Film si qurux badan loo jilay oo si ficn loo edit gareeyey Dad reer magaal ahna waa loo dhiibay filmka Weliba Hodon iyo boqore iyo mahad waa dad ksoo bxi karaya jilitanka filmka I like it🤟
Sida loo jilay waan ka Helay Dad si ixtiraam leH u dhaqmaya🤗oo Qurux Badan iyo waalid fiican iyo camera wanaagsan Qiso soo jiidasho leH 🤗film kan mid la mida weli ma daawan oo somali ah 👊waan idin taageersanay noo soo badiya insHa allh👊
Waar filmkan waxaanu ku daawanay kaama maarmo oo dhamaystiran marka part twoga aad sheegaysid xagee ka keenaysaa dadka ma waxad umalysay inay caqli lahyn beentu waa xaaran wxd ogaata ind youtubkga somali global Aad wx u dhimysid mrklana waa nga xaran inaan wx ka dawano youtubkaga
Sadam yare mahadsadnid koley caqligaaga ayaad hadashay hadii aanad ka helin channelkan fadlan unsubscribe saar dadka kale u daa choice kooda mahadsanid
Film si qurux badan loo jilay oo si ficn loo edit gareeyey
Dad reer magaal ahna waa loo dhiibay filmka
Weliba Hodon iyo boqore iyo mahad
waa dad ksoo bxi karaya jilitanka filmka
I like it🤟
Waad mahadsantahay kheer ayaan kuu rajeynayaa guuleyso raxiima xaaji
na si wada filamada insha Allah ayamo dhow ka kidib waa laydin baranaya waa na film aad lo habeyey mnsha Allah #somali global go forward
Allah janadaH ha kugu casuumo wlloh subscribe igu casuumo massage ii reeb Tnkz
Wan ku saaray wll daacad chanel
Waaaaw wan kahelay shekadan caadi mahan qalbigaygana way taabaty runtii sifcana waa loo Agasimay waxaan sugnaba waa dhamadka shekadan
Masha Allah qali 😁😁😁😁😘😘😘😘😘😭😭
Sida loo jilay waan ka Helay Dad si ixtiraam leH u dhaqmaya🤗oo Qurux Badan iyo waalid fiican iyo camera wanaagsan Qiso soo jiidasho leH 🤗film kan mid la mida weli ma daawan oo somali ah 👊waan idin taageersanay noo soo badiya insHa allh👊
Hodon aabeheed aadban uga helaa qaab jiliinkiisa
gabadha hooyada ku matalaysa mnsha Allah codkeda walhy adbu u mcn yahay
Naa inankaa dheeri qurux badanaa
Gulled wll horumar badan
Umalkairtaydi msha allah sister🥰😘
👍👍👍👍👍👍👍
Qaybtii 2 aad noosoodaayaa plz
Heesta bilowgeed magaceed?
Waxa la yidha heesta ( Help me ) waxana waada qada ~ Yaxye Cabdiqaadir iyo Saamiya Ibrahim
*Hore u soco sis umalkhyr*
Reer Hargeysa Films 🎥 kii way Fahmeen
Qeybtiisa labaad filim kaan noosodaaya
I miss hergaysaaa
💛💛💛💛💝💝💝💝💝♥️♥️♥️♥️
🌲🌵🐀🍂
🔥🔥🔥
FILKEE DEE MAAD USHEEGTAAN MAR HORE KALEEXDA INANTA. UDAAYA WAY JECESHAHAY UDAAYA
Abahaan mar kasto jacelada maxuu ukala dilaa waa yabee
Riwaydan waa tihore kle maxa jira
Tanintaheedabanaan kabaykeentee seecamal
Marhore ladubay filmkan waliba inankle metelaysay waana isla qisadi maxa jira
haldoor dumar isku mid ma ahan kii hore wiilka ayuu dhalay hadana gabadha ayuu dhalay
Good
Films the best good
Waaa film fcn soo badiya
Caadi maahan ilin aya iga is imid
Waar filmkan waxaanu ku daawanay kaama maarmo oo dhamaystiran marka part twoga aad sheegaysid xagee ka keenaysaa dadka ma waxad umalysay inay caqli lahyn beentu waa xaaran wxd ogaata ind youtubkga somali global Aad wx u dhimysid mrklana waa nga xaran inaan wx ka dawano youtubkaga
Sadam yare mahadsadnid koley caqligaaga ayaad hadashay hadii aanad ka helin channelkan fadlan unsubscribe saar dadka kale u daa choice kooda mahadsanid
Hore usocda jilayal fiican
Beenta JoooojiYa io
#Hargaysa#
Qalad aya ku jira qeybta danbe markii losoceliyey gabadha wx la rabey ino ilmeyo habdha siiyo ninka uuna umahad celiyo taa yaa ka dhineyd
Meeday qayptii labaad
Heesta bilouga magaciid
Maryan
Umlkhyer hppi ma jilabad noqotay
Ayaanay xbbbti wan isku dayay jilaaana ma garanayeeee
@@dahabo4771 hppi wlhi wad dhaftyba kuwi hore u dhigi jiryba
@@dahabo4771 Ww
@@dahabo4771 m.a aya tahy wlo
So annoyed by watching this
What about her rights to chose who she wants to spent her life with?
Hate this so called backward dhaqan
Wallahi