Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
WALLAAHI AMNIGI AAD AYUU U XUMAADEY INTII TUUGTA OODA LAGA SOO QAADEY, TUUGTA SAFKA HORE EE DAGAALADA HALA GEEYO...
Ciidanka police ka soomaliland waa inu wax ka qabta hawshan sidaa ugu dhaqsiyaha badan 😢
Reer Hargysa marka horaba tuugga way isku daawadaan halka Burco Mar gacanta la wada saaro.
Dembiga qayb ayey ku leedahay. Marka aad muujiso Mobile -ka ee aad duubitaan samayso, adigaa ayaa u yeedhanaya Tuugta.
Maalinkasta waanu lakulanaa dhacdootinkaas iyo kuwa ka foolxunba.
War dadka wax cadiga ah oo ay wax ka fa'idi Karan u soo bandhiga
Benaalayaw hargeysa waa nabad warximo tashilyaw mesha luuqluqagi weye
Hala laayo tuugta. KURTAAN kawada karaynaa walaahi sida UGU dhakshaha badan ama QABIIL kutaageer walagu daraya.
Aduunyada dumar mobile gacanta ku wadhfinayaa majirto way ku xaragoodaan naagaheenu lagamana wacyigalin
WA nin gajonya Kasi iska daya
bisinka midida inu ku dilayaba lamoday way hal so qabto tuga nijaska Ah
Sidee meesha ka muuqata wax nin ah ayaan udhaweyn
Haduu udhowyahay xataa manaftiisuu halis ugalin lahaa gabadh uunan aqoon
Marka hore boobilka waa in shandad lagu ilaaliyo waayo wey qarin kartaa
WAA TUUGTII CIRRO SAAMAXAY 😅
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂wadani stop drama
Dalku wuxuu noqday amni la’aan
Ma noqon amni la,aan tuug Sidan kadaran ilaa Paris ayay nala joogan .oo mobilka kor Uma qaadi kartid.waxas wa iska caadi .iyadana cashar bay unoqonaysa.cidlo ay kaligeed marayso mobile iskaga duub