Dadwaynaha Burco oo ka aragti dhiibtay Hees laga Qaaday Madaxtooyada Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 448

  • @Mumtaazcabdiqadir
    @Mumtaazcabdiqadir 3 месяца назад +35

    Mnsh allaah wardadku waa walaalo mahadsanidin reer burco from jigjiga

  • @sherbimuhamed982
    @sherbimuhamed982 3 месяца назад

    Viva reer Burco

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 3 месяца назад +1

    ❤❤❤ masha Allah Walaalaheen reer Burco
    Soomaali Dhab ah

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 месяца назад

    Burco waxaa degan dad caafimaad qaba oo dhiigoodu Soomaali yahay. Xaga Hargeysa ay waalidu iyo cudurka Itoobiya ku faafineyso ku badan yihiin.
    Cuduradaa waxaa kamida Soomaali naceybka,
    Aydhiska,
    Waalida,
    Iyo kuwa kale.

  • @AliIsmail-m9b
    @AliIsmail-m9b 3 месяца назад +2

    Masha Allah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 месяца назад +39

    Burcoow Mahadsanidiin From Bosaso

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 месяца назад +8

      Hanoo khabanina Heestaa
      Dhiigayagu waa soomali xabashi manihin soomali waa walalhyo waana jecelahy❤❤❤❤❤

  • @Mumtaazcabdiqadir
    @Mumtaazcabdiqadir 3 месяца назад +17

    Anigu jigjiga ayaan joogaa waxaana aaminsanahay jigjiga iyo hargaysa labadaba inaytahay dhulkaygii goondhar ma aha dhulkaygii

    • @Amali2345
      @Amali2345 3 месяца назад +1

      Jigjiga garte hargysa marti ok 😂

    • @mohamedbulale8700
      @mohamedbulale8700 3 месяца назад +4

      @@Amali2345 jigjiga iyo burcadaan ku dhashay labadaba adigaa leh marqaati baan kaaga ahay inaad leedahay gaarisa kismanyo muqdisho lafa ciise iyo burcaba waa dhulkaagii hooyo

    • @FarahAbdiali-t9y
      @FarahAbdiali-t9y 3 месяца назад +2

      Intii somali dagto adaa leh lakiin gondher malihin

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 месяца назад +1

      Hadaan helaayo sida shinbirta Intaan duulo ayaa soomali odhan Madaxa kasoo dhukan lahaa so ay raali unoqdaan walalhyo soomaliyeed
      Soomali waxaan kacodsanayaa on aanay nagusmii fogaan oo raaligilinta shacabka khaataan oo isceshadaan Soomali waa soomali ❤❤❤❤

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 3 месяца назад

      Waa runtaa meel kasta oo Somali dagto waa laagii waa aniga dhulkaygiii iyo qofkasta oo Somalia waa dhulkiisii,ee Alle nacasyada iyo cadawga ❌❌ haynaga qabto

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 месяца назад +39

    Rageediiii Somaliland kuwii xoreeyay 26 june wiilashoodii baa nool 💪💪💪💪💪💪💪.awalba Burco waa gobalkii asalka reer Sheikh saxaqa 👏👏👏,no oromo no Etiopia

  • @bby6
    @bby6 3 месяца назад +27

    Reer burco wa dad somalinimada ay ku dheer tahay wana isaaq pure ah wa reer burco

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 3 месяца назад

      Aad iyo aad viva burca from puntilan🎉

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 месяца назад +1

      ​@@fitimamohamadnor hanagu qaraaban 😂😂😂 beerka beele

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 2 месяца назад

      Isaaq pure Habar yoonis

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 2 месяца назад

      @@dilara-jj5yj yaahu habar badna de dad somalinada yaqana degan maxa lagaaga qarabta qof walba su u hadla lo qimeya iyo say somalinimadi ilahay sinji uga dhigay de rer buca wa gob gabdho badna wa ka qabna o goba🤣

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 3 месяца назад +23

    Mashaa Allah ilahay ha idin barakeeyo reer burco

  • @mahamd7785
    @mahamd7785 3 месяца назад +4

    Amxaaro waxba isuma nihin Somaliduna waa dadkayagii somaliland ha jirto oo ha joogto

  • @somfarming9449
    @somfarming9449 3 месяца назад +6

    Ninka heesta sameeyey waa reer Burco. Kuwan hadlayaana waa reer Burco. Nin khaldamay dad dhan looguma gafo.

  • @hayat-Ahmed2016
    @hayat-Ahmed2016 3 месяца назад +11

    BiLaash uma jecLaYn reer Burco❤❤
    GuuLaYsta 👍 from jijiga🔥

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 3 месяца назад +9

    dadku waa dad walaalo ah meelkasta oo ay joogaan soomaali waa soomaali❤❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 месяца назад +21

    Maya Anagu waxaanahy Soomali dhiigaygu waa soomali Ma nihin xabashi waan jecelnhy Walalhayo ❤❤❤❤❤❤

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 3 месяца назад +2

    Soomaali lama oran waxaa la yiri Xamar waa dawlDda iyo siyaasiyiinta. Ma soomaliya 100% muslin ah

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 месяца назад +12

    Anagoo reer Hargeysa ah ma ogolin wixii halkaa ka dhacay
    Bal may dadweynaha hortooda la yimadaan kana heesaan.
    Walaahi inaanan weli dhagaysan 😊😊😊

    • @nimconeyruuschannel9169
      @nimconeyruuschannel9169 3 месяца назад

      Rag rag dhalay wllo allh k7 barakeyo waa sidaa sheegty lama imaan Karan dadka hortooda

    • @Oumalkermohamed-xe8pd
      @Oumalkermohamed-xe8pd 3 месяца назад

      Aad baan u kaxumay hees ta 😮😮😮😮 from Djibouti .
      Somaliland ❤❤❤❤somalia ❤❤❤❤❤

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад +13

    Reer burco waad mahadsantihii waan idinka fileyaney walaaltanimadiina.

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 3 месяца назад +12

    Rerer Burco wa gasiyal gambasho iyo cabsi mayaqanan❤❤❤❤ from muqdisho waniwata

  • @daacadhaashi8792
    @daacadhaashi8792 3 месяца назад +11

    RERBURCO WA GOBTI SOMALIYED
    ❤❤❤

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 3 месяца назад +1

    Reer burco dad qalbi fican weya Insha Allah WA midobi Donna

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 3 месяца назад +10

    Maasha allaah reer burco runtii waxaad tihiin dad wax garad ah oo og magaca soomaali in soomaali oo dhan magacooda uu yahay balse ay ku kala.duwan yihiin ineey soomaali koonfureed iyo soomaali waqooyi ay kala yihiin uun laakiin aay diin af iyo isirba aay wadaagaan amxaarna uusan xigto iyo magaca siomaalinimo midna uusan la wadaagin waxaadna istaahishaan reer burcoow in uu hogaanka soomaaliland uu mar waliba noqdo nin ka soo jeeda gobolka ragga ee togdheer / Mahadsanidiin Wallaalayaal soomaalina idinkaa iminka ka shaafiyey heeskaa amxaarka buuryada ku taal ee gaalka ah uu muuse biixi iyo inta uu marin habaabiyey ku sheegayeen inuu amxaarku ka xigo soomaalidii kale / wscww

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +4

    Soomaalay qabyaalada jooji oo Allah ka baqa🇸🇴❤

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 2 месяца назад +1

    Hugaanka somalia maanta ka dib waa reer burco kusoo dhowaada villa somalia!

  • @aminaahmes3228
    @aminaahmes3228 3 месяца назад +7

    Reer burco nasab kaamila wlhi gob batihiin wllal from puntland

  • @abdulhakemyusuf1674
    @abdulhakemyusuf1674 3 месяца назад +1

    Somali koonfur anigoo ah waxaan soo Dhaweeynaa next Somali president from burco walaahi waa dad gob, wadankaan ayaa idiin baahan.

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim 3 месяца назад +1

    Rer Burco wad mahansantin runti wa iga farxiseen wa sida idhinka filaye somalidu wa nin iyo sedigii iyo wiil iyo Abtigii siyasi aya in kala quqube wa walashin from Garissa

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 3 месяца назад +1

    ❤Somali baa ii Ehel ah
    ❤Somali baa ii Xigto ah
    Gobolka Raggu waa nugu baannan yahay

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 3 месяца назад +1

    Ithiopianka oo gaal kuguma graacayo dayaarado xuquuqal aadamiga ayuu dhawraya.

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 3 месяца назад +1

    Wariye huwan ah oo fiyuus soomali xamar ka sameesanayo dabaal. Maxay dayaaradaha kugu garaacaysay haday muslin yihiin

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 3 месяца назад +1

    Mashlh reer burco waa gob ah oo aan doonayn in amxaar uraya uu ehelkii ka xigsado. Heestana oromada hargeisa qabsatay baa wadatee. Dadka reer ee somaliland laga dhaadhicin maayo

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 месяца назад +1

    Kaad isku wax tihiin waa kuwii daroor ku geeyey hadana aan nolol kuu ogoleyn, garoowe was kuwii laascaanood kugula dagaala maayey, Somali hadey kula dagaalameysaa laascaanood soo hubeeyeen

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад +6

    BURCO WAA XARIIROO XAAKINKAA HAGAAJOO WAA XARUNTA DIINTOO XABASHAAY UF BAY TIDHI

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад +1

    BURCO WALAALAHII JIRA. MUUSAA IDIN OOWDAYE ISKA SAARA.FROM XAMAR CADDEEY.

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 3 месяца назад +1

    Masha Allah rer Burco gob gob dhashay in aad yihiin waan ogaa o waliba gesinimo iyo walaal jeceel. u dheer was madsan yihiin anaguna sidaas iyo si ka sii wanaagsan ayn idiin jeceel nahay shacabka soomaland inta badan waa dad wanaagsan inta kalana waa inyar oo dana gaara firsaneyso walaal aha wey isku dhici karaan o wey is colaadi karan laakiin maha in isirkagii iyo nasab nima dadii aad u tirtirto tasi man gabnimo sonoqo walaal keynow wali waan ku jeceel nahay magfa waa ilahey qalad wuu ka dhici karaa welcome to Somalia adigu xitaa madaxa noo noqo

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 месяца назад +1

    Asc gobtii somalida waa reer burco Alle haynsharfo wallalayal.runtad u sheegten kuwii xabashi doonka ahaa gulleysta

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 3 месяца назад +1

    Guul iyo gobanimo reer Burco

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 3 месяца назад +1

    Nin cabsan warkisa yaan lasii wadwadin

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 3 месяца назад +1

    Burco waa dad qaali ah from garowe

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 3 месяца назад +2

    Waa dad wanagsan Isaaku

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 3 месяца назад +6

    Burco iyo mudug xininbyaha somalida🇸🇴✅

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 месяца назад +1

    Mashaa allaah reer burco❤❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 месяца назад +1

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah intii caqliga usaaxiibka ahayd waaye .

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 месяца назад

    Sadex.iyosodonsano.ayay.been.iyo.maneeno.boobhatiyed.kuhaysan.shacab.dulman..aymanta. adisii.iyo.dulkiisi.iibiyay.kuleh.axmasr.ba.ixiga.waafashil

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 месяца назад

    Dadladulmaysaxsodosan.lagashaqaystay.ayaa.sidhaxalkiisi.loo.iibiyo.heesoloogu.qaadayaa.marna.oromolagusheegayaa.jalayskaqabto.dadlaa.kufashilka.ah

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 3 месяца назад +3

    Burco oromo maaha❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 3 месяца назад +3

    Reer burco dad xayiya weyan

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 3 месяца назад +1

    kadaabiin bad tihiin saab tv
    xaafadii mucaaradkaad noosoo
    waraysanaysaa anaga xabashidaa
    na xigta iyagaana na dhalay cadowgayagu
    na waa muqdisho iyo garoowe faqashyay

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 месяца назад +11

    Mshaa alh reer burco waa dad nadiifa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 месяца назад

    Dad.doonana.inadanogaara.lacag.aykaqaataan.bada.oossn.waxfa a.uhayn.shacabka.jiritaankisa.ayss.eata.was.inlayskaqabtaa.dadkaa.

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 месяца назад +2

    Subxaanallaga gaala iga xiga walalkey muslinka soomalida waqoiyi iska qabtaan ninkaan ka baxsy xerada muslinka .muuse iyo kooxdiisa. Iska dhiciya.

    • @الصومالاند
      @الصومالاند 3 месяца назад

      Xasan shiikh qabta idinkuna inta wanaagsana way ka caysaa cadii la dhoho alshabaabta san ula dagaalamo ayan kula dagalamayaa
      Bal see layeelayaa imika

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 3 месяца назад +8

    Asc waw waad ku banaan tihin burcadan aqaanay Mahadsanidin reer burcow weligiin xor ahaada oo u fekera sidaad caanka ku ahayden

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 3 месяца назад +1

    Reer Togdheer waa asalka SOOMAALI geeesiyaal geesiyaal dhaleen !

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад

    Reer shiikh Isaaq la hubo waa reer BURCO.SHEEKADA MUUSE WAA MUDO KORERSI EE SOMALILANOW FEJIGNAADA. 3

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 3 месяца назад

    Guul Dadka waa Somali , Somalinimaduna waa isir, isirkuna ma badalmo GUUL REER BURCO

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 месяца назад

    Reer Burco I love them Gobolkii raga
    ‎ينهى الله تعالى عباده المؤمنين عن اتخاذ الكافرين أولياء من دون المؤمنين، يعني: مصاحبتهم ومصادقتهم، ومناصحتهم، وإسرار المودة إليهم، وإفشاء أحوال المؤمنين الباطنة إليهم،
    Allah kor ahaaye wuxuu addoomadiisa mu’miniinta ah ka reebayaa inay gaalada saaxiibo ka dhigtaan Mu’miniinta ka sokow, macnaha: la-socoshada, la saaxiibka, waaninta, u qarinta sirta Muslimiinta,,jacayl iyo u muujinta maxabada,, u jaajuusid xaaladaha gudaha ee Muslimiinta. Gabay ayaa ahaa
    Goormuu amxaar dadkeenii noqdoo
    nala walaaleeyay
    ama daawa aan ka dhiganoo
    talada loo dhiibtay
    Amxaarkii dalkeenii dhacoo
    shalay ku doodaayey
    ((from BORAMA))AWDAL
    goormaa amxaar dadkeenii noqdoo
    nala walaaleeyay
    ama daawa aan ka dhiganoo
    talada loo dhiibtay
    Amxaarkii dalkeenii dhacoo
    shalay ku doodaayey
    Amxaarkaa dabaabadaa watoo qolana deyneynin

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 3 месяца назад

    Magaalada ragga guulaysta la idiin qabanmaayo waxa maangaabtu ku hadaaqeen
    BAL CAR HALLA SOO HELO QOF ITOOBIYAAN AH OO DHAHAYA SOMALI AYAAN JECLAYAHAY AYAGA OOD OGTAHAY SAY ISU LAAYEEN

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад +5

    DIINTAADA,DHAQANKAAGU IYO JINSIGAAGU, waa lama taabtaan lamana bedali karo.

  • @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
    @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 месяца назад

    Axmaarbaakadhaw adeer makarafoonka waxad udhiibta cadawgiigudaha kkkkkkk

  • @MiskiinAlle7
    @MiskiinAlle7 3 месяца назад

    Waa hees muujinaysa gaalnimada Kooxda Muuse Biixi oo jecel inay gaalnimo ku beeraan shacabka Waqooyi galbeed. Halaga dhigtoonaado.

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 3 месяца назад

    GOBANIMO, REER TOGDHEER, WALEE WAA DAD WAXA LA ISKUHAYO, IYO WAXA LA. ISKU YAHAYBA FAHANSAN.

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 3 месяца назад

    Waar huwanbaad waraysanaysaaye maaha kuwani reer burco boqolgoorbaanu kuraacsanahay abwaanka

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 3 месяца назад +2

    Alla yaa,Rxamuraxaaximin Sheikh isxaaq Awooweral

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 месяца назад

    Haku jeceladan kuwa ku nool koofur haday ku jecelyihiin maxay kuu xaasidan

  • @RahmaYousuf-lg6qz
    @RahmaYousuf-lg6qz 3 месяца назад

    Wear ninkani wuxuu soo wado cali may dicing.
    Wear nibkan dalka hala qabto

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 месяца назад

    Waa tanaa nasabadii TOLKEY ee lala gadhanaya waxa xuduudku yahay. aynu eegno KILIN SHANAAD sida ay noloshoodu tahay, waana taa Ethiopia

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 месяца назад

    Somaliga aad sheegaynayso waa kuwa maxaabiistaadii afka basbad ugu gurayey

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 3 месяца назад

    Ascw
    Reer tog dheer wa nasab nasab dhalay
    Somali Somali ba leh

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 месяца назад

    Marku diyaarada kugu bam-gareyna iyo madaafiicda kugu garaacaayay kuwii meel ku fadhiisiyey Amxaarey ahaayeen...

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 месяца назад

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 3 месяца назад

    Burco magaaladeydii dad goba oo Somalinimadu ku weyn tahay. Ethiopia Allah sharkooda ha naga hayo

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 3 месяца назад

    Soomaalid ilahay ha isku sikhro oo quluubtood ha is jeclaysiiyi soomaali waa soomaali
    7

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 месяца назад

    😆🤣Reer Hargeisa waa ku saxan yihiin haday yiraahdeen Amxaarkaa naga xiga Mogadisho iyo Garowe waayo ! waa dad Khamri iyo Jaad ku nool . labadan (2) maaandooriye midna kama helaan Garowe iyo Mogadisho .
    Xabashiyow ku Harqi Daraagiska si ay kuusii jeclaadaan .😆

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 месяца назад

    Iidoor muusa juudan wuxuu geeyey halkii ugu ximayd soomaali nimadii wuu ka saaray wuxuu uu geeyey oromo qudhuntay nacaydka uu qabo

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 месяца назад

    Reer burco waa isaaqii dhaladka ahaa muuse iyo guruubkiisa waa oromo

  • @MdMohammad-x3n
    @MdMohammad-x3n 3 месяца назад

    War heestu meel ay magaca soomaali ku Soo qaaddey ma jirto. Heestu. Waxay tiri xamar. Iyo garoowe ayyey magaca dhawdey

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 3 месяца назад +1

    Reer Burco waa gob asal ah. ❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад

    WALAALAYAALOW REER BURCOYAAN LEEYDIN ASAL DOORIN. WALAALAYAAL BEERKA IDIN OGSOONI.

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 3 месяца назад

    Dadka reer somaliland waa reer burco iyo wax magarato

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад

    Muuse Galbaye Doorashada yuu idinka jeedin.

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 3 месяца назад

    Awelba waa ogaa reer Burco inaysan Amxaar iga xigsaneyn reer Burco salaan sare 10 qof oo heesay ma matali karaan Somaliland iyo Isaaq

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 3 месяца назад

    Musow dhulkaad ku dhalatey adiga faysal cali warabe ee somali galbed ka sheeke.xarashin iyo kama abukur. Nolol ma talo .leydh. dhakhtar.biyo wado.ma leh. hawad oo dhan.

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 3 месяца назад

    Waxaa cad indadka soomaliyeed mid yihiin balse siyaasi kala figeeyey

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад

    iskah xoreyah Qutigah idin xukumah sidah museh oromoh

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 3 месяца назад

    Waar waxan Hargaysa joogaa dad maaha way na ceebeeyeen Acudubillah orom iyo amxaar bay ku waasheen

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 3 месяца назад +2

    Aqoonsi un ha heshaan bay ka tahay, marka aqoonsiga aa meel xun ka raadinaysaan idinkama jira.

    • @GOOLEMEDIA
      @GOOLEMEDIA 3 месяца назад +1

      afkaaga uraya xidh nacdal yahay, Huwan kalkaalki hadi kale halkaad taagan tahay baan kugu dhirbaaxi

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 месяца назад

    Abwaanka sameeyey waajiri caqligaaba daciifa dadka somaaliyeedna weyka takoornaan doonaan macalkuwa kuluuqeeyey ee afsomaligii kufsadey hadaaney umada somaaliyeed karaali galin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +3

    Guuuuuul somaliland jun 26 1960 ❤❤❤❤❤❤

  • @bby6
    @bby6 3 месяца назад

    Wallahi ku amxarada isku dhaji naya halabaaro DNA ay goodo they are not reer sh isxaaq

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv 3 месяца назад

    ❤aboolajeys deg dega habixiyeen 😂ama hala soo xidho ninkii sameeyey denbi weyn buu galay

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 месяца назад

    Huwan kalkaal maalinkasta markay Arkaan wax soomaaliya ka cadhaysiiya Ayay qaylinayaan

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 месяца назад

    Amxaarada badhbaa islaama somaaliya waa munaafiqiin orda utaga

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад

    Muuse wuu isriday ee amxaar baasoomali iigawacan waa aragtida muuse ee ridaay.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад

    Kursiba u waalateen oo latdin horqaaday duliyow

  • @Hassanabdi-sm9ch
    @Hassanabdi-sm9ch 3 месяца назад

    Aniga fikirkeyga somaliland shacabkeedu ma wada xuma waa dad fiican laakiin meel walba way joogaan in si xun u fikirta

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin 3 месяца назад

    Maliintii ay tiyaradaha kugu rushay naysay maxaay kaga naxi wayday somalida aad sheegaysa majirto

  • @garaadabdi5768
    @garaadabdi5768 3 месяца назад

    Arinta dhalinyarada lagu qalday waa itoobiyaa na caawisay
    1 itoobiyadii berigaa Mengiste Kuwa Hada joogaa ayaa xukumi a ka ridey
    2. Jabhadihii somalida oo dhan ayaa itoobiya caawisay oo la joogey
    Wax gaar ah oo Somaliland ay tartay majirto TPELF.
    Hadana waxba nama tari karto Amhara
    Markaa Sabab aan qabiil itoobiyaan ah oo Amhara aan waxba haysan u jeclaano Somali and u backing majirto.

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 3 месяца назад

    Waar may gain ee waa ku sax. Amxasro Muslim ah ayaa jira. Oromo Muslim ah ayaa jiraa. Kuwan waxay ka Somaliland la deggan oo ay jarka yihiin waxay ka jecelyihiin. Waa maxay xawaaniintani. Waar Somalia Waxba iima ogola. Nolol iima ogola. Doorasho, doorasho, doorasho ayuunbaad haysaan. Waxba ku ayaan hadlin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад

    Walaahi somaliga huwanta ito ka koon fir haduu idinsoo dhexgalo inuu idin qalan war wa dadqalatooyin

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 3 месяца назад

    War bal intaan la gaarin amxaar baan jeclahay iyo soomaaliy baan necbahay horta waa maxay Somaliland???? Iyo. SOOMAALIYA??? Taariikhda ma jirtey dal la yiraahdo Somaliland??? Halla iska daayo khuraafaadka. Soomaalidu waa hal dad dalkooduna waa dalka soomaaliya. Macnaha dhan waa intaas Somaliland waa dhulkii soomaalida