Jaamacadii Dhimashada ee Yeman.😱|| Qiso Dambi Baaris ah.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 61

  • @MuuminXuseen-r2o
    @MuuminXuseen-r2o 2 месяца назад +5

    Walaahi qisadaan ama arintaan markay dhacaysay Sanca ayaan joogay xitaa anaka soomaali ahaan xitaa waxaa naloo malaynaayey sudaan inaan nahay magaalada maba soo aadi jirin cabsi daraadeed

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 месяца назад +2

    Waa qido Xanun badan waxaa Ka baran karaa in Aan cidna la aaminin Oo waxa ay dadku Ku shegayan aadan aaminin

  • @FaadmaAbdi-b8d
    @FaadmaAbdi-b8d 2 месяца назад +5

    Anaa ugu horeyeyyy ❤keep going 💪 👏 bro❤❤😊

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 месяца назад +1

    isoo yinka shirqoolka Ee carabta inooso badi zxp

  • @Xaawoquru
    @Xaawoquru 2 месяца назад +5

    Aana uguhureye🎉

  • @SixiidMaxamuud
    @SixiidMaxamuud 2 месяца назад +7

    Ar saaxibayaal lajankan aan gaar siinu 100 k subscribe

  • @Najuum1-p4z
    @Najuum1-p4z 2 месяца назад +4

    Wcs 😊😊

  • @munomaxamegd6915
    @munomaxamegd6915 2 месяца назад +3

    Azc wll aad umhdnthy marka hore marka xigta aad ayaan ku bogadinaya horay usoco waxaan ka codsanaya inaad nosoo tabiso qisoyinka danbi baaris ee ka dhaca turkiga 🎉

    • @IFTIINSHOW
      @IFTIINSHOW  2 месяца назад

      Wcs Wyhy Wll Insha Allah Mahadsanid

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 месяца назад

      Sowda qalib ayaa badanka soo daysa wll kisaska turkiga manta mid amakag leh wlhy wan yabay kiska
      Halka ayad ubahantahay kasoo dawo wll

  • @UmuShamso-r3j
    @UmuShamso-r3j 2 месяца назад +4

    Qisadan gabdhaha aaba lagu liidooyaa qasab ma ahan inee gabar nin la baxsato maxaa la og yahay waxa ku dhece inaa la afduubte aa laga yaabaa iwm marka police ka wax fcn ma aysan sameeyin inaa ku waas oo kale xilka laga qaado ee u qalmaan😡😏

    • @IFTIINSHOW
      @IFTIINSHOW  2 месяца назад

      Waa runta wll

    • @SamiraCabdi-q8d
      @SamiraCabdi-q8d 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhaymannuura
    @dhaymannuura 2 месяца назад +4

    Wan murugaysanahay isoo duceya asxaapta in aa n guulaysto 😢😢😢

    • @IFTIINSHOW
      @IFTIINSHOW  2 месяца назад

      Alle Haka Saaro Murugada

    • @dhaymannuura
      @dhaymannuura 2 месяца назад

      @IFTIINSHOW amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin wllo

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 2 месяца назад

      KURBADA ALLAHA KAA FAYDO
      WIXII KHAYR KUU AH ALLAHA KU SIIYO

  • @AaminaCumarcabduqaadir
    @AaminaCumarcabduqaadir 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 2 месяца назад +3

    Saaxibayaaal waa saaxiibkiin😅🎉

  • @CaaishoCusmaan-k4l
    @CaaishoCusmaan-k4l Месяц назад

    😍😍😍😍😍😍

  • @MssDhexyar-x6k
    @MssDhexyar-x6k 2 месяца назад +2

    Abowe mahad sanid waxan wan iska jeclahay❤👑🙏

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 месяца назад +2

    Waalidku waa inuu bartaa ilmihiisa wxa ka suurtooba iyo wuxu samayn karo inta bdn qisoyinka wxn arkaa waalid been looga sheegayo ilmihiisa oo rumaysanaya oo ilmihiisi xumaan ka aaminaya ilmahaga baro dabeecadihiisa odaygas hdii saynab ayna ku adkaysan lhyn in gbdheeda la baadho wuxu aaminsanan lahaa gbdhiisu iny xun thy oy nin la baxsatay

  • @MaryanaadanIbraahimyusuf
    @MaryanaadanIbraahimyusuf 2 месяца назад +2

    Thnks Waxad uqalanta 100k runtii😢

  • @NajmoXaashiabdi
    @NajmoXaashiabdi 2 месяца назад +2

    Cabsi cabsi waye 😅jamacad la iguma ogaa

    • @IFTIINSHOW
      @IFTIINSHOW  2 месяца назад

      🤣

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 2 месяца назад

      Hhhhhh marki hore ayaadan diyaar u aheynba 😂😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j 2 месяца назад

      Wll wax baro waxbarashada waa muhiim lacala hadaanan wax baran hadoo nin ku guursado hadaa ninka kala dagtiin waa inaa ilmahaaga ushaqeen kartaa 🤪

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 2 месяца назад

      @UmuShamso-r3j wll wax wanbarty qali thanks 🙏👍

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 2 месяца назад +2

    Asc Manta aabo igu soo duceeya please black day to me ⚰️😭😭😭

    • @IFTIINSHOW
      @IFTIINSHOW  2 месяца назад

      Alle ha Caafiyo wll

    • @FardowsaAxmed-b4y
      @FardowsaAxmed-b4y 2 месяца назад

      Allah haku caafiyo wll😢

    • @iloveallah8618
      @iloveallah8618 2 месяца назад

      Waa uu dhinte ilaahy ha u naxristo my aabo😢😢​@@IFTIINSHOW

  • @Jiiiiinoi8l
    @Jiiiiinoi8l 2 месяца назад +2

    War waxan se ku dawatan halka sawira uf sida barsho wax uso dhig ama iska dhaaf

    • @ShamsoFarax-o7j
      @ShamsoFarax-o7j 2 месяца назад +2

      Anaa ku rabne ka dhac😊

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 2 месяца назад +1

      Adiga yaa kuugu qasbayo dhaqdhaq badanidaa

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 месяца назад

      ​@@ShamsoFarax-o7jwaa run

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 месяца назад

      ​@@NajmoXaashiabdi😂😂😂😂

    • @kims-s9r
      @kims-s9r 2 месяца назад

      @@NajmoXaashiabdi 🫡

  • @mowliidmaxamed303
    @mowliidmaxamed303 Месяц назад

    😢

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 2 месяца назад +1

    Waxan ka faideyna inad rumeysan wixi lagu yidhahdo uun

  • @njmahali3176
    @njmahali3176 2 месяца назад +2

    اقول لك حاجه سمعت صوتك يوتيوب ثاني😂

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 2 месяца назад +3

    Danbi badhayashasi doqomo ayey ahayen wll

  • @kims-s9r
    @kims-s9r 2 месяца назад +1

    😳Indho adegnimadisa wanjeclhy dilka kulahaa laxowla🥷