WIILKII AAS-AASAY KACDOONKA DHALINYARADA OO LA DILI RABO & DADKII OO KACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 94

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  2 месяца назад +5

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 месяца назад +1

    Haye hee hadaad diideen is xoreeya reer muqdisho oo aad qabiil bahasha dhigtan ma in sidas in xamar ku jiran miyaa idinla fiicnaatey nimankiina saas u hadlaya xage joogtan meel aan xamar ahayn marka sida ayad rabtan inay ku jiran reer xamar aqli ha shaqeyo ❤

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 месяца назад +1

    Dowlada aad kufaanaysid aaway walaalo.
    War tanyar Xalanaa laga soo siray.

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +3

    Soomaaliyey Somalia waa hal dad isla dhasha iyo kuwo is dhalay oo isku af ah isku diin ah isku dhogor ah ilahay kacabsada labada beri aad ku leedahay nabad ugu nooloow adunka

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 месяца назад +1

    Somaliyey qabil kudimo inshallah 🙏 umad masibo ku dacday wax walbo qabil lado garad xun dadk qabil ku badalo qaranki qabil ku badalo o somalia 🇸🇴 qabil ku badalo alshabab iyo qabilk wa isku bid

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 2 месяца назад +2

    Soomaali qabiil daa dilay bal dhaliyarada hawiye waxay ku hadlayan daya
    Waa ka xumahay xaalada soomaaliya aduunka ceeb baa lala joogi la'ayahay
    subxana allah

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 месяца назад +3

    War waad jirantihiin ee alaha idin caafiyo walee inta aad qabiil ku dhagantihiin ineydan horumar gareen waligiin isku dhaganaada subxanalaah

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 месяца назад

      Wa sax wllhi dadkan qabila qalbiga kadagay qabilkeyna cabudan

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +2

    Dibad waa kasoo daalnay ee hanagu celinina ilmaheeniiyoow War yaa uga sheeganaa nimanka yaa allaah ilaahoow naga soo gaar

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 месяца назад +1

    Somali Somali uma talinkaro! Wa habenkii xalay oo tagay! Sxbyaloow dowlad maan iska soo ijarano hanoo talisee! Bal eeg Somalida adunka dhan kunool wa shaqeystaan and doing very well! Talo Lee heynin marka walaalayaal dad professional ah oo ajinabi mshaar ki shaqeeyo aan soo ijarano hanoo taliyaan

  • @abdinaasiribraahimali753
    @abdinaasiribraahimali753 2 месяца назад +4

    Dadka caqliga baa ku yar sida muuqato, umaba eka dad horumar doonaya, somaliya qof aan kaligi talis ahayn ma anfacayo

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +4

    Nimanka wiilka itobia warkiisa u gudbiyey maraban iney somali ficnato cadow udhiibayaan nimankas so sheeg wa kuwee washamsi halagu qaado

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 месяца назад +2

    Hawiyoow abuura swaeel sidii ragii xore Xamar dhalin yarti ee aheed 13kii

  • @AhmedAhmed-y3m7g
    @AhmedAhmed-y3m7g 2 месяца назад +2

    Wll Xisbi ma ahan waaa uruurka kacdoonka dhalinta somaliyeed

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    Hawiye irir waa mawaadinka runta ah ee lala noolaan karo

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 месяца назад

    Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto ku amaansado amiin yaarabi

  • @mowlidismail9817
    @mowlidismail9817 2 месяца назад +1

    Wakaxumahy. Qofwaliba. Shashada. Hayimad. Waxase. Xaqiiqo ah. Insomaliya. Xata. Rajouso. Socotajiri. Nasibdaro. Waujeda. Halmawqaf. Isuguma. Imankara'n. Runtii. Wanasiidaro. Xaqiqadu. Waxay. Tahay. Qadiyad. Male. Wada'iyad. Male. Lasoco. Wakuwi. Sosocdady. Eemustaqbalk. Waxkala. Hadlaya

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 месяца назад +2

    Ascwb Alaah og xaq Ha nagu Sugo adaa Runta og ee aan ka cabsano qabiil cayda Aakhiro qabiilka aad caynaysaan waa la is waydii n waa ceeb qabiil cayda Aan ka Cabsano waa Aakhiro Samaan Subxaanaka yaa cadiim yaab

  • @hassanmahdi279
    @hassanmahdi279 2 месяца назад

    Hawiye asaga hortagan xawashi

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 месяца назад

    Aniga wan yabe dadka hadal dhan mawaxey kagaranayan nacalad subxana Allah wlhi dadkan wadad wada qaldan yab

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 2 месяца назад +2

    War cunugyahaw doqon yahaw aamus adigaaba shabaab ahe haddii kale meeshaa joogto.baa lagugu xiri yaa waylag C.b.b.

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 месяца назад +1

    Dhalinyaro Guul iyo Gobanimo

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 месяца назад

    Somalia waa qabiliy

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Abgal wa karaan inta kle wa somali

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 месяца назад

    Wax yar mooyee waa dad sixran, waa dad xumaan mooyee nafdooda iyo mustaqbalkooda wanaagba u fakareyn. Waad mahadsantihiin.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Daarood Alshabaab iyo Al daacish
    Iyagaa Neceb Hawiye Xabashi keenay Muqdisho100 kun ku diley
    Qaxa Qax baaka Horeeyey lama
    Ilaawin Cabdulaahi Yuusuf Dadqalkii
    Daarood

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад

    bismillah asc horta xey isla walaaqee meysi akhlaaqleh uhadasho subxanallah gabadhu ma maslaxey taagan tahay ok waxan layaabay aaway dowladu war wax dowladan difaacaa hadaa aragtaan waa kuwa kuhoos nool oo hantida dad weynaha somaliyed dhacaaye cunaaye war magaca hawiye kahara nama matashaan tuugayahay tuugadu dhashay wllhi waayaab wiikan wadanka an badbadsano oo itobiya iska saarno ma intaanuu mudeystay inkaaru idinku dhacday

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 месяца назад +2

    Cid wax kaqadi karto malahan sharmzrke guuul anowe

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад +1

    Mr tahriib dhibaato kadib umadaada kalaqeynin iyo qabiil ayaad media usoo sameysatay

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw 2 месяца назад

    Waa Dad xanuunsan Somalida walahi, Maskixiyan bay uwada xanuunsanyihiin, Rer Xamaroow is Xoreeya adinka un baa laidin qarxiyaa adinka un Bana hawiye iyo Darood kujira🤦🏾‍♀️ alshabab dhul Darood iyo dhul Isaaq ma qarxiyo indhaha fura.

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 месяца назад

    Dhalinyarada dowladaan ka soo horjeednaa ma aysan dhihin oo dowladaan ridaynaa

  • @sahraahmed686
    @sahraahmed686 2 месяца назад

    Kuwii a kacdoonka sheegayo gobolkiina ka bilaaba Reer muqdishu waa difaaca Dowlada soomaaliyeed iyo dabar goynta khawaarijta kii asagoo kacdoonka hadlayo yimaado muqdisho waxaan ula dagaalamaynaa sida khawaarijta argagixisada puntland joogta ee buuraha galgala ku jira iska xoreeya

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 2 месяца назад

    Run ayaa LA waayay sow Mahan !!!! Ugus dadka dhalay waa layaan tan kale xumaan aad aha lacanada u dhashiineyso qabiilo dhan soow idinkuma jirto xumaantasi yaa amini Kara nuucaas!!!!! Rabbi ka xishooda

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    Xamar waa isxalisaye bax gobalkaaga soo xaliso

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 2 месяца назад

    Al shabaab Adeerada baa hogaamiye iris biije

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n 2 месяца назад

    Aleylaha soomaali wax ladhaho majiraan inta qabiil aan maqlaayo

  • @MahamedcismanCabdi
    @MahamedcismanCabdi 2 месяца назад

    Kkkkk wardadkan way walanyihiine iska dhaaf niyow

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +1

    SOMAALIGA BAAHAN EE AAN WAX U CUNA HEYSAN, HADDU DHAAWACMANA QOYSKA AYA DHIBKIISA U TAAL, HADDANA CUDUR QABIIL LA YIRA AYA MASKAXDA LOOGA TALLAALAY, AAN DAAWANA LAHEYN.

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    Waryada qabilestoow ameerika waxaa ka taliyey nin afrika ah obaama adigana waxaa uquuri LA dahah dhiigaada Somali ku ah

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Wa qadankarna muquf so

  • @Filsanmohamed-w1o
    @Filsanmohamed-w1o 2 месяца назад +2

    Doqontan bal day wadankinu uu idiin dhisan yahay kulahaa naa aaway wadanka noo dhisan naa aaway dawlada aad la shaqeeya leedahay ma dawlad baa jirta naa aaway dhaqaalaha aan haysano naa fikir maalin walba dhalinteena dhiigooda la cabayo dowlada aad sheegayso may wx ka qabato wlhi tan hadalkeeda ciil baa iga haya

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 месяца назад

      Wa run tas xey mesha ku heysa yesa u talineysa ayadaba qawanon bila xijab ahe nafdeda lee hau taliso tas ba laweydin qiyame

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Cadaado wlc sharma boy

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад +1

    Hawiiye iska qabta hadhaaga afweyne waxba kuma hayaan magac somaliyeed afweyne ayaa ku qadhaaban jiray haday darood daacad ka tahay narkii kii farnajo hayey ayey somalinimo shaqayn lahayd marka iska fogeeya hadhaaga afweyne barey

    • @mohamedabdiyusuf519
      @mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад

      Magaaladiina ka caydhiyaa hadhaaga afweyne waa ciil qabayaashi aarsan waayey ey isaaq ciilay ayaa raba inay madaxa isku galiyaan ayey rabaan xaraantu xaarantu dhashay ninka cagdheer iyo ka harti labadaba isaaq ayaa ciilay markaa inay gabaad iniga dhigtaan yey rabaan markay isaaq iska celi waayen ey isaaq bireeyen etoopida ayey cauayaan iyaka ayaa dabada udhaqa oo adoomo u ah kiiniya iyo etoopiaba

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 месяца назад

    Dhalinyaro iska ilaaliya waxaa jira dad badan oo daarood iyo hawiyeba ah oo laaluush qaatay yey niyada idinka dilin.

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 месяца назад

    Somaali gummysi ayeey kusocotaa, intay Hawiye sidaas waxkuwadaan😅

  • @Filsanmohamed-w1o
    @Filsanmohamed-w1o 2 месяца назад +2

    Waar hawiye iyagaaba alshabaan ah naga taga dheh

  • @MuanafHassan
    @MuanafHassan 2 месяца назад

    War xalada mesha talo mahan hawiye iyo darod ee muheemadena waa dalkena oo nabad ah ama hawiye xilka hahayo ama darod hahayo waxba nagamagalin kaliya muhimadena waa muqdisho oo nawad ah aniga ka ahaan waxan ahay nin reer muqdisho ah muhimadeydana waa muqdisho oo nabad ah waxaan ilaheyna karajeyneynaa in nabad aaan helno shabaabna waa xasidka reer muqdisho ilahey hanaga qabto dowladeenana ilahey awood ey halmar shabaab kuso af Jaraan hasiyo 😢😢😢😢

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 2 месяца назад

    UKDS ayuu aasaasay Ilka case . Muxu u socon waayey? Sharmake wuxu aasaasay KDS. Waa kala duwan yihiin. Idiris Biijo wiilka xaniinyaha uga fun. Kuligiin waa ka maseeteen. Intuu dadka wax tarat Minoan tarının.

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 месяца назад

    Dadka shekeyo in uuw yahy shrmake hil walal shawab ayga ah shawab

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 месяца назад +1

    Daaroodow dhooy laawe xamar malehedin ee dhulkiina aada isma lahay dadkii 90kii sidii laokaa loogalay baa xamar ka dhamaan la' iimaansada dhulkiina cawaanyahay

    • @AishaFarah-j1z
      @AishaFarah-j1z 2 месяца назад

      Aad iyo Aad Reerka Xabad Fuutada uga dhuufta Najaasta

  • @hassanmahdi279
    @hassanmahdi279 2 месяца назад

    Hoyaadaa ayadaa malaha aqlileg

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    Ninka sharmo sharoow waxaw wadaa dhimashada xamar haku sii badato

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад +1

    Jubland maahan dhul daarood sxb aan kusexee lkn ruux kenyaatiga wataa kuhabsaday beenta daaya jubaland waa dhul may land leeyahay marti edebdaran adinka unbaan idinka arkay hooy soomaaliyeed ruuxkastaa dhulkaagi aad waxaadan laheyn af kuma lahaankartide

    • @xaawo1
      @xaawo1 2 месяца назад

      Jublandi anoo ah d5 baa iska leh xagee hawiye ku yeeshay mooryaaneey wadanka waa leeydinka badbaadinayaa insha allaahu li ana waa in dhalinyarada aad qarxineeysid lagaa badbaadsho xaad qaadi kartaa eeyahay eeydu dhashay

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

      @@xaawo1 ma waxaad iloowday cigar ciyaar u mood caana booraha xiligii abaartii dabadheer ee leydinkunaaxinayey mise weynu idin soo xusuusinaa dhegaheynu idinku shubnaa

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 2 месяца назад

    Hawiyow.xagee.rabtayo.lagurara

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Buqlnd Boqor Tooyada Saliid Macasaro harti Hollywood Mudharaad
    Halgu Sameeyo Daacish Buuraha
    Galgala Halaga Saaro Al Daarood
    Jigjiga Iyo Gaarisa Xoreeya

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 2 месяца назад

    gabadhaan kacdoonka diidan doowlad tageer kaliyah ayey u doodeysa ee uma u dadodeyso shacabka mar walbo la babinaayo uma muuqdo hadii aan dowlad wax tareyso heysano mee qarax yada ka ilaaliso shacabkeda hadii eysan aheyn magac u yaal war hawiyo haduu wax yahay waa kan kawaanka xoolaha laga dhigtay ayuu wax ka qaban lahaa hawiyana nagama xitit ninka kadoonka ka soo horjedow nama matalo

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 2 месяца назад

    WAAYAAB SIDA WIILKASI SHEEGAY MAXA ISKU XIRAY QABIIL IYO IN CADOWGA DADKA QARXINAYA LALA DAGAALAMO
    WAA YAAB SOOMAALIDA MAXA KASIYA
    MIYAAN DOWLADI JIRIN MIYAAN DALKA CIIDAN LAHAYN

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +1

    Niman waweyn iney wiil yar ka maseeraan oo ku buuqaan oo qeyliyaan wa edab daro iney niyad jebiyan ayey rabaan iyaga qabileystyaal xunxuno gaboobey ah

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 месяца назад

      Wa run wllhi habiyaha la shegayo hadi uuw wax no qabana lido dadka lagu layey ya kuso dey qawarijta war ulada shekadoda wax weyey aan tashanon rer aan garno larabno alle haso hanuniyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Hawiye kacadoon marabee qabyaalada baa indho iyo dhegatiritee farha halaga qaado meesha holocayasa waa muqudisho meesha shabaabku xata MD hooda yahena waa muqudisho idinkaya idiin taala😏

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 2 месяца назад

    Aduu ya thy legend cilmigana badee ma hawiye aya thy hadi ay jawabtu ha tahy you're not smart hadi ad belaha darod tahy na 😂😂😂wa wax kle aduu ninow kuman fahmin tageer muqdisho ilkacase gudomiye laga dhigo war anoo reer somaliland ah ba leh tuug ba thy ceshku u qabanayo muqdisho bajuuunkastaba way soo korisa😂😂😂😂

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 2 месяца назад

    Waxba ma leh khayr bay noqon wadanku inuu hagaago lama rabo. Sideedaba qof iimaan keh ayuu wax u hagaaga soomaalaay diinta ha la barto oo hslagu dhsqmo waxkadtaa idin hagaagiye

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 месяца назад

    Walasheey xalane waxii galaayo oo kabaxaayo war maka heyno? Wadanka aad shegeysid oo dhisan waa kee? Rati wayne oo qurbojoog kibirsan oo sarajooga ka kadsho maa shegee? Kuwaas faido malaha they are self contained gangsters wearing qamiis!

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 2 месяца назад

    Nimcoda taal ayaa labisu quuri layahay muqdisha

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Badhaya Culus Deni ku Mudaharada
    Buuraha Galgala Xoreeya

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n 2 месяца назад

    Dadoow cuqubo halkii laga galeey caw ku horudaaye caruurtey kaleeysaa caana baas ninkii damaya dad cuqubo hayso baad daawo u raadineysaan

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 месяца назад

    Qabyaada wax hasiisee iskadaa

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 месяца назад

    Daarood ku way ladagaalamaan alshabaabka

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 месяца назад

    Gabadhan xalane may ka shaqaysaa yaa yur qumayo dadka ha is xoreyan

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    Ma dagaalbaa uxiisteen dhalinyarow waa xaasid ninka maanta dhib sheganayo

  • @Amino-t2j
    @Amino-t2j 2 месяца назад

    Kds daaroodbaa iskaleh noo buuq ilmo darood garkenan wx uqabsanayna

  • @EstrXaje
    @EstrXaje 2 месяца назад +1

    War NA dhaafa dagaalka hanagu soo celinina nabada miyaa idin dhibayso

  • @Filsanmohamed-w1o
    @Filsanmohamed-w1o 2 месяца назад

    Hadalkan ha la iga qoro ana xasuus ha ii ahaato hawiye iyagaa wada alshabab ah coz mrkii lasoo hadal qaado maxay u gubanayaan kuwa soo fasaxaya in umada la qarxinayo kuwa qarxinaya iyagaba soo fasaxaya

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 месяца назад

    Somali waa Somali kulahaa. Muu Deni iyo A Madoobe u sheego waxaas. iyagu ma diideen dowlad iyo midnimo. Soow daaroodku ma diidin in Itoopoya dhalka laga bixiyo?

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 месяца назад

    Qabiil maxada idinkagal

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 месяца назад

    Hal suaal haliiga jawabo somaliyey waidinka qabiil isku heeste majirta qof somali ah amaba somali 100 qof hal qabiil iska dhaleyn somali 50 laga yaaba ine hal qabiil iska dhaleyn inta kaleh labo qabiil iska dhashay marka maxaa idin haayo iisheega dad walaalo ah yaa tihiin hal midna iga qora ani taaso ah manta ina walalka dhibateso ado dhahayo waa qabiil hebel ade kugu tahay sumcad xumo majiro qabiil qabiil kasharaf badan ilahey ulaabta somaliyey hadeynan waxaad wadaan iska dhaafin hasugina ina nabad heshan wali hurda kujirtan wiilkan aniga woo ila saxsan yahay marba hadu leyahay aan itoobiyan iska saarno wan kuraacsanahay halaga saaro itoobiyanka iyo oromada wadanka waayo ayaga waaye cadowgena qof walbo ajnabi ah sababta aan kusheego wadan dhisan matihid oo kala danbeyn leh sidaas darded ina sii dhibtodo mooye qofna marabo dheeftada sharmakow aboowe iska dhaaf malina manta eheyn kaqumaneyn doonan waxee kugu sheegayan ine sax yihiin iyo in kaleh tan kaleh wiilkan anaba arkay aso leh waayahe idinka laimaada wan idinla karab taganahay maxoo qalad ah ayuu sameyay bisinke

  • @hassanmahdi279
    @hassanmahdi279 2 месяца назад

    Reer baadiyo rabo hogan horta kunoqo meshaa kudhatay lo gisi

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад

    Qabiil ha dhihine cadow ayaa ku dhex jiro .dagaal 40 sano dawolda idinka waaweyn idinka gacmo dheer idinka caqli badan dejisay oo goor hore ayaa umadn laga shaqeeyey ee ilmo yer yer ee caqligooda qabiil dhaafsaneyn umadaan wax ma tari karaan raboyow hogaan wanaagsan umadaan sii

  • @Casariya
    @Casariya 2 месяца назад

    War adiga ma OROMO IYO TIGREE AXMAAR XAMAR ku dhashaybaa tahay oo dhaxalkii Soomaaliyeed kii dhaxli rabay baa tahay maxaa ku hor istaajiyey dhaqdhqaaqa u kacay tuug baad tahay isqarinaaya ,ogow marnaba lama joojinaayo idinkana wadankaba waa la idinka saarayaa mardhow.

  • @xaawo1
    @xaawo1 2 месяца назад

    Hawiyo waa wada alshabaab hadiu kacdoin la sameeyo waxay qaniisii ja dhigaan gabdho ay gadaan caruuro ay xadaan qaraxa ay lacagaha ku raadinayaan intaasba heli mayaan mooryaanta xamar waxay ka cararayasn waxay biliqeesteen in dib loiga soi cashado wa wada moiryaan inkasran

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Qarixii soobena xasan dhiiqo iyo koxodiisa qaraxini jireye hadana isaga idin qaraxiya idin barakicinaya qabuuraha faganaya idin duleyeseyeye maxa ku difaacaya xasan dhiiqo 😏

  • @hassanmahdi279
    @hassanmahdi279 2 месяца назад

    Dabal hogan rabo

  • @huseenmahamed4703
    @huseenmahamed4703 2 месяца назад

    Imisaa lasoosiyay gawaadhan iyo kuwa kale dawaa dhilifka ah adiga nacal la ha kugu dhacado adiga

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 2 месяца назад

    Naa orrodoo fadhaqfadhaq nagala tag shaydaamad yahow xayawaan yahow maxaa saro dhaareer maxay tahay waata maalin walba la qarxinaayee ay bur burayso maxaad caalamka aad la tartami kartaa