ALFANAAN XASAN WADO - OO DIB U SOO QAADAY HEESTII LAGA KUFSADAY 'HILLAACA ROOBKA' | 2017 HD + LYRICS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 144

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 Год назад +4

    BOODH AYUU KAGA DUULIYAY XASAN WADO, HEESTIISII MARKII LA ISKU DAYAY INLA BILILIQAYSTO Big Respect xassan wado💯👏

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 7 лет назад +5

    saaasa laga rabaa
    esh cala cod
    abtigey mxamed cumer buuh ilahy haika daayo☝☝☝☝

  • @rayannarara2189
    @rayannarara2189 7 лет назад +32

    Anu reer djibouti baan ahay heestan waha iskaleh ereyada indho lacag allah ha u naxariisto oo qooray

    • @nasersafi7841
      @nasersafi7841 7 лет назад

      hiilaacarookaa

    • @nasersafi7841
      @nasersafi7841 7 лет назад +1

      falxiis

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 7 лет назад +1

      Asma Steyvi heestan Axmed Mooge yaa laha walaal

    • @daarali
      @daarali 7 лет назад +4

      cumar seerbiya
      kkkkkk qoladan howdka ka timid na ina mooge kaga dhagtay kkkkkk
      dadkii lahaa baa qaadaaaye laqabdo

    • @amarehadaweh1278
      @amarehadaweh1278 7 лет назад +3

      adeer axmed mooge goorto qaaday no sheegay waxa waliba sheegtow heestan wado ayay iska leh waxay so baxaday 1998kii cumar seerbiya reer jabuutay maha sida fanaanita xidigaha geeska fanaan waliba reer jabuutay ah heeso dadkale ma qaadan adeer sidas uu la soco waxa huubso

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Reer jabuuti waan jeclahay fankooda from Somaliland hargaysa

  • @haniwarsame3062
    @haniwarsame3062 4 года назад +4

    Heestan Axsaab ayan jeclhy markuu qaadaayo inkastoo fanaankan legend yahy ❤️🥰🥰

  • @Aden558
    @Aden558 7 лет назад +3

    Ruunti wa hees ad u macaan Hambalyo ayan leyayahay fanaanka weyn ee reer Jabuuti ah Xasan Wado aniga on ilowbeyn abwaanka qaaliga ah Maxamad cumar

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 года назад +1

    Xasan Wado waa Ex Reer Hiiraan ✅🇸🇴🇸🇴🎵 Al-fanaan Legend 🎵🎵🎵✅🌹🎵✅✅✅

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 3 года назад +2

    Aad baa u dhegaysta heestan asiga bes ku fican.. one of my favorite songs..

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 7 лет назад +4

    Heestan kama dhergo. ma garanayo meesha ay iga taabanayso! balse way igu dheer tahay. Axsan Abwaanka iyo fanaaniinta isku daba riday; Xasan & Siidii.

  • @abdifitahaliosman
    @abdifitahaliosman 6 лет назад +4

    Waaw mar danbe dhagaysan mayo kan heestan kufsaday. Eesh calaa cod Xassan wado

  • @cabdinaasirxidig9209
    @cabdinaasirxidig9209 7 лет назад +2

    Xasan Waddo waa midkamid fanaaniinta aan kadaalin dhagaysiga heesahooda. guulayso legend.

  • @zuhraazhar3482
    @zuhraazhar3482 6 лет назад +4

    Axzab osman laga cod macanyahy runti heeztan ahan😍

    • @abdirahmanmohamed5576
      @abdirahmanmohamed5576 5 лет назад +1

      Zohra Azhar kkkk walal ninkani isagaa heesta awalba lahaa yarkani wuu xaday

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 года назад +1

    Fav song ayey I tahay markan shaqada ka baxo ayadan dhagesta❤️🌱

  • @gedigudal7958
    @gedigudal7958 6 лет назад

    Musig..wax lo dhiggo ha sheegin kkkk gacan macaan Aya tummeysa..wado wax kale heesoyinka u doortay love

  • @mohamedali-uw8jn
    @mohamedali-uw8jn 7 лет назад +4

    ANIGOO SOMALI AH HADAAN RUNTA KA HADLO HEESTA WAXAA LEH HADANA KU COD MACAAN ALFANAAN HASAN WADO,,,,,,,,VIVA MR HASAN WADO

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 Год назад

    Hadmadmaad uhiilin doontaa❤❤❤😢🤟

  • @Mohamed-Jama
    @Mohamed-Jama 7 лет назад +4

    Xaqiida hadaan ka hadlo Heesta Axzaabna waan dhageystay Legend Hassan Wadona waan dhageystay markaan in badan fiiriyay aniga aragtideyda waxaa ila wanaagsanaatay Mida Uu Axzaaab qaaday . Lkn Labadiiinaba waxd tihiiin Labo Fanaan oo aan aad u jeclahay Nooolaaaada oo nabad gala .

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 4 года назад +2

    Amazing song. Waxaa saa cod ah Beautiful Natural Voice.

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 лет назад +8

    Heestan way I taabataa wlhi 😔😔😔

  • @amaalazoowe7207
    @amaalazoowe7207 3 года назад +1

    Big legend wllhi aad ujeclahy heesihiisa 2021

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 7 лет назад +4

    L'originale songs !! waaaw Hassan wado !

  • @wariyeshankuur1337
    @wariyeshankuur1337 6 лет назад +1

    Heestan waxaaa hore ana original ahaaan u leh xasan wado ciyaal faladagan buuqa yareeya
    Idinkooo shalay dhashay ayaaad dadka ku caaan baxaysan

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад +2

    Pure talent

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 месяца назад +1

    𝗧𝗛𝗜𝗦 𝗚𝗨𝗬 𝗜𝗦 𝗩𝗘𝗥𝗬 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗡𝗧𝗘𝗗.🤴❤️

  • @midnimostars8944
    @midnimostars8944 8 лет назад +3

    mnsha ALLAH
    al fanaan Xasan wado bienveneu
    welcome back

  • @ghedidah5093
    @ghedidah5093 6 лет назад

    Wow fanaanka aan aad u taagero ee xasan wado
    Salaan from Baledweyne iyo bartii aad ku dhalatay

    • @issesouleiman5309
      @issesouleiman5309 4 года назад

      Sxb xasan wuxu ku dhashay gobolka sitti ee ismaamulka soomaalida itoobiya. Waa nin ka soo jeedaa beesha ciise ee dagtaa jabuuti, somaliland iyo itoobiya

  • @abdirahmanmohamed5576
    @abdirahmanmohamed5576 5 лет назад

    Yarkaas heeska kufsafay fadlan waxaan leeyahay mardambe heesaha ha kugfsan, xasan wado waa fanana heer ka gaaray marka yarow take care plz

  • @jacquelinefernandez1808
    @jacquelinefernandez1808 7 лет назад +7

    yaa salam xasan wado ba ku leh

  • @mohamedabdulahi8376
    @mohamedabdulahi8376 5 лет назад

    Xasan wado bari samaad waa badnaa waqtigaase kabatay

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 лет назад +11

    Hillaaca Roobka *Hobaanta Geedka
    Ilayska Hoyga *Gabadh Hagaagsan
    Yartaan U Haystay * Miyay Hadaan Hog ii Qodaysay?
    Al-fanaan Xasan Wado ....oo Dib usoo
    Qaaday heestii la fara xumeeyay,
    inkastoo Fanaanka da'dayar ee heesta Qaaday
    uu Ogolaanshiyo Buuxada haystay
    haddana Ereyo qaar ayuu Luqun-Jibaaray
    Watch ..The Original Song with Original Lyrics
    By the Original Artist ...
    ruclips.net/video/PclCyOF0574/видео.html

  • @saedarahman7521
    @saedarahman7521 6 лет назад +1

    Mesha dawgii sheekh e gobolka saxiil aya iga muqda

  • @xidigacaanka2186
    @xidigacaanka2186 4 года назад

    xQiiQ mathy oo hestan hassan wado maleyahy anu umaheysan taas balse waxan isla dhagan san jirny ani jclkyga😪💝♥️

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 8 лет назад +2

    idle yare done it well and you too.
    amaana alleh

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 года назад

    Axsaab waa mooryaan weliba ah Burcad Suugaaneed intuu wax kale soo dhaafay ayuu fanaaniinti noolaa usoo dhigtay. War xishooda

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 7 лет назад +6

    Essh callaa hees! xb Xasan Nooloow adigiyo abwaankaagaba.

  • @liibaanabdi77
    @liibaanabdi77 5 лет назад

    Caynkaas weeye. Dib ayuu usooqaaday mr wado. Heestii udhacay kiiyaraaye. Ciyaal baaca ahaa. Muuqaalna hakasodhigo.

  • @nimcoyare2542
    @nimcoyare2542 7 лет назад +2

    heesta markii Hore Tuug ayaa Xaday bagaad dib usoo qaday

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 7 лет назад +1

    Masha Allah thé big Hassan Wado codku waa u dhalasho.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Год назад

    HEESTAAN IN MUUDO AYAAN RAADIIN JIIREEY

  • @zuldanomar6827
    @zuldanomar6827 7 лет назад +2

    axsaab qudhacnimadiisa ma xasanoo noolbuu damcay inuu dhaco aar kaa fashilantay niyaw

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn
    @SmilingIslandRetreat-cz3hn 3 месяца назад

    ❤❤🇸🇴🇩🇯🇹🇷.
    Xasahni

  • @Zayitahmet
    @Zayitahmet Год назад

    Xassan wado big legend

  • @maryansheekh6494
    @maryansheekh6494 5 месяцев назад

    Axsaab markuu qaadayo aa fiican kan manuuraayo marka lagaama kufsan saaxiib waa lagaaga fiican yahay

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 лет назад +1

    war laxanka isla xasan wado ayaa leh !

  • @ladiiyaibrahim9785
    @ladiiyaibrahim9785 2 года назад

    Heestani xasuus ayay igu laeedy 2016 anigo wan waxba ka aqoon jacelka ayan wiil isku baranay schoolka 2 sano ayan wiilka is naqany wiilku uu iga roona oo xoga jacelka uu yaqnay ka dib markii aan waxka bartay jacelkii wiila wax mobel ah kamanan wada xidhidhii jirin ee school ayan iskula hadli jirnay kadib sanadkii sadexad 2014 ayaanu gals kale uu wareegnay wiilkii galskii wan ka wayay ilahadana ma arag ilahay waxan la barya inan is aragno tariikhdu manta waa 10: 3 : 2017 arbac

  • @jallam
    @jallam 3 года назад

    Heesaha lama kala laheee waa lagu kala horeeyey lkn erayada la kalan leeyahy waayo fanaaniintii waa waynd iyagaaba ogal in heesahooda dib loo qaado

  • @obka1164
    @obka1164 8 лет назад +1

    Wooow axyaaa xasan wado ❤ and abdi azkar

    • @fartunmohamud1147
      @fartunmohamud1147 7 лет назад

      huuno ahzab wuxuu hadaymalahe iska fiirsha ogolanshukuqade iwaydisi uuwaydistay Xasan wade waxba maxade

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 7 лет назад +11

    kkkkkkkkkkkkkkkk xabal iyo ninked loo kala tag waar hala joogiyo bililaqada heesaha dadki laha nool yihiin kuwa dhintay bad awal ku wareegi jirteene hadi kale sidan oo kale fisha

    • @geeljiree
      @geeljiree 6 лет назад

      ahmed yusuf ninkii lahaa heestaan dhimayaye xasan wadana asaga kobiyeyey heestan markii hore ma kan yaree axsaable ladhahaa uqabtaa in uu leyhy

    • @khadiraspapas4126
      @khadiraspapas4126 6 лет назад

      Wax uzheGa yakh kkkkkkkk

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 лет назад

      @@geeljiree ayay ka coppiayay ala qosol badan ma hooyada ayay ahayd nacasow.

  • @libanrage732
    @libanrage732 7 лет назад +5

    af soomaaliga lama kala lahan qofkasta ha qaadee

  • @filsanqali488
    @filsanqali488 7 лет назад +2

    Hassan wado nolow waliga ceshcalaaa hees

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 6 лет назад

    Waleh waligayban naag jeclaan waa balan naag iyo jacayl inti iga gadhay tariqday ha igu taloo

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 года назад

      Kkkhhhh waad qoslisay walaahi sxb 🤣😅😄😄

  • @sabtiaxadilaaisniin5975
    @sabtiaxadilaaisniin5975 7 лет назад +1

    Haa izagaa lah hestaa lkn wux dhahay azhaab ayaa iwaydiztay waan siyey dadkun hadal jecelaa balze isago leh ayuu hadan lagag cod wacnyahy

    • @saaycn5473
      @saaycn5473 7 лет назад

      sabti axad ilaa isniin axsaab muuqal fiican ayuu duubay. Laakiin codka wado ayaa Ka cod wanaagsan.

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 7 лет назад +1

    Hilaaca roobka Hassan wado

  • @shaafijeyte9021
    @shaafijeyte9021 2 года назад

    Hilaaca roobka
    Hoobaanta geedka
    Ilayska hoyga
    Gabar hagaagsan
    Yartaan u haystay
    Haween haween
    Taan ka doortay
    Miyay haadaan
    Hog ii qodaysay ?
    Alloow habaabid
    Howl ayna gaarayn
    Naftaan u heellan
    Hadmaad u hiilin ?
    Anoo hanuunsan
    Hilinka toosan
    Hagaag u haysta
    Shaydaan hagoogan
    May horseeday ?
    Duni halowsan
    Hawaawi been ah
    Dadow hoggaasan
    Alloow habaabid
    Howl ayna gaarayn
    Naftaan u heellan
    Hadmaad u hiilin ?

  • @abdulrahmanhariri3028
    @abdulrahmanhariri3028 6 лет назад

    Fanaan dhab ah🏅

  • @faraxqayre4966
    @faraxqayre4966 2 года назад

    Farax Qeyere

  • @midnimostars8944
    @midnimostars8944 8 лет назад +1

    ax yaa hees hilaaca roobka

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 2 года назад

    Shirqool badana haween Ilaahow na kala saar

  • @maanka5091
    @maanka5091 4 года назад

    Dhankeyga ahzaab aya ku leh

  • @wiilwaalofficial110
    @wiilwaalofficial110 3 года назад

    Hampalyo Abdi Askari Tube 1m

  • @efrahabdurezak5902
    @efrahabdurezak5902 Год назад

    Waa belo lkn lagama qufsane ahzaab Ayaan kajeclahay markuu qaadayo inkastoo xasan wado cod kiisa oo aad u quruxbadanyahay

  • @alisan7728
    @alisan7728 7 лет назад

    woow ya hasan

  • @mohabashirmoha9565
    @mohabashirmoha9565 7 лет назад

    e'eeeeeh ahzaab aya kaga cod mcn

  • @ahmedabdiwahaavomer1640
    @ahmedabdiwahaavomer1640 8 лет назад

    Nice song

  • @amxedtiimbad8442
    @amxedtiimbad8442 6 лет назад

    Intu doono xasan Wada kaga codmacan maxa isku
    Kenay

  • @mosmo4441
    @mosmo4441 8 лет назад

    Ahzaab aya kuleh

  • @abdichigaco625
    @abdichigaco625 6 лет назад

    Xan wado ey

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 6 лет назад +1

    Heesta clipkeeda waalagu xusay Hassan Wado lakin kollay aniga dhankayga Ahzaab baakusoo baxay.

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 года назад

    Legend xasan wado Old Is Gold🌹💔🦍🤩🥰

  • @nasabwanaag1953
    @nasabwanaag1953 7 лет назад +13

    Dee reer xamarkii iyo bantugii baa heesihii reer Jabuuti usoo jeestoo raba inay ku caan baxaan. Mid walba heesta hebelbaa leh buu iska odhanayaa. Heesaha reer Jabuuti dhagaysta intaanad iska hadlin Merde Kalos

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 7 лет назад +1

      Nasab Wanaag yaa kaa dhax hadlaayo adiga

    • @umucaamir678
      @umucaamir678 7 лет назад +4

      Walaalo re xamarku hadey baantuu yihiin waa soomaali adna soomaali baad taho baantuga waan wada nahay ogow

    • @sahrabeelasahrabeela
      @sahrabeelasahrabeela 7 лет назад +1

      Baantu iyo reer xamar miyad gaari karta axmaq orodo cowzka cun xoolo wax ma dhaantide

    • @Real_Gang1
      @Real_Gang1 7 лет назад

      Nasab Wanaag naya he ninkn asaga rer jabuti ah o hest cappy gareye rer xamarkga wase

    • @guledjama9007
      @guledjama9007 6 лет назад

      Nasab Wanaag heestan xasan in ubleyahay waa loo yaqaane aflagaadada kadaa dadkaasi waa dad somaliyeed shaqsiga ku ekow

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 6 лет назад

    Miyey hadan hog i daysay lol

  • @MahamedIndho-j2u
    @MahamedIndho-j2u Год назад

    4:46

  • @mustafatess8298
    @mustafatess8298 6 лет назад +1

    heesta sida hassan hadaad u qaadi karin iska dhaa fa copy

  • @kednamkader3190
    @kednamkader3190 8 лет назад

    Woooooooooooow

  • @maxamuudnuur4406
    @maxamuudnuur4406 6 лет назад

    Lakin Hassan haa leeh

  • @kednamkader3190
    @kednamkader3190 8 лет назад

    Wakaa hassan

  • @MohamedAhmed-gf6gh
    @MohamedAhmed-gf6gh 7 лет назад +2

    Heeskan waxa iska leh ma qarsoona lkn ree jabuutiyaw aflagadaa iska dayaa xamar waa meeshii shalay hoos joogtenee mida kalee axmed mooge ma ahan nin ree xamar ah wa nin ree waqooyi ah hadii adan somalinimo u dureeyn tal labad axmed moogee iyo xasan wadoo ma dad fankaa isku meel ka jooga mise

    • @saaycn5473
      @saaycn5473 7 лет назад +2

      Mohamed Ahmed anaku reer jibuuti inta badan baraha bulshada somaalida ma fiirino, cayna hadalkeeda daa. Somalia iyo xamar dadaalka aan Ka gaysanay ayaa cadaynaaya sidan u tageerno. Waa dhexdiina waxa is caayaya. Markaas ha nala soo galin dabkaaga. Mida kale axmed mooge iyaa Ka hadlay meesha. Maad cabsan tahay ?

    • @omarber1115
      @omarber1115 6 лет назад

      Gorma ayan xamar hoos jognay wuxu wixi afkaga ku so dhaca maad is odhaan

    • @ahmedfarid2714
      @ahmedfarid2714 5 лет назад

      Mohamed Ahmed Djibouti wa walal ka yar Xamar dadkuna wa mid plz stop kala qaaditan

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 4 года назад

      Heeso badan oo reer Djibouti ayaa dib loo qaaday dhibna ma jirto se kuwan yar-yari dhibta heysata waxna ma badhaan waxna ma qataan haday qof hees ka maqlaan isagaa lehbay la soo bodaan,waxa jira heesihii hore waa lawada qaadi jiray

    • @moustaphamed1841
      @moustaphamed1841 4 года назад

      ale ha.unaxariisto indha lacag ayaa ereyada laha wuxu ahaa abwaan shaqaysta kakaaliye dhakhtar ayu ahaa

  • @abdiwahidhalas5844
    @abdiwahidhalas5844 5 лет назад

    War ciyaal ciyaal dhalay baa heestii kaa kufsadee bagaad uga ridatay 😁😂😂😂

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 7 лет назад

    asal

  • @11stars26
    @11stars26 7 лет назад

    sxp heestan marku kitaarka ku qaaday ayeey mcntahay

  • @abdullahawilyousuf3995
    @abdullahawilyousuf3995 6 лет назад

    once upon a time in Berbera at 2000 with amin xabsi hhhhhhhh xasuus gaara

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 8 лет назад

    ahzaab heestisa maxa laka rabaa

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 7 лет назад +6

    heestaan axzaab baa na baray isagaana u aqoonsanahay

    • @MrTapha10
      @MrTapha10 7 лет назад +6

      Jahilnimadu way wajiyo badan tahay , naa baray maxa laa yidha ?? Ku raxayso codki raaga laha heesta ay fanku kaa imidey.

    • @mofarah9225
      @mofarah9225 7 лет назад +6

      Yasac Paredes
      2014 miyaa dhalatey
      1998 iyo 2006 labadaba wuu qadey xasan wado mise waxaa thy dadka baraha bulshada hada bartey 😅😅😅

    • @daarali
      @daarali 7 лет назад +3

      Yasac Paredes
      markii ay dadkii iskalaahaa qaadi jireen xageed joootay 1998

    • @maxamedshariif4046
      @maxamedshariif4046 7 лет назад

      Yasac Paredes inaad caruur tahay ayaad cadaysay markaa hhh

    • @khadarabdikadir9564
      @khadarabdikadir9564 6 лет назад

      Hhhhhh ka warejiya waba ku yaacdeen

  • @kunsalah4405
    @kunsalah4405 7 лет назад +30

    Lkn xqiiiq heestan ahzaaab aya ku so baxay inta igu raacsan like isii

  • @diimookhan9461
    @diimookhan9461 7 лет назад

    Naag horay lo kufsaday bikro malaga so dhigi karaa??? Hestaan ninbaa ku naqanaa

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 7 лет назад

    lol

  • @maxamuudnuur4406
    @maxamuudnuur4406 6 лет назад

    Hestan Asad haa Ku wanasan

  • @abdihakinadan5907
    @abdihakinadan5907 8 лет назад +2

    ahzaab ba ku leh

    • @alinouh1002
      @alinouh1002 7 лет назад

      abdihakin Adan, ahzab wuu xadey waaa kan laacibkii heesta lahaa, ciyaalkani danbe fanaaniintiihore dhib ku hayaan.