Garaaridi Haweenkay Geenyadan jeclayeey Adiga Galbeed iyo Gal Xareed jiiftiyo Gol Janiyo Hargaysiyo Guryasamo Ku Noloo Geel Dhalay Ku Maalee Allayarxam Axmed Mooge .
Heesta wiil xidhiidh naga dhaxeeyo baa mar kasta ii qaada😢 Waa sababtaan u jeclaaday una soo raadiyay judhii uu ii qaadayba waan ka helay,taasoo keli ah maahe qaraamkaba ninkaasaa i baray oo i jeclaysiiyay❤ AHUN Ahmed mooge
Qof aan wadankiisa aan joogin uun baa fahmaya xanuunka ay leeyihiin wadamada shisheeye marka aan shaqooyinka ku jiro baan heesta isku dhiiri geliya Ahmed mooge ilahay ha ku naxriisto adeero murti waad nooga tagtay
Anigoo da'ahaan yar macnaha food xiirta ah, baan habeen qof ku booqday dhakhtar ku yaala xafada goljano, goortaan qofkii si wacan u soo kala dhamaay ayaan is idhi hadaba baskii xafada tagay raac, waa amar alle waxan istaagay wadadii basku soo maray waxan ugu imi inan aad iyo aad u qurux badan .. maan arag wali tanoo kale ...
Garaaridi Haweenkay Geenyadan jeclayeey Adiga Galbeed iyo Gal Xareed jiiftiyo Gol Janiyo Hargaysiyo Guryasamo Ku Noloo Geel Dhalay Ku Maalee Allayarxam Axmed Mooge .
Aamiin
Heestan waxan kuxasuustaa 2008 wakhtigaas oo iigu horaysay hargaysa qixii dawladii dhexe ee somaliya kabacdi sidaan uga qaxnay anigoo 3sano jira waxaan soo caashaqay gabadh cawo maxamed ladhaho dagan xafada qudhacdheer ilaa hada oo taariikhdu caawa tahay18/9/2024 habeen khamis ay sogalaysana ay tahay anoo katagay jigjiga oo arday ah ban uqaaday waan jeclaa waxase iga hiiliyay nasibka oo intan jamacada jigjiga university ardayn ku ahaa ay xaas noqotay imika 5caruura bay haysataa ana masha allah 3dec caruura baa iijoogta waxanse jacaylkii ubadalanay wlalnimo kawacan qofkaad jeceshahay ood wayday walalnimo kuhel waa farxad kuwaar walahiyaa cawo adiga iyo qoyskaaguba guulaystaa
Wiil wanaagsan ayaa tahaye labadinaba reeraha Allah haa idin barakeyo
Heestan Cawa aya layqaday ana wan so radiyay Waa Hees cajiiba runti ❤😍
Meel uu gacal ka dheeryoo
La idhaahdo candaa
Intaan gaadhay waa hore
Ka gayoonba waayay cabdoow♥️
Heestan wiil Qadar joogaa Habeen ii qaaday anagoo khadka kawada hadlayna kadibna Waan jeclaaday heesta waanan soo raadiyay ugu dambayn Waan helay Hees macaan weeye Runtii😍
Alle Ha unaxariisto Ahmed Mooge 🤲
Aamin
Yaarkas ina garanaya aya laga yaba sawabto daadka qadar wada joga wey is aqanan badanka
@@cadderashiid zhpo QlliH xoG ku zaaBzan Qadar Ayyan raBay waliBa Qof ku nool Ee xagan kala zoo xiriiraa Bro🙏🙏
@@cadderashiid zhpo QlliH xoG ku zaaBzan Qadar Ayyan raBay waliBa Qof ku nool Ee xagan kala zoo xiriiraa Bro🙏🙏
Ereyada Heesta Wa Leh Aabahay Ahmed Muhumed Haid
Markaa yuu jeclaa
@@abdiasishaybe3237 de hooyadi ayu jecla mxa ka khaldan
Waaruntii ahmed muhumed xayd ayaa leh oo berigaa isagoo gadar isagoo jooga jeclaaday gabadh ree shekh madara
Ma sucaadba ku dhashy wll
@@nuuramihiimqaali946 goljano wll
Heesta wiil xidhiidh naga dhaxeeyo baa mar kasta ii qaada😢
Waa sababtaan u jeclaaday una soo raadiyay judhii uu ii qaadayba waan ka helay,taasoo keli ah maahe qaraamkaba ninkaasaa i baray oo i jeclaysiiyay❤
AHUN Ahmed mooge
عميد الفن احمد موجي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه ونورعليك مبدع
Aamiin
Aamine
لماذا أعطيته عميد الفن الصومالي
erayaadi abwaan axmed muxumed xayd .axmed gadri laxanki iyo luuqdi axmed mooge liban
😮wakhtigu waa Habeen sabti soo galayso oo jimce sii galbanayo
Saacadu waa 12:00 Habeenimo sanada !18 /10/2024
Heesta waxana halkan ikeentay gabadh uu adeer uyahay Abwaan (axmed maxamed Xayd Gadarawi)
Wakhtigu haydiin wacnaado dhalinyaro
4/9/23 Jigjiga goor habeen dambe ah, Axmed Mooge Liibaan AUN.
Aamin
Allah unaxaristo moxamed mooge
Aamin
@@caweyskadalmar3:51
Alle haku naxariisto Axmed Mooge Liibaan axyaa qaraami Alle qabriga haku nuuro adeer
Aamin
Abwaan. Axmed muxumed xayd. Xaqlihii heesta
Heestan waxaan dhagaysanayaa 29/12/2023 , 6:41 . Anoo jooga isla qatar-ta heestu ka hadlayso hagar daamadeeda, Shaqo la'aana aan ku ahay 😪, qoftii jeclaadayna hargaisay joogtaa sidaan u ahaana iima aha 😓. ALLAHOW SANADKA CUSUB NOLOL CUSUB IYO NAWAAWIRAAN KU WAYDIISTAY
Aamin
sxb alle haku sahlo amurahaga wan daremikara wayo wan somaray qatar iyo wayaheda manaha nid an ilawi karo comment gagu xasusubu dib iigu celiyay 😢
Ilaaaahow wax walpa ku fududee qalpiga gabadhaa kuso jeedi shaqo khyr qabtana kusiiii wan rajynayaa inad heshay waayahana kuu hagaaaji 24.4.2024😊
Wayahu igeeyon ka gayoonba waye 😢
6/8/2007Anigu waxan jooogay miyiga Adhi ayaan raaci jiray heeskan rikoodh ayaan ku dhagaysan jiray wllky igawayn ayaan kaxadi jiray markuu meel dhigto waxaan xiftiyay heeso badan micno wayn wagii dabe 2012 ayaan aroosmiyi kaqaaday heeskan ma ilaawo caleemo saarkii🎤
Qof aan wadankiisa aan joogin uun baa fahmaya xanuunka ay leeyihiin wadamada shisheeye marka aan shaqooyinka ku jiro baan heesta isku dhiiri geliya Ahmed mooge ilahay ha ku naxriisto adeero murti waad nooga tagtay
Aamin
Waxaan xasuustaa schoolka markaan form 3ga ahaa ayaan maalin waxa noo lahaa xiisadda soomaaliga waxaanu dhiganaynay qaybta heesaha kadibna macallinkii ayaa ku luuqeeyay hees xassan aadan leeyahay oo la yidhaahdo ( Baladweyn) . Kadibna wuxu dhahay yaa ku luuqaynaya hees kadib intaan soo kacay ayaan heestan ku luuqeeyay bilow illaa dhammaad . Xasuus ❤
Anigoo da'ahaan yar macnaha food xiirta ah, baan habeen qof ku booqday dhakhtar ku yaala xafada goljano, goortaan qofkii si wacan u soo kala dhamaay ayaan is idhi hadaba baskii xafada tagay raac, waa amar alle waxan istaagay wadadii basku soo maray waxan ugu imi inan aad iyo aad u qurux badan .. maan arag wali tanoo kale ...
24/10/2020 maalin sabti ayaan ku arkay sttska Facebook ee gbdh aanu sxbo nahay clip ay saarneyd heestan oo ahaa gabar aad u yar oo dubeysa ama sameyneysa canjeelo, waa ay isoo jiidatay gbdha yar oo masuuliyada quraacda reerka iska saarty io heeska jawiga kale.usii yeelaya macnaha👌👌 ugu danbeyn 22:28pm ayaan kasoo raadiyey y tube nasiib wngn durba waa helay mhdsndn🙏❣❤
Hestan oo qoraal ah ayaan rabaa
In aan xiftiyo ayaan jeclahy
Waa fasaiix heestu
ma iyadaa qoralba u bahan wllo
Comentga Akhriso Waan Sooqorey
meelu gacal ka dheeryoo layidhaahdo Germany 🇩🇪 inaatan gaadhay waa horee waayuhu igeeyoo ka Gayoonba waa malin xusuusu igu leh wayo waa layqalay ehel ima jooog😢 26.03.2024 isoo duceya
Listening July 2022. Legend of Listends mooge may god mercy to you.
Aamin
Waa hees aad u macan moha mige liiiban waxayna leedhay xasuus dheeri ah
Salmankeeyga mrkastah heestan ii qadah 🥰❤️🧒
Allow U Naxariiso Ahmed Mooge Liibaan Allahuma Amiin 🤲🤲🤲😭😭
Aamin
Late Ahmed moogi song lyrics 98% the best singer ever ♥ song lyrics
*Erayadii : Axmed muxumud xayd*
Waa qoloma ninkaasi waa nin qiimo badan e. Just for information not qabyaalad.
Alle ha u naxriisto ya rabi
Aamiin
Caawa ooy bishu tahay 24/4/2024 ayaan dhegaysanayaa wadnaha ixanuunaya gacala igama ag dhawa heestan baa igaso hor baxday si kedisa😢😢
Lixdan sano ka hor ayuu maxamed mooge ka heesay gadar tan anaguna hada ayuu waayuhu nagu helay ilaahaw noogu tayasiir
Waa Lga dhamnya bro haw bixin 😁
Sxb qatar ninku nol ama kuso nolanjiray unba garan kara sxbow alle ha ino wada gargaro Amin amin amin
Meeluu gacal ka dheeryoo
La yiraahdo bdbaan
Intaan gaadhay waa hore
Ka gayoonba waayee
Heestaan waxaan maqlaay 1986 anigo arabsiyo Ku xagaabaxay
Ma reer Jabuuti baad tahay?
@@caweyskadalmar kolay haduuba xagaa bax ka hadlay waa réer jabuuuti 😂
Waa runtaa
Ereyada = ahmed mahamed hayd ( qadari)
Alaahaunaxaristo..axmad..mogee..libbaan
Kuwa guuxa dhaafee gaaladu samaysan soo garabsoleyehe
Allah yarxamak cod macana
Aamin
"Meelu Gacal Ka Dheeryoo
Layidhaahdo Adis Ababa
Intaan Gaadhay Waa horee
Waayuhu igeeyoo
Ka Gayoonba Waayee"
Xasuus igu dheer taasaa isoo marty asxby mar aan jcylkaygi ka foogaday 2021 9.12
Aun axmed mooge liiban
Aamin
codkii libaaxa ahaa Axmed mooge cadi mahan
Heeskan waxa si wanagsan udareemya qof qurbaha jooga
Lkn aniga waxay ii qusaysaa qofkaygii ayaa meel dheer iga Jira
Asxby anay isoo marty 2021 9 8 xasuus ano ka fogaaday naftaydi
25/07/2024.
Meel uu gacal ka dheeryohoo
La yidhaahdo Gadar baan
Intaan gaadhay waa hore
Waayuhu i geeyeen
Ka gayoonba waayee.
Allah yarxam, pure Gold.
Aamin
Waxan dhageysanaya subax aythy axad ah23/6/2024 o joga growe xalkyguna yahay mid aad u degan alxm lkn miraha jests iso jiitay
Mahadsanid @Caweyska Dalmer heestan in badan baan raadinayey
Walaal adiga muddan
AUN Ahmed mooge
@@OmarAli-oi6zz aamin
Waad mahadsantay CD sxb
Adiga muddan wll
Meel uu gacal ka dheeryoo
La yidhaah Khartoum baa
Intaan gaadhay waa hore!
QATAR DHEH NIYI
Wlhy qatar meel maha away I haystaa
Hargaysa ayaan caawa ku dhegaysanayaa! 30.June.2023😍
Habeen kale ayaan Hargaysa ku dhagaysanayaa. 1.Aug.2024
heestan qebta danbe oo qoral ah ayaan rabaa ireeb sxp
Intee wad helaysaye
iyadoo Dhamaysa Waan Sooqorey Comentga Ka baadh
Wey gubay jacaylkuye 🤍
Goljano iyo hargeysiyo guryo samo ku noolow aan geeelalay ku maalne
12 December
Tue
2::15
Muqdisho
Heestan miyaanu maxamed mooge qaadin?
❤❤❤❤❤❤❤😊
Erayada heesta waxa La sheegaa inuu Lahaa nin la yidhaa Ahmed Muhumed Xayd AHUN
Wllo waa uu noolyhy axmed muxumed xayd axmed qadari waa adeerkay
Abwaanku waa noolyahay sidaan maqlay
24.4.2024❤😢
Heestaa waxaan😂 u qaadi jiray inan hodan la odhan jiray oo is jecelayn lkn waayuhu isku kaayo direeen 😢
Adigaba hamse lagu dhaha jacaylkaygana hamse ana hodan isagaba i qaadi jiray anigaba 😢
Ma waayaha idin kla geeyey xamze
😮😮
N
24/10/2020 maalin sabti ayaan ku arkay sttska Facebook ee gbdh aanu sxbo nahay clip ay saarneyd heestan oo ahaa gabar aad u yar oo dubeysa ama sameyneysa canjeelo, waa ay isoo jiidatay gbdha yar oo masuuliyada quraacda reerka iska saarty io heeska jawiga kale.usii yeelaya macnaha👌👌 ugu danbeyn 22:28pm ayaan kasoo raadiyey y tube nasiib wngn durba waa helay mhdsndn🙏❣❤
Walaal adiga muddan
anigabo tiktok kuarkay