Waraysi Xasaasiya Suldaan Wabar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 218

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 5 лет назад +3

    Suldaan wabar aya waxa la waydiiyay doqonta ka waran wuxu dhahay doqontu yanay kula dhalan waxa lagu celiyay haday kula dhalato ka waran wuxu dhahay yanay ka xoog badnan waxa lagu celiyay haday ka xogbadan tahay ka waran wuxu dhahay yanay ka hanti badnan waxa lagu celiyay haday ka hanti badnato ka waran wuxu dhahay yanay cid kale ka jeclan waxa lagu celiyay haday ka jeclato ka waran wuxu dhahay kolka adiga ayay kugu socota ee iska diil intanay ku diliin waleh wa xaqiiq😍

  • @khaalidcarab2749
    @khaalidcarab2749 5 лет назад +2

    Soo noqo soo noqon maayo. Soo soco soo socon maayo. Sii daa sii deyn maayo. Kaaf iyo kaladheeri kalmadaha isu lidka ah soomalaan ka wada korin Viva somaliland frm berbera

  • @obsiyebashir8700
    @obsiyebashir8700 5 лет назад +2

    Yarkan waraysanaaya suldaanka Training. Ayuu ubaahanyahay waraysigan oo kale inuu qaado. Aqoontii sii malaha. Hctv. Training ufuran wariyaha. Inta ila arkasaa farta taaga

  • @ururkahan-maal5341
    @ururkahan-maal5341 5 лет назад +2

    Wariyuhu waa mid xirfadisu tahay mid hooseysa su'aalaha uu waydiinayana
    Waa kuwo isku hal meel ku arooraya

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 5 лет назад

    qori haduu wax tarilahaa wataa muqdisho dhibkii koobiyo sagaashankii kudhacday ilaa hada haysatee alle muqdisho nabadii waayo waayo ha usoco celiyo nabadu waa lama huraane suldan waber samaroon kusha iskuma wadasitee rer axamed kaliya ayaan wax urabaa maad iska tidhaahdid awdal stet wax ladhaho qurbaha kama jirtee dadka beenta kajooji hoyga aqonta iyo ilbaxnimada iyo xadaarada borama wayadan danbe horumarka gaadhee adigu shakhsi rer axamed ah ayaad tahaye horta su aashaasi maiswaydiisay hoyga qalin iyo aqoon ayaa lagu ogyahay rug cadaagii isaxaafada wariye hoori ahmed hoori Runta kama gabado brother horay usocod wanaagsan odayga Runta ayaad usheegtey caruurtiisii markuu gaystey America ayuu inta joogta dalka galafanayaa suldan isku sheegani

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 5 лет назад

    Cali khaliif baa wax ku waayey wadahadal isagoo isasoo dhiibay oo ka huleelay. Waa garabtagnahy Suldankeena wabar

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    Nur xirsi bahal my favorite gudubirsi

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 лет назад +2

    Hadii aanu nahay Isaaq wadanka kuma celinayno wixii aynu ka heshiinay 1991 ee reer Awdaloow wadanka isu Soo sharaxa oo xukuma.

    • @Xiisabdimahat
      @Xiisabdimahat 5 лет назад +1

      Raganimaad ku hadashay wllhi camuu

  • @thekinglion2124
    @thekinglion2124 5 лет назад +8

    حافظوا على السلآم فإن بورما تتمتع بكثير من الامتيازات فهناك جامعات وطرق وجسور يتم بناءها.فلا تهدموا بيوتكم بأيديكم

  • @mahamudabdilshi4294
    @mahamudabdilshi4294 5 лет назад +7

    Viva suldan waber guulayso

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 5 лет назад +4

    QAS IYO KHARBUDAAD 🤔COLAAD FIDMO NAXLI INUU ABUURAYO AYAA LAGA DHADHANSANAYA WARAYSIGA WABAR TABASHADANA LAGAMA BILAALO DARAJADA UDANBAYSA XAQIIQATAN

  • @EssaAbdikadir
    @EssaAbdikadir 5 лет назад +2

    Wariyuhu aad buu u dhisanyahay👏

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 лет назад +1

    wuu cadeystey in dawalada koonfur aay maali galiso waxuu yadhii somali waxa u soo baxey dawaldaa koonfur illahey marka laga baqo Xamar meeel dawad ka dhisantey ma haa xataa somali iyo ajnabi ka ka taliyaa wlaahi inan la aqoon

    • @OsmanMohamed-n8k
      @OsmanMohamed-n8k Год назад

      Xaarka Isku Xaji Hooyadaa idoorka Kwase ey ey dhalay

  • @mahadism7455
    @mahadism7455 5 лет назад +2

    Jaydan wabar anigu wahan dihilaha waa suldan coladed

  • @mohamedsayid4940
    @mohamedsayid4940 5 лет назад +2

    Yarka wariyaha ah waxaad mooda inuu saxaafado debeda ah usoo shaqeeyay suldaanka kolba wuxuu daawadsiinayaa muraayada shacabku wax kadaawadaan iyo in wax la isku dilaaba meesha oolin

  • @ururkahan-maal5341
    @ururkahan-maal5341 5 лет назад +4

    Miis fadhi cali khaliif baa wax ku waayay

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 лет назад +1

    Suldaan waan OGNAHAY inaad maraykan ka timid caruurtaadii iyo xaaskaaguna halkaas joogaan......
    Maxaan kugu aaminaa aan kuu nimaadnee ....keen caruurtaada iyo xaaskaaga borama .....laakiin kaa yeeli mayno caruurtayduna ha ii badbaado kuwiinana aan qixiyo

    • @ridwanhakim1176
      @ridwanhakim1176 5 лет назад

      ader anaaa la qaxeyna adigu Yaa tahay garac yahaw

    • @shoodhe
      @shoodhe 5 лет назад

      Garacu waa idoor samaroon iska dhiga

  • @suummuusow4108
    @suummuusow4108 5 лет назад +1

    Viva Suldaan Wabar guul iyo gobonino. Viva Awdal State iyo Khaatumo State rida Muuse Shaani iyo Jeegaan agoonta dhulka ka dhacaya. Viva Samaron.

  • @xidigaawdalborama5018
    @xidigaawdalborama5018 5 лет назад +1

    👍👍👍👍very good suldaan wabar.

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 5 лет назад +3

    Huuuuush huuuuuush shuuuush

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Yaa wabar wallaahi inaanad waligaa ka hoosbaxayn

  • @mubarigdaalo9921
    @mubarigdaalo9921 5 лет назад

    Wariyuhu suaalo adakaa HE IS VERY OUTSTANDING

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 5 лет назад +1

    Suldaan guuleyso

  • @aarbooda4175
    @aarbooda4175 5 лет назад

    qarda jeexa suldaanka iyo indhacadaytiisu waa mid aan daah saarnayn laakiin maaha mid u adkaysankara dhibka jabhadnimadu leeday
    inamo ayaan wax u doonyaa dagaalna waan galinayaa dad inay dhibtaana ma doonayo
    wuu riyoonayaa
    waxan hada kuu sheegayaa caqligaaga sifiican u isticmaal hadii aad doonayso in xoog wax lagu saxo adiga ayaa lagugu sixi hadiinabad wax lagu saxayo labada dhinacba waa u Dan dalka iyo dadkana waa u fiicantay lakiin filin ayaad ku soo daawatay maraykanka markaa waxan ku leeyay dhado roob noqonwayaday inamo xabadi layso hadaad hayso la kaalay hadii kale dhimashada ayaan yaraynayaa dheh oo kolaba fulaynimo dhinac ula carar

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 лет назад +1

    HCTV LACAGTII FARMAAJO AYAA SOO GAADHAY, WAXAA LOO SOO MARIYEY CABDALE XAASHI, FARXAAN XAAJI CALI WALAALKII MUQDISHO XILDHIBAAN KA AH, WABAR WUU DHUUMANAYAA SIDAY ISUGU XIDHAN YIHIIN BAL EEG

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 5 лет назад

      Ayaan si fiican baad u abla-ableysay. Tan dumar iyo rag Somaliland ah oo Adna Aden ugu weyn tahay baa ilaashanaya. Ha u baqan.

  • @hamzasaleban9919
    @hamzasaleban9919 5 лет назад +2

    waa suldaan fadhikudirir soo bartaya suldan uma qalantid waa iin laga qada

  • @ashqaraar8944
    @ashqaraar8944 5 лет назад +11

    aar odaygu afsomaligaba show ma yaqaan reerku qof dhaama may waayen

    • @OsmanMohamed-n8k
      @OsmanMohamed-n8k Год назад

      Suldan Wabar Habaar Iyo Duco Lagu Kariwaa Af Qadhmuune Nin G,oaan leh weyi

  • @mursalwarsame5839
    @mursalwarsame5839 4 года назад +1

    gadabursi are second class citizens in somalidiid land

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 5 лет назад +1

    Waar inanka wariyaha ahi su'aalihiisu cajiib sanaa talo iyo su'aalo ayuu isu dhex galinayaa isma lahayn saxaafada SOMALILAND dhalin sidaan u xirfad saraysa ayaa ku hadhsan wel done wariye

  • @djoharnuur
    @djoharnuur 5 лет назад +2

    Masha allaah adeero sifiican ayad uhadashay wanda gulayna 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Maxaad doonaysaa

  • @alikad1636
    @alikad1636 5 лет назад +2

    Af somali iyo af somaali la'aan meesha kaama taagna. Kuwii af soomaaliga wanaagsana waxba way qaban waayeen . Xaq ayuu ku jooga .

  • @Na_M75
    @Na_M75 5 лет назад +1

    200,000 $ ayaa ku baxday caleema saarkaygi, ileen caqligu marka aanu shaqaynayn waa sidan oo kale, dadka bakhtiyaya maa la siiyo..faan badana.

  • @kaletomer
    @kaletomer 5 лет назад +1

    Meesh qudhmisa badan baa community bixinaya inag qabata reer awadalow

  • @makadormoud4606
    @makadormoud4606 5 лет назад

    Allah Yakhaliik zayidi SuldaaN

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 5 лет назад +2

    Suldaan waber
    Nabada wax ku raadi suldaan jabhad
    Hogaamiye ah waligeey ma arag
    Suldaan sow kii nabada ka shaqqeyn jiray

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      Dhaqan Gadabuursiga Soo baro Dhakheey,Ugaasyadayada Ayaa Dagaalada gala

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 5 лет назад +10

    Wariyuhu haduu xoryahay jawaabaha suldaanka wuu ku qanci lahaa laakiin waa lahayste dib ka baqaya waa nin u baahan in la xoreeyo

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 5 лет назад +2

    Wuxuu yidhi ameerican aimid miskiin war wuxu kashaqeynayey Di wuu ogyahay

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 5 лет назад +2

    Faqashtii Afweyne ku garaadsaday, waa kuwii Mareexaanka laga dhigay. Weligii ciil buu ku jirayaa.

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      Waa kuwii Qudhmista wasidooda ku baaluqay,Waligoodna inay wasaan Qudhmista mooye Ma Fadhiisanayaan

  • @amiincade12
    @amiincade12 5 лет назад +1

    suldaanka aad iyo ad ban utageersanhy wa nin dadkisa xaqiisa udooonayaa hore uzoco zuldan wanu ku garab taaganhy

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 5 лет назад +1

    Suldaan wabar waa nin rageed
    Hadii lagarab istaago landta cashir buu udhiglahaa waayo
    Waa suldaan mowqif adag oon
    Isbabadalayn

  • @hasensalebansaleban9160
    @hasensalebansaleban9160 5 лет назад +4

    Kulahaa dhalinyar ayaa shaqo iwaydiisanasa dawladu ma meel.laga ganacsadaa🤔🤔

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Walaahi hadaad Mardale ku noqoto waa baaba aagii ee kowdhe

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Taasaa kuu a adaa ah

  • @khadarismaciil5199
    @khadarismaciil5199 5 лет назад

    Wooow waa gob suldaan ku si mcn ayuu u hadlay ina qabo uxuushtan indhaha la ee kaa xun miyay ku gaadbayaan bulshadada u hadlaysaaye

  • @madardaahir3630
    @madardaahir3630 2 года назад

    Wabar geesi tolwaayey

  • @techofficial4864
    @techofficial4864 5 лет назад +5

    Masha Allah nolow
    Adeero cadawgaagu hajabo

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 5 лет назад +7

    suldaan abiibakar cilmi wabar

  • @sakariaosman8303
    @sakariaosman8303 5 лет назад +5

    dawlada federal ka iyo qatar baa so abaabulay si ay somaliland u xanuun jiyaan imaradkana wajahaan

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 5 лет назад +4

    The one and only legend s waber.

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 5 лет назад +3

    XEER 🤔IYO 🤔XEEGAN BA WAA KA MADHABYEY WABAR DHADANA ROOB NOQON WAYDAY XAQIIQATAN

  • @raamaale5
    @raamaale5 5 лет назад

    Wariyu waraysiga preparation dheer buu usoo galay runtii waanan ku amaanayaa xirfada noocaas ah in uu yeesho nin wariye ah, suldaankana waxa ka maleeyay laga yaabee inuu adeer uyahay

  • @mustafefarah3268
    @mustafefarah3268 5 лет назад

    Asc suldaanka waxan mooday inuu samaroon oo dhan ubaxay lkn saw ka imika uun jibriiryoonis u hadlaya. Suldaan ciddan aad matasho majibriir yoonis uunbaa mise waa samaroon oo dhan?

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 5 лет назад +3

    wax weyne ayaa ka qaldan maamulka farmaajo ayaa soo lugooyey

  • @adamjama3442
    @adamjama3442 5 лет назад +2

    Nin xaqiisi laga sheegtay oo Xoogna lagu haysto
    oo aan xaqiisii la Marin xaalku waa u Halis

  • @maxamedmizan6302
    @maxamedmizan6302 Год назад

    Libax

  • @mudeboqoresamadudub9056
    @mudeboqoresamadudub9056 5 лет назад

    guul

  • @crashiid6224
    @crashiid6224 3 года назад

    W

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 5 лет назад +6

    Reerkaaa aqoon ta lagu tuhmayo a yaaan ka filayaa a qori kama filayo

    • @Ibo.Media.
      @Ibo.Media. 5 лет назад

      Adam Yuusuf sxb aqoon nin leh lamaba. Cadaadin karayo because waa aqoon yahan lkn ninkani waa cuqdad qabe 1991 ku xisaabtamaya

    • @ridwanhakim1176
      @ridwanhakim1176 5 лет назад +1

      reer hebel aqoon ayey leeyihiin wey ducaysan yihiin aabihin wassa taasi waaa n.a. dishey

    • @shoodhe
      @shoodhe 5 лет назад

      Goor ma laga yaheey warka

  • @imaamaxmedofficialchannel9823
    @imaamaxmedofficialchannel9823 5 лет назад +3

    wabar suldaan wareersan hadalkiisu waa isku dhax yaacsan yahay ale ha soohanuuniyo

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 5 лет назад +2

    Afwarqash beenaale tuug America hilibkad kashaqenjirta adoo bade ahaa oo waliba duufle aabaha iyo aslkaguba daasadii aancanaha kadhameynay ee aad ku dhortaysanjita waalaguuhayaa nacasyahow xafajo weyne huuuuuush

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад +1

      Qabxadan Beenba loo sheegay, Naa Waa Ragii Hooyadaa isku furay Ee daasada Caanuhu ka dhamaadeen Kuugusoo Kaadshayey Ee Adoo Afar jira Farta kugaliyey Walaashaana ku dhex kaadshay Aabahaaha Ilyarta ka musbaaray,Qudhmisyahay hus,hadii kale Sidiibaa laguugu gujin xagii yarayd

  • @xuseenyousuf7795
    @xuseenyousuf7795 5 лет назад +2

    kulahaa lacag badan baa la igu caleemo saaray dee waa yeelkaa

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 лет назад +2

    Kala yacii ayaa la joogaa ee janna aad shegeysid xagay talaa!? Kkkkkk..

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 5 лет назад +1

    Waar waxaad doontaan sameeya dad badan baa xaq u leh wadanka dadka bariga somaliland xaqoodii baad badsanteen baxa oo has oo noqonina hadii kale edeb yeesha

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 лет назад

    Suldaanku wuxuu sheegay in lala ogaa bixitaankiisa iyo jabhadaynta uu galay Oo reerkoodu la ogaa.

    • @ridwanhakim1176
      @ridwanhakim1176 5 лет назад +1

      anagaa la ogeyn lana qaybtaney lana dhimaneyna lana noolanayna garac yabaw

    • @ruwaydaayeeyo9870
      @ruwaydaayeeyo9870 5 лет назад

      @@ridwanhakim1176 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xasancandifatah7084
    @xasancandifatah7084 5 лет назад

    Nin raga

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 5 лет назад

    Waar waxaani waa zero odaygu qurbaha ayuu nolosha kaga soo dhacay xitaa hadal hagaagsan oo la fahmi karo ayaanu haba yaraatee haynin waxaad moodaa inaanu maskax ahaan u fiyoobayn lkn waxaa nasiib daro ah reerka uu magacooda sheeganayo ee jibril yonis kartida iyo dunwanaaga ay caanka ku yihiin iyo kan suldaankoodi sheeganaya ee cilaajka ah

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 5 лет назад +2

    😂😂😂 faan badana Ninkan miyaaa suldana hadal jilic sana

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      Mayee Waa hooyadii kii wasay,Naag fooqal Naag

    • @abdiqanitowfiiq1893
      @abdiqanitowfiiq1893 5 лет назад +1

      War yaa kubary ayohow mxd Ka taqan samaroon suldaanadiis

  • @mahamudabdilshi4294
    @mahamudabdilshi4294 5 лет назад +4

    Geesi Geesi dhalay wanku tagersanhy suldaan

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Waxba ha iskula hadhin yaa gadabguursi

  • @book2316
    @book2316 5 лет назад +2

    waa wax la yaab leh, ninka saxafiga ah ayaa qabtay Wabar oo been sheega. 33:30

  • @jamacfarax3753
    @jamacfarax3753 5 лет назад +2

    Nolow.hajabin💕💕💕

  • @saidhagi7418
    @saidhagi7418 5 лет назад +1

    29:57 Second citizen 👍

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 5 лет назад +4

    KKKKKK.WAR SULDAANKU MUXUU DHAHAY!!!?.
    INANKA INANKA UGARBA DUUB....INANTA INANTA UGARBA DUUB!!!!,...KKKKKKK

  • @faraxcabdi9659
    @faraxcabdi9659 5 лет назад +1

    Hooray usoco adeeky♥️💋

  • @hasensalebansaleban9160
    @hasensalebansaleban9160 5 лет назад +2

    Wabar waa neef waxa uu donayaba wax jira maha waa benale waana faaashtii uskaga ahaa

  • @alleaaminsuperonlineisxaaq7103
    @alleaaminsuperonlineisxaaq7103 5 лет назад +3

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Farmaajo si fiican u dhagayso oo Jeega u qor! Waad maqlaysaa ninkaa Wabar wanaaji

  • @alikad1636
    @alikad1636 5 лет назад +1

    Wariyahaan uma bogin faa'ido malahan.

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Maxaad ku shuqayn walaahi gadabguursi dhulku ma guuro ee dadkaa guura

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 11 месяцев назад

      Waar miyaad xanuunsan umada maxaad ku caayi xoog miyaad ku haysan dadka wax aynu wada yeelano hadii la 8na dhahay ceeb miyaa waar isaaqow anigu waan yaabay reerkeeni ciyaal afxum ayaa uso kacay sannadadan hadii maamul ay dhistaan ceeb miyaa walaal????

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 5 лет назад +2

    Waxbo kama jiiraan....😴😴
    Jamuriyada barakasan ee Somaliland hora lo socanaya

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 5 лет назад +2

    Ninkani waa ninkii iigu horeeyay ee somaliland ka baqdo oo gadabuursi ah walee waa nin raga tolow gedabuursi maxaa u diiday inay garab istaagaan

    • @naciimalayla4762
      @naciimalayla4762 5 лет назад

      Hadaad horrigan dumay agrees udhistaa lahaye cidkalo kuu wants geed watuu global kuu dhaca isabel magoo cabal gadabuusow garofalo intaa

  • @dr.zakirnaik7245
    @dr.zakirnaik7245 5 лет назад +2

    Wabar

    • @mustafemazhaaalllaa3892
      @mustafemazhaaalllaa3892 5 лет назад

      suldaan wabar nin jira hore u zoco guul mujaahidka dadkii iyo dalkiiza u halgamaya

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 5 лет назад

    Ninku faan weyna ma isaga borama ka samayn kara naftada been haw shegin

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 5 лет назад +2

    Dhaqanka iyo afsomaliga aya ku yar

  • @EssaAbdikadir
    @EssaAbdikadir 5 лет назад

    Gobolka Awdal waa gobolka ugu horumarsan gabolada somaliland taas waa cadahay ee walalahay waxan leeyahay Alle ka baqa oo Alle u mahadceliya nimcada aad haysataan cid haysata ma jirto, nabad nin aan haysan baa garanaya Reer Boorama waxan Leeyahay THINK TWICE?

    • @shoodhe
      @shoodhe 5 лет назад

      sharmarke Abdikadir goor ma laga tageey warka

  • @samatarhussen
    @samatarhussen 5 лет назад +2

    Abubakar Cilmi Wabar

  • @abdiqanitowfiiq1893
    @abdiqanitowfiiq1893 5 лет назад +1

    War tag tuugyahow hoorigan wariyihii waa fulay war samaroon udhimo

  • @abdilahimohamedaqli8936
    @abdilahimohamedaqli8936 5 лет назад +1

    Markaan hadalkiisa ka dhandhansaday inuu dabada kula jiro maamulka fadhiidkaa lkn awdal waa somaliland diqsina kama duulin kartid suldaanka duurkoow malaha geedahaa laguu doortaye 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 5 лет назад

    Wali lama arag suldaan qori sita lkn se wxanu argny hadanu nahy dhalyarta reer somalilnd suldaan ka shaqeeyah nabada

  • @asxaabiazxaabi1089
    @asxaabiazxaabi1089 5 лет назад +5

    anaa beeshiisa ah waa beentii somaliland nahay alxamdulilaah awdala qori uma baaahna qalin lagu xantaa

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 5 лет назад +1

      sxb somalilaan waqan lakin wabar shaydan aya adegsanaya iyo gacmo kale wana nasibdaro waxu inoga bahan yay wano iyo caqli celin

    • @hodanqueen8287
      @hodanqueen8287 5 лет назад

      Akhas sheegto dad usan ahayn

    • @samatarhussen
      @samatarhussen 5 лет назад

      Hogamiye bulsho Adaa beenaale iyo doqonba ah ee xishoo hadiikaleh wa lagaashaqayn

    • @kalidhabane2902
      @kalidhabane2902 5 лет назад +1

      hogamiye bulsho Beenta iska daaa suldaaankaagiii maaha sownaga ku garanayna adiga
      Tuug yohow dhiladu dhashay

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      @@kalidhabane2902 kkkkk Aamusii Nacalaa Aabihii Kuyaal,Waan Ka Dareemay Wlhi

  • @hiboismailaden8755
    @hiboismailaden8755 5 лет назад

    Alhe daqonsana odaygu ilahyw gada buursi ha nogay nacaskan na ma nocay dadkan marka hureba naf umay lahayne yakh

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      Yaa kaa dayayaba Horta,Xagayaga Midgo ayaad ka tihiin Bitchs

  • @umucawo594
    @umucawo594 5 лет назад +1

    war shaw ninku waa doqon

  • @geedigeedi6293
    @geedigeedi6293 5 лет назад

    Baxdaye maxad tari

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 5 лет назад

    Oo marka gudabiirsi iidoor ku duulayso Ma naftooda ayay naceen ninkani waa cuqdad qabe ee wax asaga ka Go,an kuma shaqaynayo

    • @kalidhabane2902
      @kalidhabane2902 5 лет назад +2

      Somalische Welt isaaaqa Ma super pawer baaa 😂😂
      Kuwiii waligiodba mayd kooda ka talaabsan jirnay miyaanay ahayn
      War waala kala baxay somalina wali Ma kala adkaaaaan
      Nin aad arkay Sana ee suldaaan ka ha modina inuu kaligiiii yahay
      Waa laga midaysan yahay

    • @Ibo.Media.
      @Ibo.Media. 5 лет назад

      Kalid Habane 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Sxb ninkani. Waxa uu ka hadlayo yacnii maaha nin fikir haysta kaliya qabiil ayuu ku doodayaa

    • @shoodhe
      @shoodhe 5 лет назад

      Ninyahoow waliga gadabuursi kuma dhiciin marka gadabuursi uu bahantaheey ciise rdsataa maa manta ledaheey gadabuursi naftisu naceey ilahow nin wa ogen aa cadabiin

    • @Ibo.Media.
      @Ibo.Media. 5 лет назад

      ismaile hassan Waar sxb Ani isaq ma ihi lkn in ay yihiin dad Super Power ah 😱 ayan ku sheegay gudabiirsina aduunka waxay ku joogaan deris nimada isaaq lkn haday guda biirsi hawiye ama daarood deris la ahaan lahaayeen bari hore ayaad adoomo ahaan lahaydeen sida jareer ta ee waxaad dhahdaan ilaahii deriskayaga iidoor kadhigoow waa kugu mahad 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад

      @@Ibo.Media. Naagba Kii bikir jabiyey Kaligiis Nin Moodaa,Awroow Habraha Iyo Kaway Soo Kaxaysteen Iyo Dhirgigii Ethiopia Ba 1991 Maalin Cad Ayaan Kubsanay,Adinka Hadaad Dad Uhaysatiin Anagu Ragoodaan Nahay Habraha

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    BEENAALE

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 5 лет назад +1

    SULDAAN CODKA NAGA BUUR

  • @abdiqanimohamudyusuf8756
    @abdiqanimohamudyusuf8756 5 лет назад

    Shaydaaan ayaa cumamaday..cidina ma cumamadin...

    • @makadormoud4606
      @makadormoud4606 5 лет назад +1

      Hooyadaaba Cumaaday Qaafil yahow,41 Oday Oo Gandaha J-yoonisa Ayaa Doortay Africa Europe N-America Djibouti Ethiopia Iyo kumanaan Ergay Salaadiin ugaasyo madax wasiiro culumo iyo intaayo shacaba ayaa caleemo saartay,Wali geeska africa kamay dhicin caleema saar intaa leeg,waxaanad Garanayn haka hadlin Doofaaryahow.

  • @aminaayousef7462
    @aminaayousef7462 5 лет назад +1

    Waar ninkan kibray ee beenta miciinsaday ha loo yeelo siduu doonaayo, hana loogu duceeyo in ilaahay nimcada ka daadiyo insh,

    • @saamimohamed5593
      @saamimohamed5593 5 лет назад

      Amina A yusuf
      Xayawaanad ayaad tahay

    • @aminaayousef7462
      @aminaayousef7462 5 лет назад

      @@saamimohamed5593 sxb, balaayo raadshe waa loogu dhaqsanayaa oo maanta cidna loo joojin maayee waxay dani ku tidhi yeel,, waxaanad ogeeynbaan ogahaye iska Aamus amba dagaalka soo gal, nimankani way shaqaysanayaane cidna naf uma hayaan, bal aynu sugno 24saacadood ee soo socda iyo waxay ku danbeeyaan,,,,,

    • @saamimohamed5593
      @saamimohamed5593 5 лет назад

      Amina A yousef waxad ubahan tahay Dr Gabose oo waad xanuun sanasaa warna iskuma haysid

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 5 лет назад

      @@saamimohamed5593 qofka xanuusanayaa waa adiga.

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 Год назад

    Waarbeenta iska daaa

  • @abdiqaniali7267
    @abdiqaniali7267 5 лет назад

    Baldaaya halkuu rabo hatagee
    Sidaadiiba wasiir uun somalia 🇸🇴 kaheli

    • @mahamudabdilshi4294
      @mahamudabdilshi4294 5 лет назад

      Ilma dhilo qudhmis

    • @ridwanhakim1176
      @ridwanhakim1176 5 лет назад

      raganimo iyo aqoon ayaan ku meel maraynaaa hal wasiirna hankaygu maaha farmaajo waan u is ogahy qudhmis