Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Guud ahaanba xooga dalka somaaliyeed eebe wayne ha guuleeyo aamiin 🤲🤲🤲
aamiin yaarabi somalia meel walba oo ay joogto guul🇸🇴☺️
Amiin Abwaan. Halganka socda si ay dhiirigelin ugu noqotana alaabtaan oo kale soo badiya. Insha Allah
Aamin ❤
Ma .
Saweya
Wlhi dhaantadan San uraadinayey wacan helay❤❤❤❤❤
Og dhigga from Darwiish ❤👏
maanta waa maalintiine hanbalyo
Maasha Allah Noolaada
Guul insha allah ciidankeena allaha guuleeyo wadanka aan ka nadiifino bahaladan dhiiggeena cabaya si aan isku filnaasho ugaarnoGabalkooda dhacay
Insh Allah guul baan uu rajinayaa bahda somaliyeed
CXD iyo kuwa Jubaland guul… guul Somalia🇸🇴 from galmudug
Jubaland Guul iyo gobanimo from JIGIIGA ❤
Hambalyo ciiidanka xooga dalka iyo kuwa jubbland ❤❤❤❤
Waaaaw Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo 🎉❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤ aadya aaad. Dhiiri galiye aan taageero mudne muxiydin shaahid. Nolow sxb
Og my dhiigayga From MJ❤
Guul jubaland ish calaa dhasnto muxyadiin shaahid
Somaliyo 🇸🇴 dhexdeda nabad alha dhigo 😢😢🤲🤲 salan iga garsiyo dhulkeyga 👋🤝🇸🇴👊
Ahmed eesh calaa thanks pro
Guul Somalia 🇸🇴
Ugu danbayn wan soo helay
Allow meelkastay joogaanbaSomaali guulkayeel
gidigood ba daarod geesnimo u qirey❤💎🖊
Wow boqortoyo
Guul dadkeygi jublaland
Hit dhanto🎉💪
Ciidanka xooga dalka soomaliyed melkasta ay joogan soo afjara qawaarijta Guuuuul xooga dalka
Hoy Hoy dhiiga ganacsatada gabalkeedaa dhacay!Gala gala oo gubaGobkastiyox intaad godka ugu gashaan guba guba caddawga oo noqna geeshka soo afjara🖤🙏
Ciidanka soomliyed❤❤❤❤❤
Abwaan qaran muxiyadiin shahiid waan kusitaaa
guul ayaan u rejaynayaa ciidanka xooga dalka soomaaliyeed geesiyaasha naftood hurayaasha ah khawaarij jabkooda ayaa muuqda inshallah 2024 ka hor soomaaliya waa laga ciribtiraa
Keep going ❤❤❤❤
Gala oo guba dhantadan waxy ku wac nayd cadawgii gojacade aan ka saarnay jubalnd gulaysta🙏🙏🙏
Guul inshaallah ❤ ❤❤
Wn ka hayna ustaad muxiyaden guuleyso adun iyo akhiraba
WaaaaN tagera muxyadi
H❤❤❤
Muxiya diin abwaan qaran
Shaahid legend 🎉❤
Jubalaanad guul Iyo gobanimo
I love these dhantos from somaliland 🤍❤💚
❤️❤️❤️
Hada Ethiopia wa nagu so biirten😂
Haaahey. Sxp 😂😂😂@@tormundgaint1022
💚🤍❤🎉🎉
No somaliland hargaysa you mean brother, somaliland don’t exist
Abwaan eesh calaa waan ku salaamay
Gul guul guul
Keep going ❤❤❤❤😢
Inaba cadi ma ahan mirahan iyo laxankaba
Dhaantadii ciidamada puntland idinka sugayna
GOR GOR SPICIAL FORCE❤
Galeyrow guul sidoow geedkii nabada beer
🔥 🥷 🔫🧨💣 helmet 🩸dhiig ganacsatada gambalkeeda dacaay 🔥☪️🇸🇴☪️
Noqda Gaysh soo afjara
❤❤❤❤
We need to use our brain and tactics not weapon against eachother
Ogaadeen
Hampalyo isoo dhaha qofkii uhoreeyay ee furay ayaan ahaye😅
Hamblayo hamblayo 😂
@@Haliimo860 mahad sanid😂
Guuuuul iyo gobonimo aya inoo balan ah allow ciidankanaga u gargaaaar
Allow dhaanto matahay
Heer sare
Geeda naar allahaa dhaafiyo jubaland 13 sano ayu hal magalo fadhiyaa bal kwrn
Guul iyo gobanimo guulasta
Gala oo gupa 💥
Guul
Guda
Boqorka codka muxyadiin shaahid
Jubaland malaha daarood
@@hajirdalaal3028 Hadaa ma Eedadaa baa leh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saas ciidanka halo dhiira geliyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciidankenow geeda Nabada Noo Beera
Meshaaas muxu yiri 0:27Heesta waxaaba u heestay cidanka xooga dalka sorry
Boqorka boqoradha❤❤❤
👍
😅😅😅😅😅
Ciidanka soomliyed
😂😅😂😮🎉
Waynu eegi waxaad ka heshaan cid waxba haka siinina
Ma khawariij ba thy silka hoyada wase
Khawaarij waa lagu wazi 😎
❤❤❤❤❤❤❤❤
Guud ahaanba xooga dalka somaaliyeed eebe wayne ha guuleeyo aamiin 🤲🤲🤲
aamiin yaarabi somalia meel walba oo ay joogto guul🇸🇴☺️
Amiin Abwaan. Halganka socda si ay dhiirigelin ugu noqotana alaabtaan oo kale soo badiya. Insha Allah
Aamin ❤
Ma .
Saweya
Wlhi dhaantadan San uraadinayey wacan helay❤❤❤❤❤
Og dhigga from Darwiish ❤👏
maanta waa maalintiine hanbalyo
Maasha Allah Noolaada
Guul insha allah ciidankeena allaha guuleeyo wadanka aan ka nadiifino bahaladan dhiiggeena cabaya si aan isku filnaasho ugaarno
Gabalkooda dhacay
Insh Allah guul baan uu rajinayaa bahda somaliyeed
CXD iyo kuwa Jubaland guul…
guul Somalia🇸🇴 from galmudug
Jubaland Guul iyo gobanimo from JIGIIGA ❤
Hambalyo ciiidanka xooga dalka iyo kuwa jubbland ❤❤❤❤
Waaaaw Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo 🎉❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤ aadya aaad. Dhiiri galiye aan taageero mudne muxiydin shaahid. Nolow sxb
Og my dhiigayga From MJ❤
Guul jubaland ish calaa dhasnto muxyadiin shaahid
Somaliyo 🇸🇴 dhexdeda nabad alha dhigo 😢😢🤲🤲 salan iga garsiyo dhulkeyga 👋🤝🇸🇴👊
Ahmed eesh calaa thanks pro
Guul Somalia 🇸🇴
Ugu danbayn wan soo helay
Allow meelkastay joogaanba
Somaali guulkayeel
gidigood ba daarod geesnimo u qirey❤💎🖊
Wow boqortoyo
Guul dadkeygi jublaland
Hit dhanto🎉💪
Ciidanka xooga dalka soomaliyed melkasta ay joogan soo afjara qawaarijta
Guuuuul xooga dalka
Hoy Hoy dhiiga ganacsatada gabalkeedaa dhacay!
Gala gala oo guba
Gobkastiyox intaad godka ugu gashaan guba guba caddawga oo noqna geeshka soo afjara🖤🙏
Ciidanka soomliyed❤❤❤❤❤
Abwaan qaran muxiyadiin shahiid waan kusitaaa
guul ayaan u rejaynayaa ciidanka xooga dalka soomaaliyeed geesiyaasha naftood hurayaasha ah
khawaarij jabkooda ayaa muuqda inshallah 2024 ka hor soomaaliya waa laga ciribtiraa
Keep going ❤❤❤❤
Gala oo guba dhantadan waxy ku wac nayd cadawgii gojacade aan ka saarnay jubalnd gulaysta🙏🙏🙏
Guul inshaallah ❤ ❤❤
Wn ka hayna ustaad muxiyaden guuleyso adun iyo akhiraba
WaaaaN tagera muxyadi
H❤❤❤
Muxiya diin abwaan qaran
Shaahid legend 🎉❤
Jubalaanad guul Iyo gobanimo
I love these dhantos from somaliland 🤍❤💚
❤️❤️❤️
Hada Ethiopia wa nagu so biirten😂
Haaahey. Sxp 😂😂😂@@tormundgaint1022
💚🤍❤🎉🎉
No somaliland hargaysa you mean brother, somaliland don’t exist
Abwaan eesh calaa waan ku salaamay
Gul guul guul
Keep going ❤❤❤❤😢
Inaba cadi ma ahan mirahan iyo laxankaba
Dhaantadii ciidamada puntland idinka sugayna
GOR GOR SPICIAL FORCE❤
Galeyrow guul sidoow geedkii nabada beer
🔥
🥷 🔫🧨💣 helmet
🩸dhiig ganacsatada gambalkeeda dacaay 🔥
☪️🇸🇴☪️
Noqda Gaysh soo afjara
❤❤❤❤
We need to use our brain and tactics not weapon against eachother
Ogaadeen
Hampalyo isoo dhaha qofkii uhoreeyay ee furay ayaan ahaye😅
Hamblayo hamblayo 😂
@@Haliimo860 mahad sanid😂
Guuuuul iyo gobonimo aya inoo balan ah allow ciidankanaga u gargaaaar
Allow dhaanto matahay
Heer sare
Geeda naar allahaa dhaafiyo jubaland 13 sano ayu hal magalo fadhiyaa bal kwrn
Guul iyo gobanimo guulasta
Gala oo gupa 💥
Guul
Guda
Boqorka codka muxyadiin shaahid
Jubaland malaha daarood
@@hajirdalaal3028 Hadaa ma Eedadaa baa leh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saas ciidanka halo dhiira geliyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciidankenow geeda Nabada Noo Beera
Meshaaas muxu yiri 0:27
Heesta waxaaba u heestay cidanka xooga dalka sorry