbad keen intee goor goortahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

    reer koonfur galbeed iyago dhan ma alshabaab lashaqeeya oo gabdhahoda siiya ee gabdhan xukun adag halagu rido si looso afjarayo beenta waalidku caadeystay

  • @SOOMAALIFILMS
    @SOOMAALIFILMS 5 часов назад +1

    Hooyadiin wasa talafashinka qaranka Soomaaliyeed 😂😂😂

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 5 часов назад

      shabti kudhashay wasee amus

  • @Asalow_media
    @Asalow_media 5 часов назад

    Maxkamada cadaalada daahir calasow kuso dhawaada

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 4 часа назад

    Walle dowlad isku Sheegow manta balaya faraha la gashen hadaba dhaqanki gaalka aad rabtan ina umad islaama ad ku dhaqdaan 17 iyo 16 sano jir qaangaar mahan hada keenteen😢 wlhi dalkaan wa dal lagu dhaqo dhaqan gaaled 😢 shabaab maxe u dagalamayan yaan qalad la moodin ee waxa qalad ah in qof kas lo dilo umadana ka qarxiyo lkn saan si mahan 😢 subxanallah

  • @cumaryuubay3980
    @cumaryuubay3980 3 часа назад

    17jir iyo 18jir aan qaan gaar ahayn waa yaab

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 5 часов назад

    Qawarij qaqtikoooddi Wii dhamaday dhalaniyarada waxa loga faideysta bahiib