Heestan waxan dhagaysanaya anigoo single ah oo laba nin oo aanu saaxib nahay wada joogna 8:45 Aroornimo magalada Kampala Allah waxan ka baryayaa in caafimad cimri dherer iyo cibaado suuban🙏🏼
Xasuus heestan waxa maqlay markii igu horaysay 2012 kii ano ciyaala mobile ka abahay ka dawan jiray. hada waa 2023 /28/9 time 11: 50 AM malin khamis ah hada iga danbayso like saar❤
Wagaa style Abdi qaliq aya aad lo jecla wiil walbana wxu iska dhigi jiray aso kale waxa xasuusta in heeskan marku so qaday an so gatay shaar madow iyo okiyaal sido kale an so tabalsaday koofi balse waxa way koofi sida u eg kdb ba hbnkaa shukaansi ku aaday
Kaaa laaaban maaye Sida laan kumaran ubax Inagoo lamaana laga ma isku qabana Codka macaanka badan waxa ka saran acctionka aan xadka lahyn ee ay ka bixinayso heesta aamina dhool qof nool walee Waliba marka ay leeday caashaqa wada lulaynee
Yaa weli dawanaya bisha 12 dhamaadka sanadka 2020 sacada 10:56 am maalin jimca ah wxn isku diyaarinayey inaan qado kariyo qofka iga danbeya heestan like yuuzan ila dhaafin cimri dheer ayaan idin rajyn somali maxamed dhamnten
Hhhhh from tictoc
Bilowga 2021😂😂
2023 kkkk
Manoshahy wll
Hesta waxa ku xasusta wlalahy baa dhagesan jirey ano yar
Hdda wan kala fogaaney walalahay wan idin xiisey dhamntin
😢
Laftadu waynatay markaaan 😂
@@abdullahiqaate183 haddi lafteydu waynaato waa waxan u nolahay 😂😂😂😂😂
Xasuus hestan 2013dii mobelka wllshey ayn ka dhageysan
jiray walipa anigo yar hadan waa 2022 waqtigu waa cajiip wlahi😰
hda hestan miraha mcn iga danbeyso like isaar🥰
Hodan oo joogta caasimadii umada soomaaliyeed muqdisho city 🇸🇴❤Heestan aad baan u jeclahay heer waxaan maraya markaan hoosha gabanaa aan iska qaado laxan heesa qaaliya mudaan laba liseynoo caanshaqa wada luleynee saas waaye
Taariikhdu waa 2023/11/5maalin axad eh galab wngzn 3:00 galabnimo❤salaama somaliyey 🇸🇴
Lanbarkaga iireeb
@@hamseabdi7308 bisinka maxaa dhacay wllo
Anba wlshy qaliyey waxan ku dhagaysanaya jamuriyada barakaysene somaliland heestan 2012 ila hada kamaba xiiso dhace
@@jabiibocali7336 mcnei❤️🫀
Heestan waxan dhagaysanaya anigoo single ah oo laba nin oo aanu saaxib nahay wada joogna 8:45 Aroornimo magalada Kampala Allah waxan ka baryayaa in caafimad cimri dherer iyo cibaado suuban🙏🏼
Sidoo Kale aniguna Kisenya Hada Ka dhagaysan
Heestan aad baan u jeclaa barigaan dhagaysanjiray 2012kii hadase heesihii waan iska daayay dhagaysigooda iyagana alle ha soo hanuuniyo.
kkkkk soo adiga wali daawanaya
@@aadanecabdi4486 bal maaaraktay hhhhhhhh
qudhaydu ma dhagaysto hesaha haday saas tahay
Old is gold 🧡
Who is listening 2024?😂❤
Who is watching this in 2020
kamaiyah Ahmed
I am
Ayadoo ramadan bari yahay ilaah nabad nagu gaarsiye🙏
Xasuus heestan waxa maqlay markii igu horaysay 2012 kii ano ciyaala mobile ka abahay ka dawan jiray. hada waa 2023 /28/9 time 11: 50 AM malin khamis ah hada iga danbayso like saar❤
Dhanaadka 2022 Ayaan dawanayaa old is gold ❤
Who is watching this year in 2023😎😎😎😎
Wa music aan duqoobin
Me
Aniga
Who's listening this song 2024😊❤
Two lagend hees aan jeclhy waxan dawanaya 27/11/2023
Wagaan secondary ga dhiganjiry bn dhegaysan jiray Aamina dhool masha Allah hada macalin bn ahy.
Macalin hees dhegeysanaa moxow ardayda u dhigaa tolow arimaha jecelkaa🤣🤣🤣🤣🤣 kaftan
@@halimaabdullahi5547 Macalinku soo naf malaha😂
Anoo gabar ah ayaa dhagesanjiray xasuus hada alx mama ahay
m.a.gabadhaada igu dar
Who is watching this 1/15/2020
Time is 12:52 am
2012 xsus wayn. Mobile x2 ba wagas ka watay wle adun marba wa si hesa Amina dhol wa iska jclhy
😢😢😢😢 waqti ayay ahayd !!
Wooooòooow i like it
Who is waching 2023 😇💥✋
Aamiin ilahaw cafii qoftaan waan jeclahay
Safiyo Hure AAMIIN AAMIIN wllo
2012 😢😢😢😢
Xasuus wlhi 2013 ❤️😘 now 2019 6 december
from 2012 kii an bilabay dha gaysigeda ilaa hada oo ah 2022
Hestn wxey sobaxdy anoo dunida ii qarar tahy but today alxmdullh
¹¹q
Inago lamaane laga ma isku qabana
16/3/2023 jcylku ha waaro
2020 hda daawnesid liketa igu qabo
Amina dhool arooska gabadheeda ay kaqaaday heestan wa xasuusta
Laxan heeso qaaliya mudo wada liseenee waah wash
Who is the watching this song 8/11/2020 time is 11:21
lafta kii kabayow hee kudara bal fahmi wayay aniguye😁😂😂😂😂🙏👍👍👍🇿🇦🇿🇦🇿🇦
Lis xigaalo iga hoo yaa salaam
Who's here in 2023
Xasuus 2016 dhagesan jirey
Still watching 2023 ✌🏻
Kkkk heestu waab funny laga maysku qabnaa iga qoslisye
Heestan ano single ah ayan dhageysan jiray
Anyone 2023
Loof ❤❤❤❤❤❤❤❤
Old is gold ❤ 27-09-2023
Ogaadeen vs majeerteen Boqortooyo daarood 💪💪💪💪
Anas cabdi Risaaq Qatar qabiil aa wareeriya xayawankan
Redouane Aboukar hhhhh sxp qabiileeste ma ahi aflagaadadaada jooji in laisku garto ayaa loo sameeyay
Alaa yaa faan been ah is faniyaay 🙄🙄🙄 war daadk waxey dheerhiin majirto waa xaar iyo dhiig labo lugood losameyay 😏
@@queendhusseinsheikh579 way dheeryihiin yaa kuyidhi waa Boqortooyo ayaan ku idhi waana run
@@aadanecabdi4486❤❤❤❤❤❤❤❤OG and MJ❤
Memory 2012 waxan aha 13 jir mantana 24 Heestan 12 sano kahor Alxm
2021 from Xardheere📸
My fv 🎵 🎶 🎵
Xasuus qaliya hesahan kaga ciyari jirey badhiyada 2012 ila 15
Cabdi cismaan afrax
Lkn ninkaan Ayaan taan lawaayey intoo galay dhishisan jeclahay
2023 😂😂😂
Friday 01/02/2019 17:28😍
Who is watching this 2030
heestan 2013 kii baan jeclaaa oo dhagaysan jiray anoo jacayl la ildaran da dayduna yartahay kkkk
Caawo ay tariikhdu tahay 2023/4/7 ayaan ku marqamayaa heestan
Aamiin yaRabiw
Wakhti Tagay
Two legend's ❤️
YAA salaam xusuus aan duugoobayn.
Heestan waxan dhegaysan jiray 2012 waqti tegay xusuustii
Wagaa style Abdi qaliq aya aad lo jecla wiil walbana wxu iska dhigi jiray aso kale waxa xasuusta in heeskan marku so qaday an so gatay shaar madow iyo okiyaal sido kale an so tabalsaday koofi balse waxa way koofi sida u eg kdb ba hbnkaa shukaansi ku aaday
Wilow uceli dadka kofidooda 😂😂😂
@@sudialibarre5680 hhhh ila hada iskabulo ahay maxa celiyaa
Viva fanaaninnta darood
Waqti wa cajiib 14/6/23 waqtiga Tagayow salaman😊
Very good 🎉
Cabdi khaaliq iyo aamina ilaahay haidin soo hadeeyo
Adiga xataa sidokale waayo waakaheshaa
@@maryamomaanka9157 adiga xataa sidookale waayo igu dambaabtay kama helo anigu
Hhhhhhhhhh waxaaan ku qoslay dad dhahaaayo allow soo hadeeey ayaka bal xaaa keeeney
kaalaban maaye mcny sida lan kumaran ubax
Wooo, super chanson
20/2/2020 VS 1/3/2013
xᴀsᴜᴜs ʀᴜɴᴛɪɪ 2012ᴋɪɪ ᴀʟʟᴀ ᴍᴀxᴀɴ ᴜxɪsᴀʏ ᴡᴀǫᴛɪɢᴀs😭😭😭
Ilahow amino dhool cafi danbigeda dhaaf
dhaaf
q1🍖♥
Kaaa laaaban maaye
Sida laan kumaran ubax
Inagoo lamaana laga ma isku qabana
Codka macaanka badan waxa ka saran acctionka aan xadka lahyn ee ay ka bixinayso heesta aamina dhool qof nool walee
Waliba marka ay leeday caashaqa wada lulaynee
16/08/2019
Friday time 21:39 Taariikh cusub Aamino dhool iyo abdikhaalaq👏✔
2023
Who’s listening to this in 2023? Me mfs😂
Hees xasuusleh runtii
Ragguba way ka jiliin fiican tahay. Naag naag dhaaftay.
Who is watching 2030
💖🔥💖🔥💖🔥💖💯😍
2023✋🪡
Wtf abdi qaliiq qurux badana wali sidi bu u nuura
❤❤❤❤❤❤❤🎉😂😢😢😮❤❤❤
🤲🤲🤲💞💞💞💞💞👍👌
Lalaban maaye inagoo lamaana lagga ma isku qabana
Maymun Moha
Maymun Mohal
H
Kkkllllllķkllĺl
Who's here in 2023
Aamiin yaarabiyow
Who's here in 2023