asc walaasheey waa iga ooysiisey waa iga qoslisiisey si daacad ah aa hadalka soomaali ugu sheegtey dhaqtarad dadka aa tahay allaah soomaali ha daweeyo aamiin dhaha
Mansha Allah abaayo waxaad tahay gabar caqli badan Illahay ha ku xifdiyo aamiin Aniga oo ah gabar Somaliland ah ayaa kuu og in aad tahay Somali dhalad ah Somali runta ah waa Somali Bantu inta kale kooyto waaye anaga Somaliland aa idiin og wanaagiina Fariid
Wxan arkay kuwa isku sheego laan dheer iyagoo live soo galaya , mid kamida sida aad u hadashy mausan u hadlin .wxn xaqiqsady laan dheranimadu iney tahy caqliga ,long live Eedo Somali
Kkkkkkkkk ninkii afgooye beled u maleeyo Nombar afar aa baabuur ku dilaa wlshey wllhi kal iyo laab salaan beysaani ayaan kugu salaamey Allaah ha ku xafido
Sri Lankan cricket news is that 5th the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be
asc walaasheey waa iga ooysiisey waa iga qoslisiisey si daacad ah aa hadalka soomaali ugu sheegtey dhaqtarad dadka aa tahay allaah soomaali ha daweeyo aamiin dhaha
My sister I don’t know you but your bright person mashaallah great advice my dear and your beautiful person..!!
ww, ma sha alaah,, gobanimo, ku noolow,, baayo,,, ilaaha wada kaga bixiye maryoole ✈
😍 QURUXEEY Kisses 😘😘😘😘 FROM QARDHO BOQORAD BOQORADI DHASHAY BAAD TAHAY NOOLOOW OO NOLOL CIZI IYO SHARAF LEH KU NOOLOOW XUBI WARABUL KACBA BAANTUU WAAN LA KORAY DARISKRRNA AYAY AHAAN JIREEN ADUUNKANA WAAN UGU JECLAHAY EUROPE AYAAN KU MOOLAHAY INAA QOF BAANTU ARKO WAY I FARAX GALISAA WALAAHIL CADIIM QOFTII KULA DARIS AH AA NASIIB IGA BADANEE ALLAHA KU XAFIDO ADIGA IYO EHELKAADABA🙏🏼🇸🇴
Kheyr Allaha ku siiyo. Waad ku mahadsan tahay darsiga aad siisay Soomaalida. Ajar Allow kaa sii.
Walaashay qaaliya oo somaali dhalada guulayso ❤
Masha Allaah illaaheey gabareey qabogaga illahay haku qurxiyo waxficanad Ku heshay
45 oon wali guursan baan ahay nolashay inta badan ku noolaa koonfurta england wali gabadh somali dhaqan haysata waayey, walina kama xumi hadaanan helayn inan kula aragtiya geesugu noloshiisuu u huraa waxa uu rumaysan yahay dadweynuhu waxay u badan yahiin awrka awrta ugu danbeeya gobonimo waa lashaa lama dhaxlo reer waqooyi iskuul ka bilaabay mahaday 45 min guhood waan ku jeclaaday....kisses
saaxiibeey jano magaarno aduunyo waji kuma lihinee ilaahey qaatumad hanoo hagaajiyo ee marlee goobwey yaa igeeyo wadankeena ilaahey nabad ha noo noqdolee insho alaah ee iska aamus waxa wer kaa maqlaayo maloho bey bey
Mashaallah waa gabar wanaagsan illaahow noo xafid gabadhaan
Walahay was gabadh Somali oo dhab ah guul walal qayr alla haku siiyo
Khayr Allaah Ku siyo walaashay, laba waxyaabood OO aad aaminsantahay ayaa kugu jeclaaday...Muslim-nima iyo Soomaali-nimada kaa muuqata...waxaan jelaan lahaa in aad oi soon jawaabto. Khayr alaaha Ku siiyo
Mohammad abdi xabibt ikamamu
Asc gaabaadh islaamah oo soomaaliyeed oo ree xamaarah oo jeceel moomaalimo walaale gabadhaada ii sii gooba tahaay wax gabaadhada la guursado baad tahaay maasha aalaah
Mashallah qoftan reer muqdisho xalaal ah waaye ilbaxad walee
masha allah abyo allaha ku barakeeyo hadal xigmad leh ayaad ku hadashay jazaa kallahu qeer xabibti
Mansha Allah abaayo waxaad tahay gabar caqli badan Illahay ha ku xifdiyo aamiin
Aniga oo ah gabar Somaliland ah ayaa kuu og in aad tahay Somali dhalad ah Somali runta ah waa Somali Bantu inta kale kooyto waaye anaga Somaliland aa idiin og wanaagiina
Fariid
Masha Allah Soomali ☝️💕💕❤❤❤🇸🇴👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Mashaa Allaah abaayo wanaagsan ayaatahay
Wxan arkay kuwa isku sheego laan dheer iyagoo live soo galaya , mid kamida sida aad u hadashy mausan u hadlin .wxn xaqiqsady laan dheranimadu iney tahy caqliga ,long live Eedo Somali
MASHAA AALLAH WALLO QALI THANKS 😍😍😍😍😍
Gabadhaan masha Allah qofwanagsan waaye RUclips keeda ama fb geeda seekuhelaa
Gabadhan waa Geesiyad . .. somali ha fahanto in ay wada walaalo tahay ,, ,dhista dalkiina , umadiinana u naxariista .. ha ina deeqdo somalinimadu
Walaashii aduunyo guul aaqiro Jano .AAMIIN.
Kheyr allah ku siiyo dalka aan u duceyno
Mansha allaah run baad sheegtay waxa tahay somaali dhalad
qaali ale ha ku dhawro waan ku jeclahay walaahi ani waxan saxiib Ia ahaa gabar somaali batu ah xita magan isu biseen ma jirin hada len maqley
Manashalah soo dawoow walashey
Wad ka baxsatay madama ay somalinimo kugu jirto masha allah
Gabadhan waa Boqorad..........Qalbi wanaagsan
Alle ah kuxafiiido Amiiiiiiiiiin.caloosha hay xanuuji.somali ayaatahy dhalada
MashA Allah qof qali ayah tahay abayo
Abaayo qofxun waajiraa haday qayer leeyihiin somalidu wadankoodi waysoogubeen kuligood mooryaan.
Adika hadalkaka waduqen dad koodhan ha iskuqasin heeh wixirabtid mashegey
Masha Allah wa runtaa abayo.
Bees iga dheeh qosoolka igadha madii wlhi gawadhn waan kaheely runti
ilaahay hasoohadeeyo habrtaas waa qoof halaagsan
Masha Allah walashay waa oktahay lama goodle waxaa layiri lama goodle ashahaado Lee illaha illa laaha jaahil waaye lama goodle iska cafi
Soomaali nadiif ayaa tahay! Nooloow
gabadhan waa caqli badantahay masha allah
Afgooye ninkii caasimad mudo
NO 4 aa baabuur ku dilaa kkkkkk thanks
she is beautiful inside and out
Masha allha abayo
RUNTAA WAAYE ABAYO MASHA ALLAH ALAHA KU XAFIDO ANIGABO KULA MID AYAAN AHAY ILAHAY SOMALI SACABKA HA ISKU MARIYO
Manshalh wad qalbiwacantahay walhay ilhay khayrbadan hakusiyo walalo
Ana Max ,a,,. Mny
Kkkkkkkkkkkilaah haku xifdiyo runtaad walaal sii u qoslaayi diifaa iga ymid ee bis iga deh
Runley masha allah
Lacagti macirbad losoraciyay kulaha hahahaha kakaka
Mash Allah 😍👍👍
Xayaati adoo kale ayaan ubahanahay ilaah hanoo badiyo 😚😚😚😚
guuleyso waa runtaa qof raaxeysanaya ayaa dadka sal kicinaya
Somaali cudur qabiil ayaa ku dhacey
Abdullahi ciise mohamud bidar awowgey qabriga Allah KU iftinsho haaah .
Asc abayo runta ayad kahadashey🇸🇴😭
Allaahu akbar
hhh qeer alaah ku siiyo lkn sii u hadloosid aa ka helay runtaa u sheegtay
Abaayo aniga siisi an kusoo karay
Thanks
NAA NAGAA CAMUS XARMAJO HAINO XAYEYSIN ISAGAA IYO ADHIGABA CAWAAN
Iska caaytan qanjir somali kuyaala tahay. waad u aayi doontaa
Naag rag ah
Is this franko
Somali aan adiga aheyn ma jiro.
Gabartaan runta ay sheegoysaa
Naagtaas Somaliland aheyd kkkk
I love jareer
Sax run weeyi
Love u hoyoo
VIVA SOMALINIMADA .. ABWAAN SOMALILAND AH OO SOMALI RUN U SHEEGAY.. BAL NALA DHAGAYSO ruclips.net/video/tF52rOtWDBc/видео.html
Vive somali Bantu 👍👍
Waykhaldaneed walaal karalinoqo
Qof fcn baadtahay naagta qabiilba dilaye dhagjalaq ha u isiin somali asal Aadtahay
Kkkkkkkkk ninkii afgooye beled u maleeyo Nombar afar aa baabuur ku dilaa wlshey wllhi kal iyo laab salaan beysaani ayaan kugu salaamey Allaah ha ku xafido
kkkkk waaruunta xabiibti
Manshalh walalo khayrbadan ilahay hakusiyo
Abaayo waan ka xumahay.iskaga samir waa dadkaga oo jaahiliin
Hi
hhhhhhh duqooshinkii miino xirooyiin runtaa walaahi
Asc xabiibti iiwaran
✋💙🌷🇸🇴
Love You mam
war somali afkeeda eey aa ku xaarey, anoo aad oga cad oga jamaal dheer ay jeeryahay idhahaayeen kkkkk waa dad gus la aan iyo dabo barar kuwada dhacey
Dadka isku mid maaha walaashiis
Bantu xun waa jiraan anaa arkay oo lakulmay cadaan iska kaa xijinaayan adoo somali la ah walaalna tuhiib marka hala yssbin
Dadka xun qabiil walba way ku jiraan
Cay xeykaa dhibee sey isu dileen ma arkinoo
Qoftan ex Ciyaal xamar waye Reer magaal qof wax badan og
Laakiin ayagaa dhahaayo. Baanduuga ayagaa. Dadka. Ficlaaya. Ayagaa. Way necban yihiin. Soomaaliyeed. Mar mar. Waxay. Dhahaan. Somali. Ma. Nihin. Dad. Aan Ladilin. Somali. Ayaa. Nadilay. Been ayay. Sheegaan
Adiga dadka olaka soqaday matahay yaman🤣
Boqorad waaye isku kalsoon oo quruxleey ah.
Duqda naag aweys geedi miyaa
gesiyad batahay wllo
Kkkkkkkkk 😂 kkkkkkkkk 😂 kkkkkkkkk kkkkkkkkk 😂 kkkkkkkkk kkkkkkkkk
Scly saxiib ninkii janada galo aanasab ah
@@nuurtaksiile6484 makaxuntahay wadanigas sharaftleh ma cilakaqabtey
Saas ayaa loo hadlaa ee looma hadlo sida duqbiloow.
Omg she’s telling the truth kkkkkk
abaya wad nuroosa labarkaga isiii
caano geel ay cabeen
oday ma leedahay
dadka waa labo nooc reer unuka iyo reer uuka kala aqli badan oi kalareer magaalsan
Kkkkkkkkkk
mafiiyooba khatuumo xuumeey kuu dhimaneeysa
Ayan Mohamed Hassan liban
fosuzi4tsi6ryeiy
guygyyyyugggyyyygyyggfffggghuhuhghhghghhhhhhgghhhhhhguguhghjjju
Sri Lankan cricket news is that 5th the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be the s s1121 I will be
gjfuufuy
Baanduuga. Been. Looshin. Waaye. Waana ladilay
Waadadyoonkoda.tabcada inlatakprona maficna
Gabadhaan wey caqli badan tahay wlhi
Waa runtaa
maca salaamo hee
run waa la isku nacay abaayadeey
Kkkkkkkkk ilove this gir
Kheyr Allaha ku siiyo. Waad ku mahadsan tahay darsiga aad siisay Soomaalida. Ajar Allow kaa sii.