Wallac dumar iyo dulqaad rageed | part 2 | by qabyo films

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • n

Комментарии • 82

  • @dr.monaosman6518
    @dr.monaosman6518 4 года назад +20

    waan taageera qabyo filims ♥️♥️
    laaakin likta layma saarayo 😭😭😭fadlan inta jecel qabyo filims 👍likta isaara

  • @sususiman5630
    @sususiman5630 4 года назад +33

    Wlhi wa qiso dhap oo dhacday walipa aneey igu dhacday marki an walac noqdo ninka wa nici jiray ma jecli inu guriga joogo hadu iga tagana wa maseeri jiray tani wa Run wlhi marks cml dulqad wa iney sameyan raga 🤷‍♀️ cudur baas walaca 😭

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад +1

      Wlhi way dhacdaaaa

    • @najmojamal2661
      @najmojamal2661 4 года назад +2

      Ani markan walacaa ahaa ninkeyga said an ujeclaa safar an ada hado idhaho wanoynjire waligeyna mamatagin xitaa

    • @sususiman5630
      @sususiman5630 4 года назад

      @@najmojamal2661 masha Allh tahay Marks illahy ba ku saqiray allaha ku barakeyo mcnt

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад +2

      @@najmojamal2661 xpptih Nimcaad ku jirtay Anu 4bilod matag waday markii danbe marba magalo ige odhan jiray bishii 5aad cadi noqday

    • @najmojamal2661
      @najmojamal2661 4 года назад

      @@sususiman5630 haa wlhi amin mcney

  • @geelemahamudgeele3252
    @geelemahamudgeele3252 4 года назад +11

    Shacni inta shactiradeeda jecel like Saara 👍🙏

  • @aishaali2498
    @aishaali2498 Год назад

    alxamdu shukri miney toos ii nicin ay ka keeneen wlhi waa iga qosliyay wiilkaan,

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 4 года назад +14

    *Somali maxamed nio miskinkeygan yare reer Borama subscrabe ku sharafa dhawan waxa so diyarinyaa vlogs borama iyo somali oo dhan*

    • @amaalmahamuud29
      @amaalmahamuud29 4 года назад

      mel lga heli kro

    • @imkhatray8099
      @imkhatray8099 4 года назад

      Maba isobaxeyso meel an subscribe kugu saaro like, dislike iyo reply an arkaaa

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 3 года назад

      Isar wall kusary

  • @mohameteidleyousof8068
    @mohameteidleyousof8068 4 года назад +8

    Ilaa how hooyoyinken no ilaali sidaan okale ba ku dhacda

  • @yacqubmusegiir8258
    @yacqubmusegiir8258 4 года назад +11

    Shacni horay maa walac u soo noqotay 😁😂😂😂😂😂 saad u kentay baan ka yabay

  • @ridwanmaxamed2212
    @ridwanmaxamed2212 4 года назад +12

    Walaca sidan miyaa allow anu ninkayga inacsiin

  • @zalmaanhussein7752
    @zalmaanhussein7752 4 года назад +8

    Hadad filmka ka heshaay like igu dhac sii

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 года назад +5

    Ak ku xisey wlhi 👍👍

  • @fadumamaxamed3990
    @fadumamaxamed3990 4 года назад +4

    Anaa u horeeyA manta

  • @iskufilan1509
    @iskufilan1509 4 года назад +3

    Qofkii 7aad ahay mnta inta iga dambeysa liketa ha iga baqiilina

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 4 года назад +2

    Dumarkii hore wey walicijireen xishodka ayaakuweyna lamanadaremijirin dumarkana kabo ismadheero lkn kuwa maanta joogo wey kabadbadiyaan

  • @hilalmakeuphenna8167
    @hilalmakeuphenna8167 4 года назад +4

    Dumarka dhan rag kama walacan ee see camal 😂🤣😂😂😂😂

  • @maryamamariiza2715
    @maryamamariiza2715 4 года назад +1

    Kkkkk wlhi qusul iguma haarin yaah hormar wangsn wlhega qaliga ah shumeey ppe shacnii ppe i love you noh

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 года назад +2

    Jamaal wa nin jiiro wlhi

  • @ilhaanabukar2978
    @ilhaanabukar2978 4 года назад +2

    maad guriga iiga baxdid balayo haku qaaadeeeee ar shacniyaa keep going abyo mcn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤👌👌👌

  • @fatimacatuuti4422
    @fatimacatuuti4422 4 года назад +5

    Aniga first bby walacisa hada ahay ninkayga isagabasiijecladeyba markasta iska kay agjoogleedhahaa😂

  • @mohayare3366
    @mohayare3366 4 года назад +6

    Walaca laga wada

  • @omarabdishakur2761
    @omarabdishakur2761 4 года назад +2

    Massa alla qabyo👏

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 года назад +2

    Kkkkkk jamal jeecelow taariq aya laku dhigay hhhh♥️♥️🔥

  • @zucdi9942
    @zucdi9942 4 года назад +5

    Part 3 shumeey 🙏

  • @maariyoomarabdullahimaariy4474
    @maariyoomarabdullahimaariy4474 4 года назад +1

    Qabyo films apyo qrux rabbi kuu dhameeyay apyo mcnt keep going jamaal ku zalaamy apwe qli dar alle idin jeclhy wllhi ak waan ku zalaamy apwe qli

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 2 года назад

    xaalada ubadan ee ay nimanka somalidu xasaskoda furan wa xaalada walaca ilhy dumarka cafimad ha siiyo dhibay naga so mareen hoyooyinkeen

  • @deeqocali1424
    @deeqocali1424 4 года назад

    Hhhhhhhhh shacni wllhi gacanaa kutagey wllhi markan kudaawado qosol imadhiman hori usoco wllo qali

  • @samiir254
    @samiir254 4 года назад +2

    Shekadhan anigana oo kumagac dheer benale ayey igu dacday guriga markan imadho nagti wey inacday markan tagano wicitaaan nafta iga qaaaday hhh run umaleeya marka waligey magursanin

  • @ibrahimahmednuur4706
    @ibrahimahmednuur4706 4 года назад +6

    Shacni bby iyo S humeey bby Waa idin salaamay 👍

  • @iftinofficial6025
    @iftinofficial6025 4 года назад

    Qabyo ha la isooboqdo

  • @ayaanadan8826
    @ayaanadan8826 4 года назад +3

    Qbyo flim wn tagera

  • @ramasxasan707
    @ramasxasan707 4 года назад

    Walahi waasax waa wax jiro ragina unaxa xaskina marwal bo waa hoyo

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 года назад +1

    Waalac yac dhibadana soory shacni bbe

  • @ragnimitychannelfarah6913
    @ragnimitychannelfarah6913 4 года назад +2

    Marki hore mxa lokariway

  • @abdallajr8198
    @abdallajr8198 4 года назад +2

    Shacni iyo jacelow si dhab ah miyee isku jacel yihiin meshaan waxbaaa ka socdo aniga cml hadii aad tahay shib iska dheh waye

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 4 года назад +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk1 Sheeko walan ilahay naag walacday nama naacsiyo

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 года назад +3

    Shacni bbe quruxleey 💋💋💋❤️❤️👈

  • @nasrahani174
    @nasrahani174 4 года назад

    Illah haa ka walacn faxrigaa
    Waa dhamaya
    Bismallah 😂😂😂

  • @ummumaaida6414
    @ummumaaida6414 4 года назад

    Shacni halkedy dhigtay🙏🙏🙏🙏

  • @Aarka80
    @Aarka80 3 года назад

    From ak

  • @umu_maankamoha1926
    @umu_maankamoha1926 4 года назад +1

    Wlh anaa saas eh hada dadka dhanaa iisoo urooyo

  • @nimcoshariif6609
    @nimcoshariif6609 4 года назад +1

    Kkkkkk ar jacelow ku dhahen

  • @abdallajr8198
    @abdallajr8198 4 года назад +1

    Walac 😁😁😁😁

  • @naimanadarofficial1904
    @naimanadarofficial1904 4 года назад +1

    Ana ismoday

  • @faadumoxuseen1967
    @faadumoxuseen1967 4 года назад +1

    Shacni bbe

  • @alleqabe1045
    @alleqabe1045 4 года назад

    Sida xasuusta leh ayee u ciyaraya LA ila ciyaar lkn waraa kadambay markay uur yelatay

  • @hhhhhm8130
    @hhhhhm8130 4 года назад

    Maash Allah

  • @maxamedsoomaali905
    @maxamedsoomaali905 4 года назад +1

    Asc galab wacan o wanaagsan

  • @malyunabdullah83
    @malyunabdullah83 4 года назад

    Hhhhh walac miyey dhaheen walac Aya wax iska arkay..anigaa ba walac ah hada kininigii lalaba Ayan isticmalaa caadi Ayan ahay Alhamdullh ninkeyga manicin wuu inosoxamalayaa taan oo kale Ilahey imatuso

    • @mohamedyousuf5935
      @mohamedyousuf5935 4 года назад

      Malyun Abdullah amayo qabar Ayan ahay aniga xitaa kula mid ayaan ahay base hada alxm wan fcnhy kanini ayaaan isticmalaaaa ilahey ha ino barakeyo

  • @yasmiinkhaliif2954
    @yasmiinkhaliif2954 4 года назад

    Wallac ma arkin alxmdullhi

  • @hamzaabdiazez3070
    @hamzaabdiazez3070 4 года назад +1

    Ma xaad idhajiheysiin 😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😘😘😘😘

  • @alleqabe1045
    @alleqabe1045 4 года назад

    Aartaanaa tanoow kale arkay

  • @sawaahasan2294
    @sawaahasan2294 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkk arnagaa kulahaa

  • @queenzaynuu101
    @queenzaynuu101 4 года назад +1

    ar jamal jcylow dharkisa bananka lo dhigay😂

    • @Cafu_shire
      @Cafu_shire 4 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaaniitachannal4854
    @ayaaniitachannal4854 4 года назад

    Buuulo maxaaaay 😁😁😁😁

  • @ashwaaqmohamed6486
    @ashwaaqmohamed6486 4 года назад

    Kan in oo furo maahinee maba ii dhaa dhamaayo kullhaa ninka cunta la cunaayo miyaa anakaa yaabnee walacow xal qaado wey jirtaa lkn dumar sidaas ah

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 4 года назад

      Maxuu dhadhamiwaye ninku waxa uurka keyna waa waxay dhadhamisay

  • @xaawoquen907
    @xaawoquen907 4 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад

    Wallac Dhip badana 🤣🤣🤣

  • @khayrfafiye2290
    @khayrfafiye2290 4 года назад +1

    Way u egtahay naag walacsan naasahaaba dhacay ngta

  • @mmimohamad9673
    @mmimohamad9673 4 года назад

    JAMAL JECELOW. GABADA
    IFUR MARKEY KUDAHEYSO
    MXA ALBAB MIYEY NOQOTEY.
    IFUR KULAHAA
    AAAAAAAAAAAAA
    AAAAAAAAAAAAA
    AAAAAAAAAAAAA
    AAAAAAAAAAAAA
    GADAAL HAJI, HABIBI,.
    HHHHHHH
    HHHHHHH
    HHHHHHH
    HHHHHHH

  • @mashallahbaaz6001
    @mashallahbaaz6001 4 года назад +1

    🤣🤣🤣